DHAGAR Cusub: Gaza oo loo qeybinayo 24 maamul & Qorshaha lagu karkarinayo Washington|

  Рет қаралды 46,548

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Пікірлер: 163
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs 3 ай бұрын
Allah ha burburiyo yahuuda iyo reer galbeed gaalada ah ee mujrimiinta ah ,Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 allow cadowga ka dul qad🎉❤
@Shucaybchannel05
@Shucaybchannel05 3 ай бұрын
Please wll somalia 🇸🇴 warbihin kooban nagasii
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs 3 ай бұрын
Shacabka Palestine 🇵🇸 lama kala qaybin karo waa shacab hal kalimad ku midaysan cadowga qorsayashasi haduu dunida iskugu yeero ,xamas allow barakee 🎉❤
@essagudal6449
@essagudal6449 3 ай бұрын
Hadalada kasoo baxaya qaar ka mid ah carabta waa mid dadka xusuusinaysa murtiada odhaneysa "Doqontu 12 indhood bay leedahay 1 waxay kaga beydhaa qodxaha 11 kalana waxay ku fiirisaa walaalkeed".
@SheywaaL589
@SheywaaL589 3 ай бұрын
Sxb Maxad Russian ka uu yaar Casida😢
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 3 ай бұрын
Xamaas Mayeelayaan in Ciidano Carbeed Qasa Lageeyo ileen Waxwalba Way ogyihiin Xamaasiyiintu
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv 3 ай бұрын
Manata waxan miyyyy keeentay sxb hhhhhh
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 ай бұрын
Taas waa hadal argagixiso oo yahuda keentay si xisbulaah dagaalka u joojiso oo looga dhigo mid iyada dan u ah kuna badalato magac xumada
@ZakariyaMukhtaar
@ZakariyaMukhtaar 3 ай бұрын
ويمكرون ويمكرو الله و الله خير الماكرين
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 3 ай бұрын
Aabe mcn wanku saarey❤😊
@Saaracilmitarax
@Saaracilmitarax 3 ай бұрын
Haye ❤️
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 3 ай бұрын
War lo tag wayey so WA in lakala jar Karo ama lakala go hoyo SE Allah weyn Aya uga filan dhagartoda dhiglawa yasha l9so adegsay Gaza siyo kyluwa so adegsadayba yahuda iyo USA oll NATO Allaha jabiyo
@yuusufcali2713
@yuusufcali2713 3 ай бұрын
ي : وَلَا تَهِنُواْ فِى ٱبْتِغَآءِ ٱلْقَوْمِ ۖ إِن تَكُونُواْ تَأْلَمُونَ فَإِنَّهُمْ يَأْلَمُونَ كَمَا تَأْلَمُونَ ۖ وَتَرْجُونَ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا يَرْجُونَ ۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا
@SuhaibMahamed-md9vh
@SuhaibMahamed-md9vh 3 ай бұрын
Waxn jeclahey in an noqdo qofki ugu horeyey ee aragti dhibta Maracadow waxn jeclan laha wakhtiga salada makhrib in anad ku beegin warka . Wana codsi 😢
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 ай бұрын
ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين 😢😢😢😢😢😢
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 3 ай бұрын
ويمكرون ويمكرالله والله خير الماكرين.❤❤❤insha allah islaamka wuu guulesan
@Darwiish777
@Darwiish777 3 ай бұрын
Allaha ugargaaro Dhammaan Muslimiinta Caalamka☝️🤲🥲
@SamatarSamaale
@SamatarSamaale 3 ай бұрын
Shaaricu rashiid iyo Rafax iyo nusayraat; Khaanyoonis raagow ; Shujaaciya raggeedii; Rukumadi jabaaliya ; Talilhawa rugtiibay ; Al-Qasaam rijaalladu ; Rasmi wali u joogaan. Amaan samo-arag Allahayow noo gargaar , oo guullee xaq u dirirkeena
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 3 ай бұрын
Waxaan Dhihi Lahaa Xuutiyiinta Imaaraadka Haladhaceen Gumucyadda Kulul Ee Gantaaladooda,Yuhuuda Ayagaa kadaran!!!
