DHAMAADKA ADDUUNKA || KHUTBAH || SH MAXAMED UMAL

  Рет қаралды 170,570

Salafmedia

Salafmedia

3 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 212
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 3 жыл бұрын
Masha alaah jasakalaah kheyr sheekh ilaahay gefkeena iyo geerideena ma kulmiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@cabdimaxamuud5416
@cabdimaxamuud5416 3 жыл бұрын
Sheekh maxamed cabdi umal allah ku xafido sheekh soomaaaliyeed oonu jecelahy
@mahamedborow6312
@mahamedborow6312 3 жыл бұрын
Alxmdullih ilheygi Muslim nagadigee
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
ما شاءالله جزاك الله خيرا شيخنا.محمد عبد أمل حفظه الله ورعاه
@abdiwalifaarax9718
@abdiwalifaarax9718 3 жыл бұрын
Asc
@malyunshirwa1407
@malyunshirwa1407 3 жыл бұрын
ASC masha allaah Sh.Umul Always number one ☝️ 🤲🤲❤️❤️❤️
@katraabdi1923
@katraabdi1923 3 жыл бұрын
Illahow nodulqado🙏😩🥺😭😭😭😭😭 Astaghfirullahil cashiim .... illahow guide us to the straight path..😔😓
@aishaabdiaishaabdi3055
@aishaabdiaishaabdi3055 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh umal wadna bararujisay Allaha nagu anfaco adigana misaanka xasanadka Allaha kugudaro cimri dheer o caafimad watana Allaha kusiiyo Allahumma amiin
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 3 жыл бұрын
سبحان الله ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم . اللهم إني أسألك حسن الخاتمة اللهم امين يارب العالمين 🤲 وصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.♥️♥️♥️
@sihaamcabdullahi8442
@sihaamcabdullahi8442 3 жыл бұрын
masha allah sh umal allaha ku barakeyo qeyr farabadanna allaha ku siiyo baraarujin taada alla nagu an faco aamiin cimri dheer iyo cafimad cibaado wanagsan allaha kusiiyo
@sharecoabdilahi2420
@sharecoabdilahi2420 3 жыл бұрын
Jazzaakallaaah khayran sheikhanaa sheikh maxmed abdi ummal.
@abdimohamed4045
@abdimohamed4045 3 жыл бұрын
Jazaakalaah sheikh Mohamed abdi Umal Waa runtaa baryahan dhimashadii way sibadatay
@abdihakiimmuuse9300
@abdihakiimmuuse9300 3 жыл бұрын
Rabiyow hanacadaabin hanooyinkaaga nagusodhawee yaaaaaaaarabi waan kubarinay ee naga ajiif aamiin aamiin aamiin
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 3 жыл бұрын
Jezaaka Allahu khery sheikh Mohammed cabdi umal
@raaliyaamohmout7945
@raaliyaamohmout7945 3 жыл бұрын
Allow khatumada khyr nogu khatamin🤲😭
@hibosheikhhassan2075
@hibosheikhhassan2075 3 жыл бұрын
Amin ya Allah
@minoabdirahman8352
@minoabdirahman8352 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@samiraabdi5016
@samiraabdi5016 3 жыл бұрын
Aaamin ya manaaaan
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Illahywo khatiim kheyer hanogu khatiim yaa raabii
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 3 жыл бұрын
🤲🤲 Wlshy qaliya Ismahan
@minoabdirahman8352
@minoabdirahman8352 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 3 жыл бұрын
Ducada sheekha akhrinaayo waatanaa ee ha la barto. Allahuma innii acuudu bika min zawaali Nicmatika. Wa taxawulli Caafiyatika. Wa fuja'ati Nighmatika Wa jamiici Saqatika.
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 3 жыл бұрын
Noloshayda dhan inta qof oo aan aqaano po dhimatay marka laysku daro waxaa ka badan inta dhimatay oo aan aqaan famil iyo qaraabo 2020 iyo 2021 kaliya subxanallah.
@sharmarkemohammed2821
@sharmarkemohammed2821 3 жыл бұрын
Sheekh Umal allah Haa Ku Xifdiyo
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 3 жыл бұрын
Allahuma innii acuudu bika min zawaali Nicmatika. Wa taxawulli Caafiyatika. Wa fuja'ati Nicmatika. Wa Jamiici Saqatika.
