"Dhammeystir maahmaahdan (Lamahuraan waa cawska)" Weydiimo | Xalqada 6-aad.

  Рет қаралды 75,372

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 131
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
@Hawohud
@Hawohud 6 ай бұрын
S.A.W❤
@ojyow789
@ojyow789 6 ай бұрын
Scw
@ojyow789
@ojyow789 6 ай бұрын
Continue the good work my dear.
@IbrahimMohamed-v8i
@IbrahimMohamed-v8i 6 ай бұрын
Scw ❤ 1:28
@cabdullahicattoo1386
@cabdullahicattoo1386 6 ай бұрын
Asc
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 6 ай бұрын
Dadku kala nasiib badan wllhi c/llahi wiilka ay dhahaan su'aalo aaad u fudud baa kuso aaday congratulations ❤🎉
@MuxtasimmaxamedAadan
@MuxtasimmaxamedAadan 5 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam
@abdullahimohamud7549
@abdullahimohamud7549 6 ай бұрын
Gabdha yar wariyaha ayaa qalday please dadka question yaana lagu cel celinin.awlba 2000$ qof gaareyso malahan Ee 200$ dadka dhar ciid haku gataan 😊😊😊
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 6 ай бұрын
😊
@naimahuseinmohamed7465
@naimahuseinmohamed7465 5 ай бұрын
Abyo lagama yeelo taada lagu adkesta
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 5 ай бұрын
​@@naimahuseinmohamed7465waa dhcdey abyo
@user-xx6gi2yn2v
@user-xx6gi2yn2v 6 ай бұрын
Mash Allah please asks people questions about islam
@abaasabdirahman1489
@abaasabdirahman1489 6 ай бұрын
27:35 xariifka gabadhu wacatee qalday ayaa waxkasta iigu daran
@CABDIFILMS-fb3sx
@CABDIFILMS-fb3sx 6 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALLAMM ❤❤
@JeylaniAbdirahman
@JeylaniAbdirahman 6 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 6 ай бұрын
Mahad xaa ku dhacay xuu Gabarta u qalday
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 6 ай бұрын
😂
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 6 ай бұрын
Qofka marka uu su aasha Kajawaabo muxuu war u galiyaa Horta wariyahaan Meesha inaan wax lacaga laga qaadanin Bay Dahabshiil kula soo heshiisay miyaa
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 6 ай бұрын
MASHA ALLAH CABDULAHI JM.
@user-tk1ps2zs8t
@user-tk1ps2zs8t 6 ай бұрын
Masha allaah 😊
@AyuubMoha-jh8nc
@AyuubMoha-jh8nc 6 ай бұрын
Ramadan mubarak
@yahiaadam3403
@yahiaadam3403 5 ай бұрын
Lama huraan waa caws jiilaal
@aminayusuf-l5g
@aminayusuf-l5g 6 ай бұрын
Bag qanax dheere waa meesha lagu xidhaye Abwan maxamed Ibrahim warsame hardware allah hawo naxariis
@eliasahmed6641
@eliasahmed6641 6 ай бұрын
War astaan qalad ayay kagaleen gabadha. Wabiga ugu dheer europa waa VOLGA. Gabadha waa saxan tahee ku laabta su.aasha.
@naciimasaciid7674
@naciimasaciid7674 6 ай бұрын
Wl way ka noqothy qof ban wcay tiri qofki ba ka qalday sas kaga gubatay awal way saxsaneyd😊
@mariahappy9532
@mariahappy9532 6 ай бұрын
Cabdalla waa watah legend guuleyso😂
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 6 ай бұрын
The longest river inveurope volga
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 6 ай бұрын
Kan xaasid weeye isaga ayaa dadka qaldaaya ka waalaya
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 5 ай бұрын
Reer xamar iyo maah maahyo maxaa kalahysta 😂😂😂😂😂😂😂😂
@DeqaYusuf70
@DeqaYusuf70 6 ай бұрын
Qof liverpool liverpool dhihi jirtay yaa xasuusta
@Uluufochannel
@Uluufochannel 5 ай бұрын
Ma aadi kara meshan qofki rabo
@shiineakhyaar9310
@shiineakhyaar9310 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 6 ай бұрын
