MashaAllaah Tabarakallaah waan ku faraxsa nahay sida aad noogu soo gudbisaan Mahadsanid 100% Shukran
@Caaydruus3 ай бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
Masha Allah will hambalyo in taas in kabadan allaha ku gaar siiyo wll abaal kii loogalay og baatahay in taasaa naga badan mida kale nin kiiba dhimay muxuu guur sada wll
Qof dhintay wax ma guursado Allah ha u naxariisto unba la oran
@FatimaMunachannel3 ай бұрын
Soo ka dhintay muxu guursan xaaskiisa walaasheed, Allah ha unaxariisto ninkaas 🤔
@aminaali95093 ай бұрын
Mashallah hori usoco guul iyo gobanimo 🎉
@habibaali24003 ай бұрын
Masha Allah my brother thank you so much 🤲💯👍👑🌹🎁🎈👏🇨🇦👏
@ShishShush-c7v3 ай бұрын
WAR DALKAA KEENYA 🇰🇪 ADOONTA CAWAANTA MALAYSIA 🇲🇾 AYAA KA FIICAN EE KA SOO GUURA SOOMAALIYEEY
@khadiawes845Ай бұрын
baarakallaah❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyajamaa77173 ай бұрын
Haa wuu gurisn kara waxa meesha ka baxady gabadha kaelay Allah ha unaxariisto Aniga family kayga hala nini baa waxa iskaga dabaye 3 gabadha wlalah 2 waya dhinten gabadha kaley waya ka caratay lakini waxan cadasanay waa xanun haday kenay jogato haska days gurakas waa xanun
@AliEgal-xs1ed3 ай бұрын
❤❤❤my brother keep doing what you doing
@FatimaMunachannel3 ай бұрын
Hanbalyo walaal hadyada 100k❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@muhuboashkir76103 ай бұрын
Walaal aad bay U wanaagsantahay talooying Iyo muqaalada aad soo bandhigtid.
@caaishalifestyle.56633 ай бұрын
mahdsanid
@JamacYusuf-h5b3 ай бұрын
Kkkkk Madowgas Maa Frances Aaaahhhhhhh Waay kaftaa Mayaan🙃😀😀😀😀😀
@AliShi-l2r3 ай бұрын
You look like pure Somalis to me.
@Abdi-uy2jj3 ай бұрын
wa sax cuduro waxa ka jira nafsiyan qof la hadleey aan ku fahmeynin aya arkeysaa
@FarrxioMohamed3 ай бұрын
Saw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ChafiMed-gj8on3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@Binuadawe3 ай бұрын
"Gabadha uu ka dhintay walaasheed" marka layiraahdo jawaabteeda waxan ka dhigi lahaa "ninka wuuba dhintaye sideebuu u huursanaa"?!!
@zidansaid44173 ай бұрын
Alle ha ugargaaro dhalinteena
@FaaidMahmod3 ай бұрын
Hhhhhh niyaho waan ka xishonaynaa naga xishoo hadiyada ma inta ku dhow ayad uwada ileen dadka kle wey ka foog yihiin mana taqanid hawada ayaan kala socona kaliya marka lipx balan qaadka beenta dadka adan aqoon waxa kaga fcn in aad dhahdo kliya azxpta qaliga waad mahdsantihiin kliya na dhahdid all the best
@HamdiXarago-hr7sw3 ай бұрын
Haablyo haablyo dumashi qail ❤
@zidansaid44173 ай бұрын
Alle hacaafiyo
@sadiqhassan97523 ай бұрын
Asc, akhii waad mahad santahay war bixinta aad soo gudbisid waqti kasta, qofkii isla hadalka isku arkaa ha joogteeyo adkaarta. Khaasatan adkaarta subixii iyo galabtii. Culumadeena allaha khayr siiyo inbadan ayay ka hadleen. Daawada xanuunaysay.
@AbshirMaxamud-g3j3 ай бұрын
Haye wll thanks❤
@seynabahmed-uj5id3 ай бұрын
Asalamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaato wan gartay
Beentoda waye wadba u wada jedane nagaha wayba qoslayaane so ma ahan
@AnwarKanu3 ай бұрын
Saxibkeena daacad Waaye These Days Gabdhihi Been Ayee Meel Laso Fariistaan Si View Ama Caan loo Noqdo Asigane Tobic ayuu Ka dhigtey Maxa Yeelay Soomalidi Beeen Ayye Social Media Laataganyihin subbxanalah Maka Wad Fahantey Sxb Adiga Perfect
@mousamacalincaliboot58023 ай бұрын
Aaway hadiyada aaway🎉
@nuurahmedhassan49752 ай бұрын
Mashaallah❤❤❤❤❤
@farhiyahussein91793 ай бұрын
Haye walal thanks
@daimondumuanas86223 ай бұрын
Waxa is guursanayo waanku wareernaye su,aasha naga sax maandhow
@fartuunsharif24433 ай бұрын
Waa a dhintay see wax u guursanayaaa????
@jubbavalleycarrierllc93193 ай бұрын
Hada saan france inaad ku aadaan maad rabtaan?
@Amana-4nn3 ай бұрын
Good job
@IstarliinElmiFarax3 ай бұрын
Hanbalyo guul
@maxamedcabdiselan47073 ай бұрын
Waa somali
@ikramfarah21183 ай бұрын
😂😂😂😂
@abdimohamed53183 ай бұрын
Waiting hiyo zawadi😅
@fatmahmohamed50683 ай бұрын
Haye waa kuu saaray ,we will see
@sudiyusuf52693 ай бұрын
Gabdhuhu somali is yeelyelatsa uegyihiin faransiisba uma ekediine,
Qaab faransis maba laha ama cadaanba waa Somaali Somaali dhashey
@mankanur77583 ай бұрын
Qas qaska waxaa ka daran qaab faraansiis ma leh tan kale lacala hadee ahaan lahayeen faransiis nuucaan maba u ekaan laheen oo gabdo cad cad ayee ahaan lagayeen oo gaaladaan u ek oo af somali bas ku hadlaayo tan kale yaraantooda ayaa laku so bilaawi lahaa oo la dihi lahaa kuwaan gaal u ekaa intee laka keenay soomalibo ma u eka war soomalideena cad cadka ayaa mar mar wadamadaan kale laku qaldaa marka kuwaan aa u yeedno inee soomaali dab yihiin ayaa rabo inee naka daadaciyaan inee yihiin tan cadaan balaayo somali waligeed ma la qaldi karo si kastl wadan kale u sheektaan
@caaishalifestyle.56633 ай бұрын
😂😂😂😂
@caaishalifestyle.56633 ай бұрын
@@mankanur7758 😂😂😂
@batulasmail82613 ай бұрын
Waa indha adayga ay ku dhaqmaan Dadka qaarkiis
@CabdifitaaxMaxamed-v6p3 ай бұрын
Aaway hadiyada pro
@wiilosaeed61593 ай бұрын
Dayab xagee katimaadeen؟
@SacdiaSheikhqasim3 ай бұрын
Ilahow nabadnasii
@munaabdi93513 ай бұрын
Wuubadhintee see uguursanaa?
@bongasasa38953 ай бұрын
I am waiting for my Ferrari sxb hadiyad expensive sounds very appetising