QISADII NOLOSHAYDA EE 9 SANO MASE HELAY WIILKAYGII IBRAAHIIM YARE?

  Рет қаралды 43,332

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Күн бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 1 100
@Layliish-qh1en
@Layliish-qh1en 3 ай бұрын
Aniga qiso taada ka daran ayaan hayaa meel aan kugu so gudbiyo iisheg
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Abaayo fcbook pejkayga igala soo hadal ayaan gobdoon kuqoran 40 iyo kun fllow heestaa sidaa kugaranaysaa ayaan qisaa wadaa bas iisoo qor saa dadka kaaga aqoonsado
@Layliish-qh1en
@Layliish-qh1en 3 ай бұрын
@@ayaangobdoon3254 hye abayo thnks
@xamdi118
@xamdi118 3 ай бұрын
watsabkaga iso qor
@ayanadammohamed395
@ayanadammohamed395 3 ай бұрын
​@ayaangobdoon3254 anaa boqol meshas kaala soo hadlay waana iijwbi weyse abayoy plse wasapkaga isii yutob inaa furtaa jclhay inaa waxaa aqoon idhertahay bes ayaan kaaga rabaa allaha kugarab siiyee🙏🙏🙏
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 3 ай бұрын
Ayaan goobdoon ku quusqaado abaayo hada somaali wax walba u sheegto bari adi ayeey kugu so laabane waana laguugu ceynaa gobonimada ka raac allaha ku fududeeyo
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 ай бұрын
Inta ku farxdey ayan so labashadeda like ❤😂
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 3 ай бұрын
Runti habeenkad baxayisayi wan ku so ducayinaya e lakin markad tagatayi xamar wan ku wayinayi e wllo so labashadada wan ku faraxanayi si qalabiyan waliba
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 3 ай бұрын
@SamiaAhmed-b334 wn ku farxay wn jclhy ayaaan hoooyo karti leh gob weeyaaan weysan suurta gal ageyn ee wxaan sii jeclaaa in aan lakulano aan uwada duceyno wllkaa kaa maqan aad uduceyso adna ma laa,ikta kuu duceyneyso qofka cadowga kugu ah xataa hadaa uduceyso qalbigiisa alle wuu kuu dabcinaaa
@Ixsaas3
@Ixsaas3 2 ай бұрын
😂😂saamiya sido kle adigana waan kugu fraxsanahay
@Maxamedcumar-k7i
@Maxamedcumar-k7i 3 ай бұрын
Abaayo wan daremi karaa hadalkaaga walhi labo gabdho ayaa iga maqan iiducey siduuw ilahay kuugu sooceliyey anna inuuw ilaahy iigu soo caliyo siduuw nabi muuse hooyadii oogu soo celiyey allaahuma aamin
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 3 ай бұрын
Allah kusahlo awlaadada abayo❤
@iqrayussufhassan8224
@iqrayussufhassan8224 3 ай бұрын
Illahow kusosahal amiin
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Alaha kuu soo celsho abaayo meeshay kunoolyihiina alaha kuugu xafido intay kaamaqanyihiina qalbiga alaha kuu qaboojiyo
@YasmiinIbraahim-y3f
@YasmiinIbraahim-y3f 3 ай бұрын
​@@ayaangobdoon3254 labadaada wiil iyo cimraan ma isku aabaa
@queenfarxiyo4282
@queenfarxiyo4282 3 ай бұрын
Allah ha kuu sahlo
@Ilaqosol-s4i
@Ilaqosol-s4i 3 ай бұрын
TEAM AYAAN ONE LiKE❤🎉
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
😘😘😘😘
@XamdiShiqcali-b7q
@XamdiShiqcali-b7q 3 ай бұрын
ayaney ihey hkuxfido ilmahaga wlhi anigee hda ihestaa sadex gabar aandhaly marka guursaday laidhahy ilamaha isiii sidda imuuqto waaxan kacabsanaa in laiga wato wlhi isooduceeya 😢😊
@nastexoshooble6824
@nastexoshooble6824 3 ай бұрын
Abyo alle haku dhowro ha iska dhibin intee gacantada ku jiraan waad gulesane insha allah ❤​@@XamdiShiqcali-b7q
