Abayo qabill kuuma shaqeynin ee baryada Allah iyo salaatul leylka kuheshay Alxamdulilah dheh
@NaimaMohamedAli-k6k3 ай бұрын
Been maa isku aqrine wllshey illaahey ka sokow ee dhahday gabadha xaqiiq wye hadii qabiilkaaga power leeyahay in lagaa baqaayo ma been baa😂😂😂
@kikiki11893 ай бұрын
Haiscayuumin walaaleey. Awoodaada iyo kartidaada waxba ma aha Allah subxanah watacalaa bas aa kuu fududeeyay qabiilkasta kadhalo lug maqaadi kartid haduu Allah eheen
@Tea_ehlu_dikri3 ай бұрын
Sax waaye hadalkaaga alle ayaabusawiray awodise ku heshay walaa karti walaa qabil tona Uma fududeen awoda alle bee ku heshay ayaan ciyaalkeda taas baan amin sanahay
@Ruunfamily-f6l3 ай бұрын
Ilaahey ayaa u fududeeyay lkn qabiilkeeda iyo waalidkeed ayagane waa caawiyeen Wana mida sababtay in faraha dadkii xumaa kasoo maroojiso
@kikiki11893 ай бұрын
@@Ruunfamily-f6l laakiin maba jirto. Qabiilkasta aa kadhalatay awood kasta aa leedahay haduu Allah subxanah watacalaa rabo bas ee soconee. Meeqaa aragnay qabiilada ugu awooda badan xamar kadhashay kalacag badan Ayaan. Hadana dil waliba loogu daray ilmohoodana banaanka laga mariyay. Gabaraa jirtay London katagtay xamar dhuumasho uga soobaxday ineey ilmo lasoosiiyo iska dhaafee nafteedaa qiil qiil gashay.
@Khaliya-h2j3 ай бұрын
Wall alle kumahadi qabika wanagsan waat ka dhalatey lakiin qabiilkaaga awalba wayjogeen 15kaas Sano
@hanihanka95283 ай бұрын
Hamdi farxiyo tawakal ayuub ahmed ayan gobdon dadkas wa jeclahay aqaro iyo aduunba libaana dad ku dayasho mudan aya tihihin m.a janada alaha nagu kulmiyo❤
Waxaa ahay hooyo agon heysato Una baahan youtube ka asxbta ayaan gobdon iso boqda abaalna wan idin kaga haaya
@NajmoAbdi-fk3pb3 ай бұрын
Wakugu xiranay qli❤
@hassannoorali25863 ай бұрын
Anigaba wankugu xeranahay walashay hore usoco.🎉🎉🎉
@ShadiyaAxmedismaciil3 ай бұрын
Hadaan kusaaray abaayo❤
@BarlinIbrahim-j4k3 ай бұрын
Wan kugu so biiraye❤
@xawomaxamud55293 ай бұрын
Hadaan ku saaray abaayo Allah kulagrsha caruurta
@Awoalimohmed3 ай бұрын
Alle inta dhiban dhibtad ha ka saro ku na dadal in aad xidhidhka alle xojiye salaadtu layla ku dadal hablow iyo istiqfaarta❤
@aminoalli-o1j3 ай бұрын
Hadal kamudan majiro hadalkaan alle hanagu hanuuniyo jidka toosan ❤
@naimahussein39113 ай бұрын
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️🎉🎉🎉🙏🙏🙏
@MoDhaqane3 ай бұрын
Oo ayaaneey mawaxaad naleedahay hadii aadan leendheere ahayn oo ina adeerkaa wax kuu dili karin iska quuso gabdho badan oo ilmo laga qaatay ayaad u quus goysay laakiin aaway ALLAAH SUBXAANALLAAH
AYAAN QURUX CAAWA ANIGO DALAN KUGO DUL HORDAY SAAN KU DHAGESAYAY ALA WALASHA AYAN MAXAD KU SAMEYSAY WAAN NAXAY AYAAN CAAWA WAD IGA GASHATAY QALBI 😢😢 GUSHADA WAA TEYDA MCNTO SORRY INAAD XANUNKAS SOO MARTAY MAHAD SANID INAD I DAWATID MCNTO TM AYAN WAN IDIN SALAMAY ❤❤
@SaynabMaxamuud-m2b3 ай бұрын
Xbbti waxa ii tihin dhiirigeliyooyin wax badan ba idiinka faaidey adiga iyo ayaan iyo farxiya tawakal cimri dheer iyo caafimad Allah ha idiin siiyo wa idiin jeclahay gabadha agtayda qaali ka ah ba tihin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lamiahassan8873 ай бұрын
Dumashi❤️
@Ruunfamily-f6l3 ай бұрын
Mar horaan ayaan u qoray ayaaney is dagaali meysaane ha I daalinina 😂😂😂 love u abaayoyaal dhiira galiyaal noo tihiiin❤❤❤❤
@alishaalexa40993 ай бұрын
Naa Waaba naxsanaa 😂😂😂
@sharafohassan90163 ай бұрын
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar walhi waa xanuun hooyo ayaan ahay waa dareeme karaa
@Our_IslamicLife3 ай бұрын
Noo soo faa'idee caqabadahas abyo waa intas oon cashir ka barana ka hor intanan reero yelanine shukran ❤
Wll aniga ayay igamaqanyiin laba caruuri 4 jir 5 jir lkn galana igama haysato cadawna igama haystee wakala fognay walahi inyar kahorbn. Ooyay on ka arkay camera da ayado murugsan waa ooyay wa maslxy waa ka qosliyay allaw nasoo uruuri oo iixifti
