Jooqle iyo Nimca Dareen

  Рет қаралды 1,830,347

Som Adam

Som Adam

13 жыл бұрын

Jooqle iyo Nimco Dareen waxay sosareen hees cusub oo la magac baxday GALEYR, wa hees lagudadinayo Jooqle,WOOOOw NIMCO DAREEN maxad fananka saas ugu galaysaa , JOOqle waxan oran lahaa kaday dayo midkale saxiib Good by.....

Пікірлер: 862
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@engrzakariemohmoud5577
@engrzakariemohmoud5577 Жыл бұрын
klay adi Hess kastaba madhex fadhidaaa jah
@engrzakariemohmoud5577
@engrzakariemohmoud5577 Жыл бұрын
hadaa hees danbe iga soo dhex bax do waa kusoo caynaaa kkk
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
❤2022
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
@@engrzakariemohmoud5577 saxiib cml kale manaa qabtaba.💔😂
@deriskaxalaasha2660
@deriskaxalaasha2660 10 ай бұрын
2023🎉
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 жыл бұрын
Waqtigay rabto ha noqotee Legend baa tahay hada dhagaysid labadan legend ✌️🍂🎤.
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
5 sano ayuu sariir saran yahay aderky jooqle shire Allaha caafiyee wll an uducayno
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 жыл бұрын
@@mohawacayz5323 allaha caafimad waara ha siiyo wll
@loveumom2746
@loveumom2746 3 жыл бұрын
My all time fav singer Allah caafiyo
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 2 жыл бұрын
Legend cawa dhagesanaya December 3rd 2021 jubaland kismayo Somalia.
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 жыл бұрын
War horta kelmada legend Yaa idiin Soo dhiibay kkk Somali maryooleyey.. Xataa kuwa aan luqads INGIRIISKA weligood school u galin ayaan ka maqlay. Waa dhexdaasana brother ayaa iyana so......
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 2 жыл бұрын
Heestaan marki ugu horeysay ee aan maqlo Waxaan xasuustaa 2012 subax aroornimo ah ano school u scodo oo caasi ama gawaarida hoomeyda la yiraa saaran darawalka gaariga waday noogu tuuray jawigaa caadi maaheyn 🥰💯
@AhmedAli-qd9oe
@AhmedAli-qd9oe Жыл бұрын
Mansha Allah walee waa hees xasuus mudhan
@xiirmuse1401
@xiirmuse1401 3 жыл бұрын
Aduun 10 yrs ka hor fanan bay ahyd oo wxy la hayseeysey Big legend jooqle mantan 2021 cabdi ciise cajuun bay la heesysaa 😂😂😂
@shuceybbinuhaaji5332
@shuceybbinuhaaji5332 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@naimashariifabdi3541
@naimashariifabdi3541 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@_s8895
@_s8895 2 жыл бұрын
Cabdi ciise cajuun xata isaga waa legand🙂😂
@Svnd.z
@Svnd.z 2 жыл бұрын
@@_s8895 ma aha🙄😂😂
@naimadahir519
@naimadahir519 Жыл бұрын
Waa aduun io xalkiis😂😂
@sabaharalle7507
@sabaharalle7507 2 жыл бұрын
10sano kabacdi ayaan dhagaysanayaaa anoo 4caruur ah leh oo 32 jira maasha allah oo ku guuleystay jacaylkaygii
@husseinadan1740
@husseinadan1740 Жыл бұрын
Alle ha idin barakeyo abayo farxad Ayan kurajeyna hada noshahay hada dhimatayna janah insha Allah
@BAKAR_YARE
@BAKAR_YARE Жыл бұрын
​@@husseinadan1740legend 😂😂
@NoloshaMaanta-rq6os
@NoloshaMaanta-rq6os Жыл бұрын
Masha allah keep going noloshu kuma xumeyso
@mohamedfaarax661
@mohamedfaarax661 4 жыл бұрын
Yaa daawnaaya 2020 like ta hala dhaafin
@Ismail-somali
@Ismail-somali 3 жыл бұрын
Old is gold 😢❤ i miss those days 2010. yaa ila dhegaysanaya 2021.
@mohamedabdirahmanyusuf2765
@mohamedabdirahmanyusuf2765 2 жыл бұрын
Anigoo Qalbi jabsan ayaa kula Dhageysanaya Bro.
@Ismail-somali
@Ismail-somali 2 жыл бұрын
@@mohamedabdirahmanyusuf2765 Alle hkuu qaboojiyo qalbiga, saaxiib never give up- dumarku wa buuxaan maanta, tan kaa tagtay adoo u baahan, beri by kuu imaanysaa iyadoo ordaysa.
@Galxamur
@Galxamur 2 жыл бұрын
2010 ila 2022 aniga ya ila dhagaysanaya
@azmaapintumaxamed7752
@azmaapintumaxamed7752 5 жыл бұрын
Galleyr dumaR miYaa Tahy 2020 yaa DawaNyaa 😀
@rtghfc
@rtghfc 3 жыл бұрын
May abayo Shabeel Nagod baa ahy .Gyankana wn ahy hhh
@saciidharuuse425
@saciidharuuse425 2 жыл бұрын
Bbbnblo
@shivanikhayre383
@shivanikhayre383 2 жыл бұрын
😂2025
@umalkheyrumal1238
@umalkheyrumal1238 2 жыл бұрын
@@rtghfc aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaà mm cc qq M
@feisalmuniir3616
@feisalmuniir3616 5 ай бұрын
2024
@somalitiktok2878
@somalitiktok2878 4 жыл бұрын
After 8 years maantan dhagysanaya hestan heeso wakuwi hore wale😭 xasus jcylkygi hore
@xaraggoelmi4417
@xaraggoelmi4417 6 жыл бұрын
Anoo yar dhageysan jiray hadana naag weyn ahy 😄😄😂😂 2018
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Hamdi Elmi naag wYn 😂😂 naag waad tahaybee
@abdulrahmangurey1368
@abdulrahmangurey1368 5 жыл бұрын
Wax fcn kumadan weynan
@mofarah5449
@mofarah5449 5 жыл бұрын
Kkkkk
@nurdinkoshin7044
@nurdinkoshin7044 4 жыл бұрын
Dabcan hada ana guur doon ayaa ahay Garaadkagana Waaa ahy
@dadinho2961
@dadinho2961 4 жыл бұрын
Sagal sano ka hor yariis aheed mih m.a duug siiley aheed miya
@mascuudcabdiraxman4004
@mascuudcabdiraxman4004 2 жыл бұрын
Xasuus wlhi 2012 Anigoo eh dawaral BL Xamar dhaxdiisa Heestan aad U dhagesan jiray runtii Sanado badan ka dib iyo manta Iyo Magalo xeebedka Cape Town anigoo jogo wlhi waqti badan iyo wax badan ayaa is badalay allow cimri dheer iyo Caafimad noo siyaadi aamin yaa rabbi
@joker_pro670
@joker_pro670 2 жыл бұрын
Heestaan Weligeey Waan Jeclaan Jiray Wllhi Anoo Gaari Wata Meel Gobol Ah Baan Dhageysan Jiray Oo Welipa Aad U Da’yar 😭😭❤️ 2012 Wiil Yaroo Xamar Ka Tegay Baan Ahaa Markaas , Aabahey Xitaa Wuu Jeclaaday Heesta Inkastoo Isagu Reer Gobol Ahaa Oo Uu Aad U Fahmaayay Heesta Micnaheeda Aniga Musica Iyo Laxanka Ii Dhamaayay 😭😭 Xasuus Aad U Qaaliya Waaye Wllhi 😭😭😭😭😭😭
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 жыл бұрын
Reer gobol mxd ka wada zhp
@joker_pro670
@joker_pro670 2 жыл бұрын
@@hamseabdi7308 reer miyi / reer baadiye
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 2 жыл бұрын
Ilaahy caafimaadka & cimrigaba ha ubarakeeyo Abdi Shire Jamac ( Jooqle ) ❤🤲
@beeldaajesaadik2782
@beeldaajesaadik2782 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaya aduunoow aduun ma, thy Wakhtigu dheereeyaa heestan maxaan ciicle ka dhagaystay anoo ilmo yar ah 😢🎻
@madarmilano7745
@madarmilano7745 2 жыл бұрын
Sido kale caqtan
@muhanadjr8417
@muhanadjr8417 5 жыл бұрын
Yaa daawanaayo 2019 like ii saar 💕💕
@mahdicabdi2139
@mahdicabdi2139 4 жыл бұрын
000
@zoyahali9106
@zoyahali9106 3 жыл бұрын
heestan 2012kii baan dhagaysan jirey Wiilaan jeclaa markaa telkiisa baan ka dhagaysan jirey😢😢xasuus bey itahay wlh😭 2020/18/8. 1:9am
@aliaxmed9189
@aliaxmed9189 3 жыл бұрын
Lkn mad kugulaysatay wiilkii
@zuhaybali9434
@zuhaybali9434 2 жыл бұрын
Run ahaantii Adiga Xasuus gaara aYeY kuu LeedahaY Qoraalkaga Aad izoo jiitaY 😂😂
@Thesayid_143
@Thesayid_143 7 ай бұрын
May Imay Helin
@calixaaji4821
@calixaaji4821 6 ай бұрын
Hestan marki iigu horeysay aan maqlo 2014tii Ayey ahyd xili maqrab ah anigo maqayad shax ka cabayo mid mesha ila fadhiyo ayey udarned 🥺alla waqtas muxu qurx badnaa hadan mestan miraha macan waxan dib uga so labty malin talado ah sanadka cusub 1/1/ 2024 hada iga danbeyso ama qoralkeyga aad akhriso linke ha ila dhafin🙏
@nusaybaable
@nusaybaable 12 жыл бұрын
wa run Jooqle waa inaad timaadaa Hargeisa waa meel safe ah , haka baqan meel walba taageerayaal baakuu jooga THANKS!