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 3 ай бұрын
​@@XamdiShiqcali-b7q qarso abaayo oo ilasho meel laga yaqaano xitaa kagur hadaad awoodo anigaba saas walahi 3baa ijoogto hadaan guursado waliba mardhaow ayn rawa inan guursado alle idinkiis in Liga qaato ayn kabaqaa hadaan gursado lkn wan uduceeyaa marwalbo in illhy iiga qabto
@SâfiâMuhumed-t6i
@SâfiâMuhumed-t6i 3 ай бұрын
Ibrahim hoyo adunka adaan kugujecelyahay markii aay dahdo oohin😢 igaqabataa
@HamdiaaliBoqoreh
@HamdiaaliBoqoreh 2 ай бұрын
Inshaa wadhelaysaa ❤❤insha alaah❤❤aladartii ayakujecahay ❤
@HamdiaaliBoqoreh
@HamdiaaliBoqoreh 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Asalal99eir
@Asalal99eir 3 ай бұрын
Xaasisanaa maxaa hooyo ilmaheeda looga mamnuucaya ala dadkanaaa akhiro miyay iloobeen ay halmar nafta ka fargan karto alow cadow hanoo jabin 😢😢😢😢
@deeqawehliye6302
@deeqawehliye6302 3 ай бұрын
Ayaaney marka kowad ibraahiim Allah haku xafido kulan dhaw oo barakeysan farxad leh rabi haydinku risaqo marka xigta wad ku saxan tahay inad wax iskula harto oo ad mustaqbalka ilmahada haleyn wana filayay inad muxtarimad tahay aniba sidas oo kale walidkey xumantoda isqabqabsigoda tona ma jecli Allah haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Aad iyo aad abaayo
@XafsoCabdi-g6v
@XafsoCabdi-g6v 3 ай бұрын
Waafaha nay sababta adoga gabsaty mida ugu wayna wa ina carurtada mustawbalkoda addhowrto wayo somaliyi waxey casirki kugu arkan aycishihi caykaga dhigan waxa kurajsyna xabibti in Rabi wilkaga adkulsntan adinko nabad qaba
@MunaAbdi-v1y
@MunaAbdi-v1y 3 ай бұрын
Allha kuu soo celiyo Insh waad helysaaah Ibrahim Xbti haniyad jabin hooyo kasta ilmihiidah waa ku weeh aakhir u danbeeyaan waad helysaaah markasta ducaysoh ilhaaay u sheeg gacanta u taag. Insh waad helysaaah waad guulysan biidnilaaah Albaariih allow u Sahal ilmeheedah lagah xaarantimeeyey yaarabi 🤲😢 saligah nabigah Scw badso. Iyo xawlo quwadah badso istiqfaaarta waan arky Gabdho saaas noqday wayna heleeen caruurooodiih iyo say Wx u rabeen markasta haniyad jabin Insh waad helysaah biidnilaaah albaariih mcnto. Horay u soco. Markasta wxaaad tagy hooyo beerkeeediih maqanyahy waad wal wali waad murugoon Lkn wax kasta waa qadar Alleh Samir oo adkysih yeeelo Ilhay ku koryooo bas Xbti Allha kuu sahlo Allha ku xafido Meel fiican oo wanaagsn Ibrahim yare allow u xafid yaarabi 🤲
@Amlaah
@Amlaah 3 ай бұрын
Gabadhan ninka xumeyey inuu ajanabi yahay u maleynayey lkn somali ayuu ahaa 😢nin somali ah waji ma laha lkn kan hadda qabo waa somali miyaa inaan ku gafo ma rabo raga soomaaliyeed lkn mid 😢xun u ku jiraa
@ayann-abdirahman
@ayann-abdirahman 3 ай бұрын
Alla ayaney Xiis you xisaab La’aan wali videoga Ma dhamaysan Bilow isago ii ahba comments so qoraya Dhamaad Qrx badan ban rajaynaya iyo war naga farxiya io inad ibrahim yare heshay ducadeeniina layno aqbalay❤️
@naimamuuminwardheere6865
@naimamuuminwardheere6865 3 ай бұрын
Ayaan gabdoon wana ku jecelanhay walhi wan ku garab taganahay😢
@Najminaa
@Najminaa 3 ай бұрын
23:30 Allow riyadaas haidin rumeeyo Aaaamin😭🤲
@MustaqiimAhmed-h8n
@MustaqiimAhmed-h8n 3 ай бұрын
Guuleyso abaayo mcn ilaahey janada hakaa waraabiyo❤❤
@amalissa9362
@amalissa9362 3 ай бұрын