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 3 ай бұрын
Mujahidinta reer palastin waad guulaysandontan insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mabdulahidahir862
@mabdulahidahir862 3 ай бұрын
Jazaakalaahu khayran
@EngmohamedIsmail-u4r
@EngmohamedIsmail-u4r 3 ай бұрын
Allaah hajabiyo gaalada hana guuleeyo muslimiinta
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 3 ай бұрын
Hadalka jamacada carabta iyo qorayga Al ghol yahuuda wa isugu mid wadnuhuu jaray wlhy
@mohamedabdishakur-xy3ip
@mohamedabdishakur-xy3ip 3 ай бұрын
Israa'iil cidda burbureysa waa yada Xamaas wey ka guuleysatay Guumeysiga Israa'iil iyo dowladaha reer galbeedka
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 3 ай бұрын
Dhibatoyinka ay malegayan yuhud iyo maraykan alaha iyaga ha kurogo insha alaha
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 ай бұрын
🎉kkkkkkkkkkkk 24 maamul Waali Wali Dhaaftay Lkn Miyay Socon Nooooooooooo❤
@mustafemaxamuud
@mustafemaxamuud 3 ай бұрын
❤❤❤ alle ha u garhaaro muslimiinta meel kasta oo ay joogaan
@khadarcabdi6826
@khadarcabdi6826 3 ай бұрын
Waa tee alaabo fiican oo jaamada carabto horay u qaaday siday ilatahay
@Cabdiqani8Maxamed
@Cabdiqani8Maxamed 3 ай бұрын
Qaza way kuwareeri doonan kusii socodkeda
@FeysalCise-s5v
@FeysalCise-s5v 3 ай бұрын
Asc ina ciiisoow waa ina ciisee
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 ай бұрын
MARACADDE SAAXIIB WAA SHEEKO AAN USOCONAYN YUHUUDDA IYO MARAYKANKA
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 3 ай бұрын
Maa zjsa allaaj eaa wax fiican
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 ай бұрын
Mahansirlabixiyay.ewashirqol lasogalinayo hada sidagalku ugubalarto waxaxusidmudan dadkan rerqaza iyagaraba 2midkod inayshahidan iyo inayxoroban
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 3 ай бұрын
illaahow badbaadi falastiin xuuti aamiin Allah jabiyo yahuud iyo kufaarta oodhan aamiin
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 3 ай бұрын
MADAXDA CARBEED WAA CAMIIL dhul eeysan galikarin ayeey utashanaayaan carab iyo yuhuud palestine waa guuleeysanee insha allaah
@mohameddahir2743
@mohameddahir2743 3 ай бұрын
Isha alaah bi'idnilaahil kariim uma suura gali doonto Gumaystaha Isreal & saaxiibadood inay QAZA u qaybiyaan 24 maamul walaalayaal aan u ducayno wllhn reer Falastiin, mrkn tukanana aan Faataxada u marno inuu qorshaasi guuldaraysto. Walaal MARACADDE aad ayd adna u mahadsantahay wararka sugan eed noosoo gudbiso
@khalifmmuxumad938
@khalifmmuxumad938 3 ай бұрын
WAXA MURUGO IYO NIYADJAB IGUBERAYA SHEKAXUMADA KASOYERAYSA WADAMADA CARABTA SHEKAXUMADA OO AHA ADEGSIGA YUHUD IYO MARAYKAN DANAHODA U ADEGSANHAYA AGO SALASIN GUMADAYA Cajiiiib !!!!!!
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 3 ай бұрын
Jiir aya shiri wuxuyiri bisad aya nadhibti e an dalaw ama bell an luqunta usurna,mid kamid ah aya yiri wa ok lkn ya luqunta usuri ama ugilini bell ka bisada Hada Gaza haloqeeybia 24 lkn ya uqeeybini Israil way jabti ciidan mahayso??????????
