Dhacdo naxdin leh oo aan dabagal ku sameeyay ! Gabar kiliyaha laga baxsan rabey Muqdisho

  Рет қаралды 12,621

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@amun6894
@amun6894 10 ай бұрын
Qofki shaqada geyay ha la soo qabto waa dad isla dhaqsysto allahow naga qabo inta la ogan aa ka badan Subhanallah
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 10 ай бұрын
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato ❤❤
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 10 ай бұрын
Subxaanallaah xamar bahalo galeen beyba noqotey salaamaad illaahoow kuwaa umada ka qabo.
@HalimaSalat-r9h
@HalimaSalat-r9h 8 ай бұрын
Subhanalah 😊
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 10 ай бұрын
سبحان الله
@Maria28832
@Maria28832 10 ай бұрын
NAAGTII SHAQAALAHA U AHEYD HA LA SOO QABTO
@ubaxbashir7334
@ubaxbashir7334 10 ай бұрын
Subxana allah😢😢
@shahad2629
@shahad2629 10 ай бұрын
subxaanalaah soomaaliya wey udhamaatay
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 10 ай бұрын
Subxaanallaah
@abdirahman6309
@abdirahman6309 10 ай бұрын
Sifiican haloowareesto gabadha
@cabdale_5967
@cabdale_5967 10 ай бұрын
Wa caloolxumo.walaahi.somalia.alaha.uso.gargaro
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 10 ай бұрын
Aaway dadka aad ushaqeeyneesay maala soo xero iyo qofka geysay war ceyriin hanoola imaan, jidka markaa lagaa wato waa macquul
@mariaali7281
@mariaali7281 10 ай бұрын
Malasoobro inlxoogay qofkii yshesey lasoxiro shekadan waaqabyo??????
@haboon6195
@haboon6195 10 ай бұрын
Ax miskiin
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 10 ай бұрын
Naagta ay u shaqeyneysey farbaa ku godan walaalayaaloow gabadhaan ha loo kaco waa in laamaha amnigu ay baaraan kiiskaan .
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 10 ай бұрын
😭😭😭😭
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 10 ай бұрын
Waxaa codsanayaa in lala wadaago Amniga dhacdadaan Gabsdhana cusbitaal la geeyo.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 10 ай бұрын
hadeey a runtahay Waa in la soo qabtaa dadkeey u shaqeyneysay Waa hadii muslimiinmo jirto monasir adaa mudan dad imo ee dowladda gaarsii sideg deg ah ASC
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 10 ай бұрын
Gaal gurigaaga hakuugu imaado sidii neefkii intuu kuss qabto sidaas DALKAAGI HA KUUGU DHEX QAARIJIYO. SOMALINA XOGAA SHILIMO HA KU QAATO. IDINKA LEE MA ISKU KEENINOO.
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 10 ай бұрын
Baaris hala sameeyo hdi ay run sheegi iyo hdi ay beensheyso waa halka laga ogaan karo away amnigii wadanka
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 9 ай бұрын
Hala Soo naagto Naagta
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 10 ай бұрын
Arin layaableh aa kabacdi la iska dhahaa. WAAD AWOODAAN INAAD 40 40 GURI INTA LA ISUGU XIRMO WAXA SOCDA LA OGAADO. SHAQAALAHANA SHATI LOO SAMEEYO.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 10 ай бұрын
Sheekadan ma dhameysatirana waayo wax xubin oo ka maqan ma jirto xata haddii ay dhacaday aaway cidii ay shaqeyneysay maa la soo xiro, Ma fahmin.
@umusumaya-mq5ms
@umusumaya-mq5ms 10 ай бұрын
Gabdhaan laga yaabee iney wax khirinee
@shineabdirahman3685
@shineabdirahman3685 10 ай бұрын
Alah gabadha qatar cadiim ayey kafakatay
@dauudmohamedsaciid7487
@dauudmohamedsaciid7487 10 ай бұрын
Arintaan dowlada waa in lagu war geliya misana guriya ay u shaqeeneysay waa in lasoo qabtaa please
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 10 ай бұрын
War arinkan hala baaro
@mariaali7281
@mariaali7281 10 ай бұрын
Hadii larabo walgudila layiri sad sad 😔
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 10 ай бұрын
Gabadha halabaaro xubnaheeda haday dhan yihiin amay kilida kabaxdadeen bahaladaa dhigyacabka ah socodkeda miyeyna arkeen somaliyey
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 10 ай бұрын
hadey ku arkayaan maxa xal ah😢😢😢😢sorrywll
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 10 ай бұрын
Warkaan uma badna inuu sax yahay qof loo shaqeeynaayo baxar ma isgelineeyso jidka hadii laga qabto waa suuragal beenta joojiya qiyaamo waa lagu xisaabaa.
