Gabdho kale baaan dhagesan jiray qisoyinka ay so dhigaaan sowdo adi sidaan ku bartayba kuwii kale wan ilabay malin walba wan firiyaa wax may so dhigtay waliba waxan ka helaaa kuwa dambi barista kuwas no so badi aad ayadna u mahadsantahy❤
@Saabiriin-gz4yz3 ай бұрын
Alla habo sowdoy malin walba waxad dhahdaa waa samir badan tihiin hada intan so gaartay maba ogid miya in qisoyinkaagu ay wax walba inooga qaalisan yihiiin xitaa markan shaqo qabanayo maba daremo shaqada hadaan qisoyinkaga dhageysanayo Alla ku xafido haboyyyyy❤❤❤❤❤❤
@SawdaBillan3 ай бұрын
masha aalah mahadsanid
@Awoqali-c1y3 ай бұрын
Wlhy waa runta goor aan dhamayey maba aqano shaqada sidan udhageysanayo shaqada mahdsanid abayo sowda❤
Sawda number aan kaala soo xidhiidho iìsheeg@@SawdaBillan
@Nasteha-oo5ee3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@remlatahir86333 ай бұрын
Wcs wan ka qady salanta inkasto awal afka an ka qadi jiry mnta wa so qory sowdoy comment bixis iskuma ficnin kliya wan dhagysta wan like greye marmarka an janis helo aya comment so bixinaya insha allah wxn kugu mahad-celinya howl kornimadada guuleyso wlashey 😊❤
@SawdaBillan3 ай бұрын
mahadsanid
@salmaabdi36113 ай бұрын
Sawda quruxey wa ku salmaya from Finland wa jeclhy wlh qisoyinkgu ima dhfan ❤️
@NimcoMohamuud123-xp9zy3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤صلي الله عليه وسلم ❤صلي الله عليه وسلم ❤صلي الله عليه وسلم ❤
Ma iga dareemee inaa dhowr meel asxab ku nahay najmaay❤
@FaadimaMohamed3 ай бұрын
Masha allah xbbti dar ilaahy ban ku jecalyh sowday hore usoco ❤
@hodanabdullahi82323 ай бұрын
صل الله عليه وسلم 🎉🎉🎉❤❤❤
@AbdurahmaanMaxmuud3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@maryanmohameddirie20433 ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@BEELDAAJISO3 ай бұрын
Bishii hore reer baan cuno ukarin jiray aan ushaqeen jiray qisadaada baan ku karin jiray markaan daal dareemo qisadaada baan shidan jiray wlh hawsha daqiiqad baan kudhameen jiray hawsh❤❤khyr alle haku siiyo
@Fatuush-vv7pt3 ай бұрын
Hada qisadan banan ku xaqa😂
@شيركوسس3 ай бұрын
Wcs kkkkk masha alaah abaayo qaali wan ku salaamaya abaayi qaali ❤😂😮😅😊
@zaarahussein47053 ай бұрын
Mashallah axsan qisah
@ikranfaysal95902 ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@wariselmi17673 ай бұрын
Thanks nd so badi her Abayo
@SiciidMaxamed-tc6tr3 ай бұрын
Waxan arkay nin xaaskiisii dhigtay khamaar markii lacagtii kadhamaatay yacni dalqadihii ayuu dhigay deedna waa laga guuleystey way furantay
@khadijahussien4253 ай бұрын
Mahadsanid drs sawda ❤
@farxiyojurdhug54453 ай бұрын
Salalaahucalayhiwasalam ❤❤❤
@HaboMacaan3 ай бұрын
ASC. Waa. Mm. Malab ❤❤❤❤❤❤❤
@BushraAhmed-r4p3 ай бұрын
Masha alh 😊
@CaliAdan-zi2xt3 ай бұрын
Sowdo Allha ku xifdiyo wll
@NIMOHACHI3 ай бұрын
MashAllah sawda 😊😊😊😊
@MaryamaadamMaryam12343 ай бұрын
Mcnto ilove you wllhi waa sugaaye maanta inaa wax soo dhigto ❤
Dambi badhiso cadi ah ban noqdey waxan dhahay dambiluhu wa Saciid, Fadum iyo waxa surtagal ah in u kujiro Ibrahim . Sawday Mahadsanid dambi badhiyal cadi ah ban nagasosarye. Xbbti