Dhamays farxaan iyo kaltuuno - Kaamilo Tv

  Рет қаралды 1,125,592

kaamilotv

kaamilotv

12 жыл бұрын

Hees cusub oo Farxaan Xidig iyo Kaltuuno bacado soo saareen

Пікірлер: 158
@Qalbi.Channel
@Qalbi.Channel 5 ай бұрын
2024 yaa so raadiyay heestan Like 👎👎👎
@drahmankalet5006
@drahmankalet5006 2 ай бұрын
AniGa Huno mudaneyyy 2024💖
@faadmahhussein8232
@faadmahhussein8232 2 ай бұрын
naa aniga 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zakigk398
@zakigk398 18 сағат бұрын
aniga mirqamaya ayan so raadiyey kwrn qalbi
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 Жыл бұрын
Heestan markii igu horaysay ee aan maqalay waxay ahayd 2015 waxayna ka baxaysay bas noo sii siday garoon aan kubad ku soo ciyaarinay hada dhalinyaradi badankoodi yurub bay galeen xazuuz wakhti aan dib usoo labanayn intii iga danbaysa mustaqbal fiican idin rajaynaya❤ 1/5/2023 12 :56 duhurnimo isniin ah❤
@sawdaahmed3720
@sawdaahmed3720 9 ай бұрын
14octber 2023❤
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 9 ай бұрын
@@sawdaahmed3720 🙏
@mukhtarmohamed1742
@mukhtarmohamed1742 Жыл бұрын
Old is gold I was remember this song 2008 when I was on rural and I am harvesting a farm in our family and I have mini Chinease mobile listening song and repeated all the day to avoid to feel tired in overload of the work. Time is running and changing.
@Sahel.
@Sahel. Жыл бұрын
Miss those days wlhie
@coldsun5495
@coldsun5495 Жыл бұрын
Lol. Thats true memories 😔.
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
Great throwback time
@generalilmoge5902
@generalilmoge5902 Жыл бұрын
Old good memories,you must be from Northern Kenya especially somewhere in Mandera county...
@drahmankalet5006
@drahmankalet5006 5 ай бұрын
Wlhi iLaa 2010 Ilaa hada waan soo booqda heestan Ana dhugashadaadan ku dhayaa nafteydeee❤😮😊😢
@anissahassan9932
@anissahassan9932 Жыл бұрын
Woow 535 millions vieuws I am listening at 14.57 hours on 3 July 2023 in heerlend Holland 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💜💕🌸🌷👍
@user-or1ht1hl7z
@user-or1ht1hl7z 12 күн бұрын
❤Woow❤
@SurprisedGreatDane-vl1qg
@SurprisedGreatDane-vl1qg 2 ай бұрын
2012kii anigoo 14jir baan tvka ka daawan jiray ❤ Maantana 2024kii 26jir baan ahay alxm ilahaybay mahad oo dhan u sugnaatay igu sugay anigoo caafimaad qaba ❤ Ilahayoow calafka ii hagaaji 😊
@user-rr3iz9gi1z
@user-rr3iz9gi1z 11 күн бұрын
Wow habenkii igu horaysay aan maqlay isla minute aydiiba waan kahelay 10/7/2024 haben arbaco ah afkayga eraygii kasobaxay wuxuu noqday hees waqtigeedii kasoo hormartay oo jawabteedu tahay wali inaa single ahay my day aa shidan donaa wow tan hees lama dhihikaro siba saaid waxaa ooga helay qeybta kaltun bacado wow i like it🫣😘🤦‍♀️
@rashiidboss_
@rashiidboss_ 8 ай бұрын
Who is Still Listening End Off 2023
@hannaahmed8556
@hannaahmed8556 6 ай бұрын
Anigaa 28 december
@Hawohud
@Hawohud 6 ай бұрын
Me also 2023 & now 2014❤
@user-xo5sp3dk5r
@user-xo5sp3dk5r 5 ай бұрын
Word
@faizahassan8945
@faizahassan8945 4 ай бұрын
Ñobbñlxxtttx7xttt7tx7txgc7​@@Hawohud
@sidiiqfarxaan
@sidiiqfarxaan Жыл бұрын
9 year ka dib baan dib usoo booqday heestan 🥰