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 3 жыл бұрын
Jazakalaah sh maxamed C abdi Umal ilaahayoow cusnul khaatuma nagu sug Aamiin
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 3 жыл бұрын
جزاك الله خيراً يا شيخنا الفاضل ربى يحفظك من كل مكروه وسوء اللهم آمين 🤲
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 3 жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 3 жыл бұрын
Allahuma innii acuudu bika min zawaali Nicmatika. Wa taxawulli Caafiyatika. Wa fuja'ati Niqmatika. Wa Jamiici Saqatika.
@hoodomaskar6672
@hoodomaskar6672 3 жыл бұрын
ilaahow khatumada. khyr nooga dhig🤲
@leylafarah9190
@leylafarah9190 3 жыл бұрын
Asc. Mashaaa allaahaa. Allaahaaa. Idin. Barakeeyo. Dhamaantiin
@yuusufxaashi8586
@yuusufxaashi8586 3 жыл бұрын
Masha allaah Allah barakeeyo sheekh mahamed Abdi umal
@mimih3950
@mimih3950 3 жыл бұрын
Asc ya sheikh waad mahadsantahaye anabararuchiseey allah khatumadha wanagsaan nagutosii dhamanteena amiin ya allah may allah reward u sheikh
@cabdulaahimaxamed5149
@cabdulaahimaxamed5149 3 жыл бұрын
Jasaaka Allah Sheikh Mohammed Cabdi Umal
@ardoahmed3070
@ardoahmed3070 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi illahey ha ku xafido sh. Cabdi umul jzk
@ebrahimabdifatah6244
@ebrahimabdifatah6244 3 жыл бұрын
Masha Allah heart touching words 😍jazakallahu shiekhuna
@halimodoualeh8059
@halimodoualeh8059 2 жыл бұрын
Jazakul qeyran waa dardaran qalbiga tabanaya
@halimodoualeh8059
@halimodoualeh8059 2 жыл бұрын
Waa dardaran qabiga tabanaya
@shamsash2772
@shamsash2772 Жыл бұрын
Asc shiikh umal jasakulah
@cabdiwali292
@cabdiwali292 3 жыл бұрын
Maasha ALLAAH sheekh umal ALLAAH hakuxifdiyo
@fartunnur2656
@fartunnur2656 3 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 3 жыл бұрын
Mansha alla sheekh umal allah ha xiftiyo iyo culimadeena kaleba
@jowhara1000
@jowhara1000 3 жыл бұрын
Alxamdulillah Allaha na siiyey culumo markasto u taagan in ay na xasuusiyaan geerida Sheekh muxamed cabdi umal allaha ja abaal mariyo
@khadijaali5497
@khadijaali5497 3 жыл бұрын
Yaaa Rabi Yaa Raxiiim Na Oofso Adoo Raali Naga Ah Jazakaaal Sheekh Umal Allaha Cimriga Hakuu dheereeyo
@nimohussein5418
@nimohussein5418 3 жыл бұрын
جزاك الله خيراً نسال الله حسن الخاتمة
@salatnuunow1463
@salatnuunow1463 3 жыл бұрын
Ilahay khayr hanawafijiyo amiin amiin yaa rabi
@snrotho
@snrotho 3 жыл бұрын
MashaAllah sheikh ummul Jazakallah kheyran
@minoabdirahman8352
@minoabdirahman8352 3 жыл бұрын
Masha.allaah sheikh allaah ku xifdiyo
@zanabyusuf7271
@zanabyusuf7271 3 жыл бұрын
Jizakalaahu khayran sheekheena aduun iyo aakhiro rabi ha ku xifdiyo
@ruwaidadirir8772
@ruwaidadirir8772 3 жыл бұрын
Mashallah shiikh Maxamed Abdi Umul allaha ku xafido
@xamzamaxamed3680
@xamzamaxamed3680 3 жыл бұрын
M.a jazaa kallh sheeq allha ku xafido aduun io aakhiro
@habibaadan1224
@habibaadan1224 3 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah aallow noo aqbal ducada sheikha
@douhourchanneldouhourchann5128
@douhourchanneldouhourchann5128 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah allah Dartiis ayan ku jeeclahay sh Med abdi umal
@xamdaxaashi9718