Masar
@user-rm8do3mp6m
@user-rm8do3mp6m 6 ай бұрын
Waa Masaru
@abdikadirqasaayofficial1840
@abdikadirqasaayofficial1840 5 ай бұрын
Kan asagaaba dadka waalaayo suaasha o saxan ayuu qofka qalqal galinayaa
@shamsowarsame8217
@shamsowarsame8217 6 ай бұрын
Suaalahan ina ka qeyb galo rbaa wxana joga kizmayo mxa xal ah😭😭😭
@kobciyeservices12
@kobciyeservices12 6 ай бұрын
Mogdisho tag de😂
@ahmedcabdulaahi6080
@ahmedcabdulaahi6080 6 ай бұрын
soo lugey
@MustafYareMustafYare-gq2dj
@MustafYareMustafYare-gq2dj 6 ай бұрын
Hambalyo cabdala
@user-ne7wu5mx9l
@user-ne7wu5mx9l 6 ай бұрын
asc fursada wicitan 30 second aad ayee u yartay pls waxad ka dhigtaan 50 second
@mohamadmakaraan237
@mohamadmakaraan237 6 ай бұрын
Waa kibili shibirka cadada
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 6 ай бұрын
Hadey unadan waxbadan awalkodi hore aqri lahayeen basiid unoqon lahayeen
@abuqudama4061
@abuqudama4061 6 ай бұрын
Dadkii sanadkii hore halkaa aan isku baranay wax ka jooga ma jira gar aah ina cabdullahi
@Anfac__anna
@Anfac__anna 6 ай бұрын
Waala jooga wll ❤
@mariahappy9532
@mariahappy9532 6 ай бұрын
Ina cabdullahi waan radinayna😂
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 6 ай бұрын
SURWAAL BULUUGA NIDAAMKA ILLAALI MAKAAD MEELAHAANOO KALE IMAATO
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 5 ай бұрын
Lamahuraan waa cows jiilaal
@ZamzamAliAhmedZamzamAliAhmed
@ZamzamAliAhmedZamzamAliAhmed 6 ай бұрын
Illhey kuma suurto galiyo kulahaa😂😂😂
@Fartunhusein7
@Fartunhusein7 6 ай бұрын
Ma ila maqazhay😂
@mushtakseed8376
@mushtakseed8376 6 ай бұрын
Kaligay inaan maqlay baan u malaynayay 😂
@momshamso7123
@momshamso7123 5 ай бұрын
Wee waa lantahay😂😂😂
@jellebashirmohamed-wc9op
@jellebashirmohamed-wc9op 5 ай бұрын
"...Illahey kuna suurta galiyo.."ayu dhahay saan filayo
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 6 ай бұрын
Ismail wax ma yaqaano
@user-tr3wc9ze9p
@user-tr3wc9ze9p 6 ай бұрын
Ciyalka suaalaha ufududeya
@tanaadsaid4124
@tanaadsaid4124 6 ай бұрын
Waa kibiliga
@IbrahinMohumed-hu8rt
@IbrahinMohumed-hu8rt 6 ай бұрын
Waa cowska jiilaal
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 6 ай бұрын
Waa su,aalo fudud lkn dadkii aqoonta lahaa lama siin fursadaan ee waxaa la siiyey ciyaalki aan qaan gaarin kuwaas miyaa aqoon u leh singabuur money magaceeda
@ilaarag4758
@ilaarag4758 6 ай бұрын
Waa kibiliga a oo ay reer waqooyigu u yaqanan fiidmeerta
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 6 ай бұрын
I93 countries are state members in United nations
@Faizamaxamed-sd6is
@Faizamaxamed-sd6is 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@naimahuseinmohamed7465
@naimahuseinmohamed7465 5 ай бұрын
Go’aan yeesha ninka dadka wareerina
@AbdiAziiz-o8f
@AbdiAziiz-o8f 6 ай бұрын
Bay
@iam578
@iam578 5 ай бұрын
Dadka waryaha ayaba qalqalinayo mahubta iyo makafikire iyo waxas dhan maxa galinayo asi bal🤦‍♀️ 28:00 maskintaas 100$ iska qadane lehed xiligan🫣😂
@zakariya9304
@zakariya9304 6 ай бұрын
Alla gabadhasi waxay ila tahey volga ayay tiri bal maxay isaga adkeysan weyday 200$ ayay hanan laheyd waanka xumahey dadka aad wacaneysan ha ahadan horta dad diyarsan xariif yaah iska dhahayo ayay iska wacatay
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 6 ай бұрын
Somaliya waxan uga yaabay qof aanba dhameyn dugsi ga sare oo ku leh phd holder ayan ahay iyo jamacadii waan dhameyay yaa ilaarkay?