@mohaa10
@mohaa10 Жыл бұрын
me right now
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 7 ай бұрын
After 12years Dabayaqadi 2023 ayan soo booqdey ❤wxyne ka mid thy heesahan ku Haysto🔥
@ISRAADVISUALS
@ISRAADVISUALS Ай бұрын
Upto Now There is no Somali Singer who has better voice than this talent lady❤
@KoffiAli59
@KoffiAli59 2 жыл бұрын
Allow Kaltuun bacado Dhibatada Ka dhowr💯🥰💜💙❤
@Aduunyo99
@Aduunyo99 19 күн бұрын
Waxaan dawanaya heestan wed- july-3 2024- anigoo niyad jabsan murugeysan anigoo aan arkin wax rajo iyo ifafalo mustqbal toona, rajo walbo aan lahaana igaso afjarantay. Jacaylna uu dhan iga haayo- dhana nolal xumo kala iga hayso cid i caawisana aan haynin. Jamacadna aan so dhameeyay shaqana wayay waxaan rajaynaa malin maalaha kamid inay is badali donta walal iso duceeya fadlan. Wanjeclahay fankii hore iyo midkii dhexe waxaa uu i noqda mar mar daawo.😭
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
Ciise iyo samaroon wada heesaya waa yoomal qiyaamihii fadlan haddii aad dhegaysato 2025 like iyo love ❤ haygala bakhaylina
@yaasircade6570
@yaasircade6570 2 жыл бұрын
☺︎︎
@gentlemanmuuzeapdirahman5766
@gentlemanmuuzeapdirahman5766 2 жыл бұрын
Heez Xazuuz Badan Runtii Waxan Dhagayzan Jiray 2015
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@gentlemanmuuzeapdirahman5766 2012 dhagesan jirey xasuus
@missjano8249
@missjano8249 Жыл бұрын
Oo maxa ka dhigay hortod ayey so heesay en ciise iyo samaron ee away nicma djama iyo cabdi nuur alale iyo fatun duale iyo mohamed dugsiyeh 😂iyo kuwa badan oo kkeh
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
somali waqooyi erayada abwan siciid abukar ilko-jiir
@alto4989
@alto4989 3 ай бұрын
Heestan waa jeclahay ❤ hadaad iga dambayso like ii saar
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 6 ай бұрын
Stunning Memories 😍 What a gorgeous Song 🎵 Hello 2024.😂
@ShaymaAhmed1233
@ShaymaAhmed1233 6 ай бұрын
Hello😂
@Sahel.
@Sahel. Жыл бұрын
This song reminds me when the life was sweet and stress-free 😭 Miss those days wlhie :)
@cabdikaafijaamac6485
@cabdikaafijaamac6485 Жыл бұрын
2023 like ii saar
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Yaa dawanaya 2023 11sano ka dib so bixitaankii heestan Farhan xidig ft kaltuun Bacado Burco iyo Xusuus hore 2011
@hafsamuse6754
@hafsamuse6754 Жыл бұрын
Aniga 4:23pm
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
@@hafsamuse6754 Good 👍
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
Aniga❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
@@xasanaxmed8688 Good 👍
@ismahanhasan
@ismahanhasan 8 ай бұрын
​@@hafsamuse6754❤❤️‍🩹❤❤❤😂😂❤😊❤😊❤
@user-ir1ot2vk6h
@user-ir1ot2vk6h 5 ай бұрын
Who is listening this song 28/1/2024
@NeimaHassanMahamoud
@NeimaHassanMahamoud 3 ай бұрын
😅 fav song ever
@sharmaboy8358
@sharmaboy8358 2 жыл бұрын
Farxaan xidig adeerkay wiilka samarooon eee jibriil yonis
@saedawil
@saedawil Жыл бұрын
cawa oo ay tahy 05/12/2022 ku dhawad 2023 alle ha ina gaadhsiyo inshllh
@Nimcvn
@Nimcvn Жыл бұрын
Fav ❤ tomorrow is Eid 🎉
@ikranabdalla8966
@ikranabdalla8966 5 ай бұрын
Still 2024❤
@abdiabukar2926
@abdiabukar2926 Жыл бұрын