Ayanay hooyo waxad tahay illahay sabir iyo awod siyey alhamdulilah illahay qalbiga ku xasiliyey ba mahadle inchallah wilkaga illahay ba agtada ku kenil wan ku ducaynaya wll
@IsmahanHadafow
@IsmahanHadafow 2 ай бұрын
Wan ilmeyay runtii weligeyna commenti soma qorin iyada kaaga duceynaye lkn manta niyada io qoraalba wan kaaga duceyay illahey ha idiin kulansiiyo ayaney malin inaa inoo sofarisan donto adoo faraxsan na leh wiilkeyga wuu ila sohadley ama wuu imade taasna rabi aan kabaryenaa 😭🤲si qalbiyad aan kuugu soduceynaa abayoy anigoo hooyo anan aheyn saan udareymay lee wan ilmeyay wllhi saad jeceshahay allah kuyeelo abayoy 😭inshallah malinta hesho inola sowadaag soon aa somaa 😢farxadas awged io inuu illahey waxwaliba kusaqirey but nolol qurux badan kurajeynaa qoraalkan qoraalyo wan ilmeynoyaa ayaney 😭🤲🤲🤲🤲🤲
@FarhiyaDhayib
@FarhiyaDhayib 3 ай бұрын
😢😢😢 sorry Ayaan ❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😢😢😢😢😢❤❤❤
@thtatta
@thtatta 3 ай бұрын
Wlhi waan ka murugooday ilahay haku sahlo ibrahim cade i.a waad heleysa mcnto duceyso mar walba sidoo kale tasbiixda badi mcnto ilahay waxan kaaga barya inaad Ibrahim cade hesho amiin Yarabi🤲
@faadumoiidle
@faadumoiidle 3 ай бұрын
Video gaan 1m views kiisa hala gaarsiiyi🫡🥰ku xumeyn😂
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Jah😘😘😘😘😘
@bilandecoretion5054
@bilandecoretion5054 3 ай бұрын
Wllhi sidan ufarxay lama qiyasi karo markan ku arkay intii oo dhan wan kula war warsanayiin waana markii igu horaysaye ee aan waxku soo qoro 1 koobadna wan noqday alle haku xifdiyo xbbti Sido kale alle ha ku soo dhaweeyo wiilkaga yarna Sidad yeeshayna way ila saxantahay aniga arigtidayda
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 3 ай бұрын
Masha allah ayaan aadbaad ugumahadsantahy sidaa uga xishootay ilmahaag iyo qaraabadodaa waana mudan inay kugu daydaan dumarka cayda uquura dadka xilku kadhexeeya kolayba waxba kama faaiideen aanka ahayn ceeb iyo kalsoonixumo bulsaha kuugasha iyo qoyskaaga marka afdaboolan waa dahab sidaas kuwad hadal mcn iyo quruxdaa baaba hiil kuugu gilan horay usoco ina adadeer somaliyed
@aishaabdille8038
@aishaabdille8038 3 ай бұрын
يا اختي الغالية والله معك والله يعلم حالك اصبري 😢
@xaawoluul8431
@xaawoluul8431 3 ай бұрын
Dhibka dheef aya kasanbeyo walashey
@MunaAbdi-v1y
@MunaAbdi-v1y 3 ай бұрын
Ayaaney hooyo kartileh ayaaah tahay mcnto Allha ku xafido Adigah iyo caruurtaaa wlhy waan kula murugooday mcnto Markaad soo dhigty video giiih uguh Dabeyey oo aad Safrka soo galaysay Farxad iyo reenreen ku noolaadah hooyo Abe iyo Adigah iyo caruurtaaa mcnbdn farxad ku war ❤
@nashaadbihi8902
@nashaadbihi8902 3 ай бұрын
Geesiyad fariida bad tahay ayaaney ilaahay wiilkaaga farxad hakugula kulmiyo🤲
@aminoadanxagaley
@aminoadanxagaley 3 ай бұрын
Xbbti hooya mcn iyo adi isku miid aya tihiin manshallah hooyoyinkena allah hano xaafido xbbti Wllhi qasadana camal ayey shabahda wana kula oyay runti 😢 aad bana u faraxsanhay so labitankaga waxbarashada marka ka imada aya qasoyinkaga dhageesta marka malmahan aa la ii dhahay na gabadi aad dhageesan jirtay xage ee ka baxday marka wllhi hooya aad ba tahay manshallah my Allah bless you 🤲 sister 😊 waliga farxad ku noloow en waxan doonaya qasa ina kula wadago xbbti cibra qadasho ha u noqota gabar walbe inte kala so xidida xbbti 😊