@Cabdiindhey
@Cabdiindhey 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@nouradinahmed9060
@nouradinahmed9060 6 ай бұрын
A
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel 6 ай бұрын
Lamahuraan waa coowska jiilaal😂😂😂
@kobciyeservices12
@kobciyeservices12 6 ай бұрын
Hooyadeyd ka maqli jiray😂😂
@jinow435
@jinow435 6 ай бұрын
Shimirka cadadu kati made waakibiliga ma loyaqani fidmeer
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 6 ай бұрын
Kibiliga
@shueb123
@shueb123 6 ай бұрын
Inanta yar volga ayey dhahdey marka weydisay maku atkesatay shaki ayagalay
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 6 ай бұрын
Ha😢
@Daacad261
@Daacad261 6 ай бұрын
Naa halkaas ha fogaan anoo leh eyey, farax been boode ii wacatay, maskin, calafaa la cunaa
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 6 ай бұрын
​@@Daacad261😂
@mariahappy9532
@mariahappy9532 6 ай бұрын
​@isbadalnololeed3122 sorry walal😢qadroy😂
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 5 ай бұрын
​@@mariahappy9532dhibmlahn xppti😊
@Dahirfarah2
@Dahirfarah2 6 ай бұрын
114 suuradood waaye
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l 6 ай бұрын
Su aasha dib u akhri brother
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 6 ай бұрын
.was waafajin ale hadhihina nasiib
@user-xl9pu5vf4s
@user-xl9pu5vf4s 6 ай бұрын
Aniga Garisaa cadey jogaa mxa xalah ciid baan ubahayha somalii
@ojyow789
@ojyow789 6 ай бұрын
I Soo wac
@ojyow789
@ojyow789 6 ай бұрын
Somali aa masuul kaa ah
@mariahappy9532
@mariahappy9532 6 ай бұрын
​@@ojyow789 intee kaso wacna waa badanahay ee😂😂😂
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 6 ай бұрын
Lama huraan wa cawska jiilal Runti wa suaalo qiimaysan Una sameeya barnamijyo kobcinta afka somaliga
@maariacadey5931
@maariacadey5931 6 ай бұрын
Lamahuraan waa cowska jiilaal
@Umuliiban143inaQeyre
@Umuliiban143inaQeyre 6 ай бұрын
side loga qeyb gala ilawadag cidi og
@user-xl9pu5vf4s
@user-xl9pu5vf4s 6 ай бұрын
Intee jogta hortaa
@Umuliiban143inaQeyre
@Umuliiban143inaQeyre 6 ай бұрын
@@user-xl9pu5vf4s muqdisha joga
@user-ou7wu2xt7v
@user-ou7wu2xt7v 6 ай бұрын
Luqad dadku wada yaqaanaan ayaa loo baahan yahay KIBILLI dadka qaar waxay u yaqaanaan FIIDMEER
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 6 ай бұрын
HADAAAD WAX OQOONIN WAQTIGA HANALUMININ KHANSAX DHEERE AYAAA KASI WAAYSI GOBOL AAW KUYAALO AAD GARAN KARTAA MIYAA SINGPOOOR LACAGTOODA
@Mohaa930
@Mohaa930 6 ай бұрын
Walayaaal suaalaha online makaga qayb gali karaaa lacagta rabaaaye😂😂😂😂
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel 6 ай бұрын
Shaqyso faraxoow imnka kiyaawo kidhuuqso🤣🤣🤣🤣
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 6 ай бұрын
Run ma rabta dadkn bishi horay la qaty hdne wa face ahan lo qaty micnha qofba layaqana wato cml
@ismahanmohamud5959
@ismahanmohamud5959 6 ай бұрын
gabadha wilka lo wacaay mel buqbadaan ayu jogaay mu ka fiirsaan jawaabta wu iska so tuuraay xiita mu galo goole gabadha waxu dhaafiye 200$ sorry sister melkaale alle ha ka siiyo cabaas adigana dadka qaal qaalkaa kadaa❤❤❤❤
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 6 ай бұрын
😊
@maxamuudfaaraxaxmed
@maxamuudfaaraxaxmed 6 ай бұрын
wacaws jiilaal
@mohamednoor2980
@mohamednoor2980 6 ай бұрын
Shimbir caado ku dhacdo majirto
@Naciimo433
@Naciimo433 6 ай бұрын
Wuu jiraa waa kibiliga
@Daqare666
@Daqare666 5 ай бұрын
DHALINYARADOO DHIN IYADOO DA YAR MID WALBA WAXUU LEEYAHAY 2 PH BACHELOR AYAA KA QALIN JABIYAY MAXAA LOO BARANWAAYAY SIDA DADKA LOOGA BADBAADIYO QABYAALADDA
@cabdullahicattoo1386
@cabdullahicattoo1386 6 ай бұрын
Qadrooo sorry quruxay lkn mahad wa botaale wa iskatura bahash sorry wlh
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 6 ай бұрын
Dhibmlh😊
@SamiiroNuurSamiiroNuur-ky9nr
@SamiiroNuurSamiiroNuur-ky9nr 6 ай бұрын
Scw
@user-qm9pl4xn3g
@user-qm9pl4xn3g 6 ай бұрын
Wataa cabdalla 200$ wax iga sii😂
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 6 ай бұрын
