Masar cadaalad mataal Xukunkooda allah baa inaga og kaliya waxaan kunacay xukun kii Mohamed mursi
@engabdihussein75968 ай бұрын
Thanks so much Ogaal Cusub, CAJIIB!!, waa mowduucii iigu sàameynta badnaa, wuxuu ruxey qalbigeya, xataa anigoo rumeysnaa iney dunnidan ay ka dhici karaan wax kasta oo aaney maskaxdu dhayal ku aqbali karin, ( waana dhagartii uu ALLe swt ku tilmaamey dumarka, waayo go'aanku gacmaheeduu ku jirey)
@AbdikarimomarFaraah8 ай бұрын
Waxan ku jecelahay wadamada islaamka badanaa kuwa dilka gaysta iyagana waa ladilaa mahadsanid ganelkeena ogaal cusub
@sihaamiftiinmuxamed56768 ай бұрын
Masha Allh masar waa dal cadalada ku dheereya ❤
@Xalimo4218 ай бұрын
😭Subxanallaah,Ilaahayow balaayo naga hay.Walaalkiis uu u dilay naag darteed😭2doodaba balaaya ku dhacdey.Bal naf dhan la jarayo iyo culeyskeda may iska furto asagana iska sugo hadeey is rabaan.
@munnaabdi89718 ай бұрын
Acuud bilaa allow na astur allow xumaha hangu kenin 😢😢😢
@abdulahimaalim8 ай бұрын
Aad baan u ladhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horay u soco saaxib mahadsanid ❤❤❤
@luqmaan7538 ай бұрын
Binu zaki pro ayaa katabin wanagsan
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi8 ай бұрын
@@luqmaan753 ninkan aad sheegaysid sida warka ayuu u soo tabiyaa Waaberina qaabkii saxda ah ee sheekada 🫡
@HimaKoreeye-sc6cw8 ай бұрын
Subhallah ilahay ban ka magan galnay dadka nagu hareeraysani in alle sas ka dhigin
@suuabdul15618 ай бұрын
Qisadaan waan raba wlhi thnks bror 🥰🥰👏👏👏👏
@abdoulkaderhassanhoussein23308 ай бұрын
Ninkaas dhintay ee loo heshiiyey eebeheen ha u naxariisto, Amiin dhinaca kalena labo kamida dadkii ugu xumaa ee masar soo mara wixii ay u qalmeen ifka lamari waana in la dilo oo la daldalo, war wuxu maxay ahaayeen
@apdifatah__mohed7848 ай бұрын
Tageerahaga ugu weyn tan ilaayo 2019 ki 🖐🖤
@faduma488 ай бұрын
Ane haiga rebin😊
@aliyah-rl7pv8 ай бұрын
Ilaahay wuxu yiri dhagarta shaydank wa daciif tan dumarka wa wayntahy subxanallh dumarow naarta waxas cml nagu badisay allah na badbadiyo bilowgii hdy ceyrin lahyd wxs o dambi ah m dhaceen😮
@fordoosabdalla98198 ай бұрын
Subxaanallaah illaahoow iimaanka ha naga qaadin. Sheydaanaa duufsadey.
@Suhayb-sancho68 ай бұрын
Wa qiso aad uxanuun badan lkn waxay ahayd in gabadha lagu xukumo kitaabka ilaahay oo dhagax lagu dilo
@Nasteexo08428 ай бұрын
Asc wll adbaan ku taageera horey usooco Masha Allah
@ABDIRAHMAN_7008 ай бұрын
Ogaal cusub 🎉 the golden Voice M.a 🎉❤
@mcaaneye1258 ай бұрын
❤ the best channel 🎉
@ayaanabdi75198 ай бұрын
Maskinkaas cadalaad bu helay shaydan ba ka afegty nagta iyo ninka ma waxay modeen in ilahay maskinkaas xaqisa dutunayo Allahu Akbar caruurtaas ilahay ha xiftiyo 😢😢😢
@sakimohamed27748 ай бұрын
Supxanallah Wll lama dhihi karo kaas xumaan darteed wllkii udiliy qoyskiisiina u burburiyey
Iimanka laydinka qaad somali wax dhaamo ma leh😂😂😂😂😂😂😂😂
@qalpiga8 ай бұрын
Maxay faaiiday yaaraabi 😢😢😢niinkeedi waa la dilay iyadna way ceeboobday 😢😢😢
@Crysynever8 ай бұрын
Ayada xitaa waaladilay
@mrshidane83538 ай бұрын
Best story teller 🙏♥️
@xasanaxmed7708 ай бұрын
Subxaanalaah 😮kaasi ma aheyn walaal dhab ah Allaah naguma imtixaano
@qamarmukhtar86628 ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون Tolow ilaaaahay mexey la hor tagi rawaaan
@mariamo98328 ай бұрын
Cod dahab codka allaha ku barakeeyo ❤
@Mohamedpresow7 ай бұрын
Subhanallah wali waa arin xun Xasbiyallah😢
@nimcoabshir22678 ай бұрын
Marka uu soo dhacaba waan daawayaa xabad qudhi imay dhaafin waxa channel ku jira
@hibohassan43948 ай бұрын
Ax aduunka ceeb u dhimo umbn maqli jiray mahadsanid wll waxn ka helay inta qareenku hadlayo gabay oo kle ayuu u tiriyey ceebtoodii 😢
@Fucker56ful8 ай бұрын
Waa qaybo uu kasoo qaatay Aayadu qur'aan ah Ee gabay ma ahan سبحان الله
@fatimadagan85418 ай бұрын
Masar qiyamada qoyska caan ka thy
@MasiLifa-gx7du8 ай бұрын
Dhaqamadas masaridu wa caadi markaste ka dhacan
@naxariis_badan3128 ай бұрын
Golden voice ❤
@MohamedGolis-lu3sp8 ай бұрын
Wxso dhan waxa u sababa kalabka xunee walalka sheeganaya isaga ninka iyo gabadhaba galaaftay , gabadhana uu ka caqli badiyey oo duruufta ayuu kaga faaideystay ilaa uu ka bedelay , walalkiina gabadh dartii buu u dilay , hada sadexdoodiiba Dunida ma joogan!!!
@hiretH_junior8 ай бұрын
Hambalyo zhp 300k❤
@Elmi5468 ай бұрын
Golden voice ilaa 2020🎉
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs8 ай бұрын
Duruuftu waa shaygs ugu xun ee nolosha qofka bini adama badala xumeya aduunkana lumiya aqirana naarta geya lkn laysma dhiibo ee ilahay Aya latala saarta waxwalbana lagama dayo irsaaqad Ani 16jira aaday masuliyada hooyoday iyo 3ciyala waa gursaday hadana mudo kadib oo ahay 20jir 2caruura iguso darsomay oo ninki igatagay hada 25sano jira Ana haya masuuliya 5ciyala hoyo iyo tayda walina xuman masamen duruuf walbo iqabata soonta salada badiya nolol dagan waaku noolahay alxamdulilah dumarow yaan baahi laydinka faaideysan😢
@Bile98798 ай бұрын
Masha allah hadii uu xaqiiqo yahay qoraalkaan aad soo qortay noloshaadane uu ka turjumaayo arin wanaagsan ayaad sameysay ee nin daacad oo ilamaha kula koriya allaha kuu sahlo haduu alle kuu idmi hayo🤲🤲