@xamdaxaashi9718 2 жыл бұрын
Masha allah sheekh waadna baraarujisay shkh😭😭😭😭
@shamsaadan7922
@shamsaadan7922 3 жыл бұрын
Mashaallah sh muxamed Abdi umal Allah hakuxifdiyo
@turuftr2247
@turuftr2247 3 жыл бұрын
Mashaa allaha allaha kubarakeeyo
@teacheribrahim2176
@teacheribrahim2176 3 жыл бұрын
اللهم بارك هذا شيخ. Allah s.w cilmi kuu ziyaadiyo. Amiin
@saarahasan9097
@saarahasan9097 3 жыл бұрын
Jazakallah kheyr sheikh illaahay aku wafujiye allaha ka ajarsiiyo allaha ku xifdiyo anagana ku waano qaato allaha naga dhigo insha allah
@amranseyf162
@amranseyf162 3 жыл бұрын
May allah guide us
@axmedcalicabdulaahi1306
@axmedcalicabdulaahi1306 3 жыл бұрын
18: 11 Cajiib ilahayo Aminamiin Amiin Ammin duco mu hiim ha
@abdimajidaliabdullahi769
@abdimajidaliabdullahi769 3 жыл бұрын
شكرا لك يا شيخ محمد عبد أمل
@ahmedhussein9347
@ahmedhussein9347 3 жыл бұрын
Sheish ilaahay hakubarakeeyo Aamiin Aamiin
@moussaibnuhassanelloukman106
@moussaibnuhassanelloukman106 3 жыл бұрын
Macha allah sheik umal allah Haa ku xafido
@sumayomohamedkhaliif6933
@sumayomohamedkhaliif6933 3 жыл бұрын
Mashaallah illlahey hanooxafiido sheeqeena qaaliiigabadan shekh maxamed umal 😍😍🙏♥️
@xasan4492
@xasan4492 3 жыл бұрын
Manshalh allah haku xiftiyo sheikh umal, illaahow khaatumada kheyr noogu khatin amiiiin 🤲🤲
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 3 жыл бұрын
Maasha Allah sheeq jaza kallahu qayran
@ayanmahmoud2041
@ayanmahmoud2041 3 жыл бұрын
As-salamou aleykoum wa rahamatulAllay wa barakatu Sheekh barakahoufik Sheekh Ilahay haa ajaar siiyoo amin amin
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 2 жыл бұрын
Ilaahayow noo naxariiso rabiyow geeri qaflada ayaan kaa magan galnay
@motivatingandrelaxingchann4044
@motivatingandrelaxingchann4044 3 жыл бұрын
Masha ALLAH 💓. number one
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 3 жыл бұрын
آللهم إنى أعوذ بك من زوال نعمتك وتحول عافيتك وفجأة نقمتك وجميع سخطك
@khalifbahar6582
@khalifbahar6582 3 жыл бұрын
M.a sheik umal
@hamdiderow722
@hamdiderow722 3 жыл бұрын
Ilahiyow no gargar akhiro iyo adunba 😭😭😭😭🤲 ya rabii
@ahmeddakane1471
@ahmeddakane1471 3 жыл бұрын
Sheikh mohamed abdi umal My role model.
@heavyman2306
@heavyman2306 3 жыл бұрын
Shaikh umal jazakallah kheyr allah ajar hakasiyo ameen
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 3 жыл бұрын
Jasaka Allah, Allah hanagu anfaco
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 3 жыл бұрын
Mashaa Alaah ilaahayoow noo barakee noona cafid culimaddena oo dhan Aamiin yaa Alaah
@mustaqbalmedia9699
@mustaqbalmedia9699 3 жыл бұрын
ilaahayow khaatimadeena wanaaji AamiinAamiin Aamiin ❤❤
@habibaadan1224
@habibaadan1224 3 жыл бұрын
Manshaallaah allaahu akhbar
@shukrielmi2331
@shukrielmi2331 3 жыл бұрын
Sheikh muxamed C umal Allaha kuxifdiyo Anagan Allaha nagu Anfaco
@lulmohamed181
@lulmohamed181 3 жыл бұрын
Jazaaka Allahu Khayr sheekh umal
@umuquteyba3817
@umuquteyba3817 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh illaahay ajir iyo xasanaad aan lasoo koobi karin Allah kaa siiyo sida quruxda badan ee aad kheyrka noola jeceshahay Aamiin yaa Rabbi.
