Qaabkii loo dhacay dukaankii Moobeelada ee Zoppe, Iyo Ninkii dhacay mid kamid ah oo la qabtay

  Рет қаралды 123,131

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 208
@abdiqafaarmaxamuud6315
@abdiqafaarmaxamuud6315 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp si fcn Ayaa noo fahamsiisay jazakallah khayr
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 жыл бұрын
Wa laga shakin kara lkn waxna ma qaadan lagumana hubo Waxaase qalad ah dukaan weyn in 1 wiil looga tagay
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 жыл бұрын
Tuugo ka jaahilsan waligey ma arag waa sida baadiya looga keenay, iney caasimada iney talaabsatay eye jaahiliin ka yihiin wllh 🤣🎥 somalia guul m.a🥰 waxaba iga gadan CCTV 📷 da cadeen kale looma baahna, waxa fcn la badiyo camerooyinka film cml uyuu igu socday wllh 🤣🤣🤣🙏
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mustafebakaal3249
@mustafebakaal3249 3 жыл бұрын
Kuwan si fcn baa loo garanayaa wajigooda iyo qaabkoodaba tuugo xariifiin ah maaha🤪 Lkn bal haday sifcn wajiga usoo qarsan lahaayen koodhadhka waaweyn ee boosaska filimadu xidhaana soo xidhan lahaayen😄😄 Miyaa lagaran lahaa🤪😄
@trki___pri1710
@trki___pri1710 3 жыл бұрын
Filmanta mrecnka madaa wado 😂🤣 aqli kafhmi lahaa
@mustafebakaal3249
@mustafebakaal3249 3 жыл бұрын
@@trki___pri1710 😄😄😄 intaad jeelka ugu tagto ragan filim bangi ladhacayo ushid sida loo dhacayo khibrad haka qaataane🤪😄😄
@trki___pri1710
@trki___pri1710 3 жыл бұрын
@@mustafebakaal3249 frst one kamirada 🤣 kuyaci laha kadib mobeelda 😂🤣 wxan Wax qorshesan uma eken 😂 dad iphone lagu gumistay lee saan yeeli karo😂🤣
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
3:54 Khayr Allah Hakusiyo Qof ku markuu humble/dacad ah yahay Ilahayna ka cabsanaya waa sidan 👏🏾 Allah haku sharfo Video ga wad so qurxisay xataa Allahumabarik
@saeedabdullahkassim9375
@saeedabdullahkassim9375 3 жыл бұрын
1 cunug yar suu u joogi karaa keligiisa dukaan wayn. Hadday u yartahay laba qof ayaa loo baahan yahay, iyo hub inuu yaalla dukaanka
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Asxpaata idaacda buuloxubey So kle iso booqda ka faaidi dontan inshalh
@Abdisatar
@Abdisatar 3 жыл бұрын
Xamar Waxa qaska kuwado oo Dhan Baadiyaha ayka imaadeen
@saadaqcabdidaahir9897
@saadaqcabdidaahir9897 3 жыл бұрын
maa sha allaah waxaa ahay qodkii ugu horeeyay ee daawada vediyoow gaan
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 3 жыл бұрын
Xassan cismaan xaaji waanku salaamay ustaad.
@Real_00533
@Real_00533 3 жыл бұрын
24 Mobile ee qaaten wxa layiri 20 mobile ba laga so qaaday 15 kmidana i phone bey eheyd nimankan nolol ya lagu deyn
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 3 жыл бұрын
Cagtii Joogsan weydaa Marbey Ceeb la kulantaa
@ahmedhassanfarah6726
@ahmedhassanfarah6726 3 жыл бұрын
7:16waa hubaal wee is ogyihiin 3da nin
@xasanaxmed5808
@xasanaxmed5808 3 жыл бұрын
Isku magc aa nhaybee ana ku dhlay
@abdiraxmanmacalimxasan5990
@abdiraxmanmacalimxasan5990 3 жыл бұрын
cctv camera waa waardiya fiican oo la helay allow kuwa dadka dhacaya naga qabo ninka hadda waa la qabtay biskoolada wiilka ku garaacaya اللهم لا تفضحنا علي ظاهر الأرض ولا تعذبها في با طنها
@abdirahmanjaziira6028
@abdirahmanjaziira6028 3 жыл бұрын
Wlhi in badan ayan kashakiyey ninka soogalaya tuugada marki ay baxan. Laba sabab dartod: 1. Marki unuga yar usheegey in ladhacay carwada alababkeeda kama bixin 2. Asiga iyo tuugada sida ay isugu beeqmeen albaabka carwada caqligu madiidaayo in ay is ogyihiin.
@axmedcusmaan5199
@axmedcusmaan5199 3 жыл бұрын
Ninka Sedexad wa Racda Reb Woqabankaray Tuga Meshane Dad Aya Buxa Hado Dhihilaha Alla Qabta Wa Tuge markas walaqaban karay Lakin Xarifkan mobelka Dansan ku Hadlaayo waxa logu talagalay hadi laso Raaco in irida oo ku Celiyo
@liibaansalaad6622
@liibaansalaad6622 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay videoga inaad dib u saxday maadama wilka oo madaxa loga garacay bistoolada
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
Haaa Alxm 3:53 wuu sheegay wllo dhagayso video ga
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
Maasha Allah waad saxday Hada Khayr Allah Haku siiyo. Muqaalku xataa waka Clear sanyahay sidii hore👌🏾 Well done 👏🏾
@ashoibrahim6652
@ashoibrahim6652 3 жыл бұрын
@7:47 wee is of yihiin sadaxda jini
@faysalmohamed3131
@faysalmohamed3131 3 жыл бұрын
Mxaa vedio gii hore maa wax ka qaldanaa xasanow kp going how ever
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
3:54 Khayr Allah Ha siiyo dadka u sheegay in wiilka dukanka haya Madax lagaga garaacay baskoolada marka wuu Saxay qabti. Qof humble/dacad ah ilahay ka cabsanaya weeye wuuna iska saxay
@faysalmohamed3131
@faysalmohamed3131 3 жыл бұрын
@@halalpolice23 m.a that is all illahy hanoo bdio inta daacadaayi
@wllkaqalbiga1783
@wllkaqalbiga1783 3 жыл бұрын
Sxp maanta waxaa ogaaday inaad comontiyada aqrisid m.a
@fjpozzlyrics1282
@fjpozzlyrics1282 3 жыл бұрын
hhhhhh Tuug xarfaan ah iga dhe oo way dhargeen be
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 3 жыл бұрын
Haba layaabee sidii south africa armaan shabaq ku xidhnaa irdaha waayaabe anaga oo wadankeenii joogna
@CaamirZaki-n5w
@CaamirZaki-n5w 23 күн бұрын
War somaliyeey wallhi xasidiin ayaa dihiin maxaa dhacay idacada buulo xuubey 1M maxa lokarsiin waayay like dhac dhac usiiya unasherkareeya
@qalinlemedia1526
@qalinlemedia1526 3 жыл бұрын
Wakaa hadad saxday zhp xasanow wiilka dukanka baskolada ayuu madxa kaga qaracay
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
3:53 wuu sheegay wllo dhagayso video ga
@Annaatti
@Annaatti 3 жыл бұрын
Wlhi aad ugu xumaaday. Majirto qalab Electronic ah oo gurigeena aala ilaa wxaa laga keenay Kaah Electronic.
@muslimman2542
@muslimman2542 3 жыл бұрын
Aniga school ka nuradin ayaan dhigtaa Waxa kuyaala wlhi in kabadan 50 xabi oo cc tv camera 🎥 ah wlhi been maaha waana hargaysa waad irki hadaad timaado🍏🥚🍎
@malikjaanuu6870
@malikjaanuu6870 3 жыл бұрын
Xita dacaski uwatey ayu wata mark I lasoo qabtey😂😂
@abdiazizmahamoud8237
@abdiazizmahamoud8237 3 жыл бұрын
waxan ka fahmay in sahan hore jiray oo ay hore ilaa dhowr jeer meherada so galeen alaabna ay ka ibsadeen ama ay qimaha ku heshiin wayeen waayo alaabtu halka ay taalay toos ayay u yimadeen in kaligii uu yahayna way ogaayeen oo meel dheer ayay kala socdeen labadaas qofna may ahayn ee qaar kale ayaa banaanka ku sugayay sida labada nin ee shaadhka cad iyo surwaalka madow leh ee isku marka soo maraya meherada horteda
@blackmasker6458
@blackmasker6458 3 жыл бұрын
Wax is og meesha malahan telefoon cusub adigoo ujeedo maqaadan lahayd mid duug ah jwbta waa maya 👌
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 3 жыл бұрын
Tuuga ma’aga burcad waaye- subxanllah
@abdukadir909
@abdukadir909 3 жыл бұрын
Maamulihii ugu waynaa waa ninkaan ee police 🚔 ha qabteen
@afatah8278
@afatah8278 3 жыл бұрын
Niinkan marka danbe yiimid waan ka shakisaanahay
@Xuralcayn
@Xuralcayn 3 жыл бұрын
Lug iyo gacan is dhafa hala goyo awey arsinal
@marshaal9099
@marshaal9099 3 жыл бұрын
Hooyadaada arsenal kawas ma muqdishee katalisaa arsenal
@Xuralcayn
@Xuralcayn 3 жыл бұрын
@@marshaal9099 maxaa hoyaday ku garsiyey tuugyahow tuugu dhalay xarankukor hadalkisa waledahay
@cabdikhalifjimcale6699
@cabdikhalifjimcale6699 3 жыл бұрын
@@marshaal9099 Ana waso al shabab
@marshaal9099
@marshaal9099 3 жыл бұрын
@@cabdikhalifjimcale6699 anaa waso alshabaab
@hassanibrahim1778
@hassanibrahim1778 3 жыл бұрын
Somalidan caama waaye wllahi
@Zayynab236
@Zayynab236 3 жыл бұрын
😂qofkii tuugo mar la kuLmey uNba dareeMi karo wllHi wiiLkaas🤭😹
@hadrawih1232
@hadrawih1232 3 жыл бұрын
Adi ma la kulantay😹nooga sheke bal
@Zayynab236
@Zayynab236 3 жыл бұрын
@@hadrawih1232 😂haa 2mar waLipo mar kaligey ah iyo mar gabar an saxipo nhy isla SOCONEY😁
@aragsanluula4802
@aragsanluula4802 3 жыл бұрын
Haa wlh
@xasilooniofficial7583
@xasilooniofficial7583 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@sagalsalaad4963
@sagalsalaad4963 3 жыл бұрын
walal barnamij wax Akhrin inoo soo samee ama jadwal saxasho Ah plz wlala Alle khayr fara badan ha kaa siiye inta rabta like saara si Aanu u helno
@afyare6126
@afyare6126 3 жыл бұрын
Waa arin mesha ka muuqata ninkaan wuu lashaqenayaa
@Ahmedkafi998
@Ahmedkafi998 3 жыл бұрын
Ninkan sheekada waxbuu ka og yahay, mid caawinaya ayuu iska dhigaya, se tixraac wuu noqon karaa.
@NoorKhalifAbdullahi
@NoorKhalifAbdullahi 3 ай бұрын
South Africa miya mesha
@jamaalahmed363
@jamaalahmed363 3 жыл бұрын
waxaa wax laga shakiyo ah kan yar ee meherada loo dhiibey ee aayer istuuraya iyadoon laba soo gaadhin waa wax laga shakiyo isna
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 3 жыл бұрын
Ninkaan sheekada kama marna ama waa gabi maxaa yeelay xaaladdii uu ku soo galay waxba is kama badelin
@ZakAli9904
@ZakAli9904 3 жыл бұрын
Wiilka sawirka ka muuqda waan aqaanaa dugsiga sarre ayaan isla dhameenay wuxuuna ka tirsanyahay ciidanka amaanka ee haramcad.
@abdullahiabdirashidnur7553
@abdullahiabdirashidnur7553 3 жыл бұрын
2badii hore lagaray oo wa kuwii dhaca sameyen lkn hadafkan dhac wuu ka weyn yahay mobile ka uu tilmaamay tuugii hubeysnaa halkii uu ku tilmaamy ayey si kadis ah u wada eegeen labdii iska dhigeysay iney caawinayaan wiilka dukaan ka joogo Labadaan ayaan ka shakisnahay in qof ka sareyo uu soo adeegsaday si ay u hubiyaan in alaabtaas la soo qaaday io in kale
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 20 күн бұрын
Khaladka oo dhan waxaa lrh dadkii inta dukaanka qalabkaasi yaal furtay wiilka yar uga tegey. Macneheedu waa cidla ayay hantidaas ugs tageen.
