Dhacdaba mid ayaa ka daran ! Kan & kooxdisa caawa haddii Alle kaa badbaadiyo rajaa leedahay |

  Рет қаралды 36,884

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер
@Khadarjeeri
@Khadarjeeri 12 күн бұрын
Waawarey kan muuqaalkiisa laga cabsanaabee wlhi kan cabsicabsi waaye igatag alle kaa magan galay allow kan iyo kuwa kale umadaada ka qawo ❤❤❤❤
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 12 күн бұрын
Alhmdulillaah waa Allaah mahadiis Allaah hanaga bad baadiyo kuwaan iyo wixii ka xun dhamaan teen. Iimaanka Allaah SWT ha u sugu, Shukran Jazaakallaahu kheyran
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 12 күн бұрын
Alarm inay ku xiran waaye dadka guryohooda. Markii alarmiga uu dhawaaqo, dadka xaafada ay isu soo baxaan isla markaasna ay ku goobtaan tuugada.
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 12 күн бұрын
Kaamirada maa loo sameeyo meel laga Xukumo oo gurmad soo gaarsiiya dadka isla markaas Xaafad xaafad. Dadka wey iska dhiibi lahaayeen bil walba wax macquul ah. Allaah ha u gargaaro 🇸🇴
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 12 күн бұрын
Waxaa loo bahaanyahay in ay dowlada soo saarto sharci dhigaayo in qof walbo naftiisa, gurigiisa iyo maalkiisa ba inu xaq u leeyahay inuu is difaaco xataa haddii ay noqoto in tuugada nuucaan oo kale la dili karo, haddii sidaas la sameeyo tuug danbe oo guri iyo goob ganacsi dhaco waa la weey lahay. Wabilaahi towfiiq.
@nimco9305
@nimco9305 13 күн бұрын
Subxanalah wa musibo umada allah ka qabto
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 12 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 12 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 12 күн бұрын
Somalia walagu dhintey wlhi meel lagu fakanayo malaha
@ummuisra6271
@ummuisra6271 12 күн бұрын
ILLAAHAYOW naga qabo yaarabi
@Xalimo421
@Xalimo421 13 күн бұрын
Yaabkan yaabay😱Bal xoogan ku jiro ee uu darbi habeen madoow ku koraayo,Naftiisa qatar galinayo iyo Nafkale,Xoolo uusan leheeyn xaaran ka qaadanayo Xoogaas muu ku shaqeeysto? Acudubilaah minasheydani Rajiim
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 12 күн бұрын
@@Xalimo421 abgaal waaye
@DabeelBursato
@DabeelBursato 12 күн бұрын
Cuqubo heysato
@rakia111
@rakia111 12 күн бұрын
Wajigiisa laga cabsanaya iga tag waaba ka baqe😮
@abuukaraxmedabuukar7108
@abuukaraxmedabuukar7108 12 күн бұрын
Waa ciidamii xasan xaraash
@sahrociise
@sahrociise 4 күн бұрын
Asc❤❤❤❤❤
@عبدالرحمن-المقدشي
@عبدالرحمن-المقدشي 12 күн бұрын
Kuwaan qabasho keliya ma lahan ee waa in la qabqabto lagu xukumo koodii xadid hub la'aan ah lagu qabto gacma goyn, kii hub adeegsado lug iyo gacan isdhaaf ah, kii hubka cid ku dilana la daldalo meydkiisana tiir asoo ku salbisan banaanka yaal ilaaya ka qurmo, war kuwaan arxan ma lahan ee yaan loo arxamin.