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 3 ай бұрын
Waa dhab xisbulah maaha urur Argagixiso carabtana wan ku soodhaweynayaa ❤❤❤
@CabdiqadirShibrahim
@CabdiqadirShibrahim 3 ай бұрын
Warniyow.yaanlagunicine.yaauqaybinkara.xukunkailaahaybaaiskaleh
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 3 ай бұрын
Allah habadiiyo khasarah cidamada yahuud allah hajabiyo yuhuuda aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi allah haa u gargaaro muqawamada aaamiiiiiin yarabi
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 3 ай бұрын
Qorshii loo dajiyey somalia Laguna curyaamiyey dowladnimadeedi iyo ciidankeedi isla qorshahaas ayey reer galbeed la damacsan yihiin falastiin Illaahay haka badbaadiyo
@maxamuudxasancige3094
@maxamuudxasancige3094 3 ай бұрын
Yaa uqabinkara Waa wax.aan soconayn reer falastiin Ayay ka godaa.taladu
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Cid kale kama hadlikarto illaahay ayaa inooga waramay sidoo kale waxa tidhi jimciyada carabtu xisbullaah ayay kasaareen argagixiso waxaan kuu sheegin israil oo cadawga ah argagixiso balse carabtu goormay Ku dhaAaqday 😊
@ashaabdi6714
@ashaabdi6714 3 ай бұрын
Ilahey uma suurta geliyo insha Allah Falastiin xamaas ayaa maamulaya falastiin waa ay xuroobeysa rer galbedkaba iyaga Allah isku diro bi idmilaah 🤲🏾
@HassanHashim-ed8jj
@HassanHashim-ed8jj 3 ай бұрын
Wa inee ku tijabiyan cadabta gamtalada xutiyiinta casimadaha zahnuniyada carabta xoga kuheysato si ee udareman Gaza dhibatada lagu hayo
@AdamhassanSheikh
@AdamhassanSheikh 3 ай бұрын
ASC ,,,wallalayal horta ,,,,imaaratka carabta waa kan koowaad Ee dawladaha islamka bur burinaayo ,,,,markaan Aniga fiiriyay imaaraadka waaba israil ,,,NO,(1) ah kana dii daran israil masaakinta reer qaza imaaradka ayaa ka danbeeya iyo kuwa lamid ah sida masar iyo jordan iyo kuwa kale
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 3 ай бұрын
Asc, Inshaalaah dulmiga waa uu soo gabgabobi.waqtigana dad badan ayuu saxi, dhiiga reer falastin waa la sahladey se alle ma sahlan oo maalin uu waa uu u gudaya dulmiga Loo geestay.
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 3 ай бұрын
Allah ha baabiyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 ай бұрын
Jamacada carabtu haday naf Ledahaya ururka hamaas ee Reer falastiin bay ka qadi lahyeen iny u aqoon san Yihiin argagaxiso sababta Ururka xizbulah ay uga qaden Wa iny ka baqayaan hada Wayo dawlado badan oo Carab ah ayuba ka awood Badan yahay????
@ArrowJubase
@ArrowJubase 3 ай бұрын
ASC If the palastinians are finished. totally where would they go, they. should know the ISRAEL would take over their cities
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis 3 ай бұрын
Tanaviv waa jabhada usa UK nato halka kooxaha muqawamaduna ay yihiin jabhada xoraynta jaziiratul carab halka xukumadaha caraabtuna ay yihiinn ibnu saba yaal kio yuhuuda
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 3 ай бұрын
Kheer laawayaashaan Imaaraat la yiraahdo ayagoo og Yemen dadnimadooda iyo ayagoo og in Xaafaddooda yar ay amingeeda ilaashan karin oo u wardiyeeya calooshood u shaqeeysto Hindi u badan ayagoo u jeeda geesinimada iyo kartida Yemeniyiinta ay dagaalka kula jiraan cadowga islaamka ayey rabaan iney naftooda been u sheegaan warbaahinta na indhacarro ugu shubaan ; laakin waxaan rajeeyneeynaa in afhayeenka ciidammada geesiyiinta ah ee Yemen General Yaxya Sariic uu waqti dhow war baahinta soo istaagi doono asagoo u sheegi doono in xoogagga Yemeniyiinta Xaafadda Imaaraatka la yiraahdo dukun daakun ay ka dhigeen..... taanina waqti fog ma aha .
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 ай бұрын
WAXAAN RUMEYSANAHAY INAY KUWII CARBEED EE DABADHILIFKA U AHAA YUHUUDDA IYO MARAYKANKA INAY QAYB KAYIHIIN ARRINKAAS LKN ALLE KAMADHIGIN XAMAASNA WAATAN BURBURINEYSA YUHUUDDA
@MustafeRaxeeye
@MustafeRaxeeye 3 ай бұрын
Allaha unxaristo kuwa dhintayi amiin Allahayoo jabi yuhuuda amiin
@nimcanabdi9437
@nimcanabdi9437 3 ай бұрын
kolab way dhimanayan ee ragiyo dumar hadagalaman shacabka rer falastiin iyago dagalami hadhintan kolaba wa udhimasho
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Cid kale kama hadlikarto illaahay ayaa inooga waramay sidoo kale waxa tidhi jimciyada carabtu xisbullaah ayay kasaareen argagixiso waxaan kuu sheegin israil oo cadawga ah argagixiso
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 3 ай бұрын
Suaashu waxa weeye ciidan jabey yuhuuda Alle nacdaley sidee bey maamul fatabadan ussmeeyen palatine guusha alle siiyey xamaas baa baabiisey ciidsnkii cadawga waana fadhil maanta ametica iyo yuhuudu waxba masameyn karsn
@MohamedJawahiri-un2do
@MohamedJawahiri-un2do 3 ай бұрын
Waxan caro ahayn ka qaadimayno waxa qaza ka socsah kaliya hada waxan awoodna ina uducayno alle guusha hasiiyo kuwa NAFTA u huraya difaca dadkooda iyo diintoda ururka xamaaz alle awood gaarah hasiiyo
@Abdisamad24
@Abdisamad24 3 ай бұрын
Niyahaw sxb aniga xattaa waxaan kashakisanahay in xuutiyiintu waxoodu khiyaali tahay oo gantaallo been beena tahay iyo wax isla ogyihiin reer galbeedka .