@Najuudcabdalla1979
@Najuudcabdalla1979 3 ай бұрын
Inta kadhex bixi wayday changeka oomar walbo soo firi neysi❤❤❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Ooh my allaaah qalbiyan idaawaysay shukran xbbt
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 3 ай бұрын
Yaa allah usoosalah Ibrahim yar inshallah allah khary Abaayo
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 3 ай бұрын
Cakuyeeey. Wajigii. Quruxda. Badnaaa. Il go ka muuqda. Alle. Waxkasta. Saad. Jeceshahay. Hakaaga. Dhigo. Mcaanto
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 3 ай бұрын
Ayaaney wll jasaakalaah qof xil haya iyo umuliso say wax u ogyihiin wax umasheegaan marka ilkaha hadii laqod qodo qurun baa kayimaada muhiimadu waa inaad ilmahaaga heshid adiguna aad qurux badan tahay
@Aniisa-r7g
@Aniisa-r7g 3 ай бұрын
Wlhi waan kuugu raac sanahy cadowgaaga qac baad ka wersiisey hoohintaada ayey sugayeen qac malidhihi karo tan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ayuush2214
@ayuush2214 3 ай бұрын
Ilaahay hakuu sahlo abyo wiilkaaka ibrahiim ilmo nimo ayaa heyso caqligiisa markuu iskeeno wuu kuu soo laawanaa i.a waliba sida uku dhaqsiyaha badan wlhi qalbiga ayaa ixanuunay markaa dhageestay qisadaada inta aad naka qarisayna dhib malahan kuma qaldanid waad ku saxantahay wiilashaada sharaftooda ayaad ilaalisay mahad sanid mcn badn welcome back markale quruxey🥺💋❤
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 3 ай бұрын
Sidaad khalid uheshay baad uhelaysaa
@umfuad4641
@umfuad4641 3 ай бұрын
allow kulansii Ibrahim cadde iyo hooyadii yarap usahal 🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢
@Asalal99eir
@Asalal99eir 3 ай бұрын
Xaasisanaa maxaa hooyo ilmaheeda looga mamnuucaya ala dadkanaaa akhiro miyay iloobeen ay halmar nafta ka fargan karto alow cadow hanoo jabin 😢😢😢😢
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 3 ай бұрын
Yaa rabbi quluubta hooyoyin badan qabooji oo nabad nagu kulmi inta ubad iyo hooyo kala dheere yaa arxamu raaximiin yaa rabbi
@ifraaxsanaag7313
@ifraaxsanaag7313 3 ай бұрын
Ayanaay wba Amini la ahay ina Dib ku arkoyo. Xiss. You Qrxbadaneyyyy❤❤❤❤.
@thtatta
@thtatta 3 ай бұрын
Ayaan cadeey wlhi saan ku sugaaye ilahay baa og qisada ka sokow wlhi zaid kugu xiise mcnto ilahay haku xifdiyo❤
@ashanadibra7126
@ashanadibra7126 3 ай бұрын
😢😢😢😢 sorry ayan wlhi cawa wn kula ooyo mcnto Alle ha Ku soo sahlo Ibrahim yare mudo ayan kugu xiranhy
@NiciimaFuaad
@NiciimaFuaad 3 ай бұрын
Ayaaney wllo zoo diGa dhubtay
@akramfaycal908
@akramfaycal908 3 ай бұрын
Ayan Adigoo caruur ahaa maxay Ibraahimkii ugu weynaa mise?Mise Khaalid iyo inshaa allaah ilaah ha ku siiyo wiilkaaga, runtii waa nasiib darro
@laylaaa959
@laylaaa959 3 ай бұрын
Caawa dhaan ilaa xalay heegaan ayaan aaha sodhoow wll ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmabdiorrrcv8610
@najmabdiorrrcv8610 3 ай бұрын
This is really sad wallaahi in hooyo ilmaheda ay dhashay oo aysan 9 yrs aysan arkin loo diido iney aragto alla maxey nimanka somalida wax dhintay yihiin intaas ayuu xasinimo karadinaa iyo kuxumeyn waxaa laga yabaa ilamahaas ineysan nolol aysan kufaraxsanen ay ku noolyihiin don’t worry wiilkada wuu kuu imaanaa Allah kuu nabad keno abayo 😭😭
@MunoXuseen