@chef_bushra
@chef_bushra 4 жыл бұрын
👍
@somalitiktok2878
@somalitiktok2878 4 жыл бұрын
After 7 yeara xge jogta xaliimoy😭
@najaxdimound4027
@najaxdimound4027 4 жыл бұрын
Dervish kkkkkkkk
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 3 жыл бұрын
@@somalitiktok2878 after 10 months halked jogta aduu hno😂😭
@ITZ-0414
@ITZ-0414 3 жыл бұрын
@@rahmaahmed4317 After 3 days halked jogta adiguna 🤣🤣🤣
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Geedka miraha maad guran.. Gundhig reerka maunoqon. *2020* 😍
@sabrinsabrin7310
@sabrinsabrin7310 2 жыл бұрын
2021 haaa
@hanaabdu4419
@hanaabdu4419 5 жыл бұрын
Waxa dhagaysan jiray anigu yar wliba radio📻 bu ka soo gali jiray Mantana qof wayn ban ahay xasuus 2011🙌 2019😍🙌
@akramijuniorofficial3680
@akramijuniorofficial3680 3 жыл бұрын
Ana dunida qasaayey xiligaas 😂😂😂😂😂
@kingmoha9965
@kingmoha9965 3 жыл бұрын
Jooqle legend legend dhaafay allow caafimaad taam ah sii waa fanaan aan caaadi ahayn
@MurtiSameChanel
@MurtiSameChanel 6 жыл бұрын
heestan waxan dhagaysan jiray 2011 xatal aan waan dhagaystaa 2018 juun 25 isniin eesh calaa hees
@barwakoqalbinoura9918
@barwakoqalbinoura9918 Жыл бұрын
Jooqle waa legend pro max hees uu qaaday oo aanan ka heliniba ma jidho ilaahay amarkiis. Waa hees aan inaba caadi aheyn. Aniga ahaanteyda wax xusuus ah oo ay igu leedahay majirto heestani. Hadaad iga dambeyso fadlan dhac ku sii👍 25 Aug 2022 habeen jimco ah.
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Жыл бұрын
23|09| 22 Malin jimco ah 11:01 barqo nimo Kusamaley jimco too🙃
@barwakoqalbinoura9918
@barwakoqalbinoura9918 Жыл бұрын
@@a.rahmanmohamed2922 😘
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 Жыл бұрын
Legend pro max aa ma talefanadi iphone ka mooday ninka😅
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 Жыл бұрын
Ocadaa garaan mayo wxa gocan gardarada wabaab gacaloyo gacalyo isoqabo ❤❤❤😂😂😂❤
@cilmashuceyb1576
@cilmashuceyb1576 5 жыл бұрын
Ya dawaanayo 2019 somali.muroleey
@daudmohamed5397
@daudmohamed5397 4 жыл бұрын
Qof heesaha talantasli oon lisku naxaynin jecel like ii sar
@asiyamohamed7531
@asiyamohamed7531 2 жыл бұрын
Old is gold💝 hestan 2012kii ayn ad udhgesan jiry mnta aye igu so dhcdy xasuus wlh🥺😍
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 Жыл бұрын
😂😂😂 Ocadaa ❤ 2023
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Nimca dareen maxay Fanaanad aheyd 2010 naag fanka kuma haysan iyada u shidneyd♥️🔥 Fanan Sare Jooqle muxu cod lahaa Allow kucaafi.