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 12 күн бұрын
Rerahan waba Rera haradsan maxalaga dhacayoo
@Sweet-yn7ft
@Sweet-yn7ft 12 күн бұрын
Wxa tugada waa jarerta hala safriyo naftee no kenen si walbo logaraaco ma qusayan waa shaqadoda
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 12 күн бұрын
Waa shabaab hala soo qabto
@bulshokaab6827
@bulshokaab6827 12 күн бұрын
Yaab waaye
@farxiyofarxiyo-x5z
@farxiyofarxiyo-x5z 12 күн бұрын
Alow na ka qabo cabsi cabsi wlhi 😮🏃‍♀️
@Islaam-24
@Islaam-24 12 күн бұрын
Kuwaan ookale aniga maxee iigu soo gali waayeen wadnahaa xabad jari lahaa ileen iyagabo axsaan kuuma sameenaayaan dhiigooda waa xalaal tuugada naftaada ee usocdaan waxaan ka weyn birqaad kuwaan iyagoo badan guryaha uboodaayo waa naf usocot dhac ka kaweyn ee dila hadaa jaanis ku heshaan
@cabdigeedi-c9h
@cabdigeedi-c9h 12 күн бұрын
Hadan qawano Kan wax kale kuma sameyneyno waa waseynah wana fasaxeynah walaga nasanah markas😂😂
@SamiyaCumar-u6v
@SamiyaCumar-u6v 12 күн бұрын
Waa xafadee
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 13 күн бұрын
Subxanllahi subxanllahi 😡😡😡
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 12 күн бұрын
Dowlada waa in ay sharci soo saarto oo dhigaayo in qof walbo inuu naftiisa iyo maalkiisa ba difaaci karo, tuugada noocan oo kale ah waxaa waajib ah qofkii ay soo weeraraan inuu dilo oo kaw kasiiyo daawo kale malahan tuugada noocan oo kale weey naguu soo bateen iyaamahan, waa in la dilaa iyagoo dhan tuug neh haddii la dilo wax diyo ah ama danbi ma lahan, fadlan dadka noocaan oo kale ah waa in la dilaa.
@HakimaAli-o9q
@HakimaAli-o9q 12 күн бұрын
Acuudu billah waa rafaadsan yahay dhulka iyo korkiisa waa isku mid ilahow shartiisa umada ka qabo
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 12 күн бұрын
🤣🤣🤣kani wa garac wu iga qosliya sidu wax uu sharaxo ilahay umada tuugada haka qabto
@SMATransport
@SMATransport 12 күн бұрын
Karan iyo kurbo kalama dhamadan
@barlinsugule7847
@barlinsugule7847 12 күн бұрын
Kan bahal ahan lee lodilaa
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 13 күн бұрын
horta dadkan maxa kaqaldan qofka so galah quriga dila bes tan labad camerada miyan dad fadhiyin maxa lo xiray hadiiba lafaideyn
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy 12 күн бұрын
Oo kaalay caamirad guri Ku xiran miyaa la dulfadhinayaa kaliya tix raac unbaanloogu talagalayee
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 13 күн бұрын
war waa abgaal abgaalaa sidan u eg oo magaaladii wareeriyey
@ismaaciilibraahim3980
@ismaaciilibraahim3980 12 күн бұрын
Walaal qabyaalad hanagu bilaabin
@Sweet-yn7ft
@Sweet-yn7ft 12 күн бұрын
Ma ninkan ba abgal u eg wllhi inan abgal eheen wee iska cadahay inuu jareeryahy ee umada beenta ka daay
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 12 күн бұрын
@@Sweet-yn7ft jareer iyo abgaal waa isdhalaan
@Sweet-yn7ft
@Sweet-yn7ft 12 күн бұрын
@osmaanmunasar somaliyo dhanba isla dhalatay e
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 13 күн бұрын
Waar waadankii waba baaba wa bila dowlad yaahuu
@Fatima-r9o2o
@Fatima-r9o2o 12 күн бұрын
Kamiro daashkaa malahee mala waafilan
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Duur-joogta (Argagaxisada) oo loo diiday wax naago ah in ay u gudbaan.
18:34
Somali National Television
Рет қаралды 66 М.
Ninkii jinka arkay waxii ugu yaabka badnaa
4:15
Baaz Tv
Рет қаралды 20 М.
Iskufillan iyo Ceegaag Iyo Fariinta Joojinta Koontarabaanka
5:53
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 387 М.