@ismaaciilraagemaxamed2781
@ismaaciilraagemaxamed2781 3 жыл бұрын
Taakero Manchester united is muujiya
@farxaanbilleyusuf3356
@farxaanbilleyusuf3356 3 жыл бұрын
Shekadan weey qirsheysan tahy lawada tuug iyo ninka danpe ee so galayena wey isla wadeen swpto ah hadi lawadooda eey dhaceen ena baxan wexey ka fikirayan sida eey ubixi ka hayen hadi eey baxan durba wilki oo qeylinayo ayaa so baxayo saasna fashil ayee la kulmayaan ninka kadal kaso galayo waxaa logu tala galay luqa eey kabaxeen ma ahee wadada turus ee kabaxen in uu dhaho una wadada ka dhumiyo saasna sahal uku noqoneyso
@hogaamiyesaki4749
@hogaamiyesaki4749 3 жыл бұрын
Mashallah brother
@bashar4695
@bashar4695 3 жыл бұрын
Kan tug kale waaye cunga ayu waqtiga kadilaya qof wax u qaban iska dhiga
@abdullahiali9632
@abdullahiali9632 3 жыл бұрын
waqti bdn ayuu qaatay mishinkaan , ragga tuugada markay baxaan waxaa dhici karta inuu yarka kadaba cararo sida dhacdayba 7:48 , marka waa in la helaa qof canuga qaab siyaaseesan ula hadla tugada si farsamesan iskga baxaan meesha
@masuulb3661
@masuulb3661 2 жыл бұрын
Walaahi waa xaqdaro xaqa ayaaa soo qaban mana lii baanayo tuug oo alah ayaa ujeeda
@maxamedkhadar7515
@maxamedkhadar7515 2 жыл бұрын
Maal mahaan dambi baaris ayey kaaga taagan miyaa walaalkeyga mahadsanid noo soo badi waan ka helee
@saalaxsanaagofficial6249
@saalaxsanaagofficial6249 3 жыл бұрын
Ninka sasabaya waa ninkii sadaxaad ee la socdey labada nin banaanka ayuu ku sugayey si uu uga ilaaliyo dadka ,
@hollaatme2991
@hollaatme2991 3 жыл бұрын
wilka mission impossible caadi lagu sameeyey HAHaha
@maxamedaxmed6935
@maxamedaxmed6935 3 жыл бұрын
Waa aragtidayda markaan arkay akshanada uu bixinayo yarka tukaanka gadaya
@nuurgadhle4093
@nuurgadhle4093 3 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaaa dadkaa kaa shaaqeeyo xaroomahaa alaabtaa qaligaa taalo ineeey hoob laaa siiyo sidee self defense oo sameeyaan incase oo waax weyn dhaaco
@inaabdifaratolaxmad1540
@inaabdifaratolaxmad1540 3 жыл бұрын
war ninka cunuga USO galay wa qaban Karay wax ba jiro e baris ha la galiyo ayan dhihi lahay
@jimcaaleabdirisakali3116
@jimcaaleabdirisakali3116 3 жыл бұрын
Wax walba way iska cad yihiin ninka 3 xaad oo bidaarta leh baa ka danbeeyay filimkaan Carmen du qabaty hala soo qabto 🙏
@anwarmoktar3621
@anwarmoktar3621 3 жыл бұрын
Thanks, laakiin video qabyo waaye😒
@abdirahindaahirahmed7297
@abdirahindaahirahmed7297 3 жыл бұрын
Wa sadex tuug oo is og
@AhmedMOsman-qc5uy
@AhmedMOsman-qc5uy 3 жыл бұрын
Wll waxan kugula talin lahaa in ad wax hubsato inta adan ka hadal qofka dukaanka gadaal ka ymid adigoon si wngsn u baarin ayad ka hadashay ee carabkaga ilaasho İnsha'Allah.
@maxamedmadar4597
@maxamedmadar4597 3 жыл бұрын
Ninku markuu soo galayo kakalana uu baxaayo gacanta ayuuu ugu tilmaamaya sida sooo gal ooo kale bal ila eega
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Ninka dib Ka soo galay Wuxuu u egyahay nin dhacay qayb ka ah banaanka ayuu waardiye Ka hayey sidaan isleeyahay. Markii dabana Wuxuu sameeyey raacdo reeb.
