Sixirka Iyo Jinka | Sida Loo Garan Karo Qofka Raba Inuu Ku Sixro | Sheekh Maxamed Ismaaciil

  Рет қаралды 214,300

Suldaan Media

Suldaan Media

3 жыл бұрын

#Subscribe #Like #Share
Sixirka Iyo Jinka | Sida Loo Garan Karo Qofka Raba Inuu Ku Sixro | Sheekh Maxamed Ismaaciil
✔ 𝗦𝗨𝗟𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔
Mar walba waxanu diyaar u nahay in aan idiin soo gudbino khayrka iyo waxyaabaha faa`idada u leh guud ahaan bulshada somalida ah gaar ahaan inta ku xidhan hada channelkan iyo inta kale ee kusoo xidhmi doonta mustaqbalka insha allah.
✔ 𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗-𝗡𝗔𝗤.
Sidoo kale waxan mar walba u mahadnaqaynaa bulshada ku xidhan ee ka faa`daysata channelkeenan 𝗦𝗨𝗟𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔 oo aah mid aynu khayrka ku wadaagno bulshada soo booqanaysa waxan ka codsanaynaa inay nagala qayb qaatan horumarinta Channelka si aynu dad badan khayrka u gaadhsiino dhiir galina noogu noqoto si aanu khayrka u sii wadno si ay taasi inoogu suuro gasho insha allah intiina aan wali channelka 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 saarin waxan ka codsanaynaa inay 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 gareeyaan insha allah bellkana yar ee jeleska ah ama gambleelka ay furtaan mar walba si aydun u heshaan muxaadarooyinka xulka ah ee anu idinla soo wadaagno ..
𝗦𝗜 𝗔𝗔𝗗 𝗡𝗢𝗢𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢𝗧𝗢 𝗧𝗔𝗟𝗔𝗔𝗕𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔𝗡 𝗤𝗔𝗔𝗗;-
✔ 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 - saarO
✔ 🅻🅸🅺🅴 - garee muuqaalada
✔ 🆂🅷🅰🆁🅴 - garee lana wadaag asxaabta kale
º 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴🆁 🅻🅸🅽🅺 -
✔ bit.ly/2OByfyQ
ª FACEBBOK PAGE
✔ / suldaanmedia
” TWITTER ACCOUNT
✔ / suldaanmedia

Пікірлер: 150
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Ilaah baan ka magan galayaa isha iyo dhibkeeda sixirka iyo xasadka aniga iyo walaalaha muslimiintaba
@adminmin2328
@adminmin2328 3 жыл бұрын
War horta ishu ma sixirba ama maha??!!
@furniture-k2i
@furniture-k2i 3 жыл бұрын
Aamin aamin
@esakmuktar7043
@esakmuktar7043 3 жыл бұрын
Amiin
@cabdishakuur4775
@cabdishakuur4775 3 жыл бұрын
Amiin
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
@@adminmin2328 walaal ishi waa xaq buuyiri suubanaheenii Scw balse mararka qaar sixir ayay noqotaa ayay culimadu tiraahdaa oo jinkii isha ku galay ayaa jirkiisa sixir galinayaa
@maxamedcabdilaahi51
@maxamedcabdilaahi51 2 жыл бұрын
Number 6 oo sihir ah waan arkey Iyo x afar oo qof laba iskaga so hor jeeda sihir ah 3 oo elementig ah Intaaba sihir qofka lagu sameeyey xataa iskadaa elrctronig qofka lo isticmaley waa aniga walibana dadkeygu waxba ma fahansana oo inta meherado lo furey waxbana ma fahansana Intaa siba ninka caafimad qaba ayaan ahay oo markii sihir waxba iga qaadi waayey in dadka indhahooga igu so jeediyo gaalku damcay wakhti xaadirkan waxn jogaa gobalka cagaaran Marwalba wan ducaystaa allhmdulilah kulu xaaal
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 Жыл бұрын
Allaha kaa xafido sharkoga
@hakimamohamed3329
@hakimamohamed3329 3 жыл бұрын
Masha.allaah sheikhan wan jeclahay illaahey dartiii Ayaan ku jeclahay allaha ku barrakeyo sheikh waa muxadaro muhiim oo loo bahnaay wax badan jazakallaah
@hawakhalif8751
@hawakhalif8751 2 жыл бұрын
0
@yaasirali4694
@yaasirali4694 3 жыл бұрын
Allah naga qabo sixirka iyo isha
@mustafamnj4827
@mustafamnj4827 3 жыл бұрын
Allaha cimri dheer oo khayr qaba ku siiyo sheekh
@mustafeahmed2888
@mustafeahmed2888 3 жыл бұрын
Ilaahay isha iyo xasadka hnagaa hayo sheekh maxMed sheekh ismaaciil ilHAY HAKUU XAFIDO
@sakadaadhigaofficialtv1952
@sakadaadhigaofficialtv1952 3 жыл бұрын
Wryaaa faro
@haniya_5600
@haniya_5600 3 жыл бұрын
Amiin
@suhaybsucayb2070
@suhaybsucayb2070 3 жыл бұрын
Masha Allah shiq ilaahay haku barakeyo
@barkhadibrahim38
@barkhadibrahim38 3 жыл бұрын
Qof si sharciya wax u daweeya sh maxamed ismaciil arkaa masha allah
@AJA302
@AJA302 3 жыл бұрын
Qof wax og ayuu iska dhigaaya, qof arka dadka arkin , il waxaa ka adag quraan iyo Alleh inaad barido. Cilmi qeybka Alleh kaliya ayaa og. Caqligaada yaan lagu cayaarin.