Old is Gold . When i heard this song I remember 2012 one of my elder brother listening from a redio
@AliishaQueen
@AliishaQueen 10 күн бұрын
Heestan yaa soo raadiyay 2024 like
@yuabdimoha1651
@yuabdimoha1651 Жыл бұрын
Here In 2023 still favorite ❤
@YahyeHazen-qp2ji
@YahyeHazen-qp2ji 10 ай бұрын
Same
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Waxay ka mid ahyd Fav song wlhi waagan yaraa ❤
@Clkariin_1234
@Clkariin_1234 Жыл бұрын
Heestaydi ♥️ Jilaal aad uxumaa Ayaan dhagaysan jiray memery wakhti adag ayay iga saartay
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 6 ай бұрын
Xagee ayad ku dhagaysn jirtay sxp
@jamaaloomka2119
@jamaaloomka2119 9 ай бұрын
Xasuus hore waayo waayo wlh 23 oct 2023 dhagesanooyaa😂
@user-mn3jg4cj8w
@user-mn3jg4cj8w 6 ай бұрын
Yaa dawanaya1/1/2024
@axmedaadan2933
@axmedaadan2933 6 ай бұрын
Me
@AnfacD
@AnfacD 8 ай бұрын
Masha Allah Farhan Xidig & Kaltuun noolaada.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын
12 sano ka dib ayan dawanaya cawa in kenya 2 legends in the somali story
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 2 жыл бұрын
Heesti hesaha eryatay😀❤📍🌹
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Daruur dhibic ku hoortiyo Dhibicdoo guyaaliyo Ubax dheel ka toosiyo Cirkoo qurux dhamaystoo Dhaayihiisa diinkuba Kuma qarin dhashiisee Ana dhugashaadaan Ku dhayaa naftaydee ALLOW nolol dhamaysiyo Farxad aan dhamaan oo Dhidibkeedu yahay DIIN KU dhisnaa ku dhaqnaa KU dhisnaa AROOS wacan Dayaxoo dhamaysiyo Dheeman iyo LUUL iyo Dhool bari ka muuqdiyo DHEDIG dhaban wanaageey DHIBAATADA abaaraha RAGGU dhabar adaygee ANNA dhawristaadaan DHARAARAHAN la noolee ALLOW nolol dhamaysiyo JACAYL aan dhamaanoo DHaqan uu u yahay TIIR KU dhaqnaa ku dhisnaa KU dhaqnaa dhalaan wacan JACAYL dhaxal tisqaadliyo DHAYMIHII naftaydiyo RAJADAAN dhur sugaayiyo HANADKAAN ku dhaatoow DHAGXUMO iyo ceeb BUU nin RAGG AHI Ka dhawrtaa Anna dhalintaba dhammaantood ADDAAN kugu dhadhabayaa ALLOW NOLOL DHAMAYSIYO FARXAD aan dhammaanoo DHIDIBKEEDU yahay DIIN KU DHISNAA ku dhaqnaa KU dhisnaa AROOS wacan MIDDAB dhabeel ku caaniyo DHAMBAALKII kalgacalkiyo DHAQAN iyo xishood dumar MIDII ASLUUB u dhalataay DHUDHUMAHA aboorbaa DHILASHADA ku mariyee ANNA dhalan rogaygii JACAYL baan la dhuubtee ALLOW nolo dhamaysiyo JACAYL aan dhammaaniyo DHAQAN uu u yahay TIIR KU dhaqnaa ku dhisnaa KU dhaqnaa dhalaan wacan.
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Fanka soomaalida isku Qalbi ma nahay heesti Qalbikeyga ku jirto waa iga horeysaa welcome 🙏
@bashiirahmed4363
@bashiirahmed4363 Жыл бұрын
@@SuugaanSafaari meel walba ma joogtaa sxb gacan baan kuu taagay wlhy legend 👋
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@bashiirahmed4363 Mahadsanid saaxiib
@hassanabdirahmancade2333
@hassanabdirahmancade2333 7 ай бұрын
Thanks
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 6 ай бұрын
kaltuun Bacado & farxaan Xidig anigoo Arday ahay 2013 waqtigaas Grade 10 ayaan ahaa, ayaan markaan ka daalo Akhriska & Exercise gaar ahaan maadooyin Labka ah (maths, physics, Chemistry & Biology) Ayaan ku tuuran jirey.
@Nihaanhajji
@Nihaanhajji 6 ай бұрын
23/01 2024❤
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Woo kaltum you really amazing talented I always support you a lot
@garaaddibow8520
@garaaddibow8520 Жыл бұрын
2023 😢
@ibroismabdirahman9556
@ibroismabdirahman9556 5 ай бұрын
Stunning memories never fade
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 Жыл бұрын
Heestan sidaa ujeclaa😂❤
@faskafaskaawi1105
@faskafaskaawi1105 Ай бұрын
27/may /2024 comments qoray ya iga dabeeya😊
@xasnadacama9692
@xasnadacama9692 2 жыл бұрын
cette chonson pas mal kaltou à une voix pas mal chonson est lourd merci
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Inaba caadi Mahan 2010 iyo mglada baladweyn sxpkey yusufey aya I tuuray heeskan
@adenmovicaden1852
@adenmovicaden1852 12 жыл бұрын
j ss d'origine djiboutiens mais j'adore cette chansons
@aim1695
@aim1695 24 күн бұрын
2012 illaa hadda 2024
@nasteexomaxamuud1295
@nasteexomaxamuud1295 11 күн бұрын
Cawa iga qabtay 10/7/2024❤
@Dhagaxle9
@Dhagaxle9 Жыл бұрын
Xasuuso kaydsan
@nasradiriye8507
@nasradiriye8507 Жыл бұрын
Sas wye
@SacdiaSiman-kh7qr
@SacdiaSiman-kh7qr 8 ай бұрын
2023 dhamaadkeed aab heestan ka helay ani 11 hadeey jirto❤❤❤❤❤
@cabdcabd899
@cabdcabd899 Жыл бұрын
Wllhi wn ka hela xasuus igalisy
@samatardiriye1226
@samatardiriye1226 Күн бұрын
Who is watching 2024 😢
@fateeabdalla5893
@fateeabdalla5893 8 ай бұрын
Favorite song
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
somali waqooyi aa sameyay fikrad heesta siciid abukar ilko-jiir
@feisalcade3635
@feisalcade3635 3 ай бұрын
Who still listening this in 2024
@hannaaq5797
@hannaaq5797 4 ай бұрын
There's someone who still listening 2024
@abdulmiresalad8010
@abdulmiresalad8010 8 ай бұрын
Heestaan waxan dhageysan jiray anoo Schooley ah nolosha dhan No stress ii tahay just for entertainment udhageysan jiray
@asadsaciid36
@asadsaciid36 10 ай бұрын
Wlasheyda allhko xafdiyo❤
@rahmamohamoud7984
@rahmamohamoud7984 8 ай бұрын
Iam favorite this song more l intrest will more years ❤❤❤
@Samiirceshqi8
@Samiirceshqi8 11 ай бұрын
My childhood song❤️‍🔥
@faras_cadetube2958
@faras_cadetube2958 Жыл бұрын
Childhood crush times is Running and changing 😱👇
@fathiarabeofficiel1503
@fathiarabeofficiel1503 3 жыл бұрын
Wawwww www❤❤farxanxidgakaltuunbacdo
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 8 ай бұрын
29/10/2023 still I’m watching ❤
@ibrahimcisman4325
@ibrahimcisman4325 6 ай бұрын
Cawa oo tariikhdu tahay 8 / 1 / 2024 anoo safara uganda ilaa kenya to mooye to addis ababa waa heesti isoo jidatay oon dhagaysy
@sumeyafamily24
@sumeyafamily24 10 ай бұрын
Favourite song 🥰CQ229U xasus muthan😍
@muwadah5671
@muwadah5671 Жыл бұрын
Xasuus arooskeygii ❤️❤️
@zoolraajjibriil351
@zoolraajjibriil351 8 жыл бұрын
waaw masha allah macan waxad igu tahay qaali aad ban ku tageeraye maro ayaad tahay.runti
@mustafenimcaancraxaman2823
@mustafenimcaancraxaman2823 4 жыл бұрын
Ofof ceesh calaa
@MohamedHassan-ti8or
@MohamedHassan-ti8or Жыл бұрын
Childhood memories
@cabdinuurmuuse6442
@cabdinuurmuuse6442 9 жыл бұрын
I like this song
@caydaruuzmaxamed736
@caydaruuzmaxamed736 Жыл бұрын
😊reply
@khadarcaliclaahi4667
@khadarcaliclaahi4667 Жыл бұрын
Kaltuun bacaado iyo kastam
@hindizaarzhireh9504
@hindizaarzhireh9504 11 ай бұрын
Kastam maaha wa faraxan xidig
@nimcocaraaye4074
@nimcocaraaye4074 2 жыл бұрын
Xasanaadn
@xasanhuud
@xasanhuud Жыл бұрын
Very song
@abdifitahsablaale2649
@abdifitahsablaale2649 Жыл бұрын
Daahir calasow melwalba ma asigaa leh