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
Midabkaaga gaarka ah gooni iigu muqda🤠💚 amaan badan buu ninku dumarka siinaya lkn nimco dareen baalaha bay naga riftay 😅dumaroow sidaa ma arinbaa 😂😂❓👻hadda liketa oo laafyaha la baxe iisara somalay
@abdinasirhassanquresh8988
@abdinasirhassanquresh8988 2 жыл бұрын
Hhhhh mashllh 3hrs ago baa hesta dawanesa anigana hada arke comment kaga waba qosle..... niyahow dumarka wa wax xaaja rag wax ka aqoon 😄
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
@@abdinasirhassanquresh8988 dumarku waa hamiga kliya oo aan lee nahay kuwa nagu kaalmeyn kara lkn hestan nagtu ninks balayo bay ka racsiisay😅
@faizaahmed1993
@faizaahmed1993 3 ай бұрын
Dumarka hada maha kuwas we jilceen kuwa hada😂😂😂
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 4 жыл бұрын
Yaa Daawanayo at this time of 2020...Two Legends Jooqle & Nimco Dareen...
@saki7952
@saki7952 4 жыл бұрын
Anaa kula daawanaya sxb
@kautharnoon6504
@kautharnoon6504 4 жыл бұрын
Aniga wlhi
@fatimazaed8669
@fatimazaed8669 2 жыл бұрын
2022
@oscarlove4977
@oscarlove4977 10 жыл бұрын
mansha Allah waa hees aad umac marka ladhageesanayo uma maleenayo inaad ka dhergeesid dhageesigeeda aad baan idin salamaya nimco iyo jooqle laba fanaan aan kala dhicin oo ad u cod macaan
@ikraanosman3450
@ikraanosman3450 7 жыл бұрын
hhhhhhjjhhhh
@abdimajidmao9833
@abdimajidmao9833 5 жыл бұрын
Oscar love my bro
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 2 жыл бұрын
Manooshay tlow
@deeqsan9422
@deeqsan9422 2 жыл бұрын
@@MohamedAhmed-ps2gd 🤣🤣🤣😂😂
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 5 жыл бұрын
Haloow #2019maryooleey🇸🇴🤣💙❤
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
Guurdoonayaa ahay gayaankena waa tahay Geerarada kalgacalkiyo gabaya magarataa❤❤❤🙄 Alow caafi aderky jooqle shire😥😥😥😥😥
@claahicadde1729
@claahicadde1729 2 жыл бұрын
23/12/2021_2022 Jooqle allaha caafiyo uduceeya walalayaal
@sadaamtv3648
@sadaamtv3648 6 жыл бұрын
heestan cidiii ugu horeytii miyi Ku dhageysatey like ta saara
@achmedhussen7705
@achmedhussen7705 3 жыл бұрын
CiyAalkii hore
@ikranabdalla8966
@ikranabdalla8966 2 жыл бұрын
Radio barkulan maxa kadhageestay heestan😂😩❤
@nashaadcalifarax8481
@nashaadcalifarax8481 2 жыл бұрын
Haa Alla maxan kadhavesty idacada barkulan
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 Жыл бұрын
Ocadaa 😂😂😂 garanmayo wxagocan gardaradu wabaab garamayo wxa gocan gardaradu wabaab 😂❤❤❤Caloyo calayo isoqabo 😂❤❤❤❤❤❤❤
@barbatov288
@barbatov288 5 ай бұрын
😢😢 heesta run run modii jirey iney ugu daadise waxa shaaki isii galiye hdlada caadige is dhafsaden
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 2 жыл бұрын
Heesta waa 100% Laxan 100% Codadka labada fanan 100% Musicada 100% Boqol Milyan💟
@jota3491
@jota3491 2 жыл бұрын
Legend alweys legend👍
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 9 ай бұрын
Music abihii banadiriga maxamed karama kkk
@apdyezak7479
@apdyezak7479 Жыл бұрын
Hestan waxa dhagaysanaya 2022/11/8 haben salasa ah anigo wakhtiyadi Noloshayda Soo Maray dib u xasusanaya. Jacaylkaga Ugu horeya si Aad Xasustisa U ilawdid wey Adagtahy Ilaa Hada Jacayl Ka macna Iso Maray wali ma arag. Ee lkn inzha AllH waxn rajynaya in Aan malin uun Qof i ilowsiya noloshas aan midobi doono. Hadui Ilahy idmo..