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 2 жыл бұрын
@@AJA302 qur,aan laguma daweeyo isha wll xadiisyada nebiga baro adaba qaldane aasaar ama ashyaa qofka ishu ka dhacdey ayaa daweeya
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 24 күн бұрын
​@@gabrielagrest9739 wll aniga iisheg sida isha layskaga daweeyee
@ismDirir
@ismDirir 3 ай бұрын
Asc masha sllah aad noo sheegtay qisadaa sixirka waxa aw yahay aan kuu mahadinaynaa ❤❤
@umuhaala4661
@umuhaala4661 3 жыл бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah sheekh jazaakallaahu kheyr
@XassanMuxuyidin
@XassanMuxuyidin 3 ай бұрын
Jizaka allaahu kheyr shiiq maxamed
@rodaabdi3450
@rodaabdi3450 3 жыл бұрын
Allah ku xifdiyo. Allah nagi caafiyo
@garaadxaajimohamud3044
@garaadxaajimohamud3044 3 жыл бұрын
Asc
@furniture-k2i
@furniture-k2i 3 жыл бұрын
Mansha allah sheikh
@maanyarejaamac1830
@maanyarejaamac1830 2 жыл бұрын
ILAHOW BURJIGA UGU WAYN ISII SI AYSAN IIKARIN YA ALLAH YA ALLAH YAYASAN IKARIN AAMIIN AAMIIN
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 13 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا الحبيب
@user-vp8wj1fi8u
@user-vp8wj1fi8u 3 жыл бұрын
Subxaanallaah xasbiyallaah wanicmal wakiil
@myriadxaajinuur3001
@myriadxaajinuur3001 3 жыл бұрын
Jazaakal laahu qeyraa
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf Жыл бұрын
Xasbuna Allah wa nicmal wakiil
@SaamiyoQueen
@SaamiyoQueen 2 ай бұрын
@mustafamnj4827
@mustafamnj4827 3 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo sheekh
@azmamohammed586
@azmamohammed586 2 жыл бұрын
Masha allah sh.mohamed 👏👏👏👏👏
@amatallah7719
@amatallah7719 2 жыл бұрын
بارك الله فيك ياشيخ
@dantaasidechannel6602
@dantaasidechannel6602 2 жыл бұрын
1
@abdirisaaqismaciil1756
@abdirisaaqismaciil1756 3 жыл бұрын
Xasmunallahi Waa nimcal wakil
@sharmakejamal3980
@sharmakejamal3980 3 жыл бұрын
ilaaheey haiku xafido
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
Masha.allah sheikh Muhammad Sheikh Ismail
@xaawosalad9415
@xaawosalad9415 Жыл бұрын
Sheekh waa ku salaamey Naga. Ayaa iweydiise magac eyga Kan hooyads Maxaa sameeys
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia Жыл бұрын
Iska jir waxa laga yaaba inay shar kula damacday.. magaca hoyadaa waxa loo adeegsadaa sixirka ha u sheegin
@furniture-k2i
@furniture-k2i 3 жыл бұрын
Allah ha ina xafido dhamanteen
@nagmaaydarus9364
@nagmaaydarus9364 3 жыл бұрын
Wlal plz iisoo sheeg meelaan kaala xidhiidhno sheekha Qofbaa naga Xanuunsanayee😪😪
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Walal.wan soo raadinyaa waxad nagala soo xidhiidha emailkan Suldaanmediatv@outlook.com
@Abuubakar__zadiiq
@Abuubakar__zadiiq Жыл бұрын