@MunoXuseen 3 ай бұрын
Sidaan kugu farxay alha kugu farxo abyo ayanah muradkaga alha ku sahlo xbbt❤❤❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Aamiin shukran abaaayo
@Aminamohamed2464
@Aminamohamed2464 3 ай бұрын
إن شاء الله قريبا ستحصلين ابنك وهو بخير والصحة وهو يشتاقك جدا ❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 👍🫶🏻❤️
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Scw
@NuuraYhye-jl7qz
@NuuraYhye-jl7qz 3 ай бұрын
❤❤❤ ayaan abaayo allaha ku xiftiyo ❤❤allah haku sodhaweeyo
@SooriyaaCabdi
@SooriyaaCabdi 3 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@sacdiyomursal3585
@sacdiyomursal3585 3 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam
@MimiAlyarimi
@MimiAlyarimi 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@naciimodagan3213
@naciimodagan3213 3 ай бұрын
Ano hooyo aheyn ban kula dareemay xanunkada sorry sis aniga 3 maalin somanahy inu alle igu arsaaqo owlaad baariya allamuha aamin🤲🤱😭😭
@SundusOsmanAhmed
@SundusOsmanAhmed 3 ай бұрын
Mahadsanid poqoradeydii ayaan gobdoon maxan sugayna waxban soo noqosho wacan xapipti ❤
@امعنان-و4ف
@امعنان-و4ف 3 ай бұрын
Qisada inta dambe wlhi waa qiiro ilmada lamaceshan karo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MaryanCumar-ob9xh
@MaryanCumar-ob9xh 3 ай бұрын
Wlhi aad io aad kugu xisay ayaantena Alxm Dib nogu so labatau❤😭💕
@suadmire7450
@suadmire7450 3 ай бұрын
Asc Mashaallaah sister welcome back we love 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@AbshiroCcasiis-lc4qp
@AbshiroCcasiis-lc4qp 3 ай бұрын
Ayaan abyo wan kula daremay markad dhahday ibrahim hadii aad iga dooratay abahaa ilbaabkeyga wuu kuu furanyahay alle hooyo unbaa ku daremi kartaa alle haku fududeyo umurahada kulankina kulan qeyr qabo alle haka dhigo quraan u aqri abyo wiilal aan guursani dhalan yaro ah hakuu aqriyaan 114 hal malin lcg ficana sii salada subax sas markii loo tukado ha fadhistan quran aqriska
@sucdicamuud
@sucdicamuud 3 ай бұрын
Abyo maxa hagu hela hadu Allah idmo
@SalmaCarab
@SalmaCarab 3 ай бұрын
Abyo Aallaha kuso sahlo
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 ай бұрын
Adigo dumar ah Oo Waxas oo wng ah garatey ninkii rag aha oo sidan garanin wlhi Ayaney waxa tahy Hoyo wngsn Alle ha ku xafido abyo 😢❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Shukran abaayo mcn garaad aa laisdheeryahay wiilashayda maantay hiila iiga baahanyihiin waana sharaftooda inaan ilaashado
@KadijaAbdirahman-y9h
@KadijaAbdirahman-y9h 3 ай бұрын
@@KOKOBULLE-it5e wakusalamay.samiyo.adey🥰
@jujuqasim1007
@jujuqasim1007 3 ай бұрын
​@@ayaangobdoon3254sax waaye abaayo wankugu racsanahay ❤❤
@HodanAxmed-ps7kp
@HodanAxmed-ps7kp 3 ай бұрын
Aniga abaayo wan xanaaqsanahy fecbokan kaaba so qabty maleh jawaab wana kula gubanaayay bud weeyn o ibraahin laguraadinan waday lkin ima jwabin
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Abayo dadkaa igu badnaaa
@aaminaaadan7307
@aaminaaadan7307 3 ай бұрын
Allaha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga Yaarabi uhiili adoontaada 🤲🤲😢😢
@zaytuunmohamed9620
@zaytuunmohamed9620 18 күн бұрын
Wlhi blhi tlhi indhaheyga ilima ku soo istagty abayo mcn wxa thy hoyo strong woman 😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@NagaadHussein-op6go