@MouminHersi
@MouminHersi 3 ай бұрын
Qobolka barika dhexe holoyissa itey ee soo qoboqobeyniso doroshada Iran
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 3 ай бұрын
Waxa layaable kii america ahaa waxs cadaatey iney yuhuudu maamusho oo iyada lop daba fadhiisto waxey doonayan
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 3 ай бұрын
Xukaanta emaaraadka hala hubiyo iyo madax waynayaasha masar iyo joordan malagayaabaa in ay yihiin yuhuud mudo dheer lafal galay carabta
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 3 ай бұрын
Hal gantaal waa in UAE lagu tijaabiyo alleylehe, sidaan u dabbaal dego Muqdisho waa layaabi lahaaye.
@Islam-somalia-halal
@Islam-somalia-halal 3 ай бұрын
Yaa allaah alloow u soo dir yahuuda iyo reer galbeedkaba musiibooyinkaaga rabaaniga ah alloow u hiili reer qassa yaa rabi alloow adaa awoodaadu cidwalba ka wayntahay 😢
@ahmedomer3363
@ahmedomer3363 3 ай бұрын
Allaahi akbar xasbunalaahu wa nicmal wakiil.wal caaqibatu lil muqatiin. Walllaalayaal nin ilaahay weheshanayaa ma hoogo ,reer qaza ilaahay baa ku filan xamaas guul iyo dhamaan islaamkaba .
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 3 ай бұрын
Maasha alaah jaamicada carabtu maanta uunbey uronyihiin inkastoo logabaahna ineygarab istaagaan walaalahoda lagu agcunayo guul ayaan urajeynayaa walaalah falatiin insha alaah
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Maracadde show waligaa hasheegin maraykan iyo yuhuuda waxay sheegaan sobobtoo ah cadawga ugu xun weeyi. Waa been dawlad shegta aayaha xamaas aayaha ayaa iskale cidkale kama hadli karo
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Qofka islaamka ah uu garanayaa yuhuuda iyo maraykanku inay midyihiin sidoo kale waxay yihiin been Cad oo dawlad ah
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 3 ай бұрын
Ax wlhi dhibta lagu hayo wllhen reer falastiin gaar ahaan qaza waa xasuuq xanuun badan oo isir sifeyn ah lkn markasta wan uduceynayna ilaahay ha inaga aqbalo ducadana Dhibkana allah haka dulqaado Guushana allah hasiiyo aaamin yaa rabi muqaawamada kataaibul qasaam incha allah Kufaarta ilaahow masiibo ku rid o burburi
@AhmedmohaHasan
@AhmedmohaHasan 3 ай бұрын
Dowladaha muslimka suniga ahi casharka doorashooyinka haka bartaan iran
@MaxamedCismaan-bd6cy
@MaxamedCismaan-bd6cy 3 ай бұрын
Waa garteed inay imaradka sidaas uhadasho waayo mabo arkikaraan halqof ama haldal oo ladagalamikaro yuhuuda iyo reergalbedka waana uadeegaha gaalada
@mohamudsufi716
@mohamudsufi716 3 ай бұрын
Weliba gacanta uma gelin side loo qeybsanyaa waa yaab, Alana yadadiiladood ma yellow insha Allah
@CabdikariimIbrahim-k3h
@CabdikariimIbrahim-k3h 3 ай бұрын
Waxba iskacilinmaayan raga ka horjeeda taasi waxay cadaynaysaa in ay waxba iskacelikarayn oo baqanayaan
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI 3 ай бұрын
Gaza saxara ayan kadhigeynaa bay kunadreen wayna sameynayaan lakin caqiida yaa burburin karo
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 3 ай бұрын
Oo kani miyaanu ka mid ahayn kuwii lakaladiray mise aragtideena gaaban ee daciifka ah ayaa lagu dheelayay lana seexinayay hurdo dheer
@roblehassan3069
@roblehassan3069 3 ай бұрын
Illah madhihin raga lama yaso hamas inlaga gullesto ayaba dhawen inshllah hamas guul❤❤
@roblehassan3069
@roblehassan3069 3 ай бұрын
Illah madhihin raga lama yaso hamas inlaga gullesto ayaba dhawen inshllah hamas guul❤❤
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 3 ай бұрын
Israiil ayaba bubur qarka u saran ee qasa rag aya joga naftoda iyi alle kasha naya ee yuhud qasa xog kuna qbsan karto abid ked ben riqiisa ayay ku hada qaysa
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 ай бұрын
Gaaloo oodaheedii wadata ayaa qaza iskugu tagtay waxna wy ka qaaadi waayeen, waxan ay imika hindisayaana waa faatabakh
@AbdiHabiib-zg5ev
@AbdiHabiib-zg5ev 3 ай бұрын
Marraccade where did really get this news I think from your pocket.