@matankafarmaajo3724
@matankafarmaajo3724 3 жыл бұрын
Xasanow sxp mar labad maad noo soo celisay
@abuumuscabalansarry8411
@abuumuscabalansarry8411 3 жыл бұрын
Sxbow aniga xitaa waa ku warerey marban aroortii dawadey imnkana wuu iso dhacey wanba shakiyey inan mar daawadey io in kale
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
3:54 Wuu hagaajiyay video ga wllo. Khayr Allah Ha siiyo dadka u sheegay in wiilka dukanka haya Madax lagaga garaacay baskoolada
@nasiib4529
@nasiib4529 3 жыл бұрын
Waa tuugo ku dhacdey oo tuug kuu ciidami bal fiiri waa u raad gadayaa asna waa ceeboobey
@miirismayoowxasan5665
@miirismayoowxasan5665 3 жыл бұрын
Aniga waxaan kula talinaa dukaanka in ay miraayado usameeyaan iyobdalool laga adeegto
@laasgalolmedia2614
@laasgalolmedia2614 3 жыл бұрын
Waa xage meshasi
@nasteexobalan5028
@nasteexobalan5028 3 жыл бұрын
Kk waxa dhan mesha jooga waba ka wada shakiye xita wilka tukanga gadaye
@mjama1256
@mjama1256 3 жыл бұрын
FBI laa shaqaysaa miyaa
@cubiyocir3539
@cubiyocir3539 3 жыл бұрын
Wlhi comment aan ka bixiyay Video_gaan markaan FB_ga shalay ku arkay ayaa qiyaasay ninkaan danbe tuugaduu la shaqeynaayay waa sidaan is iri
@armaan97pro17
@armaan97pro17 2 жыл бұрын
Ninka marka danbe soo galey ee labad" waa isla kii bacda ku gurayay mobile oo labis soo badalshay,, waan hubaa
@libaanxasan3661
@libaanxasan3661 3 жыл бұрын
Asc sxb scarface sheeko inoga soo diyari adigo mahad san🙏🙏🙏
@beec_waaye
@beec_waaye 3 жыл бұрын
Muuqaalkii aankaa sugaynay aaway danbi baarista ahaa ?🤔
@husseinaydidjama9482
@husseinaydidjama9482 3 жыл бұрын
Kana original ah danbiga baar mesha yaal
@bisharahmedbishar4676
@bisharahmedbishar4676 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😳😳
@husseinnuur2611
@husseinnuur2611 3 жыл бұрын
Guliwey wey isgaranayaan Tusaale aankusiiyo, bixitaanka tuugada iyo kasookaley waxaa udhaxeeya 4 minutes Waytirtirayen inladabagalo waqtigeydilayen
@NoloshaNoolaha
@NoloshaNoolaha 3 жыл бұрын
ninka soogalay marka ay tuugada baxeen waan garanayaa waa wiil aad u fiican waxaasna kama suuroobaan waxa uu niyada u dhisanaayay ninka ladhacay
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 жыл бұрын
8:21 WUXU Farta KU tilmaya Bananka Dhanka Midig gorta laga baxayo Albabka ISAGO An is LEYAHAY wuxu dhahaya Halkas ayanba jogne Maad Noo qeylisid ASAGUNA WUXUU KA SO GALAY DHANKA BIDIX MARKA DUKANKA LAGU GUDA JIRO BIDIX AYUU KA YIMID ODEYGA 7:17 CAJIIB
@sumayomuxumad4466
@sumayomuxumad4466 3 жыл бұрын
Aniga waxaan is dhahay wuxuu leeyahay 8:21 halkaas ayeey ka bexeen oo been u sheegaaayo
@goljanogsm
@goljanogsm 2 жыл бұрын
Telkiisa haday qaataan waa la helayaa
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 Ай бұрын
Ninkaan weeyn ee taleefanka isku boojeeynaya faraa kugodan ee hala qabto
@mowlisyusufmatan
@mowlisyusufmatan 3 жыл бұрын
Somalideena sidaas danbi barid uma fahamsana aniga marki hore wn ka shikisana lkn caseymo buuxda aya natustay sida telka dansan lagu hadlayo
@abdulahihassanjimale8149
@abdulahihassanjimale8149 3 жыл бұрын
ani shala ugu shakiyey in ninka sadaxaad tuug kale yahay waxaa kasii shakiyey wiilka tuganka gadaayo nimanka ka daba qaylin oo dukanlayda dariskiisa cawitaan waydiisan
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 жыл бұрын
War Nimankii Maxaa Lagu Xukumay Kolay Xabsi Uunbay Galayane
@abdisookaxay
@abdisookaxay 3 жыл бұрын
Niyow xamar way horu martay Hargaysa u yar bahan sidas
@TeamOmera12
@TeamOmera12 3 жыл бұрын
Gacanta halagajaro
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 3 жыл бұрын