​@@SuldaanMediau
@abeliever6823
@abeliever6823 Жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@almaasmaxmad9141
@almaasmaxmad9141 3 жыл бұрын
Jazakalaah
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 2 жыл бұрын
Alaahu manajaynaa dhamaantood
@Yarma_baashi
@Yarma_baashi 3 жыл бұрын
ماشاالله👉🏾👍🏿❤️👍
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 3 жыл бұрын
mashallah ilahaya haku barakeyo sheqow
@abdiqadirhaashi3741
@abdiqadirhaashi3741 3 жыл бұрын
Maasha allaaah
@user-vb3ck8be7q
@user-vb3ck8be7q 8 ай бұрын
Jasakalaah khayr
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv 2 ай бұрын
❤❤❤
@somalighosht999
@somalighosht999 3 жыл бұрын
14 qof oo buufiska isha iyo sixirka hayso ayaanba 15ku noqday 🙃 illahow na cafi
@adminmin2328
@adminmin2328 3 жыл бұрын
Ishu ma waxay ka mitahay sixirka daad waxa jiiro beytokoga laga dax hadlo jego jego ey kadax socoto iyan u horey??!
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 2 жыл бұрын
Masha Allah sheikh alle hakuxiftiyo
@AhmedHassan-di6vb
@AhmedHassan-di6vb Жыл бұрын
Waa sida dumaashidey haysata,
@cabdullahixuseen7865
@cabdullahixuseen7865 2 жыл бұрын
mash allah
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 2 жыл бұрын
Abjad huwas xuddayi, kalaman, sacafas, qarashat miyay ahayd horta?, waa tii Rabbi Yassir Walaatu-Cassir ka horeysay soo maahan?
@djibrilabdihakim4481
@djibrilabdihakim4481 11 ай бұрын
Machallah barakallah
@abdihakiimofficial4966
@abdihakiimofficial4966 2 жыл бұрын
Allah haynaga hayo
@abusuheyba
@abusuheyba 2 жыл бұрын
Acudhubilahi minasheydani rajim
@haniadan1662
@haniadan1662 2 жыл бұрын
Isha Anigey iheysaa ilahayow iga bixi
@aweysaweys4001
@aweysaweys4001 2 жыл бұрын
sheeq waxan rawaa in meelqas an kala soo xiriiro
@user-ky1dx4me8h
@user-ky1dx4me8h 4 ай бұрын
Masha allaah
@mohammadsattarsattar7124
@mohammadsattarsattar7124 2 жыл бұрын
Sudan subxanalah
@yusuf3x382
@yusuf3x382 3 жыл бұрын
Adeer waanku salamay
@hukunhassan4156
@hukunhassan4156 2 жыл бұрын
Alle ayaa shartooda kamagan galnay umadana Alle hakaqabto shartooda
@abdihakimmuse8377
@abdihakimmuse8377 3 жыл бұрын
Asc Sheekh waan dhagaystey waxaan se is weydiiyey sidee lagu ogaan karaa ciddey ishu kaaga dhacdey bal hadda ariinta ka jawaaba?????
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Waa la ogaa karaa walal waxad u bahantahay inad culimada isha iyo sixirka daaweeya ee aan khuraafadlayaasha ahayn u tagto astaamo lagu dareemo cida il kaaga dhacday baa jira
@Abuubakar__zadiiq
@Abuubakar__zadiiq Жыл бұрын
Waan arakat sh
@musababdi8149
@musababdi8149 2 жыл бұрын
Asalamu aleykum Sheikh, side lo'ogaday qofka ileyey gabdha...?