@sabrinhussein8924
@sabrinhussein8924 4 жыл бұрын
Borma aaan kudhgsn jiraya mntnaha xamr aan ku dhagsnaha tookadah ku xigtna wxan kudhagsn doonaha turki insh allha alle hadafkagah iirumeeeyo
@abdifatahaden9518
@abdifatahaden9518 3 жыл бұрын
Turkiga waan iskula dhagaysan doonaa
@abdulaahimaxamud7540
@abdulaahimaxamud7540 3 жыл бұрын
Warma ku dhageysanaysan ankara idinko saxur sugaya
@sharmasheru4894
@sharmasheru4894 3 жыл бұрын
2021 yaa dhageysanaya alla maxaa waqti ay shidneyd
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 6 жыл бұрын
Who is watching 2018
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
Kkkkkklol
@xamadaibraahim7037
@xamadaibraahim7037 4 жыл бұрын
2020 ayaaaan dhageysanayaaa joooqle nimco dareen and joooqle😎
@c.casiisliibaan11
@c.casiisliibaan11 3 жыл бұрын
wlipa dec/22
@zakiyanoofficial959
@zakiyanoofficial959 3 жыл бұрын
Lafyaha gararada adigo I gees marin🥰who is here 2021🤞
@updirahmanbidhiq9127
@updirahmanbidhiq9127 11 ай бұрын
Who is listining augst 26 2023 old is gold😢❤
@user-wn2jy8is5e
@user-wn2jy8is5e 8 ай бұрын
😊
@CumarXasan-tw2jb
@CumarXasan-tw2jb 3 ай бұрын
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 жыл бұрын
love this song nimco ft jooqle Allaha caafimad ku siiyo wll..
@hasaanmahmoud7273
@hasaanmahmoud7273 5 жыл бұрын
dhab ahaantii heestaaan aniga xasuus ayay igu leedahay xilliga 2011 muqdisho oo markaas nuuc kalaaa allow dalka noo hagaaaji waqtigaasaba la soo mare
@cabdiraxmancarab329
@cabdiraxmancarab329 Жыл бұрын
12/8/2022 AUg hben xusus leh waxa si wada jira ufadhinaa sxbky shafici mclin axmed iyo shodhahayga c.qni 😍 xusus gr ah isii thy cawa (s) 😉
@adandahirgarboole3403
@adandahirgarboole3403 3 жыл бұрын
2021 ayaan daawanayaa hameen talaado 9febraayo Ilahay ha inaga madoobeeyo heesaha Jooqlana allaha caafiyo
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 2 жыл бұрын
Mzha allh xagaad markaaa ka daawaynasaa eed joogtaana
@abwaanlingardabdi9105
@abwaanlingardabdi9105 5 жыл бұрын
2011 ayan dhageysan jiray ano dugsi dhigta like i sara qofki abwanada tageero
@barotech4015
@barotech4015 6 жыл бұрын
Who is still lestening this year 2018
@lulaali2095
@lulaali2095 6 жыл бұрын
Moha hukun me 😘😍😍
@samiyosaceed8622
@samiyosaceed8622 6 жыл бұрын
Moha hukun k
@bintunaada365
@bintunaada365 6 жыл бұрын
Moha hukun me😎😎
@mohamedbilefaarah6980
@mohamedbilefaarah6980 6 жыл бұрын
ADUUNYO XAALKA BA HEESTAN WAXAAN DHAGAYSAN JIRAY 2011 XASUUS DARTEED AYAAN AAMUSAY 💚💛💛💛💛💛💛
@nasrasaciid7467
@nasrasaciid7467 5 жыл бұрын
انا
@mustaffarax3481
@mustaffarax3481 3 жыл бұрын
Hadad dawanayso 26/12/2020 like isaar from garissa county ❤️❤️
@raxmakoos2846
@raxmakoos2846 3 жыл бұрын
Anaa sidada so xasuusty manta😂✌
@AyaanleBoy
@AyaanleBoy 9 ай бұрын
Listening 21/20/2023 2.30am 😢😢
@abdifatahsharifsharfane1926
@abdifatahsharifsharfane1926 5 жыл бұрын
2019🎧👍
@mofarah5449
@mofarah5449 5 жыл бұрын
Me
@HoodoCaday-ml9ft
@HoodoCaday-ml9ft 7 ай бұрын
After 12years ❤
@Yeseminnn12
@Yeseminnn12 Жыл бұрын
16july sacada 6:08 daqiiqo aniga iyo sxptey iyo wllahena kuwada dhagaysaneena hal meel ❤😊ilaahow waligen aan wadajir ahaano aamiin 🫶🏻💗
@asmuutaasmutii1926
