Alla anaa ba ayey tolow gbdhaydi yareed masasaa layga dilay alla ani hada ka hor turkiga gbr baan ku dhalay waxay idhaheen I c u ayey u bahan tahay gbdha yar saas markii layga soo saaray wayla Bodeen oo dhalo ayey iga galiyeen ka dib way dhimatay ayey idhaheen tolow inantayda yar ma iyagaa naqaska ku dhajiyey alla sowday dhakhtarkaa hada ka shekenayso isbitaalka u haystay magaciisa maa nosoo sheegto🥺🥺🥺
@naimaabdullahi627217 күн бұрын
Alla walaaley I’m so sorry. Isbitaalka internetka baan ka baaray. Waxaa la dhahaa….”Ozel birinci hastanesi”
That happens in Nairobi too imagine. There are hospitals that the moment a pregnant woman visits while in labour she is straight away taken to the theatre for CS. Subhanallah.
@CaashaMaxamud-g3rАй бұрын
Scw❤
@CiisabinumusaaJamaacАй бұрын
Sheekada hore somaliyadan aynu joogno Bay ka dhacdaaa
صلى الله عليه وسلم ❤ Wll alle ha ina xafido oo sharka dadka qaar ha inaga badbaadiyo🤲🤲🤲🤲 Bal kwrn qof aad rabtay inuu kuu badbadiyo ilmahaga hadana dilaya
@abdirizakiccanjeex3895Ай бұрын
Halkaas markey mareyso muuqaalka like ta saara oo gabadha dhiira geliya waryaaya
Sowda wllo wajigaagi waan u xiis ney ee goorma cadi u soo dubeysa wllo waan ku jeclahay Ale haku barakeeyo adiga iyo ubad kaaga iyo familkaaga hambalyo Hambalyo 150k 🎉❤🎉🎉🎉
@maankadeeqa3046Ай бұрын
Maanta sowdo saa u socotay gurigaa igu soo salaantay hospitalkaas aniga xataa ilmaheeyga ayeey 4 baalmood oo been ah igu heesteen maalinkii danbe xoog aan oga soo sartay ilaahoow adaa i dhaafshay midkale oo asnah leeyguqalay ayaa jiro qaliin been ah mid kuwa la xiray ahnah qaliin iyo balaayo aana qabin ayuu rabay inuu kawaanka igu saaro walidka somaliyeed madax adeegooda mararka qaar waa lagu faidaa hoyadeey baa diiiday qaliinkaas
@monamandeeq3059Ай бұрын
Wllo ma istanbul bad joogta halku ku yaalay dhakhtarkasi ma I tilmaami kartaa??
Wcs hppti qisoyinka digriga io saliga nabiga scw noo soo gali iyagana mar mar io ducooyinka sidii qisadii wilki maxbuska aha uu ku badbaaday. Laa ilaaha illaa anta subxanaka inni kuntu minadlamin❤