@xaajiaxmedsaleban443
@xaajiaxmedsaleban443 3 жыл бұрын
Masha allaah shikh
@raahmoomar650
@raahmoomar650 2 жыл бұрын
Subxanalah nin aya hada ka hor i dhahy magacada wan u shegay magaca hoyadey wan u shegay woxow aha nin wayen uu aan islaa soconay waxan ku balanay inan is gursano woxow dhahy istiqaro ayan so dukanaya adigana so istiqareyso wanka shakiyey waxan dhahy haye waqtigas waxan afka ku qabsaday adkarta wanka cabsaday isbuc ka dib ayow iso wacay woxow dhahy haye ma istiqareysatay waxan dhahy ha mana istiqareysanin woxow dhahy maxad aragtay waxan dhahy waxnah waxan dhahy adnah woxow dhahy haa waxan dhahy maxad aragtay woxow dhahy igaa rali noqo waxan arkay inad tahye qof wanagsan lakin gur nama dhex mari karo waxan ahey qof nasib xun ee ilaahey haku siyo midkaa adku fakaraysid waxan dhahy alx sababto ah cabsi ban qaday
@xaaawoxaaawo6870
@xaaawoxaaawo6870 2 жыл бұрын
Wll istiqaaro maxa ladhaha subxanal allah ba ka badbadiyey
@falkhal6848
@falkhal6848 3 жыл бұрын
Numeriology bay si ugu egthy oo fanaaniinta calamka qayb sida lady gaga ayaa isticmala.
@highflyer215
@highflyer215 Жыл бұрын
Sida lagu ogaankaro qofkaas ishu Ka dhacday sheikhu makahadlay
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia Жыл бұрын
Haa wanu soo galineynaa insha allah
@walidibrahim7794
@walidibrahim7794 3 жыл бұрын
Fa nacuudu billah
@hamdahassan7114
@hamdahassan7114 3 жыл бұрын
Sheekhow waxan isku arkay ilaw xad dhaafa xata quranka wan ilawaya Baqashano wan leeyay waliba mobile kaygu hadu soo dhaco wan naxayaa maba hadli karo
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Hamda walaashay waa astaamaha isha arimahaas quraanka waliba aayadaha ruqiyada dhagayso wad ka bogsan insha allah ayadaha waxad ka helaysaa youtubeka kaliya ruqiyah for evil eye ku qor mar walba dhagayso
@shaytomataan2332
@shaytomataan2332 2 жыл бұрын
Sheekh mohamed ismail
@djhoror288
@djhoror288 Жыл бұрын
Allahuma najina
@aaryoofficial2227
@aaryoofficial2227 2 жыл бұрын
Sheekh maxamed su.aal aan ku weydiiyo sidee lagu ogaan karaa qofka isha ku dhacday iyo qofka ay uga dhacday
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Durusta sheekha dib u baadh labada jawaaboodba wad ka helaysaa
@Hamdi-ml4uc
@Hamdi-ml4uc 3 жыл бұрын
asc shiqo side lo daweyaa sixir ka warego o hadii aan ku xanaaqo qof xanuun kii i haayay ayaa qaban o si da ley qaban ayaa lo qaban ma xaa lagu daweyaa
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Walal waxad u baahantay inaad culimada kuugu dhow booqato si laguu caawiyo
@mustafexasan5357
@mustafexasan5357 3 жыл бұрын
sheekh allah ha ku xafido waxa jita gabadha xaaska ah ee utagta sixirolaha inu galmo ka dalbado shurud kaga dhiga hadi kale muradkagu ma hir galayo arinta iga jahil saar sheekh
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Walal sixirolayaasha waa waxyaabaha ay ku shaqystaan dumarkana uga faaidaystaan camalka sixirku waa gaalnimo iyo shaqo shaydaan dumarka sixiroolayasha u tagaana qalbiga ayuu ka xadaa wuxu doono ayuu ka samaystaa waa daalim
@fadumaxassan2137
@fadumaxassan2137 2 жыл бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah
@hawamahamed6941
@hawamahamed6941 2 жыл бұрын
Subxanalaah subxanalaah subxanalaah
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
😢😢😢😢
@siciidmaxamed8944
@siciidmaxamed8944 3 жыл бұрын
anaa dareemaaya in lay cawr yey
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Quraanka isku dawee
@GojoNiceMM2
@GojoNiceMM2 3 жыл бұрын
Ka warann Hadii aan la ogeyn qofka ku ileystay Athaartiisana aan la heli karin . Ma jirtaa si kle oo loo daaweyn karo...?