@NagaadHussein-op6go 3 ай бұрын
امين يارب ❤❤🤲🤲😭
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 3 ай бұрын
Waxaa thy ayaan gabadh adag o karti badan ale marwalba waa garabkaaga😢😢😢😢😢ale hakuukeeno walaashey😢😢😢 walhi qalbigaad ihurisay😢😢😢😢
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 3 ай бұрын
ayaan Gobdoon wllhi waan kuuxiisay
@PrettyGirl-qx8yq
@PrettyGirl-qx8yq 3 ай бұрын
Ayaaney hn nolosha adonka ayaba iska itixana Marak inti badneeba wasamartey ishallah ibarahimna wada heli Allah haka qoosan أن مع العسر ي اليسر ى Allaha hakoqaboojiyo qalbika 😢😢
@Filsan-o1o
@Filsan-o1o 3 ай бұрын
Ayyyy mama ayan ilhy noka so celiya mahadleh waku jecelnahy mama 💖💖💖💖🙏🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@DeeqaJaamac-l5p
@DeeqaJaamac-l5p 25 күн бұрын
Gesiyad BA tahay ayaney Insha Allah wilkagi ilahay farxad haydinku kulmiyo🤲
@Ista565
@Ista565 3 ай бұрын
Indhahaga daal badan ku ka muuqda abyo guuleyso oo horma madan gaar inshallah ❤🎉😊
@XAMDIAXMED-im2pr
@XAMDIAXMED-im2pr 2 ай бұрын
Abayo carurta dhan Hal nin may udhashay ayaan
@Hawoarte-iq4kz
@Hawoarte-iq4kz 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ alxamdulilahi xabibti wan kuxisay ayaney Malin hore marka qisadada a wx yar kashegte wlhi wan oye hda koley wan kasidaranahy😂
@FarxiyoXaashimaxamed-r8e
@FarxiyoXaashimaxamed-r8e 3 ай бұрын
Alx ayaaney group Yada xitaa Wan kudhigay uso duceeya meel walbo kaaga so duceyay❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
Shukran xayaati
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 3 ай бұрын
Ayaaney wlhy galabta ayaan rabay inaan ku soo raadiyo lakin wan hilmamey inaan ku dhoho baan rabay ma nabad qabtaa lakin muqalkaga ayaba hada iga soo hor baxay
@abdimahadi6654
@abdimahadi6654 3 ай бұрын
Gesiyad ba tahey ayaney wlahi Allh ha ku garabgalo hn 😢❤❤❤❤❤❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 ай бұрын
😘😘😘😘😘😘
@hawasoulemanhawasouleman-8262
@hawasoulemanhawasouleman-8262 3 ай бұрын
Wn ku su ducey ayaaan
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 3 ай бұрын
Ayaaneey hadaa heshay caruurtaada inta kalena xeeri masha allaah qisadaan kugu dhacday hooyooyin badan ayeey heysataa allaha ka dulqaado dhamaantood😢
@samiaali9059
@samiaali9059 3 ай бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته Mnsha allah wll soo laabasho wacan❤❤❤
@queenfarxiyo4282
@queenfarxiyo4282 3 ай бұрын
Ayaan wajigaaga waa uxiisay Sidoo kale guulayso abaayo Ilcadow Allah hakaahaayo Abaayo waan kuu duceyneynaa inaad Ibrahim cade heshid Insha Allah waad heleysaa
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 2 ай бұрын
🤲Insha allah🤲 abaayo 🥰😭😭😭😭💪 lnsha Allah abaayo lnsha Allah abaayo lnsha Allah abaayo lnsha Allah lnsha Allah ☝️☝️☝️☝️
@JaylaniCabdi
@JaylaniCabdi 3 ай бұрын
Ma aqaan ayaan lkn walhi waan ku faraxay markay wiilkeda he's hay ya rabbit wiilkeda kalana dhib la,an ugu keen😢iloveyou xppti from duriyadii💚🤍❤️
@FaadumoCabdi-l1i
@FaadumoCabdi-l1i 3 ай бұрын
Ayaan wakusaxantahay inadqisadad dhulmartay owaxbadan xerisay m aguleyso abayo
@FaxdiAliHassan
@FaxdiAliHassan 3 ай бұрын
sorry sorry abayo mcn 😢😢😢 allh aya kuljira qalbig allh kuqabojiyo😢😢
@IqraMohamout
@IqraMohamout 3 ай бұрын
Alx hadaad nabad kuso noqoty azxapey 40 qof ducadoda wala aqbala waa xanunsanahye iso.duceya please 😢
@Muhima2495
@Muhima2495 3 ай бұрын
Abyo ayaaney aniga tiktok ma usticmaalo youtube kliya ayaan isticmaalaa 🥺
@NasromohamuudAbdi
@NasromohamuudAbdi 3 ай бұрын
Wllo rayigas wan kugu racay oo ind waxkasta ind kuillowdo ilmahanga mnshlh aboyo hnplyo
@HiBa_mahamett
@HiBa_mahamett 3 ай бұрын
Wlhi markaa arkay cunugaaga ilin iga timaaday😭😭
@BarwaqoDheerer-ke1mh
@BarwaqoDheerer-ke1mh 3 ай бұрын
Ayan Hooyo karti badan oo.samir badan ilhayow ubadka iyo hooyoyinka hakala dheereynnqofna hoyadi lomadhame
@fadimaahmed1284
@fadimaahmed1284 3 ай бұрын
ayaneey waligey commenti makusoqorin lkn wahi qof karti bdnaa thy alle hda kusiiye wiilashaada mid kle wxba lmaaha in uukusiiye samar amarkaa leys kudhaafe qalbigne alle hakuu qaboojiyo
@aaminamahamudjimale
@aaminamahamudjimale 2 ай бұрын
Abyo ayaney willkaga ibrahim illahey hakunobad keno wallhi wan oyey markan qisadada dhageysty
@Haffyy
@Haffyy 3 ай бұрын
Alaaa ayaney sorry dholacadeynta ilen waxaa ku dugna murugo badan 🥹ilahay murugo dhanbo kuma tuso ya rabi 🤲🥹
@RaxmoKiin-l3l
@RaxmoKiin-l3l 3 ай бұрын
Abaayo niyada qeer usheg abayo markasto kuduceso inoo alehey bardooda samo kusoxijiyo abaayo
@pricess1772
@pricess1772 2 ай бұрын
😢😢😢sorry insha allah waa arki dontàa abyo wlhi qalbiga I ixanunay 😢😢
@ubahabdilahi879
@ubahabdilahi879 3 ай бұрын
Waan sugi kari la aynba allah kuxifdiyo😭😭😭😭😭😭 Allah idin kulmiyo adiga iyo ubadkaaga
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 3 ай бұрын
insh allh abayo ibrahim wad argee abayo insh allh wad gulesane abayo waxa thy hoyo qimo badan
@munoali3306
@munoali3306 3 ай бұрын
Abayo waxa tahay hooyo adag rabigedana kuxiran Isha allaah Ibrahim na wadhelidonta goan kagana wad kusaxatahay Ina sharfta ilmahaga dhortiti ku ilowdid wax walba boqoradu ilahey kusiiye
@nastehaa.abdullahi3988
@nastehaa.abdullahi3988 3 ай бұрын
😢😢abayo Allah haku gargaro owladada waku imanayan inshallah inteey yaryihiin ubaa laga rerewi kara uun sorry abayo ilahay haku qabojiyo qalbiga
@NaciimaDaganNor
@NaciimaDaganNor 3 ай бұрын
Jah heesta waxa iso xasuusisey eed waxaad fashana ubadkaan dhalaaan ku illawarra iso xasuusisey wlhi kuso duceyey allh ku sahlo qalbiyeyey hooyonimo dareemi karaa ducadan aqriso kuna celceli اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ بِأَنِّي أَشْهَدُ أَنَّكَ أَنْتَ اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلَّا أَنْتَ، الأَحَدُ الصَّمَدُ، الَّذِي لَمْ يَلِدْ، وَلَمْ يُولَدْ، وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ waxba kuma weynesid ducadaas insha allh qaliyey
@maryamaali2561
@maryamaali2561 3 ай бұрын
Ayaney abaayo welcome back wiliba ado faraxsan mida kle gobanimada aad qadatay wax lasisto laheen abaayo hada willkaga kuso labtay intuu jogaa hooyo maku heyso mise abahood ucelisay
@IfraaxMaxamed-io7ub
@IfraaxMaxamed-io7ub 3 ай бұрын
Abaayo farxada ku bilawatay alaha ku gu dhameyo inta noloshada inta ka dhiman ibrahiim waad la kulmeso alaha ku xifdiyo owladada dhamantoot
@amaalgaraase8174
@amaalgaraase8174 3 ай бұрын
Ayaney wan ku farxay inaad nooso laabatay adigana ilhy qalbigaga haku qabojiyo ilmahagana haku so celsho hkula mideyo 😢 marksta wa kuso duceyn jiry qli ... abyo anu marwalba ma jeclyn inaa qisadada dadka la wadaagto wxi adi io ilmhaga abohood wxi idin dhex mary waayo mahadho aan marnaba ka hary
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 2 ай бұрын
m.a abayo wlhi waan calool xumaday markan arkey qisada kugu dhacday illahey qalbiga hakudajiyo
@XafsoMaxamed-ll8ce
@XafsoMaxamed-ll8ce 3 ай бұрын
Ayaan abayo wakusaxantahay initii wilashaada ay cuqdad lanolaan lahayèyn hoyo watii sabarta abayo mcnto qaliyey wad sabartay ilahey waxaan kabaryaaa ibraahiim asigoo nabada inow ilahey kukeeno I.n walahi qoraalkaan waxaan qorayaa iyadoo ay tahy saqdhexe waan ooyay waliba saaid waxaan dareenaa. Hoyanimadu waxay tahy abaayo mcnto qaalid iyo ibraahiim adigaa dhalay shalay markii aad dhaleysay ilahey ayaa hadiyad kaka dhigay cidna kalama tashan inuu kusiiyo iyo inkale mantana kalama tashanaayo manta waa aduun birine waa aqiro wlhi mcney cidna ilahy kamaxigto ilahey garabgaga ha ahaado ayaan waaxaan kuguxiranahay mudo wlhi dhirigelintaada ayaan kasabri la ahay walhi waxaan kuujecelahay sidii walshey iga weyn okale waxaan kaa faiday waano iyo dhiri gelin haiga niyad jabin abid unolow cadaygaga my queen 👸 waxaatahy boqorad waxaatahhy hooyo adag nolow cadawga unolow waxaan rejeyhaa inow arko gulaha wan wanàagsan haiga ciishoon qaashan ibrahiim habaryar wan gusugeynaa sodhawaw adiigoo nabqaba waliba oog hooyada iney tahay halyeeyad geesiyada 😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ayaan nolow abaayo adiigoo faraxsan qali❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CrisaaqCiise-xn3fi
@CrisaaqCiise-xn3fi 3 ай бұрын
Ayaan intey lagaa soo xariiraa wll mcn teeda kale iid MUBAARAK ne waan kuugu talagalay waan kaxumay in aad soomaali timaado hadane is arkiwaanay wllmcn
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 3 ай бұрын
😢ax ayney wan Ilmleeyay mrka tiri waxa iyimi wiilkygi oo bac maryo kuwato😢😢😢waa farxd ooy
@samiranoor6884
@samiranoor6884 3 ай бұрын
Ayaan abaayo illahay ilmahaga hakuu xiftiyo silama filaana hakuula lulmiyo Ibrahim bidini Allah Samir na hakusiiyo Sisharaf leh baanyeeshay Hadaad ilmahaaga udanaysey Illahay baa kusharfaya adigana Ninkaa waad laceeshtay waxba hakasheekeen
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,8 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 7 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 261 МЛН
KIISKA MUSFAR OO LAYABLEH!@SawdaBillan
54:09
Sawda Billan
Рет қаралды 61 М.
INA ADEERTAA WALIGAA HA, USHEEGIN SIRTAAN OO KLE
27:20
Qisas Channel
Рет қаралды 12 М.
WALIGA HADAGDAGIN BALDHAGAYSO 2 QISO @SawdaBillan
47:53
Sawda Billan
Рет қаралды 61 М.
SIRTII LA, AASAY!! @ayaangobdoon3254
42:02
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 20 М.
KAQARI AYAY ITIRI HOOYO INAAN GUUR SOOMARAY MAXAASE IGA RAACAY
28:37
GABADHII HOOYADEED LAMASEERTAY MINYARADIINA TAARIIQ UDHIGTAY
29:11
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 19 М.
QISADA SACAD IYO SAFARKII NOLOSHA!@sawdamqaalib
56:50
Sawda Qaalib
Рет қаралды 53 М.
SHIRQOOLKII NINKAYGA IYO BEENTII DUMAASHIGAY😭
23:42
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 10 М.
GABADHI TALADA XUMAYD!@sawdamqaalib
39:04
Sawda Qaalib
Рет қаралды 54 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,8 МЛН