Reer moqdisho goormee dhiig yeelan doonan ma marka guryaha inta loogu galo laga daldasho Alaabta eey ku jiiftaan iyo caruurtaba iyagoo ujeeda war kaca ama ragi raga ahaa ugu yeera tuugadan iyagaa wax ka qaban karee
@ciisemaxamed5524
@ciisemaxamed5524 3 жыл бұрын
Ninka mopelka uugaraacay wamid kapidixjira haa falka lug wookoleeyahay waawaxcad
@jabijeekey4762
@jabijeekey4762 3 жыл бұрын
Ninkan odayga inay isla shaqeyan way dhici karta Banankana ka wardiyaynay
@حليمهحليمه-ش2ث
@حليمهحليمه-ش2ث 3 жыл бұрын
hore mar ayey garaan soomaali bvaro bvaro bvaro video waan arkay isago laqabtay kan shatiga madow girgiran camerada arsoon maskiin wiilka waa uu naxay waxay iska dhigan dad wax raban balaayo idinku dhacdo 😭😠😱😡🤛🤔
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Halkey ku danbeeyeen hadaada sheegin warkaan macno maleh
@idirisabdijamac2831
@idirisabdijamac2831 3 жыл бұрын
Qofakale ma ahan ninka gaadaal ka imaan ee waa meesha qofka iskaleh
@abdullahijellehussein5988
@abdullahijellehussein5988 3 жыл бұрын
Sxp Buulo xuubey waxaan daawaday dhac dada carwada ka hor inta aan ka daawan KZbin kaaga lkn sharaxaadada ayaa micna badan ka fahmay sida imaanaya oo loo qaadan karo in uu ka mid yahay kuwa dhaca geestay sxp danbi baare waa noqon kartaa
@caynibilan4915
@caynibilan4915 3 жыл бұрын
Kuwan cilka iyo Carada an ka qaday Belo idin aragtay dheh
@muslimman2542
@muslimman2542 3 жыл бұрын
Alx wlhi annagu falal kaas oo kele ma aragno somaliland🍏🥚🍎
@Sweeti924
@Sweeti924 3 жыл бұрын
Faan
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 жыл бұрын
CCTV hadeysan ku xidhnaan lahyn tuugtan meel looga tixraaco ma lahaan lahayn tuugtana sidaas ayey looga badbaadikaraa oo keliya
@yusufcodey
@yusufcodey 3 жыл бұрын
M.a
@omarahmad5053
@omarahmad5053 3 жыл бұрын
Aniga waxa aminsanahay xata wiilka dukanka gadayo waa islaa socdan oo qorshaha waxo ka ogyahay waayo fiucalka samanayo sida qaaf madaxa dhawaac ka so garay ayo heesta wana maqli dinta ino so gaalo sheegada
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 3 жыл бұрын
Ninkaan malaga yabaa in uu irida hore ka wardiyeynayo si aan loso galin wayo ila ay nimanka dhacayan cid maso galin dukanka yab.
@MohammedAhmed-zl5nc
@MohammedAhmed-zl5nc 3 жыл бұрын
Mobile mxa wye Lacktob yada umajedan miyah wtf 😳😅
@bashirabdirizak9908
@bashirabdirizak9908 3 жыл бұрын
Waxan qabriga haloodiro yakh faiido malahanee.
@omargasleshop
@omargasleshop 3 жыл бұрын
Asc Waxan Salamanca buula xuubay Tuugada hubaysan waa tuugada ugu xun Ninka laqabtay ayaa iftiimin Donna inta ay ahaayeen
@Real_00533
@Real_00533 3 жыл бұрын
Ninka 50 jir ka tuug wye albaabka ayu kusugaayey maawali ba ladhahay
@Mrudkbd
@Mrudkbd 3 жыл бұрын
Dadka qaar macnaha cctv ga kaqaldan War isha maba laga qaado si isla markaas looga hortago lkn flim ookle u dawanaa waa shekokle
Новости дня | 26 ноября - дневной выпуск
11:50
Euronews по-русски
Рет қаралды 25 М.
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 4,7 МЛН
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 7 МЛН
Yay😃 Let's make a Cute Handbag for me 👜 #diycrafts #shorts
00:33
LearnToon - Learn & Play
Рет қаралды 117 МЛН
7 FAAIDO AY LEEDAHAY VASELINE
10:11
Bashka Bashiir
Рет қаралды 196 М.
Dambi Baare Jaamac sidee ayuu kusoo qabtay Aaramoow oo xaaskiisa hore dilay !
12:11
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
Hay'adaha Sirdoonka kuwa ugu khatarsan | Sirdoonka Ruushka GRU | Q1-aad
8:05
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 65 М.
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 4,7 МЛН