Dhamaad | Markii ugu dambaysay ee aan ka Hadlo Ilhaan Omar |

  Рет қаралды 325,335

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 400
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Dunidan maa soo marin qof lamid ah Nabi muxammed ﷺ 🕋❤✋
@pedriofficial9184
@pedriofficial9184 2 жыл бұрын
Masoo marin
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@pedriofficial9184
@pedriofficial9184 2 жыл бұрын
Sᴄᴡ
@leaderman4163
@leaderman4163 2 жыл бұрын
Shaki miyaa kaaga Jira😎
@ccaziiz__faame619
@ccaziiz__faame619 2 жыл бұрын
scw
@abdirisaqaden7597
@abdirisaqaden7597 2 жыл бұрын
Illaahay ha soo hanuuniyo haddii uu illaahay hanuun u qorey haddii kalana iyada iyo cid kasta oo ay wadato sharkeeda illaahay ha naga nabad galiyo amiin
@faravsharif4988
@faravsharif4988 2 жыл бұрын
Aamiin Yaa Allaah
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Aamiin wll qli, Waa sidaas, ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen
@Hassaansubey
@Hassaansubey 2 жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabi
@faravsharif4988
@faravsharif4988 2 жыл бұрын
@@idbaajaab8005 Allaah hasoo hanuuniyo iyada iyo cidkasta oo dunuub ama dembi gashay ama kudhacday.
@awm221
@awm221 2 жыл бұрын
Amiin
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 2 жыл бұрын
Ilaahay Caafimad iyo Danbi dhaaf hana Siiyo 🤲❤
@hanaismail9571
@hanaismail9571 2 жыл бұрын
Amiin 💖🤲
@hanuushabdi8990
@hanuushabdi8990 2 жыл бұрын
AAMIN 🥰
@alimohamud1953
@alimohamud1953 2 жыл бұрын
Aamiin
@abdullahifanax8196
@abdullahifanax8196 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@Haffyy
@Haffyy 2 жыл бұрын
Amen ya Allah
@zahra5372
@zahra5372 2 жыл бұрын
Raaqiya Alaah habadbaadiyo Aakhiro iyo Aduunba Aaaaamiin
@axmedchannel4472
@axmedchannel4472 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@nimcoxasan3761
@nimcoxasan3761 2 жыл бұрын
AaaaaaaaMiin yaa alaah alaah aaaamiin
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 жыл бұрын
Amiin ya Allah 🤲
@nasrasiciidyuusuf862
@nasrasiciidyuusuf862 2 жыл бұрын
xaqiiqatan Muslim ayaan ahay oo afka laga dhaho waxba sheegi mayso, hadii uusan Ficilka iyo dhaqanka qof Muslim ah uusan kaa muuqan. Diintaadu waa waajib in aad ku dhaqanto, oo ay kaa muuqato oo qiimo weyn agtaada ay ka lahaato.🤲😔اللهم ثبت قلوبنا على دينك
@ubdullmoha3433
@ubdullmoha3433 2 жыл бұрын
وعلا طاعتك🤲🤲🤲🤲
@bushra1672
@bushra1672 2 жыл бұрын
Maasha'allah xaqiiqo dad badan fhnsneyn🖐
@sonofadam7633
@sonofadam7633 2 жыл бұрын
mashAllah wll asc
@hananabdikadir2209
@hananabdikadir2209 2 жыл бұрын
Allahumma Aamiin Allahumma Aamiin Allahumma Aamiin
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Aamiin
@yasinfarah1144
@yasinfarah1144 2 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك ❤️ Edit: OMG 😊 🫂Thanks for the likes guys.👍 👦
@saariyasaarish7521
@saariyasaarish7521 2 жыл бұрын
Wllo sawirka meesha kuusaran eeqawan iska qaad ducadanba hadaad garanayso🤔😭
@yasinfarah1144
@yasinfarah1144 2 жыл бұрын
@@saariyasaarish7521 xagee
@mohamedmurshid1307
@mohamedmurshid1307 2 жыл бұрын
Subxanallah. Goo Goggle and write ✍ that dua in Arabic language. The translated into English. Brother
@Khalidfootball.444
@Khalidfootball.444 2 жыл бұрын
@@saariyasaarish7521 s,
@sophy20233
@sophy20233 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤
@dianaandromams4049
@dianaandromams4049 2 жыл бұрын
Dunidan ma soo marin qof lamid ah Nabi Muhammed scw
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