@kOKOBULLE-tis53 ай бұрын
Wlhi hor dhaca video markan arkey Wn ka naxey lknse ayan waligey inta aan ku xiran kuma arkin Inta yaaban ismujiya balayo qerey mahan waxa tahy Hoyo adunka ugu Fcn manta waxa nasib bdn carurtii Hoyo unaqatey ayaney waxa waliba waxa ku ilowda carurtada dartuda hora waxa lo dhahey af dabolan waa dahaba abyo dadka ku dhahayo shekadada inh sheg barito ayada kow ka ah afka manta ku leh ku soco barito kugu caynayo abyo adun iyo aqiro kala badan afkaga ha furin please don’t forget 😢❤
@@MahlanxaajiMahlanxaaji shukran abayo ani ga xita arin aya ihesato qof kasto ilhy amuraha ha usahlo abayo ♥️🤲
@MahlanxaajiMahlanxaaji3 ай бұрын
@@Filsan-o1o farxad dag daga aan ilahey kagabarya insha alaah aaqirana jano baryada ilahey Ayan kulibaneyna sabarna wa kashaneyna walashey macan
@Filsan-o1o3 ай бұрын
@@MahlanxaajiMahlanxaaji insha allh abayo irid alle od masarna lakin wa niyad jabay ad aya u niyad jabay afar ta bishan aye igu bilabatay ilahada na wa iheysata 😭🤲🤲🤲 lakin rabi agtisa laga ma qusto
Qabiil wax qaban karaa majiro alaah ba kaga soo qaday lakiin jisarad fan banana baa tahay subxanalaah
@umumuxamedamiin20003 ай бұрын
,ما شاء الله تبارك الله 💕💕💕💕💕💕😭😭😭😭😭😭👀💔💔💔💔
@naduushxalane84643 ай бұрын
Masha allah gaari dumar wlhi waa kuu qiray noga so shekey wibradaada guurka ayaney
@MaryamaMuse-w5z3 ай бұрын
Mudo dheraa soo sabartey Allaa kugu siiyey sabarkaa.wadaa umartey inaad caruurtaada hesho waa wado Alle kugu qadaray inaa ku heshee.qaabil ku faanida iska dhaaf ee mar walibo Alle u mahad celi Adoo ku faanin awoodaada iyo tan qabiilkaaga.
@shukriahassan42433 ай бұрын
Abaayo ❤masha allh naag karti badan tahy ❤
@AYTM73 ай бұрын
Asc abayo waad Samirtay waxaana tahay hooyo karti leh ❤inaad afka xirato waa kugu raacsanahay waayo dadka aan ka dhalanay waa dad wax kasta isku caayo xataa qadarta alle
@hazbevibing30663 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@xamdayusuf25313 ай бұрын
Guulyso xbbti Allah ha Ku garab glo❤❤❤❤
@Umumahir-k8p3 ай бұрын
Wlhi waan ku wataa ayan cadey habo mcn nolow cadawgada cagta ka hos ❤❤❤
@SumayaSaeed-p8s3 ай бұрын
Abyo mcn waa run anaba kuleh dadka hda bogahada iyo dhibka so marty uga sheekeyso wxey ka dhigan doonan hubkii ay ku isticmali lahayen ee wxd so marty hdeyba ku dhafen alx dheh ee iska ilow❤
@AyaanDemon3 ай бұрын
Masha Allah Abaayo Allaha kuxafido❤❤❤❤❤❤
@FaadumoMuxumed-js8ip3 ай бұрын
Ka soo sheegy xabiit❤❤❤❤❤😂
@naimay45703 ай бұрын
You're my favourite youtuber ❤ keep going cadey 💪🏽
Ayaaneey qof aqyaar aa ehed. Ka bul dheh waxaan oo kale.
@haajarasalaad39012 ай бұрын
ماشاء الله حفظكم الله جميعا
@shamischannel68163 ай бұрын
Sheeko lees ku ogyahay waaye😂😂😂😂
@ubahahmed17403 ай бұрын
Ayaan abaayo mcn ilaaheye cazwaljale ay ku caawiyeye er macanto wacayi galinta ku dara ina aad qabilka Ka waniso abaayo mcn murugada ku soo martauenyn rabi ha ku cawila celiyo kagan dhigo kuwii aad ku nasan laheyed
Ayaney meel mashquula joogaa kow dheh adi iyo xamdi dagaal ma wadaane iga qaleeya😂😂😂 liked na waan saaray lkn waa ku kalsoonahay walaalehey ilmo aderadey inaeysan is dagaaleyn biri baa dhageysanaaa muqaaalkaaan ❤❤❤
@saafiabdalla94483 ай бұрын
Ayaaneey Allaah ayaa kuu hiiliyay maasha Allaah alx
@Afnan-kb6ro3 ай бұрын
Hooyo adag oo karti leh hore usoco
@aminakhadar5813 ай бұрын
MashaAllah tabarakaAllah❤
@najmacaiapdi3 ай бұрын
Masha allh hooyo karti leeh illhow awlaada no ilaali wll wan kula daremayna wll lkn waxaba ha hadliin wll
@abdullahi14023 ай бұрын
Mashallah ayanay qof karti badan ayaa tahay Allah nolosha haku qurxiyo
@fatumamohamed32623 ай бұрын
Alxamdulilaah abaayo, Allah kumahdi wixii dhib ah na Allah usheego😂