@asmuutaasmutii1926 2 жыл бұрын
Xasus 2010 😭🥺anoo school leya dhegysan jiry
@djmataanka
@djmataanka 11 жыл бұрын
Jooqle nin wayn waaye kadaa ciyaarta
@ikraanosman3450
@ikraanosman3450 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@blinblin8487
@blinblin8487 6 жыл бұрын
young hirsi okkkkkkkkkkkkkkk
@hipakcalawash2092
@hipakcalawash2092 3 жыл бұрын
manosha hay🤣🥱
@awalemohamedelmi54
@awalemohamedelmi54 4 жыл бұрын
Nimca dareen iyo joqle 2012 dhagaysan jiray wllhi waalaba aan kala dhicin markii codka ladhaho❤️❤️👑👑👑👑👑🥰
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
hees aanan kaxiisa dhicin ilaa ciyaalnimadii❤️
@sakariyekeyse
@sakariyekeyse 2 жыл бұрын
Ciyalki Hore😆
@Libaxa_laydha
@Libaxa_laydha 3 жыл бұрын
Galayr dumar 2021 ya dawanaya like 👍 dhac igu siii long life
@mohamedgacal8686
@mohamedgacal8686 6 жыл бұрын
2018 yaa dawanya like isara pls
@raxmaruuxi1909
@raxmaruuxi1909 5 жыл бұрын
waa hees aan ladhacay run ahanti
@ZSOProductions
@ZSOProductions 6 ай бұрын
waxan salamaya qof kasta oo dhageysanayo this Masterpiece 2024 🖐️ Gacaloy ❤️ Gadal haygu soo noqon 💔 inkastoo aanu u qalmin jooqle in hees caynkan ah lala qaado lakin hadana 2 legends weyan labaduba 2012 memories Qardho ilaa sheerbi, sheerbi to bosaso Muxu waqti cajiib yahay 💔
@msstaliso
@msstaliso 3 жыл бұрын
Yaa dawanayo my 2021😍😍😍
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Me
@jokajokaj.c.c1098
@jokajokaj.c.c1098 3 жыл бұрын
2021 Hadaa Dawanayso Like
@ayaanaadan6224
@ayaanaadan6224 2 жыл бұрын
Ten years ban dhagy San jiry ano dhocil yar ah hadan wan dhagysta 2022😭😭😭😭😭😭
@aliah7613
@aliah7613 Жыл бұрын
Marka dhocisha ahyd inte sano jirtay 🥺
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 Жыл бұрын
Heestan waxaanku soo xasuusta nin dhalinyaro ah oo darwal ahaa oo la oran jirey saciid cali gele oo hada naga hooseya allha unaxriistee.goor ahyd barqo 2012 xagaa. isagoo wata gaari waraad ah xoolo sida oo bosaso usocda ban waxanka soo raacay tuulo ladhaho buubi oo kutaala caduunka gobolka mudug heestan baa nooga baxasey gaariga
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 3 жыл бұрын
2021 ilaH hader waan dhegyzta heeztan❣👑😥
@ayaanmuuse4169
@ayaanmuuse4169 3 жыл бұрын
woooooow anigo inaan yar ayan dhageysan jiray 2011 maantana anigo duqa 2020/9/20 maalin axad ah
@princess-zh3ut
@princess-zh3ut 2 жыл бұрын
21/8/202122:58 hhhh from Turkey and cyal xmar habryartey wagaas dhgeysan jirtay o nala jogi jirtay hda 5 cunug e hesata masha allah anine dugsi aa dhigan jiray wgas rer celasha waliba rer dhanka isgoyska celasha and bakaro two wlh waqti uu aha 😭😭😭
@laboufanmiler6907
@laboufanmiler6907 7 жыл бұрын
waqti tagay sooma laabto wagan aroosyada garoowe loga ciyari jiray hestan xasus
@nimcoaweys286
@nimcoaweys286 7 жыл бұрын
Laboufan Miler hhhhhhhhhh
@xasannuur2956
@xasannuur2956 7 жыл бұрын
Laboufan Miler . kkkk Beenta ma ahan Aroos an Garowe laga shidin 2011-kii ma Jirin
@abdirahmanmohamedabdullahi5829
@abdirahmanmohamedabdullahi5829 7 жыл бұрын
Laboufan Miler kkkkkk cadi ma tihid
@fanahadan7757
@fanahadan7757 6 жыл бұрын
wwww best song
@aasiyojama743
@aasiyojama743 5 жыл бұрын