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Haa walal quraan ba jira u gaar ah isha culimada la xidhiidh insha allah
@GojoNiceMM2
@GojoNiceMM2 3 жыл бұрын
@@SuldaanMedia waa mahadsantahay walal. Waxaase ka siifican in aad adiga radisid oo aad nala wadaagtid si dad badan uga sii faaidaan waaba hadey suragaltahay mahadsanid
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Waa balan walal insha allah wanu idinla soo wadaagaynaa
@GojoNiceMM2
@GojoNiceMM2 3 жыл бұрын
@@SuldaanMedia Insha Allah wlal Alleweyne qeyr haka siiyo 🤲🏾
@haboonfaarah9047
@haboonfaarah9047 5 ай бұрын
biyo u cabay hadaan cabo ka waran sheekh
@hodanosmanhodanqlanjo152
@hodanosmanhodanqlanjo152 3 жыл бұрын
Shiikh xagee ku suganthy
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Wll hargeisa ayuu ku noolyahay sheekh maxamed ismaaciil
@kjadarhamdi3186
@kjadarhamdi3186 Жыл бұрын
Hargeisa cadeey culimadeeda weeyaan
@boolocadey4661
@boolocadey4661 3 жыл бұрын
SH MAHAMED BURJIGU MIYUUSAN AHAYN MEELAHA AAY GALAAN XIDIGAHA, QORAXDA , DAYAXA MEERAYAASHA BOOSASKA AAY LEEYIHIIN BAAN KA DHAGAYSTEY SUURATUL BURUUJ AANU DADKA LAHAYN BURUUJ WAX LA DHAHO?
@cabdidheere9793
@cabdidheere9793 Жыл бұрын
Buruuj taaas maahin ee waa burji ama awooda qof uu uleeyhay inuu iskaaga daadaco jinka iyo sixirka
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 3 жыл бұрын
Tiigaal waa naseexo
@MakoDiirye-ex2vk
@MakoDiirye-ex2vk 4 ай бұрын
Asc
@zariinnazariinna8909
@zariinnazariinna8909 2 жыл бұрын
Asc sheikh Aniga wiil aan Isla soconey aya markan is baraneyney ma anan Rabin anigu lkn katiinad ku arkey qoorta u xiran burji ayaa ku qorneed wuuna I weydiyey hooyadey magaceeda Wana u sheegey lkn waxan arkey anigo SI aan caadi aheen u jeclaadey oo aan kahari waayey blse Alle ayaan baryi jirey wayo mustaqbal ma lahan marka anigo jecel ayaan ka tagey arintaas ball wax iiga sheega mana fiicne inaa qof nabo
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Inta badan dadka wax sixraa markay rabaan inay gabadha is jeceleysiiyaan magaceeda iyo magaca hooyadeed ayey weydiiyaan ka bacdina way sixraan si ay isu jecleysiiyaan..... adkaarta akhriso mar walba walal quraankana ku dedaal iyagaa difaac iyo daawo kuugu filan
@zariinnazariinna8909
@zariinnazariinna8909 2 жыл бұрын
@@SuldaanMedia i.a wll wad mahadsan tahay Wana ku dadaalayaa i.a
@gorgoryussuf2233
@gorgoryussuf2233 2 жыл бұрын
Sheekha inaan laxiriira rabaa xageen numberka ka helaa
@mohamedcajab7977
@mohamedcajab7977 Жыл бұрын
Mansh Allh 🫶
@sharmakejamal3980
@sharmakejamal3980 3 жыл бұрын
Burkina maxaaladhahaa
@liibana22
@liibana22 3 жыл бұрын
Wa waxan ka yabanahay?