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 ай бұрын
Allaah ayaan ku dhaarty gaalo wey jabeen xamkas ayna usabab ah lkn yaa naga qabta carabta wali kacabsanya israaiil
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis 3 ай бұрын
Aduunkaan waxaad moodaa cid aan yabnal yahuudiya ahayn ama nasaaro ahahn inayna lahayn xuquuqdii Banu admin nimada haba ugu daraadaan calamul carab e
@deeqxasan191
@deeqxasan191 3 ай бұрын
Sxb maxed ciisiow ma suurabaysi mana dhacayso insha allaahu
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 3 ай бұрын
Guul darada yuhuuda waxaa cadayn u ah raysal wastage iyo wasiir washiton u caray
@CabdiqafirXasan
@CabdiqafirXasan 3 ай бұрын
Masha allaah carab ta hadal ka aykasar tay argagixisada susbullaah wakh tigan laakin suni ayaan ahay cabdi qaafir ahaan
@Khadijo60
@Khadijo60 3 ай бұрын
washington qorshaha laga wado ilahey baa ka weyn kan allaha ayaa soconayo inshaaallaha
@moussadjama7641
@moussadjama7641 3 ай бұрын
hamaz iyadaa is xaray say ee carab wanaag uuma tariin tariikhdu xamas ayaay xuusaysaa waanala arkay
@Fays2010
@Fays2010 3 ай бұрын
Ummad kasta oo la rabo in la burburiyo waa la qaybiyaa sida Somaliya.
@SurprisedBlueMackerel-xc4gs
@SurprisedBlueMackerel-xc4gs 3 ай бұрын
Jaamacada carabta waa sumar dumarna hadalkooda wax lagama soo qaadò
@MouminHersi
@MouminHersi 3 ай бұрын
Alow guusha usiyaadi xamaas iyo muqaawamada dhamantod
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh 3 ай бұрын
Anku salino nabigena maxamed csw ❤❤❤❤
@MouminHersi
@MouminHersi 3 ай бұрын
24 maamul ee gaza allah qu majiro shirqolka mareykaka
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x 3 ай бұрын
لاتهتمو كلام حمارات العربيه؟؟
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 ай бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 3 ай бұрын
Imaaraadku wllhi caadi màah ee yaa dhinac noo dhaafiya
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz 3 ай бұрын
Jaamacada carabta xamaas ma argagixiso ayee utaqaanaa mise?
@caashluul6394
@caashluul6394 3 ай бұрын
Waa laba mabtal oo jahawareersa Ilaahay qiyasds la gadiya
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 3 ай бұрын
Wa sida somalia logu kala qaybiyey mamul gopaledyo
@SiciidCawil-zq3uz
@SiciidCawil-zq3uz 3 ай бұрын
Kutijaabi boosaaso hal ka imaaraad ka uudegii
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 ай бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@Mza122
@Mza122 3 ай бұрын
Who are Americans, Israel, United Arab Emirates, and Egypt to say that Gaza will be divided into 24 mini regions and that Arab and American troops will take over Gaza. They have no right to talk about Gaza. Only Palestinians have the right to talk about Gaza and its future. The above-mentioned should keep quiet.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,5 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 253 МЛН
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 20 МЛН
SIR LA KASHIFAY IYO KHAARIJINTII XASSAN NASRALLAH
14:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
HALIS CUSUB: RUUSHKA OO LA SOO BAXAY GANTAALKA SHAYDAAANKA 2-AAD
19:38
HBN Online TV
Рет қаралды 183 М.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,5 МЛН