aroos hees dadisa lo shidayo wamaxay kkkkkkk rer garowe cilmi badanaaa😂😂😂😂
@nasriabuukar6453
@nasriabuukar6453 4 жыл бұрын
2020 dhageesanaa xasuus Alle hanoo caafiyo fanaanka
@mohamedibraahim285
@mohamedibraahim285 3 жыл бұрын
Yaa daaanaya 2021 like ta ila ogaada wuxu waa hees iyo badhe
@hasansaid648
@hasansaid648 3 жыл бұрын
6_December_2020 yaa ila daaa wanaaayy
@ayaanlemuuse7591
@ayaanlemuuse7591 3 жыл бұрын
♥️♥️💯💯💯❣
@azmarmohamud1542
@azmarmohamud1542 3 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya ilaa hda 2021 Jooqle io nimco 2011 ilaa manta like ha ila dhaafinana
@maryanmahamed861
@maryanmahamed861 5 жыл бұрын
Heestaan xasuusteeda inaa taalo udhisaa I haysaa yaa dawan2019
@achmetdaahir281
@achmetdaahir281 4 жыл бұрын
Aniga
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 3 жыл бұрын
Gabadh ila dhalatay baa heestan jcled 🙋‍♀️
@ebrahimchannel8283
@ebrahimchannel8283 5 жыл бұрын
2019 yaadawanaya
@fadumadhayman6977
@fadumadhayman6977 5 жыл бұрын
10/1/2019 bn dawanayaaa. Hees hees dhaaftay boqirka codka jooqle
@modestyfranklin1625
@modestyfranklin1625 8 жыл бұрын
wwwwww jacelka waa macan
@abdisalanmohamud
@abdisalanmohamud 4 жыл бұрын
2020 late June haddad iga danbayso like iska taabo
@tilmaamemedia4527
@tilmaamemedia4527 4 жыл бұрын
Waan ku saanay like
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 2 жыл бұрын
Qofa ogahay heestan fowdo iskugu qornay xta wn xasustaa Galkacyo xafadi garsoor😍
@suldaanjaamac6748
@suldaanjaamac6748 2 жыл бұрын
Garsoor laante ka jogtaa huno?
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 2 жыл бұрын
@@suldaanjaamac6748 laanta 4Aad aaga jiiro abdulahi yusuf😍😂
@Abdiwadud_Fanig
@Abdiwadud_Fanig 2 жыл бұрын
@@queenhaboon9176 jiiro Kuwait baan dagnaan jiray I mis my home waa Ku salaamay wll
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 2 жыл бұрын
@@Abdiwadud_Fanig kaa qaaday abwe qali no imow de❤️
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
❤❤❤
@maxamedshiiine6153
@maxamedshiiine6153 4 жыл бұрын
2020 ya dhagysanaya hesta ❤️
@c.casiisliibaan11
@c.casiisliibaan11 3 жыл бұрын
hhh wlipa dec/22
@mohamedabdirashid3314
@mohamedabdirashid3314 3 жыл бұрын
Yaa Daawanaya 2021 like Saar😇
@harunabdullahi1441
@harunabdullahi1441 2 жыл бұрын
Heestaan hadaa jeceshay dooq ayad ledahy legend ayaa fahmikara 2022 wixii kadanbaya like iisaaar
@missfatuush4151
@missfatuush4151 4 жыл бұрын
Still 2019 dhamadkeeda yaa dawanaya September 😜
@XafsoMaxmuud-pv4fv
@XafsoMaxmuud-pv4fv 11 ай бұрын
20 8 2023 Habeen aan dareemaayo kalinimo waliba ku faraxsanaahay💃💃
@waayeelkajaqafsada8157
@waayeelkajaqafsada8157 5 жыл бұрын
Yaa dhagesanaayo 2019
@shaficali2304
@shaficali2304 3 жыл бұрын
Waa khamiis saacadu 0021 /5/5/2021 Germany gar ahaan Freiburg
@mohamedciro5237
@mohamedciro5237 18 күн бұрын
05/07/2024 Still listening 😢 old ❤
@hufana11
@hufana11 2 жыл бұрын
Marki igu horaysan ogado heestan wxay ahyd 2021 inaba caadi maha old is gold 🥺❤️
@nasramatan8717
@nasramatan8717 3 жыл бұрын
2012 School anoo kasoo rawaxay ayan dhagysan jiray😁😁
@istaahilmaxamuud9094
@istaahilmaxamuud9094 2 жыл бұрын