سبحان الله (٣) الحمدلله (٣) لاإله الاالله (٣) الله اكبر (٣) لاحول ولاقوه الا بالله (٣) اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣) سبحان الله وبحمده (٣) سبحان الله العظيم (٣) استغفر الله وأتوب اليه (٣) استغفر الله (٣) أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه (٣) اللهم اعتق رقابنا من النار (٣) لا اله الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين (٣) حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم (٣) سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته (٣) اللهم اني اسألك العفو والعافيه في الدنيا والاخره (٣) اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك (٣)
@feysadegan2030
@feysadegan2030 2 жыл бұрын
mashallah mahadsanid wllo
@bahjasaid7168
@bahjasaid7168 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll qali
@md5m164
@md5m164 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤
@cabdulqaadirawilmohamed9534
@cabdulqaadirawilmohamed9534 2 жыл бұрын
jisakalaah khayr
@shukriismail8118
@shukriismail8118 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@Latif11112
@Latif11112 2 жыл бұрын
Cumur runti walal waa wax laga naxo in qof muslim ah saan sameeyo runti xly norway 🇳🇴 oslo waxa ka dhacay dil wadareed lugu qaday qomluudka nacdashi alle ha ku dhacdee ka dib waxa ku dhintay 2 qof halka 21 ku dhawac meen xaflad isu imaatin ayay ahayd wanan ku farxay aniga shakhsi ahaan ilahy ha cidhib jaro dhamantood . Ilahaana waxan lee yahay ilahaaney alle waa naxaris badane dambi dhaaf badan eeh alle wayn u noqo wana shadiidul ciqaab eeh god ha ku dhicin .👋
@Lander6656
@Lander6656 2 жыл бұрын
LGBTQ+ waa musiibada qarnigan 21, dhinac walba tagero aad u Wayn bay ka helayza haday noqoto dawlad ama social media xitaa film cartoons ka aya lgu so dary qof walbow ka taxadr ciyalkina yar yar ama walalaha, waa jiilka logu talagaly in lagu barbaariyo dhaqnkan.
@dulmidiid2870
@dulmidiid2870 2 жыл бұрын
Heer idaaacada muqdisho ee isticmaalayaan "Dadka isku jinsiga ah" ma dhahayaan "Qoomluudka & Khaniisiinta ah"
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 жыл бұрын
​@@dulmidiid2870 wlal dadkan iminka dadkasay waji ka raadsanyaan
@somalilander_girl9474
@somalilander_girl9474 2 жыл бұрын
subxanAllah 😳 waligeey ma maqlin
@a-fmire7891
@a-fmire7891 2 жыл бұрын
Akhiru Samanka callammadeheda ayy Kamid tahhy inay soo bataan ALLE SWT hanaga badbadiyo Amiin
@amal-yf4cu
@amal-yf4cu 2 жыл бұрын
@@somalilander_girl9474 haaa imika waxay ku soo dareen cartoonka ciyaalku dawadaan
@paamsintv6946
@paamsintv6946 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا على الاداء الرائع مع الادلة والله ابدعت ماشاء الله عليك. Ilhaan cumar ilaahay ha soo hanuuniyo
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 2 жыл бұрын
Allaha soo hanuuniyo ilhaan omar iyo dhamaan soomaalida la marin habaabiyay
@aninfinitelyvixxedvip6
@aninfinitelyvixxedvip6 2 жыл бұрын
Maashaa Allah walaal, aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay. Waa mitaal qurux badan in aad beri waxa xun ka noqon karto, oo aad dhihi karto waan qaldamay. Allaha kuu siyaadiyo imaankaas aad maanta sidaas ku tiri. Aniga umuliso ayaan ahay, mithaalka aad kusoo qabatay oo ah ilmihii la duugi jiray iyo kuwaan lasoo ridaayo aad ayuu ugu fiican yahay. Weigeet sidaas ugama aanan fakerin. Taasuna waeey an tusineeysaa in Qur´anku yahay erayada Ilaaheey, waayo yaa ayaddaas sidaas u sheegi karay eyada laba wax ka kala hadleeysa, kuwaasoo boqollaal sano eey u dhexeeyso. Maashaa, Allah muqaalkaan faaidooyin badan ayuu leeyahay.
@Somaliboy
@Somaliboy 2 жыл бұрын
1 million coming soon 🔜
@Rashy.12_films_sports.
@Rashy.12_films_sports. 2 жыл бұрын
You're another where kkkkkkkkk
@salmanmaxamed5828
@salmanmaxamed5828 2 жыл бұрын
aad iyo aad
@alizaki6767
@alizaki6767 2 жыл бұрын
chanlelka somalida loogu jecelyahay insha Allah
@nawalahmed5080
@nawalahmed5080 2 жыл бұрын
wu uqalma wallahi ogaansho legend waaye
@cayuuniqurux7838
@cayuuniqurux7838 2 жыл бұрын
aad iyo aaad
@sahrayusuf9539
@sahrayusuf9539 2 жыл бұрын
Maasha alaah raqiya waan maqalnay UK ban la daganahay waa loo duceeyey
@mahamednuuraani6112
@mahamednuuraani6112 2 жыл бұрын
Waa go,aan fiican in aanad dib uga hadlin xil ilaan cumar ilaa ay iska badalayso waxan ay ku dhaqamayso iyadoo islaam sheeganaysa Shukran akhii cumar inshaar 🙏🙏
@tamerat.
@tamerat. 2 жыл бұрын
Hhhhhh reer xamaraw cilaaj waynbaad u baahabtihiin xaqiq
@sumayahuseen3223
@sumayahuseen3223 2 жыл бұрын
@@tamerat. haa sxb qadaad waynta cilaaj u baahan_yiHiin
@faysalaxmed2709
@faysalaxmed2709 2 жыл бұрын
@@tamerat. oo hadda ma saxsantahay ilhan omar warkaga cadeyso umad haiska caynine
@faysalaxmed2709
@faysalaxmed2709 2 жыл бұрын
@@sumayahuseen3223 makutagersantahay qanisnimada in latagero ilmaha lasoo rido
@somaliacommedy8444
@somaliacommedy8444 2 жыл бұрын
@@tamerat. adi qabiil dartisa u tagere dabcan xita fircon hdu cidada kaso jedi laha wa tagerri lahyd
@fortunehhasaan2110
@fortunehhasaan2110 2 жыл бұрын
Islaamku waa naxariis, Ilhan omar waa qof naxariis badan
@naair4810
@naair4810 2 жыл бұрын
Waxa kamid ahaa Nafsiyan Dadka ku Faana Ilhaan Omar, Waa ka xumahay arkidda Qof Kasii jeestay Wadadii Saxda aheyd Iyadoo Ogaal ku ah Natijada Ee ka dhaxli Doonto maanta iyo Berri. Alle ha soo hadeeyo Walasheeyn 🤲🤲🤲
@nabadoonshaybe2108
@nabadoonshaybe2108 2 жыл бұрын
Walaal cumar xisbi dhan ayaa neceb usa xisbiga jamhuuriga waa ka soo horjeedaan qoomkaas xun ee reer qowmu luudka Alle ha haligee
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
"Inta badan dadka la xumeeyo waxa ay ubadan yihiin dadka wanaagsan waa sababta qalbiyada dadkaas mar walba uu dhaawac usoo gaaro lkn ogow ugu dambeyn wey guuleystaan daacadnimadoda awgeed, horay waxa loo yiri:daacadi ma hungowdo" Soo dhww wllyl ❣❣🙏
@ahmedhirsi3695
@ahmedhirsi3695 2 жыл бұрын
istaqfurullah dowlada mareekan see ugu jirto waxaas usameesay oo danbiyaan oo nin gaal ah u raacday subhanallah.
@mohamedaden3713
@mohamedaden3713 2 жыл бұрын
Ugu horeyn ustaad Omar mahadsanid ✋ Hadan uso labto mawduca ilhaan iyo tallaboyin kan Adka u khatarta ee Ay ku tagereyso dadka xumantu biyo dhigtay Aaad bay ugu khaldan tahaye madamo Ay gabadh somaliyed oo muslima tahay ilahay haso hanuniyo xaga wanagsan haw su duwo inaguna faataxada ay u marno insha alah
@nimcocabdi6088
@nimcocabdi6088 2 жыл бұрын
Allah. Wll raaqiya. Wax ka khayr badan hasiiyo. Qofkii shay dar alle uuga tago Alle ayaa uugu badalaya waxka fiican I.a
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
*'Haram is haram even if everybody's doing it! Halal is halal even if nobody's doing it!'* *"Xaraantu waa xaaraan xitaa haddii qof kasta sameeyo!" Xalaashuna waa xalaal xitaa haddaanu cidina samayniyn!'*
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Afsoomaaligga korka ku qor,Afqalaad walbana hoos ku qor
@mohaabdalle5147
@mohaabdalle5147 2 жыл бұрын
Subxanalllah
@kiiinaxmed7195
@kiiinaxmed7195 2 жыл бұрын
الحرام يبقي حرام حتي ولوكان جميع يفعله""
@ourdawlah
@ourdawlah 2 жыл бұрын
@@C.2022-t7y luqada carabiga maxay dhibaysa soo ma aha luuqada quran?
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
@@ourdawlah Waa luuqadaan jecelnahay/clahay hadaad qoraal Soo dhigto aad soo xiganeeyso Soo Raaci fasiraad Afsoomaali, Hadaad faallo dhiibaneeysana Afsoomaali kusoo qor halkan Soomaali oo kaliyaa ku kulanto
@nam12865
@nam12865 2 жыл бұрын
Keliya waxaan u baqanayaa dhallinyarta muslimiinta ah ay role model utahay oo Waxay samaysaba uriyaaqa Allah dhammaan umadda muslimka ah hawada hadeeyo Aamiin🤲 Aamiin🤲
@queenliza596
@queenliza596 2 жыл бұрын
Ilhan Omar waaa model an jeclahay ❤️ Balse maanta may 🤯
@mubaarikcabdiaxmed8684
@mubaarikcabdiaxmed8684 2 жыл бұрын
Masha allh Raqiya allh badal khayr qaba
@laila-co4wg
@laila-co4wg 2 жыл бұрын
Maanta laga bilaabo taageer nimadaydii waan kala noqonayaa ilhan omar
@shaaficiraho2100
@shaaficiraho2100 2 жыл бұрын
Alle has hasoo hanuuniyo aaamiiin aaamiiin
@naimaofficial3129
@naimaofficial3129 2 жыл бұрын
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك الإسلام 🤲🤲
@maahir_cr4848
@maahir_cr4848 2 жыл бұрын
Aamin🤲
@cabdihaadiabuukar2166
@cabdihaadiabuukar2166 2 жыл бұрын
أمين يارب العالمين
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Aamiin
@abdixakiimjr7029
@abdixakiimjr7029 2 жыл бұрын
amiin yarabi 🥰🥺🤲
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 жыл бұрын
ILHAN OMAR waa shaydaamad wayn iyo musiibo isku dhex qarinaysa Islaamka ee Allaha sharteeda naga badbaadiyo.
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 2 жыл бұрын
masha Allah RAQIA waa qof damiirle
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 жыл бұрын
Mashaa allh allh xafido dinteda ay difacday mashaa allh ✌🥰
@xaawacuudguled7139
@xaawacuudguled7139 2 жыл бұрын
Masha allah walal .aqli badan allah kudeeysto
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
1millon insha allah ustaad
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Cali Xassan Xusseeyn 1 Milyon
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 5 ай бұрын
Subxanalah malikal qaduus gabadhaan soomaaliyeey soohadee aamiin aamiin aamiin
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 жыл бұрын
Shukran OGAANSHO, waa badheedhe cad, oo adoon ALLe swt u badheedhey,
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Sax allaah masala calaa maxamad scw scw scw scw allaah ku xafiido abaayo qali ilahan cumar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🦁👑100 💯all Muslim iyo my beautiful ina adeer ilahan cumar 🇸🇴🇸🇴👑♥️🧡💯🥰👍🧡🙏💙🤍💙💕💜🦁👑👑💯🇸🇴♥️♥️👑👑🤔🙏💜💕🦁
@Sahan12341
@Sahan12341 2 жыл бұрын
Masha Allah Hbo waad Mahadsanid sifiican baad yeeshay woftaan sharkeeda Allaha naga kaafiyo نسأل الله السلامه والعافية جزاك الله خيرا 🙏🏻
@dhaqaalesameen960
@dhaqaalesameen960 2 жыл бұрын
Iimankeeda ayy shilimaad siisati marka shalaytida waa danbesa e ma horeso thnks bro omar
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
*"تركنا الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر حتى خرج علينا أهل المنكر ينهوننا عن المعروف ويقنعوننا بالمنكر !! "* *"Waan ka tagnay innaanu wanaaga is farno, xumaantana iska reebnay ilaa ay nagu soo baxeen dad xun oo wanaagga naga reebaya, xumaantana naga dhaadhicinaya!!"* *"We left enjoining what is good and forbidding what is evil until the people of evil came out against us, forbidding us from good and convincing us about evil!!"*
@Asiyah2000
@Asiyah2000 2 жыл бұрын
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@pedriofficial9184
@pedriofficial9184 2 жыл бұрын
Mʏᴀ ᴡᴀxᴀs ᴀᴅɪ ʟᴇᴇ ɪsᴋᴀ ᴅʜᴀᴀ ᴅʜɪᴄɪʏᴇʏ
@feisalsomfitness447
@feisalsomfitness447 2 жыл бұрын
Sax
@pedriofficial9184
@pedriofficial9184 2 жыл бұрын
Hᴀᴀ ᴡʟʟʜɪ
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 2 жыл бұрын
Afku Kuma go'o. Caqliga alle ha kuu barakeeyo.
@cabdikafidahircabdimaxamud9408
@cabdikafidahircabdimaxamud9408 2 жыл бұрын
Reer qardhood waa ku fanaan
@naasix9080
@naasix9080 2 жыл бұрын
MNSH allah ustaad omar inshaar Ustaad xaqiiqda ayay iska indho daboolayan In aynu mar labaad ka hadlno Waa arin ceeb inagu ah Inama mataal dadka ay ka mid tahay Walasheen dhanka somaliyeed▪︎
@faysalmuuse6664
@faysalmuuse6664 2 жыл бұрын
Manshaalaah tasanagufilan somalina matasha takalewaynacebaysay alaa aceebeyo reergalbedka bentoda dimoqradiya ayshegan ogada
@maxamadali336
@maxamadali336 2 жыл бұрын
Walaal ku sali nabiga SCW🥰🥰
@khadarcabdi2612
@khadarcabdi2612 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@mubaarakbarkhadle6315
@mubaarakbarkhadle6315 2 жыл бұрын
Alle hagu badalo wax ka khayr badan wuuna ugu badali insh allah
@salmocilmixorow4937
@salmocilmixorow4937 2 жыл бұрын
الهم أعني علي دكرك وشكرك وحسن عبادتك🤲آمين
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Raqiya masha Allah hambalyo ilhana rahmanku hasoo hanuniyo
@yasminabdi5221
@yasminabdi5221 2 жыл бұрын
May Allah help us all and protect all muslim umma around the world. AMIIN.امين 🤲🇸🇴❤🤲 Somaliyee toosa 👁👁oo dalkiina iyo dadkiina difaaca☝️🇸🇴👈🇸🇴👈 ❤💪
@maanyarejaamac1830
@maanyarejaamac1830 2 жыл бұрын
ILAHOW WAKUBARAYAYE QOWMU LUUD IGA BADBADI ILAHOW WAKUBARYAYE IGA BADBADO SUBHANNALLAH ILAHOW AADHIMTA INTAA KIWA TAGERI LAHA ILAHOW BOSKA TAGERADODA IYO DHIMASHO IIGU BADAL AMIIN AMP
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 2 жыл бұрын
Qofka Muslimka waa inuu ogaadaa inuu adoon u yahey ilaahey Inuu dameeru dhaan raacdey noqdo ma aha Subxaana allaah Ilaahow Xaqa nagu toosi
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Ilahan cumar waa Muslim ee guuuuuuuuleeyso boqortooyada all majeerteenya allaah ku xafiido amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta ssc 🇸🇴🇸🇴🦁💗💕💋💯♥️❤️💙🤍💙💯
@Xalimo421
@Xalimo421 2 жыл бұрын
War armeey walax siiyeen waa teey xabad cidahaasa guursatee😢Allaah ha so hadeeyo.Qowmuluud maqalkoda xata dhagaha uma fiucna.Subxanalaah.
@engnajmudiinabdirahman8347
@engnajmudiinabdirahman8347 2 жыл бұрын
Alla hasoo hanuuniyo miskiintaas garasho Bdn maleh
@لاإلهإلاالله-ق9ه3ع
@لاإلهإلاالله-ق9ه3ع 2 жыл бұрын
Wllhi waa layaab subxana Allah 😭
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Kulu acmaal bii niiyah allaah tageero is laamka waayo ilahan cumar waa Muslim ah boqol 100 💯 ee kala sara dhaqada iyo diinta Muslim ee ilahan cumar allaah ku xafiido amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta majeerteenya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗👑🤲💕💓🆘❤️💯🦁♥️👍💜🙏🧡👌💗💙🤍💙
@Sagalahm2000
@Sagalahm2000 2 жыл бұрын
Subxanallah caadi sas kuma ahn ilhan Alle haso hanuniyo 🥹
@abumoalim
@abumoalim 2 жыл бұрын
Cumar inshaar runtii waan kula yaabi jiray mar walbo oo aad amaani jiray ilhaan omar, laakiin hada xaqiiqada ayaad ogaatay, waana arin fiican.
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 2 жыл бұрын
RAAQIYA xabibti Bedel QERY Qaba INSHA ALAAH XABIBTI 💚💚💚❤❤
@yodoubleG
@yodoubleG 2 жыл бұрын
Illahy haku jeclado ustaad
@abdicasiis1351
@abdicasiis1351 2 жыл бұрын
Cominsoon 700K insha alaah wll omar
@abdinasserabdihajisaeed3879
@abdinasserabdihajisaeed3879 2 жыл бұрын
Raaqiya magacaas waan raadinaayay macnihiisa wlhi waad mahdsantay cumar
@yaxyeali88
@yaxyeali88 2 жыл бұрын
Asc wll cumar magcaygu waa yaxye ku dhashay dagan jabuuti waan ku tageeraa wxan jeclahy sida dhiiran eed uga hadasho arimaha siyaasada hooyaday way ku tagerta wxaa qasaba inay daawato video walba aad soo dhigto wxan jeclan lahaa inad soo uruuriso arimaha halyay walba oo somaaliyeed iyo haweenka maga kuleh somalida si jiilka soo socda ugu tusaale qataan inchlh☝wan kusalmyaa ilahay raali hakaa noqdo🤲
@kabdi2408
@kabdi2408 2 жыл бұрын
Wallahi naagtani Ilhan cumar uma eka qof muslima bal eeg sidey masarka u xirantahay waxey isu ekeysiisa fircowniyiintii
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Ilhaan Waxeey sameyso mise kuhadasho xitaa gaalada waweeyn ineeynan kuhadlin oo sameeynin, Walahi Ilhaan waxeey nooga daranthy Galaga waaweyn, wexeeyn fitneysey oo marinhabaabisey muslimiinta qaar iyagoo kukadsoomey hijabka yar eey xirato mise islaamnimadeey sheegato, Waxaad layaabi Qaabka eey khanisiinta ugu dadaasho, waaba qof xalaaleynayaa wuxuu ilaahy xarantimeeyey cajiib!!. *Ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen*
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
اللهم أرنا الحق حقا وارزقنا التباعة وأرنا الباطل باطلا وأرزقنا الإجتنابة
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 6 ай бұрын
Walal ogaansho 1 milion aan garsino
@hanaismail9571
@hanaismail9571 2 жыл бұрын
Niyadan kuhayay inad KASO hadasho arinkan 👍
@halimasacdia61
@halimasacdia61 2 жыл бұрын
Ogaansho farxadna iyo Guul ilaah ha idin siiyo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
SubxanaAllah yaa Rabbi Waxaan ceeb ayey ku tahay diinteena suuban, Alle xaqa ha ina tuso, Aamiin😭
@Munishalpi
@Munishalpi 2 жыл бұрын
Subxaana laah🥺🥺🥺laa xowla walaquwata ilabilaah😳🥺
@Munishalpi
@Munishalpi 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺
@moslinomahdi4634
@moslinomahdi4634 2 жыл бұрын
كثر الله امثالك يا أمي
@yuusufaadam9042
@yuusufaadam9042 2 жыл бұрын
Ilhaan ani mar hore ayaan sheqay lkn cumarow idinka waad buu bunin jirten ani hal mar mataagirin wax kaxun ley soowadaa sharteda allah namotiyo
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 2 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@abdirashidmohammed242
@abdirashidmohammed242 2 жыл бұрын
Ninkan cajiibka ah war kale ayaan u hayaaye dideeban ugu sheegaa
@apthrizakpihi123
@apthrizakpihi123 2 жыл бұрын
-Alle Haku Sharfo Wllo 🤲 -Alle Haku Xifdiyo wllo 🤲 -Alle Hakaa Farxiyo wllo🤲 -Alle Ajar Haku Siiyo Wllo🤲 -Alle Riyadaada Haku Rumeeyo Wllo 🤲 _Waxaan Ka Codsanaya Inaad Subscribe Igu Cumaamado Manta Iga Farxi 🙏🙏🙏😭😭😭😭
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 2 жыл бұрын
Aamin Aamin insha Allah wll thanks 🤲🏼wn ku saaray Subscribe
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Aamiin
@AdnaanR
@AdnaanR 2 жыл бұрын
illahay Ha Soo Hanuuniyo Gabadhan
@Titkto
@Titkto 2 жыл бұрын
Subxanallah 🥺
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo ilahan cumar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑🥰😍💗💙🤍💙
@Ur.rolando1
@Ur.rolando1 2 жыл бұрын
Salada hala iilaaliyo dhalin yaro❤💯
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
Raaqiya ismaaciil Aduun iyo Aakhiro Alle haku Asturo Hadii Aad Alle dartiis u nacday Taariikh ayaa loo noolyahay Waqtiga yar ee Aad nooshahay Ilhaan omar Alle ha soo Hanuuniyo Qaladka Ay gashayna mid ka soo noqota Alle haka dhigo
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
HAMBALIYO HAMBALIYO HAMBALIYO Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴 26 🇸🇴🇸🇴🇸🇴June 🇸🇴🇸🇴🇸🇴ilaa 1🇸🇴🇸🇴🇸🇴 lulyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤❤keep going channelka ogansho ❤💯
@Uknownw
@Uknownw 2 жыл бұрын
26june yaa leh mays waydisay ma konfur mise somaliland?marada shaydanka bluega e la ordaysaan melwalbe uff
@hassannuurmohamed2071
@hassannuurmohamed2071 2 жыл бұрын
Subxaanalaah dadka qaar hadiiba America 🇺🇸 ay tagaan diinta Islamka wey katagan maal aduunyo iyo magac raadis allaha soo hanuuniyo
@64yearsago59
@64yearsago59 2 жыл бұрын
Wax walba oo uu ilaahay xarimay way taageertay ilhaan..caalamka islaamka wax faaiidaa uguma jirto xildhibaan nimadeeda🙄
@fuaadfj3447
@fuaadfj3447 2 жыл бұрын
Alaha soo hanuniyo ilhan omar
@halimaarab9249
@halimaarab9249 2 жыл бұрын
👏👏waa kuku raacsanahay ❤️wllkey
@joebilabuuq6804
@joebilabuuq6804 2 жыл бұрын
Masha allah ya cumar
@mohametthassannoor2
@mohametthassannoor2 2 жыл бұрын
Waa kula socdaa teacher ✊
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Ilaahay ha soo hanuuniyo ilhan Iyo intii Muslim ka ah ee lunsan Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 2 жыл бұрын
Omarow sxp Mowduucaan Waa nagala So Daahday 👏
@fatumaabdulahiabdi5615
@fatumaabdulahiabdi5615 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@xamzesaciid145
@xamzesaciid145 2 жыл бұрын
Waa Sax Wey Ka Sortodaa Ilhan Cumar Waa Qof Xun
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 2 жыл бұрын
Allah hakaga badalo meel ka kher badan walashay Raqia
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 жыл бұрын
Shukran C Inshaaaar
@muhubahashi4291
@muhubahashi4291 2 жыл бұрын
Mashallah 👏👏
@faysalmuuse6664
@faysalmuuse6664 2 жыл бұрын
intaygalada sohanuninlahayd oowanagatusilahad siaymagac uyelato aakhiro iyo adunba magaca somalina aykoruqato kongariskana aykawadadhigto muslimin
@libanmahadlibanmahad521
@libanmahadlibanmahad521 2 жыл бұрын
Obviously well created deserve millions of everything well done truly speech ✅✅
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@hiigsitech2449
@hiigsitech2449 2 жыл бұрын
@@C.2022-t7y hadii aad fahmi maad ka socotid Qoraale kale afsomaliga ka falceli👍 somaaliyaaa🖐️
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
@@hiigsitech2449 inaan fahmeeynin Ma hubtaa ? Laakiin ujeedkeeyga fahmid ka weeyn
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 2 жыл бұрын
nacdasha alle haku dhacdo
@engabaabala6843
@engabaabala6843 2 жыл бұрын
She already left Islam ☪️️ before this tweet Subhana Allah
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
MAASHALLAH
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 2 жыл бұрын
Aniga Qof khaniisnimo Taageray Awalbuusan Khayr iiso wadin waligayna ma taagerin allaha Soo hanuunsho gabadha kalena ilaahay Badal khayr qaba Hasiiyo🥰❤
@xamdanmuse1436
@xamdanmuse1436 2 жыл бұрын
qasab maaha waxad jeceshay inu qofku jeclaado nolosheeda waa u xor
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 2 жыл бұрын
@@xamdanmuse1436 Waxaad tahay Adoon ilaahay leeyahy Sax .ilaahay Agtiisa Aliimanu saxiix wal Camalu saalix baa lagu badbaadaya wlle nabigana wuxuu yiri qofka wuxu jeclaanyo ilaahay dartiis ujeclaada wuxuu mancinayana ilaahay dartiis Wuxuu bixinyana ilaahay Dartiis ubixinaya qofkaasi iimanka wuu dhameystirtirtay 🥰❤. wlle nin inuu ninkale gadaal Kamaro ogolaanaya taageraya xorriyad Ma ahn ilaahay utowbad keen ❤
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 2 жыл бұрын
@@xamdanmuse1436 marka maxa ka galey xor nimadeeda xoolad tahee
@xamdanmuse1436
@xamdanmuse1436 2 жыл бұрын
@@khadarhassan4366 . adigu jano uma haysid oki naar na uma haysid ok waxaad ugu mashquusha nolosheeda waa qalad haday doonto diin aamini mayso mulxidad ayay noqon . adna dadka inaad ku mashquushid islam uma tihid . nolosheeda iyada leh.
@xamdanmuse1436
@xamdanmuse1436 2 жыл бұрын
@@gabrielagrest9739 adigu ma janaad u haysaa xagaad ugu mashquuli kumaba taqaanee. nolosheeda maxad ugu mashquuli haday doonto imikay gaalo noqonaysa waxba lagaa waydiin maayo. islam ku maaha cago juglayn dadkoo la qasbo
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 47 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,2 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 5 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,3 МЛН
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Ilhan Omar oo calool Xumo darteed la ilmeysay "Ogow Sababta"?
14:54
Xogmaal Media
Рет қаралды 180 М.
Ilhan Omar oo wareysi xiiso leh siisay Abdisalam Hereri
43:15
Xogmaal Media
Рет қаралды 148 М.
ILHAAN CUMAR O DHABARKA LAGA TOOGTAY IYO TARXIILKEEDA ARIN YAAB LEH😱
11:42
(4 دول )بعد (لبنان) يخطط لاحتلالها (خطير) الشيخ أبو عبد الرحمن المتوكل
20:55
ابو عبد الرحمن المتوكل. الصفحة الرسمية
Рет қаралды 924 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 47 МЛН