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 10 ай бұрын
Alow naxafi😭😭😭😭
@Zurich527
@Zurich527 10 ай бұрын
Kali haddii lagala baxay awey dhaawaca
@musemuse1507
@musemuse1507 10 ай бұрын
Waxaa waxba kama jiraan ee wadsnka qalqalka ka daay saxiib hadii kale talaabo ayaa lagaa qaadaya
@SKY........63
@SKY........63 10 ай бұрын
Sheekadaan bug waaye sxb xariifadaan. Xariif ka wayn ayaa ka dhanaansaday runta sheeg dhe
@IbrahimAli-c4d
@IbrahimAli-c4d 10 ай бұрын
Sheekadan waa sheeko buga waxbo kamajiraan gabadhan waxaalagu soshubay sheeko jiliina oo larabo in lacago loogacuno qurba joogta waana qaab larabo hadhow inlobadalo lacag inloururiyo, dadweynahayga somaliyedow sheekadan waa jiliin beena waaye ee kafirsada beentas yaan lacag la8dinkaga cuninw
@guledguledmustaf
@guledguledmustaf 10 ай бұрын
Cida ee la jogte hala baaro iyo dadki shaqada geeyey dadkaas aa waxan og oo la shaqeeyo dadka dadka xubnaha fican ayee kala baxayaan weena iibsanaayn somaliya ne we So bateen waxaan
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 10 ай бұрын
Waxan been ayay iila eg tahay 😂😂
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 4 ай бұрын
MNSR MACNO YARE QOF KILYO LAGA BAXSADEY MA NOOL WAXAAN 3 BIL KA HOR ARAGNEY SNTV
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 10 ай бұрын
Naagta aaway maa la soo qabto
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 10 ай бұрын
Axxxxx miskin waaka xumhy
@shineabdirahman3685
@shineabdirahman3685 10 ай бұрын
Somaliyey arintan hadhalilsanina kaca
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 10 ай бұрын
Hada maxaa ku yaala saan maa Wax loo sheegaa
@guletgulet3389
@guletgulet3389 10 ай бұрын
waddan ay mooryaan qabsatay maxaa ka filaysaa.qabiil waxaa aya laga faaiiday.
@Maria28832
@Maria28832 10 ай бұрын
Mooryaan somalia oo dhan baa ah
@mawelochanal1508
@mawelochanal1508 10 ай бұрын
Dadka shaqo geey hala soo xero xaalka waa adag yahay
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 10 ай бұрын
Nakta Mala soqabto ayadaa kadan beyso
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 10 ай бұрын
Gabdhaan wlh qof ben shegeso uma eko ee plz muqalkan laamaha amniga kuwoda ugu wadanisan halala wadago gabadhaane halawado ee hagesyo ciidamada guriga naakta ee usheqenese halkas aya laga raad raaci kara dhiloyinki galada iyo Somalida isugu jiren ee umada sas udhibatenayan
@kaahiyekulmiye181
@kaahiyekulmiye181 10 ай бұрын
Gabadhaan somaliyeed dhib xanuun aa gaaray hala soo qabto naagta u shaqeynaysa
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 10 ай бұрын
Xasbunalaah wanicma alwakiil alow owlada nobad badi
@shugrixusen7196
@shugrixusen7196 10 ай бұрын
umalen mayo in arinkan run yahay
@xagaafechannel2409
@xagaafechannel2409 10 ай бұрын
Waa beenlow eygaan eygu dhalay
@NastehaIdriss-tc2nw
@NastehaIdriss-tc2nw 10 ай бұрын
Casekan wa futhudyahay gurigi gawada kow ey ka shaqenese halasoqabto sithan mafcno somaliyey gawadan halokaco
@abdif1256
@abdif1256 10 ай бұрын
Adigu ma boolis baa tahay, arrintaan oo kale waa in boolisku si degdega uga hawlgalo ee maaha in KZbin ka looga sheekeeyo.
@Zurich527
@Zurich527 10 ай бұрын
Been badanaa tan robed MEXEY filimaan fiirsatay
@mohamedkamaludin2931
@mohamedkamaludin2931 10 ай бұрын
Ku jees jees adiga ayee berito kuugu imaan kartaa! ALlaah ka cabso ee nabsi gakagalin Adoomada Allaah
@miskiomar4399
@miskiomar4399 10 ай бұрын
Subxana Allah 😢
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 10 ай бұрын
😭😭😭😭😭
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 12 МЛН
Su'aalo diini ah Sheekh Asuuli
43:49
Xogmaal Media
Рет қаралды 10 М.