@user-mn3jg4cj8w
@user-mn3jg4cj8w 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:07 3:17 3:48 3:51
@abdikadirabdullahi7148
@abdikadirabdullahi7148 Жыл бұрын
Back to 11 years ago
@ayaancumar2494
@ayaancumar2494 Жыл бұрын
Anna dhalintaba dhamntod adan kugu dhadhabayaa
@AdanOsman-bi7bq
@AdanOsman-bi7bq 5 ай бұрын
Xasus song 🎵 😮
@abdmashagro2745
@abdmashagro2745 5 ай бұрын
Still listening date 12/2/2024
@user-mn3jg4cj8w
@user-mn3jg4cj8w 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:07 3:17 3:48
@Haliimo815
@Haliimo815 6 ай бұрын
Heestaan xasuus goniya igu leedahy waxan dhagaysan jiry (1/2019: mxn isku dhafiyay xaalad
@CabdilaahiOsman-mn3mx
@CabdilaahiOsman-mn3mx 27 күн бұрын
Mxn sodheystay
@abdirisakaar9890
@abdirisakaar9890 Жыл бұрын
alla xasuus 😢😮
@cabdallakheyrchannel4262
@cabdallakheyrchannel4262 11 ай бұрын
14/8/2023 Ka daalo heestaan ♥️🤟
@foziaabdullahi5212
@foziaabdullahi5212 4 ай бұрын
Hestan 2014 marka celka biyo kaso darayo dageysaani jiray talefon gabr walashey marna sxipadey ah kadageysani jiray c1 ah
@ahmedmuse7420
@ahmedmuse7420 Жыл бұрын
17/9/2022 hrgysa
@user-mn3jg4cj8w
@user-mn3jg4cj8w 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:07 3:17
@abdig1757
@abdig1757 Жыл бұрын
Guys wedding on
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold😢❤
@user-sw7ei8tk6t
@user-sw7ei8tk6t 2 ай бұрын
11/5/2024😢
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg 5 ай бұрын
Me my brather and thank u
@muxudiinxaajoow1131
@muxudiinxaajoow1131 3 ай бұрын
20/4/2024
@apdikaninp5766
@apdikaninp5766 Жыл бұрын
Still 2023 old is gold 🥇🪙🎉
@abdig1757
@abdig1757 Жыл бұрын
Guys guys wedding
@zeinabmohamud3920
@zeinabmohamud3920 Жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@user-uw9pc6kb9j
@user-uw9pc6kb9j 10 ай бұрын
27/8-2023/❤❤❤❤ xasus 😢😢😢
@munamunish3690
@munamunish3690 2 жыл бұрын
3/july/22.3.31p.m nairobi
@Abwaan_Qarayare
@Abwaan_Qarayare 2 жыл бұрын
Ciid Mubaarak inaabti, 9th July, habeenkii Koowaad ee Ciidka Arafo 1443 hijri... Caynabo, Somaliland. Xasuusaha ku ciid baa ka dhacday 😂😂😂
@asadsaciid36
@asadsaciid36 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoaliniciimoali4027
@nimcoaliniciimoali4027 2 жыл бұрын
ayaan koronto
@ayaancumar2494
@ayaancumar2494 Жыл бұрын
Nag xuma iyo ceebuu nin ragii ka dhawrta
@Haliimo815
@Haliimo815 6 ай бұрын
Alla mxay xasuus igu leedahay heestaan
@user-mn3jg4cj8w
@user-mn3jg4cj8w 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,2 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 14 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
Hees Cusub Farxaan Xidig Iyo Kaltuun Bacado (Ugbaad)
6:27
Maxamed Amiin
Рет қаралды 53 М.
Jooqle iyo Nimco Yaasiin   Haye haye
6:38
cabdulahimc
Рет қаралды 1,3 МЛН
Mahamoud Amoore iyo Samsam Ali Rooble - Maah Maah. by qardhab
7:46
jacaylka maxan baxnaanshey Kaltuun xasan bacado
5:36
Mustafa Dafle
Рет қаралды 1,7 МЛН
Jooqle iyo Nimca Dareen
8:46
Som Adam
Рет қаралды 1,8 МЛН
SAHRA CUMAR DHULE IYO DALMAR YARE HEESTII DHABTA MIYAAN KUSAARA
10:10
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 6 МЛН
Heesta Nimco Yaasiin iyo Cabdi Qaboojiye
6:06
Wararka Somalida
Рет қаралды 3,9 МЛН
kaltuun bacado iyo abdulqadir aj
10:27
Abdulqadir Aj TV
Рет қаралды 499 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 13 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,2 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 472 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54