Heesta waxa dhageesanoya 8November 2021 habeen saq dhexe waaye hurdo wey igaso dhici weysy wxa qiso na dhex martey nin kadibna jaceyl ayaan uqaaday kdib sidii loo joogey wxaa wayey juuqdisa kdib ayu ila so hadley bilo kadib isgo i oranaya wan guursdey iska ky cafi runtii wan qaadan wayey arrinkas kdib wuso labtey mrkas been ayuu isheegy muna guursan kdib anngo caadi isula hdlno ayu kdib guursdy xita wan gursdey imuuna dhihin runtii illaa hdda wan jeclahy plse ma cafinayo wana isku dayayaa inn hilmamo🤢💔
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 жыл бұрын
Xgd joogtaa huuno
@istaahilmaxamuud9094
@istaahilmaxamuud9094 2 жыл бұрын
@@hamseabdi7308 muqdisho abwe
@khadar_Yusuf_Ciiltire
@khadar_Yusuf_Ciiltire 10 ай бұрын
Aniga oo ah Khadar Y. Ciiltire waxan hubaa Jooqle in uu yahay fannaan iyo laxamiste dhamaystiran. Caafimaad taam ah baan u rajaynayaa Jooqle. 17/ 9/ 2023 Sunday. At Hargiesa.
@sophiaabdi5902
@sophiaabdi5902 Жыл бұрын
"Garan maayo waxad gocan" Old is Old🔥🫶
@apdyaziizboodhle803
@apdyaziizboodhle803 3 ай бұрын
Guur donayan ahay gayankana waan ahy talow ma anay ii hadalaysa 2024 cidi dhagaysanaysa waan salamaya❤
@fabiobalistaria4460
@fabiobalistaria4460 Жыл бұрын
(I' remember this songes 2010 Waakii laha waxd Gocon garanmaayo Gacaloy Hafududn 😂🥀💃🏾👌
@somaliboy8613
@somaliboy8613 5 жыл бұрын
gur don ayan ahay garaadkeyna waa tahay 2019✌
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
Mi one and only heesta aaan heesaha ugu jeclahay jooqle cafimad degdeg alle ku waydin 😥🥰❤️
@mustafehussein4410
@mustafehussein4410 3 жыл бұрын
2021dhagysanayaa Heesihi hore waa XayaaaaD cidi garnysa jeeda 😂♥️♥️
@istareexjellebare2645
@istareexjellebare2645 2 жыл бұрын
Darood gang 🥰😍🤣🤣🤣wagas ma jiran hada kanay alxamdulilah
@boqortareermaxamuud391
@boqortareermaxamuud391 3 жыл бұрын
2021 bisha jully 4teda dawanaya taag farta inta ila dawaneysa 2021
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jooqle iyo Nimco Yaasiin   Haye haye
6:38
cabdulahimc
Рет қаралды 1,3 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 162 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 74 МЛН
NIMCO DAREEN HEESTII NINKA BOOLI CUNAY SHOWGII OHIO COLUMBUS 2019
4:27
samatar said salah
Рет қаралды 1,7 МЛН
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,3 МЛН
JOOQLE Hees 21 SANO
8:25
Som Adam
Рет қаралды 87 М.
Nimco Dareen & Ceydaruus Haykal  Heestii Taleefoon
4:50
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 2,2 МЛН
XAAWO KIIN IYO XUSEEN SHIRE - HAR II JIID (OFFICIAL VIDEO)
9:44
Tusmo Films
Рет қаралды 4,4 МЛН
Dalsan....... Qoomaal iyo Canab
4:44
Yaxayati
Рет қаралды 716 М.
Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video
7:47
HimiloStudio
Рет қаралды 3,5 МЛН
Mahamoud Amoore iyo Samsam Ali Rooble - Maah Maah. by qardhab
7:46
Farxiya Fiska & Booska   Been Been Ha Moodin 2014
7:49
caamir Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
Heesti sabax jooqle shire jamac
7:24
Najiib NJ OFFICIAL
Рет қаралды 203 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 241 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 18 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 6 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,3 МЛН