@waanoproduction1800
@waanoproduction1800 3 жыл бұрын
Walaahi waa xilli adag
@sahroabdirahaman413
@sahroabdirahaman413 3 жыл бұрын
Asc Sheekha umal Allah ha ku barekeeyo Amiin Amiin
@jabbaoscar6023
@jabbaoscar6023 3 жыл бұрын
Masha Allah sh umal Allah dartiisan kugu Jaclahay
@ayanmahmoud2041
@ayanmahmoud2041 3 жыл бұрын
Amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin
@xuseencumar1187
@xuseencumar1187 3 жыл бұрын
sh maxamed macalin cabdi umal allaha hakuxifdiyo
@abdimalik5409
@abdimalik5409 3 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo sheikh
@muhiimdagan920
@muhiimdagan920 3 жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمه😪
@maxamedali527
@maxamedali527 3 жыл бұрын
Wow
@kaltoumhoussein8395
@kaltoumhoussein8395 3 жыл бұрын
Subxanallah illahay xakah iyo tohbada hanagaraansiyo inchaAllah amin
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Jazaku allahu kheyran ya aheikh umal
@Boss_abdi
@Boss_abdi 3 жыл бұрын
Mashallaah shekh umal ilaahey hanookaa xafido waxaad tahay sheik qaran
@abdi.hassanmusse5324
@abdi.hassanmusse5324 3 жыл бұрын
Mashallah allaha xafido sh.umal
@cabdirashiidqaliif9353
@cabdirashiidqaliif9353 3 жыл бұрын
Msha allah sh umal
@bra9749
@bra9749 3 жыл бұрын
Jazakallahu khyran
@ayanmahmoud2041
@ayanmahmoud2041 3 жыл бұрын
Amin amin amin amin amin amin amin Amin amin amin
@ayanmahmoud2041
@ayanmahmoud2041 3 жыл бұрын
Barakahoufik ya Sheekh
@sahrahassanali9340
@sahrahassanali9340 3 жыл бұрын
Allahu akbar Alloow nabadbaadi rabiyoow😪
@aishaamin1890
@aishaamin1890 3 жыл бұрын
Allaha kuu xafidoo sh Umal
@munahussein9687
@munahussein9687 3 жыл бұрын
Allaha ku xafido sheikh umul
@hassanamiir6520
@hassanamiir6520 3 жыл бұрын
Allah Hanoo Xafido Culumada Aamiin🤲🤲
@fafintadiinta.2941
@fafintadiinta.2941 3 жыл бұрын
جزاك الله
@mohamedqadar1222
@mohamedqadar1222 3 жыл бұрын
Allah qaatumada hanoo suubiyo dhamaanteen illahay qaflada hanaga saaro cudurada Allah naga qaado
@SucadAbdirizak-u2z
@SucadAbdirizak-u2z 11 күн бұрын
Illhow khaatima wngsn ngu dil zaman fitna ba cimragayagi kubeegmaye😢😢😢
@umumoha2332
@umumoha2332 3 жыл бұрын
Mashallh allh ha Ku xfdo
@aminacenab1433
@aminacenab1433 3 жыл бұрын
Mansh alllh alle ha barakeeyo sheikh umal
@yasmincookingshow8779
@yasmincookingshow8779 3 жыл бұрын
Masha alah ilahey akuxafido
@maxamedomaryussufcali9464
@maxamedomaryussufcali9464 3 жыл бұрын
Masha allah Sheikhena
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
لا إله إلا الله محمد رسول الله 😥😥
@tasniimmedia1479
@tasniimmedia1479 3 жыл бұрын
Ilahow khayr ka na waafaji
@bahjaa9171
@bahjaa9171 3 жыл бұрын
🌺Ilaahay khaatumada haynoo hagaajiyo🍀 🌹JSK KHAYR SHEEKH 🥀
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 3 жыл бұрын
Wallahi waa xaqiiq waxaa isoomaray 2isbuuc oo aan maalinkasta aan maqlayay aane arkaayay2 ruux kabadan maitkooda Ama geeridooda . rabiyow waxaan kuwaydiisaynaa khaatuma wanaagsan
@saabiriincadey649
@saabiriincadey649 3 жыл бұрын
😔😔😔😔 Allaahuma najinaa khaatumu suuu yaarabbal caalamiin naxnu nasaluk xusnul khaatumah yaarabbal calamiin
Saddex ruux Ilaahay lama hadli doono || Khutbah || Sh maxamed Umal
22:10
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 53 МЛН
Waxa aad haysato kan Ugu Qaalisan || Khudbah || Sh Maxamed Umal
17:05
Sualo diini ah sh umal
16:20
English Quiz Mastery (EQM)
Рет қаралды 609
Dhamaadka Adduunka Sh.Umal
18:38
Baraarug Media
Рет қаралды 3,5 М.
Juuj Wa Maa Juuj Maxay Ahaayen, Naar Maxay Ku Muteen || Sh Umal, Sh Xassan, Iyo Sh Shibli
21:18
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 425 М.
Tilmaamaha Geerida Iyo Qabriga | Sh Maxamed Cabdi Umal
19:54
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 16 М.
SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Cabdi Umal
33:22
MAXAA LAGU BADBAADAA ADUUN & AAKHIRO  ? ᴴᴰ┇ Sh. Maxamed Umal
7:03
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 620 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 820 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 15 МЛН