Haye sedio😂😂😂
@user-qm9pl4xn3g
@user-qm9pl4xn3g 6 ай бұрын
@@cabdalle_bille 😃😃😃
@user-qm9pl4xn3g
@user-qm9pl4xn3g 6 ай бұрын
Hye
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 6 ай бұрын
​sxb aqooyi miyaa😂?​@@cabdalle_bille
@mariahappy9532
@mariahappy9532 6 ай бұрын
​@@cabdalle_bille cabdalla waa badanahy walal😂
@ismacilmahamed5440
@ismacilmahamed5440 6 ай бұрын
War reer astanow wariyahayn rabcanka aha ka badala barmamishka maxa isagiiba afsomaligu ku adaghayabaa 😂😂😂😂 marka mid macalin afsomaliyakeena
@mahadfanan1066
@mahadfanan1066 6 ай бұрын
Jamacada dhaqaalada waa in lacagada kalataqaano Ninkan dollar iyo liro kala aqoon maxa waaye xitaa peso wax ladhaho mayaqan
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 6 ай бұрын
heer jaamacadeed hadana qasax dheere ma aqaano acuudu billah
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 6 ай бұрын
Waa bini aadam inuu ilaabey laga yabaa qur,aankan sobaraney marmar ilownabe
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 6 ай бұрын
Cabaas ballo kula carartay gabadha yartaa ee qadra maxaa uqalady balaayo adiga qofka ku aaminaayo ayaa kaa waalanba agah 😎😠😂
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 6 ай бұрын
😂
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 6 ай бұрын
Gibiliga anba fiidmeerta
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 6 ай бұрын
Kanoqo
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 6 ай бұрын
ASTAAN TV 2OOO DOLAR WA WAX AAD UYAR WAR SIDAAN ISKU DHAAMA AWAAL MARINTA WA INE AHATAA 5OOO DOLAR
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 6 ай бұрын
Kibiligu waaxay fiidmeer baala dhahaaa kibili dad yar baa yaqaan lkn fiidmeer qofkasta wuu garan suugaanta inbadan baa lagu sheegay fiid meer lkn kibili meel lagu sheegay ma arag caawaa iigu horaysa
@bilaaal5881
@bilaaal5881 6 ай бұрын
Ma maql fidmiir waligey
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 6 ай бұрын
@@bilaaal5881 fiidmeerta duushaay fariintayda qaadoo ha furfurun adoon arag farxadii jacaylkee aan ku uur fayoobaa miyaadan maqal xasan diiriye faraax, miyaadan kaloo maqal dirsan maayo fiidmeer adimadu daldalanyihiin maskaxduna dayaantoo xasan aadan samatar bal hal eray kibili nooga sheeg adigu wax jiraba maaha meela kuma qora tuulo somalia ka midaa looga yaqaan baan filayaa magacaa
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 6 ай бұрын
@@bilaaal5881 fiidmeerta duushaay fariintayda qaadoo ha furfurin adoon araģ, abwaan xuseen awfaarax dubbad,, dirsan maayo fiid meer adimadu daldalan yihiin masxaxduna dayaantay dad waxaa ugu aqoon daran ninka diin ku aaminay dhambaal la isu dirayoo abwaan maxamed cali kaariye bal wataase adigu hal suugaana ama kibili lagu sheegay keen wax tuulo somalia ka mida laga adeegsado hanoola imaane
@abuukarcqaadir2323
@abuukarcqaadir2323 6 ай бұрын
𝖲𝗁. 𝖧𝗈𝗈𝗌𝖾
@MuxtasimmaxamedAadan
@MuxtasimmaxamedAadan 5 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam
@AhmedSallahOfficial
@AhmedSallahOfficial 6 ай бұрын
Lamahuraan waa caws jiilaal
@hayatjama4855
@hayatjama4855 6 ай бұрын
Masar
MAXAY TAHAY DIGNIINTA CULUS EE LAGA BIXIYAY BIYO XIREENKA ITOOBIYA?
22:51
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 45 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 39 МЛН
DOODWADAAG| Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Fiqi|  12 09 2024
2:01:35
Universal TV
Рет қаралды 33 М.
Nolosha Soomaalida Austria waa sidee 🇦🇹
32:29
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 27 М.
Digaaga cooska maxuu utaraaa  waxaan usoodeynay banaanka
4:23
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 7 М.
Weydiimo Xalqada 10-aad: Waxaa nabadda astaan u ah?
44:01
Astaan
Рет қаралды 74 М.
What did Harley Quinn use to wash off the lipstick?#Harley Quinn #joker
0:35
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 8 МЛН
She ate all his M&Ms and made new ones 😂
0:28
LosWagners ENG
Рет қаралды 13 МЛН