@siciidmaxamed8944
@siciidmaxamed8944 3 жыл бұрын
burjigu waxyaalaha qofku awoodda u lee dahay ama hibada u lee yahay weeye
@yaasiinxarbidaahir1255
@yaasiinxarbidaahir1255 Жыл бұрын
Allaah wuxuu dhahay kaligeey baa Caafimaadka Dadka ka qaado hadana Sixiroolaa Caafimaadka ka qaado sida la arko
@Abuubakar__zadiiq
@Abuubakar__zadiiq Жыл бұрын
Waa waxqoran zxp
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia Жыл бұрын
Sixirole caafimaad ma qaado ee sababta alle ayey wax walba ku dhacaan waana imtixaan
@____3810
@____3810 Жыл бұрын
Adiga yaa ku baray Burkina iyo sii aad ku sharxoosid
@nuuriyoali2323
@nuuriyoali2323 Жыл бұрын
Wa labartaaa lkn wa inad dinta islamka taqano ogow
@Paxsad
@Paxsad 2 жыл бұрын
Erayga burji mxaa laga wadaa Ani ma fhmn🤔
@najaxmaqsuud1374
@najaxmaqsuud1374 2 жыл бұрын
Haduu magac aabahay iweydiiyo maiku sixri karaa
@asmaabib3165
@asmaabib3165 Жыл бұрын
Ilhaw iii danpi idhaaaaf caruuurnimo I qaaaaday 😢 sooonka iyo salada Iga aqbal😢
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 Жыл бұрын
Maxaa samesay Abyo 😢
@cawocabdi1150
@cawocabdi1150 Жыл бұрын
Maxaa samesay
@bosschanel7685
@bosschanel7685 3 жыл бұрын
Shiiqa lambarkisa ama meel aan ka helo halii shego
@chanelkazupaLeo
@chanelkazupaLeo 2 жыл бұрын
Hargeisa ayuu jooga
@kjadarhamdi3186
@kjadarhamdi3186 Жыл бұрын
Hargeisa ayuu ku noolyahay ma ogid miyaaa taas
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
SHEEKH MAXAMED ISMAIL WAA SHEEKH XALAAL AH OO KUN JEER KA FIICAN NINKA METELAAGA AH EE ISTUSKA AH LAGU MAGACAABO SHEEKH MUSTAFE NINKAASI SHEEKH MAAHA EE WAA ACTOR METELA FILIMAANTA HOLLYWOOD WAA NINKA YIDHI KUWII SIYAAD BARE RIDEY WAXAY AHAAYEEN XAASIDIIN WAA BEENAALE ISKA DHISAYA UMADO KALE WAA QOF METELAYA RIWAAYAD SIYAAD BARE WUXUU AHAA FIRCOON BEENIYEY AYAATKA ILAAHEY KA WARAMA NINKA U DOODAYA EE KUWII RIDEY KU SHEEGAY XAASID NINKA HABARYOONIS WAA ACTOR METELAYA MOVIE WAA ATOORE ILAAHEY HA BARAKEEYO SHEEKH MAXAMED ISMAIL OO AH ADOON ILAAHEY OO MISKIIN AH ILAAHEY HA KAA ABAAL MARIYO SHEEKH KHEYRKA AAD NOOGU ADEEGTO GEED SARE WAAB XAQA KA DOOR BIDEY MAGAC IYO SHOW OFF ILAAHEY HA NAGA QABTO
@scottish___________7069
@scottish___________7069 3 жыл бұрын
Qofkaa ay Ishu kaga Dhc day Radkiisa Sen Ku Oogan Karaynaa shekh
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Walal mar marka qaarkood waa la ogaan karaa sida qof aad hadal xun ku tidhi oo aad ogayd inuu kaa naxay tusaale kale qof kula tacajabay oon mashallah odhan way kaga dhici kartaa hadi loo fiir fiirsado qofka aad ka shakido in il kaga dhacday adigoon dareensiin wad ka qaadan kartaa raad iskuna daaweyn kartaa sida sheekhu inoo sheegay
@Mdirrp
@Mdirrp 3 жыл бұрын
@@SuldaanMedia Walal shiikha see Ula xariiraa ninbaa naga jiran Muddo sanado badan ah , majoogo hargaysa mana imaan karno, Xaaladiisa ayaa uga warami lahaa bal si uu u arko ninkan naga jiran Plz WhatsApp ama Talegram wax un Laga laxirrio iisheeg
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Walal waxan isku dayi inan xidhiidhlisa idin soo helee emailkan igala sooo hadal si aan kuu caawin karo Suldaantv@gmail.com
@mukhtaarosmaan8368
@mukhtaarosmaan8368 2 жыл бұрын
Qof ka ishu kaga dhacday sidee loo gartaa
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
astaamo badan baa jire duruusta isha aad u dhagayso
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv 2 ай бұрын
❤❤❤
@malyuuncire5813
@malyuuncire5813 2 жыл бұрын
Subxanllh ilahow adaan kamagangalnay shartooda
Sixirka Sh Dirir Khudbad
26:41
Baraarug Media
Рет қаралды 16 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
7maalmod ku ogow qofka kusixray riyo ku arag
9:11
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 86 М.
Sida Loo Guursado Gabdhaha JInka | Sheekh Maxamed Ismaaciil
14:05
Suldaan Media
Рет қаралды 172 М.
Sheeko Dhab Ah: "Ninkii Naagta Jin Ku Guursaday Gobolka Sanaag Ee Somalilnad"
1:07:02
Miyaanad ogayn QISADAN l Sh Maxamed Ismaaciil
40:18
diintakaliya
Рет қаралды 33 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН