No video

Ilhan Omar oo calool Xumo darteed la ilmeysay "Ogow Sababta"?

  Рет қаралды 179,380

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Ilhan Omar oo calool Xumo darteed la ilmeysay "Ogow Sababta"?

Пікірлер: 580
@hibomuhumed8020
@hibomuhumed8020 2 жыл бұрын
Team Xogmaal media keep going ❤️❤️ mid Kala xaqiiq ha kadashayi ✊✊
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 2 жыл бұрын
Mashalah garbasar voortrekker ku qarso habo aan ku duceeye
@zamzamwaris4217
@zamzamwaris4217 2 жыл бұрын
Waa murugo siidee ilmaha u eryee waan ooyey rintii
@hibomuhumed8020
@hibomuhumed8020 2 жыл бұрын
@@zamzamwaris4217 haaa runtii ad lu ks nacayi
@abdinasiraxmed6035
@abdinasiraxmed6035 2 жыл бұрын
A
@najmaabdi8997
@najmaabdi8997 2 жыл бұрын
😭😭😭 Ya Allah! So sad wallahi may Allah protect our kids amiin.
@abdirahimgurey9952
@abdirahimgurey9952 2 жыл бұрын
Waan dareemi karaa waxay ay la calool xumaatay waa wax jira, not only America but waxay ka jirtaa meel kasta oo Soomaali joogto. Sababta ugu wayn oo keenaysa in hooyooyinka caruurtooda oo ay banaanoa kusii daayaan waxa weeye in family ga "Hooyo" da iyo "Aabe" ha ay mushkilado ka dhex jiraan, taasna waxay keenaysaa in Caruurtii ay ku dhex lumaan oo inta ay isleeyihiin ku xumee kan iyo ku xumee taas ay caruurtii meesha lagu ilaawo oo nervous kooda kula dul dhacaan.
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 2 жыл бұрын
Wa sax wall abdirahman somali mel walbo jogan dhibtan wa tala
@aminajafar1987
@aminajafar1987 2 жыл бұрын
Absolutely wlhy
@user-et2ng1qb2m
@user-et2ng1qb2m 2 жыл бұрын
Wallahi waa ruun. Here in Australia we have the same issue. Somali parents- both mum and dad involved in conflict, haram money making schemes, neglecting the children. We have a generation of Somali youth who are involved in gangs, credit card fraud, lost Deen etc and whilst some elders are confused and disheartened and others are angry and closed doors on the kids, I personally am not shocked. These kids are the same generation who's parents were scamming the government and putting their kids in child-care scam groups rather than spending time with their kids 😭😭
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 2 жыл бұрын
That's the reason I love and support My Ilhan Omar, May Allah be please with you.
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 2 жыл бұрын
@@jaamacsiciid6389 Allahuma Ameen
@dekab5657
@dekab5657 2 жыл бұрын
ASC, congresswoman. Omar, thank you so much for taking about one of the problem facing our people. May Allah SwT reward you immensely for showing kindness and Compassion . I hope every feel the same way about putting the young children onto the streets. Congratulations for all your accomplishment May Allah SwT help our young
@jabracadeofficial
@jabracadeofficial 2 жыл бұрын
Soomalida America jookto ilaalshada Gabadhiina ❤️🌹🇸🇴🌹❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@ayanalimohamed3408
@ayanalimohamed3408 2 жыл бұрын
Alaha u gargaaro Awlaada muslinka ah qaas ahaan ilmaha Soomaali 🙏❤️
@maalincadmedia7484
@maalincadmedia7484 2 жыл бұрын
Dhawaca Aniga soo marey anigoo caloosha Ku jira waxaa kala tagey abahey iyo hooyadey hooyadey ayaa isoo korisey anigoo yar hooyadey nin kale ayeey guursatey caruurta hooyo dhashey wax yar ayaan ka waynaa aniga markaan yaraa waan dhib banaa dagaal miiran caruur alle dhalatey mid kamid ah markey hooyo joogto I caayi jireen wax igu dhufan jireen markaan dilo hooyo waa I dili jirtey caruurta ha iga layn guriga dhan ana ka shaqayn jirey jaanis uma heli jirin aan wax Ku akhristo caruurta wa I dhiban hadii la iga gar daran yhy xitaa wala idila cuqdad ayaa I gashey abahey markii la caayo waan ciishoon jirey cunto ma cuni jirin guriga LA iga eryi jiray anigoo yar oo 15sano jiro ayaan guursadey ninkii waan fahmi waayey waan iska furey markii dambe dhowr isdililahaa east African imaadey Abe jaamad IGA bixiyey hada jamacad waan dhamayn raba wiil ina adeerkey ah abe IGA doontey alx hada
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Aabahaa ilaasho hooyo waxay u go.day ninkale iyo caruurtay u dhashaye
@qadraahmed4312
@qadraahmed4312 2 жыл бұрын
Aad ugu xumaxay abayo aniga ilma kala aabo waa hestaa lkn kuli waa iskugu keymid waliba curadkega o abahiis jogin ilgaara u lahadaa waana curadkeyga cidna kuma dorsanaayo
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 2 жыл бұрын
Abayo waa I taabataay arintaad alxamdulillah lakin haddiii ad ka guubtay
@iskufilanahmed3075
@iskufilanahmed3075 2 жыл бұрын
Alhamdulillah hadii dhibka kasoo baxday abaayo😪
@ismailh6518
@ismailh6518 2 жыл бұрын
I'm so happy for you, keep surviving, this dunya is nothing, but test , aduunku waa imtixaam ruuxa ku baasa alle ku eegi.
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 2 жыл бұрын
walaahi waa ilmeeyay alla qofka wanaagsani dunida ku yaraa waala qiiroodey walaahi
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 10 ай бұрын
She is tell the truth best mum maashaa Allah amazing
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 10 ай бұрын
Maashaa Allah she is amazing mum absolutely 💯
@farhiahassan1074
@farhiahassan1074 2 жыл бұрын
Is so sad our community don't understand to support and help each other
@musbaxdaofficial677
@musbaxdaofficial677 2 жыл бұрын
Sax habo macaan alaha ku xifdiyo waan kula ilmeyey ciyaalkeyga Uma quuri karo bananka ❤️❤️❤️❤️❤️
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 2 жыл бұрын
Yaa Allah ugargaar Muslimiinta 😭😭😭😭😭😭😰
@maxamedcabdixakin2461
@maxamedcabdixakin2461 2 жыл бұрын
🤩😀}:‑)
@maxamedcabdixakin2461
@maxamedcabdixakin2461 2 жыл бұрын
M.a allaha kuxiftiyo
@ahmedyassin6504
@ahmedyassin6504 2 жыл бұрын
Masha Allah ilhan cumar Allaha ku barakeeyo abayo horay u soco inta xun iyo xaasidka iyo wax alaaliyo wixii cadow ku gu ah Allaha kaa qabto horay u soco ilhan cumar horomar wacan baan kuu rajaynayaa qali allaha ku xifdiyo quruxey
@Zain341
@Zain341 2 жыл бұрын
As
@aminajafar1987
@aminajafar1987 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@soumysmiofficiel6313
@soumysmiofficiel6313 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@khadijo9951
@khadijo9951 2 жыл бұрын
Ilaheeyo ugaar gaar Wiilasha Somaliyeed 😭😭😭💔😭😭 Masha Allah 😍♥️ Ilhan Omar
@user-et2ng1qb2m
@user-et2ng1qb2m 2 жыл бұрын
Wallahi waa ruun. Here in Australia we have the same issue. Somali parents- both mum and dad involved in conflict, haram money making schemes, neglecting the children. We have a generation of Somali youth who are involved in gangs, credit card fraud, lost Deen etc and whilst some elders are confused and disheartened and others are angry and closed doors on the kids, I personally am not shocked. These kids are the same generation who's parents were scamming the government and putting their kids in child-care scam groups rather than spending time with their kids 😭😭 As a Somali community in Australia, we had to witness Somali hooyos and aabes be attested on national T.V for child-care and disability care frauds with their macawiis and gabasaars. Now the streets and prisons filling up with Somali Youth. May Allah SWT put compassion and long-term vision in our hearts and homes
@saadiyohussein8421
@saadiyohussein8421 2 жыл бұрын
Waarun
@saadiyohussein8421
@saadiyohussein8421 2 жыл бұрын
Waarun
@maryansheikh4128
@maryansheikh4128 2 жыл бұрын
ILHAAN. ILLAHEY HA KU XOFDIYO XAQANA HA KUGU HAGO WE ❤ YOU 💯
@yasminmohamedmaai5067
@yasminmohamedmaai5067 2 жыл бұрын
Masha Allah ....Ilhan Our Congresswoman we Need more Of U...May Allah protect U
@soodagan3048
@soodagan3048 2 жыл бұрын
So true💯, Subhan Allah, some parents need to do better inshaa Allah. Masha Allah 💯👏🏿✨❤️
@ahmedcabdi9949
@ahmedcabdi9949 8 ай бұрын
Banagi.lahada.loo.ana.yiidhadodo.ilahan.iiguu.dhii.calagata.
@idrissiyat8349
@idrissiyat8349 2 жыл бұрын
Ilhan Omar you talk as in emotional way xry ....I great all Somalii people .....Always Forward All Somali peole
@zamzamabdi281
@zamzamabdi281 2 жыл бұрын
Alxamdulillaah. Australia 🇦🇺 sidaa manihin. Allaha noo xifdiyo.
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
MaashaAlLaah walaasheen ILAAHAY swt ha’ku xafido xabiibty walaahi waa 😩 very sad in ciyaalka laga’ceyriyo guryahooda meeshii laga’waanin lahaa xumaanta oodhan waa in’loo sameeyo meel lugu’waaniyo ciyaalkeena iyo waalidkaba
@TimoAbdi
@TimoAbdi 2 жыл бұрын
thanks my sister but try to do some changes in the law to give the parents full power to control they child
@fardosa1236
@fardosa1236 2 жыл бұрын
Every parent has full control over their children but our community doesn’t know how to be rolmodel to their kids.
@madinaali9925
@madinaali9925 2 жыл бұрын
Masha allah abayo mcn ilhan cumar noloow waliga cadowgaga oo dhan hajabo insha allah 👍❤🤴🤴💯💯💯
@sheikhsharawi9230
@sheikhsharawi9230 2 жыл бұрын
Really I normally support this lady, she always supports the community bt I only advice her to take her hijab.
@nuur3272
@nuur3272 2 жыл бұрын
You represent Cedar, of course you should help them. That is your job lady. No need to cry...
@kevinhackethal2263
@kevinhackethal2263 2 жыл бұрын
Minnesota should feel embarrassed
@motahliil386
@motahliil386 2 жыл бұрын
Kartida Waan Kigu Ogaay Ilhan_Omar ❤❤❤❤💙💙💙💙🤍🤍💯💯💯💯👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@rahmahussein5847
@rahmahussein5847 2 жыл бұрын
Please build more rehabs for this kids talking is not helping we need Action 🙏
@mahdiumu4325
@mahdiumu4325 2 жыл бұрын
We support from Djibouti Mrs Ilhan
@jewahirgarad510
@jewahirgarad510 2 жыл бұрын
Maasha allaah Ilhan waa gabar dhiig badan allaah swt ha ku xafido xabiibti👏👏👏❤❤❤
@xamiidoofficial3475
@xamiidoofficial3475 2 жыл бұрын
Ilhaan Omar ilahy haku xafido abyo gaalada iyo sharkooda allaha kaa badbaadiiyo🤲
@zeinabh.s3735
@zeinabh.s3735 2 жыл бұрын
Gaalada bila camal kuma soo radsaneyso .marka arkaan wax khaldan soo xadiraan .lacag la ururiyo talo malahan .ilmaha la galiyo wakhti iyo lacag wanaagsan.
@fartunahmed6603
@fartunahmed6603 2 жыл бұрын
Good job sister may alah protect you
@Loml-chi
@Loml-chi 2 жыл бұрын
Ilaahow noo xafid yaarabi
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Hooyo cunugeeda burinaysa hooyo maaha! Ilmaha Allaha noo hadeeyo annaga na wanaajiyo yaa Rabbi
@mohamedhagi8492
@mohamedhagi8492 2 жыл бұрын
Good job Xogmaal Media for updating ur community.
@xasan4492
@xasan4492 2 жыл бұрын
Manshaa,Allah may Allah protect our community 🤲
@ayanamin9856
@ayanamin9856 2 жыл бұрын
god bless u and ur family
@happyfamily4677
@happyfamily4677 2 жыл бұрын
Well said Congress women.we need more of you as a leader.Mashallah Allah protect you.
@mamiesharrieffschrean2575
@mamiesharrieffschrean2575 2 жыл бұрын
Marsh Allah bless you Sister for all your work and commitment
@waankuwataa7813
@waankuwataa7813 2 жыл бұрын
İlhan Omar💪💪🔥😍❤️ ilaahey hakula jiro weligaa
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 2 жыл бұрын
Masha allah nooloow ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🥰💐🙏
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 2 жыл бұрын
Geesigana ilaahay ma xilo hore u soco waa walaasheen from Australia
@gem2144
@gem2144 2 жыл бұрын
Allaha noo xafido senator Ilham Omar iyo reerkeeda Amin yaa Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼👍🏽👍🏽👍🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🏽☝🏽☝🏽
@hamdamubarik1868
@hamdamubarik1868 2 жыл бұрын
Subxanallah ilma an dhalay sidee uburin karaa calool adagaa 😓😭
@huodoali
@huodoali 2 жыл бұрын
Waa adiga wanagaga burin iska daye walid lacag iyo magac ku siinaya somalida ku dhax jira adiga kaa jcl amaanta
@mba6164
@mba6164 2 жыл бұрын
sidaa uma jeedo ee waa in ciyaalka banaanka ubaxaya laga war hayo ayay u jeedaa. si aysan waxna u dilin ama loo dilin. ama wax yaabo qaldan aysan isticmaalin.gabadha walaasheen sidaa ayay ka hadlaysaa sidaan u fahmay anigu. koley idinka xagiina garanmaayo.
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 2 жыл бұрын
Eedo diin ma heestaan abihii ayaa tuug ah oo ku dhuumanayo masaajid Hooyadii waxey ku jirtaa Hagbad ayeey aruurin 😡😡😡🖤🖤🖤 waa Hooyo qalbi Madoow waa Cawaan wadankoodii soo Gubay maxey tahay Hooyo ilma dhashay oo amerika ku raacdeyneyso waa sheeydamad 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔 markaas waxaa la leeyahay wiil ayaa la dillay iyo qabiil
@ashwaq2269
@ashwaq2269 2 жыл бұрын
Subxanallah ma masaajid baa ah meeel lagu dhuunto 🥲
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 2 жыл бұрын
Maansha allaah abaayo waa runtaa walahi caruurta waa in LA ogaado Waliba si aad ah madama banaanka loo taagan yhy waxay u nugul yihiin dhibaatooyinka dhacayo umadaan kuligood way dhiban yihiin kii qurbaha joogo iyo kii wadankii joogaba alahayow sahal amuraha soomaaliyeey nabad inshallah
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 2 жыл бұрын
Kuwa ay hooyooyinkood caydhinaya eedo macaydhine hoyadod baa caydhisay Mida kale dadku waligoodbay kalatagaane naagtu may ilmaheda haysato ilen iyada hoyo u ahee? Mida kale si diiniyana uhadal masjid meel lagu dhuunto ma ahan dadkan diinba mabaran malah
@sahalade4245
@sahalade4245 2 жыл бұрын
Masha Allah
@iqrobashiir7116
@iqrobashiir7116 2 жыл бұрын
Masha allah somalia❤❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤
@anabfarah8320
@anabfarah8320 2 жыл бұрын
Where’s the tears I barely see one tear dropping she’s all about talks build a rehab for them
@sarahdumarland3672
@sarahdumarland3672 2 жыл бұрын
Well said...show do something about it you have a platform
@TolerantAcceptingModernCommuni
@TolerantAcceptingModernCommuni 2 жыл бұрын
She's busy supporting institutions and groups who destroy the nuclear family comcept, busy cheating with cadaan guys.
@baashiabdiazizbaashiboy5365
@baashiabdiazizbaashiboy5365 2 жыл бұрын
qoF walboo dadka caawiyo Aallaha caawiyo
@mannaadde7421
@mannaadde7421 2 жыл бұрын
Amiin
@moalim1890
@moalim1890 2 жыл бұрын
Very emotional 😢
@yangbwi6525
@yangbwi6525 2 жыл бұрын
I'm one of your fan, N I careless wjat your party stands for, rather I see you going places, as a black, somali, muslim lady. N ofcourse at times I'll hold you accountable. Everything you said was very impressive, apart from the 16yr old boy, that you didnt follow up? My sincere advice never start something you can't finish. If you make a call to help a child, also make it your responsibility to follow up. I KNOW u have loads to do but nonetheless as far as that is concerned it brings out the human n mother in you. N not the political side of you, even though it'll eventually raise eye brows towards you politics. That said "keep going" my love.
@user-et2ng1qb2m
@user-et2ng1qb2m 2 жыл бұрын
She put him in contact with community services (through a Somali contact) and he is in good hands inshaa Allah. Considering how busy she is and how she is dividing her time between two states, it's not surprising if she hasn't followed up to the end
@suleekho232
@suleekho232 2 жыл бұрын
Good said
@rijaakshakuuk8037
@rijaakshakuuk8037 2 жыл бұрын
M.a ilhan cumar guul wacan
@faisomaxamed3636
@faisomaxamed3636 2 жыл бұрын
Masha allaah abayo waa mahadsantahay somali xaqa allaha fahansiiyo
@kingmoha8874
@kingmoha8874 2 жыл бұрын
Thank you so much Ilhan Omar 🌹🌹😊
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 жыл бұрын
Hooyo naxariis badan baa tahay qalbigaada raxmad baa dagtay maasha allah
@fowziyaisse2869
@fowziyaisse2869 2 жыл бұрын
Masha allaah
@davidbinhab9784
@davidbinhab9784 2 жыл бұрын
It shocks mi really From Garisaa .... Keep Going Dia
@fardsohussein7136
@fardsohussein7136 Жыл бұрын
Xaqa ku dhimo dadkada u dadaal noolow guul baan kuu rajeynaya xbbti
@aminaali5806
@aminaali5806 2 жыл бұрын
Masha allaha
@hanaali5893
@hanaali5893 2 жыл бұрын
Maashaa allah, allaha ku xafido wixi dhib ah allaha kaa hayo.
@rahmabarkad7070
@rahmabarkad7070 2 жыл бұрын
Waaaw walo rutada. Kahadashaye iilehan O'Mara mashalaha keep going ❤️❤️❤️💯💯💯♥️💯 Time xoomal keep going
@anisamahad3875
@anisamahad3875 2 жыл бұрын
Keep going we love you you, re our sister
@Ryn20011
@Ryn20011 2 жыл бұрын
Masha Allah guul weyn Insha Allah Aya idin rajaynaya 👍
@user-mn7xi7cu6n
@user-mn7xi7cu6n 6 ай бұрын
Yes or no.
@wizzjalafow810
@wizzjalafow810 2 жыл бұрын
Keep going xogmal media ❣✌
@fardusaabdi4411
@fardusaabdi4411 2 жыл бұрын
Waa qof wadaman Dagan lamaceeriyo wuu sii fogaana inay caafimaad qabto uma maleenayo aabahina away
@wariswaris750
@wariswaris750 Жыл бұрын
Mashaa alhaa ilhaan wll cadwgaa ilhaayi ha qabtoo wll
@Somali24.
@Somali24. 2 жыл бұрын
Ilhaan barakallah waxan dareema wiilkas yari inad jaceyl walid nimo umuujisay
@hydroelectric1606
@hydroelectric1606 2 жыл бұрын
Well done ilhan allaha ku xafido
@farhiaali5107
@farhiaali5107 2 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo ilaah kuxafido
@maxamed8830
@maxamed8830 2 жыл бұрын
ax ax ax rabiyoow noo gar gaar yaa waduud✋🤚
@faatuali186
@faatuali186 2 жыл бұрын
horey usocda Illaahay ha idin xifdiyo
@faadumoali2213
@faadumoali2213 2 жыл бұрын
Mashaallah waa hooyo wanagsan
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 жыл бұрын
Walaahi waa iga oohisiisay😭😭😭😭😭🇸🇴💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fiskahassan5305
@fiskahassan5305 2 жыл бұрын
Ilhan Is the best leader in Somalia. Sister
@maalincadmedia7484
@maalincadmedia7484 2 жыл бұрын
Gabadhan waa geesiyad lkn garab mahaysato
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 2 жыл бұрын
Xogmaal medial keep going mashalaaah tabarakalaah ilahay haidin xifdiyo
@dalmarkiikoofficiallchanne5883
@dalmarkiikoofficiallchanne5883 2 жыл бұрын
Ree usa 🇺🇸 noocaas miyaa 10 cisho ilmo yar qof cunto siiya ma waayay somali eber noqotay wlhi sidan Hala isku dhaamo oo Hala ilaaliyo bini aadinimada please somaliyeey
@fardosa1236
@fardosa1236 2 жыл бұрын
Iyagoo kuwiidii dayacay ayey kuwo walaaladood dhaleen wadankii kubiilaan oo jaamacado geeyaan
@shamsahussein1045
@shamsahussein1045 2 жыл бұрын
انا لله و انا اليه راجعون حسبي الله ونعم الوكيل
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 2 жыл бұрын
Ax,Ax,Ax,ilhaan,Cumar,waxay,uqalantaa,hogaamiye,qaran
@ubahabdi6531
@ubahabdi6531 2 жыл бұрын
Mansha allah ilhan omar oray u soco allah haku xifdiyo
@nafisomahamud1592
@nafisomahamud1592 2 жыл бұрын
Ilhaan mansha allah abaayo alle haku xafido
@faisaabdi4597
@faisaabdi4597 2 жыл бұрын
Waa inaad isku tashataan reer America ilmahiina reer Africa wax kasta u dirtaan waxaa ka muhiimsan inaad guryihiina qurxisaan Inshallah Alaha ilmaha Alaha noo wada hadeeyo hooyo ❤️ lee oynaysa meel walbo 👌
@anisamahad3875
@anisamahad3875 2 жыл бұрын
Mashslah
@nooralihaj9130
@nooralihaj9130 2 жыл бұрын
She. Lies. She. Doesn't. Know. What. She's. Talking. About
@ilyasali8892
@ilyasali8892 2 жыл бұрын
Mahadsanid ilham
@farxiyoinanuur9257
@farxiyoinanuur9257 2 жыл бұрын
Masha allah ilhan cumar wa wadaniyada qiiro badan allaha ku xafido
@fatteksfalle8205
@fatteksfalle8205 2 жыл бұрын
Mash allh ilhaan cumar ilahay ha xiffdiyo
@saynabibrahim2187
@saynabibrahim2187 2 жыл бұрын
Mansha allah sister
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 жыл бұрын
Sxw❤️ waa hooyo naxariis badan Barakallah🥰
@fardsohussein7136
@fardsohussein7136 Жыл бұрын
Masha allah wll waan kugu faana allaha ku xafido walow aan qaxootiga ku dhibaateesanhy
@haweyofarah753
@haweyofarah753 2 жыл бұрын
Xaqiiq jirto bay kahadashay walahi ilhan allaha kuxafido
@faatuali186
@faatuali186 2 жыл бұрын
الله يكون بعونكم ويوفقكم في كل خطواتكم
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 2 жыл бұрын
mashashaala waalal ruun bashekte
@ladna262
@ladna262 2 жыл бұрын
Ilhaan best girl expect success masha Allah
@ahmednassir299
@ahmednassir299 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah
@umutaajudiin592
@umutaajudiin592 2 жыл бұрын
😭😭Xnun waayo walhi ilmahaaga buri o waraabaha usii daa
@laylohasan4069
@laylohasan4069 2 жыл бұрын
Alle muslimiinta ha xafido adigana xaqa hakugu hanuuniyo
@zainababdi781
@zainababdi781 2 жыл бұрын
Waa waalidiin jiran subxaanallaah Meel walba ciyaalkii saas bay u dayacan yihiin dal iyo dibad ba heartless parents
@ruunafrahow4423
@ruunafrahow4423 2 жыл бұрын
مشالله تبارك الله
@keyfkafisa2161
@keyfkafisa2161 2 жыл бұрын
Mn sh allah ilhaan omar nolow wll
Ilhan Omar oo wareysi xiiso leh siisay Abdisalam Hereri
43:15
Xogmaal Media
Рет қаралды 146 М.
Khudbadii Ilhaan Omar Xafladii Somali Museum 2019
10:17
The Somali Museum
Рет қаралды 128 М.
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 20 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 15 МЛН
Ilhan Cumar oo loo  dhaariyay xilka Aqalka Golaha Wakiilada ee Minnesota
3:34
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 253 М.
ILHAN OMAR OO KU GUULAYSATAY BAARALMAANKA MINNESOTA
22:37
somali media of minnesota
Рет қаралды 649 М.
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
MM Somali TV
Рет қаралды 114 М.
ILHAAN CUMAR O DHABARKA LAGA TOOGTAY IYO TARXIILKEEDA ARIN YAAB LEH😱
11:42
SOMALIDA MARAYKANKA OO MAR 2-AAD WACDARO LAYAAB LEH DHIGTAY
36:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 38 М.