Dhalinyarada iyo Xildhibaanada Beesha Dabare oo Shir Aayo-katashi ah ku yeeshay Muqdisho.

  Рет қаралды 1,565

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 2
@SNAcomando
@SNAcomando Жыл бұрын
Dhalin yaro dalka waan wada lenahay aan difacano somalia cadaw badan ayey ledahay mid diwada iyo mid gudaha cadae baa nagu so bahestay i.nwaan guuleysaneyna insha allah Guul ama geeri insha allah Waan ka war heyna cadawtinimo in nagula haayo ragba nolol noo ogoleyn ogow shabab tawar malahan lkn rag nagu dhax jiro baa tawar uyeela rag baa maal ku bixiya shacabka masakinta in laqarxiyo calooshood ushaqestayal baa dhiigeyna daadinayo lkn insha allah hawiye rag iyo rab wey ledahay rad udhinta wey ledahay insha allah anaga uma socono dhulkeyna bes inaa xureyno uma socono dhul walba somalia ku dhax yaala inaa ja xureyno cadawuhu ayaan usocona Illah kugu dharshe qofka qoralkeyga aqrin donow hoyada masakinta ah oo arsaqad radineyso qofki qarax ku dhufto kwrn aabaha masakinta ah qofki qarax ku dila kwrn qaraxa walba xamar ka dhaco ama somalia ka dhaco wlh shacab baa ku dhamada waxa ubadan ku shahiida waa shacab kwrn siyaasiga iyo ganacsadaha lacag ku bixinayo kwrn in shacabka laqarxiyo qofkas muxu mudan yahay xildhibaano baa jiran lacago argagixisada siya oo qarax ku fududeyo in shacabka laqarxiyo ragba macaash ka radinaya in shacabka la qarxiyo Shacabka somaliyedow gormad cadawuhu fahmeysan gorma ayuu darenkina kici dona walalayal hal dhinac aan ugu soo wada jeesano cadaw baa nagu dhax jiro siyaasi baa na'iibsada in nala qarxiyo buu ku fsrax sanyhy siyaasi baa shisheye naga iibsada war umadyahey damirkina ha shaqeyo aan ka hor tagno dadka na xasuuqayan illah baan kugu dharshe wilisha qaraxa isku dhigan maxay adigu ka mudan yihin dalkeyna aan xureysano markas baan nabad heleyna dalkeyna qeraad baa ka buuxa dalkeyna shiidal baa ku jira waxa nala diidan yahay waa intas hormar loma ogola somalia iney garto war wadamo baa lacag ku bixiya in nala sii dhibateyo rag aan damir laheyn baa shisheye soo adeegsaday kaliya caloshoda waxa marayo bes baa udaran lkn hoyada masakinta ah oo la qarxiye dhigeeda ma arkayo war dalkan anaga ayaa leh anaga ayaa xuresan karo wlh shisheye waxba noma xureen karo anaga waxan furinta hore aan ujoogno wa in shacabka aan udharanay iney nabad helan baan furinta ujogna dhaxantas ufadhina qaraxa isku dhigna walalhey aan sinjiga wadagnow damirkina ha shaqeeyo siyaasad iyo cadifad yey idin qadin qabyalad baa dhibkan oo dhan noo keentay wlh dhibka waxa wadana waa siyaasin isku shegayalka danahoda bes baa udaran aan ka hor tagno aan diidno qofka cadawuhu garabka sinayo damiir sexday miyad ledihin damirkina ha shaqeyo Somalia hanolato Somalia ha israacdo Wadanka waan wada lenahay Qawiil waxba noo tari mayo waad aragtan qawilka mesha uu nadhigay walalheygow kaca damirkina ha shaqeyo gun baa nagu dhax nool aan iska saarno wlh waa nagula soo duulay somalia hadey midowdo wlh hormar baan gaari laheyn shisheye waxba noo tari mayo waxba nalama ogola in qawil lisku bahesto qofka sawabay waa shisheye siyaasi walba diwada ucararayo shisheye baa soo dirsada gacmo wada jir bey wax ku gooyan guul baan wada gaari donna guumeste ma ogolni
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 6 ай бұрын
War afkiin kahadala daanyerahay
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 31 МЛН
Customer Care Sn2 Ep 72B
21:00
TRUST FILMS
Рет қаралды 20 М.
Xisbiga Midnimada Soomaaliyeed oo looga dhawaaqay Muqdisho.
6:07
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН