DHANKASTA WAA NAGALA SOO GALAAY. JAWABTADA WAA TANAA WILOW

  Рет қаралды 7,227

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 129
@MaryanMuhudiinAli
@MaryanMuhudiinAli Күн бұрын
Aan kusalino rasuulkeena scw❤
@fayzabarkhadcisman9937
@fayzabarkhadcisman9937 Күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@ZeinabAden-q2l
@ZeinabAden-q2l Күн бұрын
Tack habo waxaan kugu jeclahay dhiiri galinta gabdhaha soomaaliyeed guuul habo❤❤❤❤❤❤❤ fr Gb
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 Күн бұрын
Haday ayada dooratay, she should have chosen a healthy child then. Subxaanalaah
@11naa44
@11naa44 Күн бұрын
Bal ninka eega sidu yahay Dadka live ka so gala iyo kuwa dawada dul qaad bdna maba fiirsan karo caajis an dareema waqti na uma hayo dadka waalan somaliyey joojiya views ad siineysan weyka si daraan malin walba only youtube bn love ku ahay ❤❤❤🎉🎉🎉
@امأمیره-ن1د
@امأمیره-ن1د Күн бұрын
kamlada may nafteyda hada ayaan barayyy iska dhaadhicis ayaa kaw naga siiinaya xaqa lagugu le yhy garo kaad adigu ledahayna garo ❤❤
@shukri1871
@shukri1871 Күн бұрын
Subxaana Allan wax badan baa ka khaldan ninkaas diin ahaan Allah ha hadeeyo waxaan ka dhegeystay asagoo leh tobista lays toobo waa khalad oo wuuba beeniyey xadiiskii nabi Mohammed caleyhi sw
@fartunabdulle631
@fartunabdulle631 Күн бұрын
Mashaa Allah illahay ha ku xifdiyo xabibti❤ runta ayad ka hadashay ❤❤❤
@AhmadOsman-rt1uu
@AhmadOsman-rt1uu Күн бұрын
Masha Allah gabadha kaliya een vedio yadeedu i dhaafin cilmiga ilaahay ragba ma daawado.
@Abyanlady
@Abyanlady Күн бұрын
17:51 Mashallaah tabaarakaraxmaan, cindiga iyo carabkaba Allaha kuu xifdiyo wll. Wacaleykumusalaam ❤
@NaimaAragzan
@NaimaAragzan Күн бұрын
Xamday wllhi huno wan kutagerra alle haku xiftiyo🥰🥰
@HafsaAbdulkadirnour
@HafsaAbdulkadirnour Күн бұрын
Subxaana,allaaah kan danbi bu ku dhacay , awooda doorida ilhy uun bu usugnaaday, gabadhaas cilmi la,aan ba ugaysay wa sida isleyhy iny tirahdo ana dorty
@bushracadeey4355
@bushracadeey4355 Күн бұрын
Masha alh abyo ❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Күн бұрын
Istaqfurulla ilmo xanunsan ma Allah ka doratey
@HanaMohamed-m4l
@HanaMohamed-m4l Күн бұрын
Mar hore mar hore hada Lee maa aragtay sifo dhaqtarna malahan aniga bahda cafimadka ku jiro idhaaf dheh 😂😂
@Caishoc.raxmaan
@Caishoc.raxmaan Күн бұрын
Abyo xamdi wax badan aya ka fa ide Alle haku xifdiyo Kalimada my ma aqonin lkn Hada aya barana i.n 2025 Aya bila Kalimada my Xppti Adna saa no dhirigaliso waa ku mahad san thy Abaalkada magudi karno Abalgaada jano Garabkada Alle hagalo Xppti ❤
@hodanhassan2022
@hodanhassan2022 Күн бұрын
wlh waa ruun hamdi we love you
@fayzabarkhadcisman9937
@fayzabarkhadcisman9937 Күн бұрын
Mashallah wlhi waan runta ❤❤❤❤❤
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Күн бұрын
Subxanallaah Subxanallaah yaabay xamdiyeey saan hada ku socoto waa ku dhax waalanee joog ama youtubeka maxkamadi daahir calasow 2 ayeey isku badalee😂😂😂😂
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y Күн бұрын
Inoo walayahay waad u jeedaaa walala 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@IkraanAbdishakuur-e4s
@IkraanAbdishakuur-e4s Күн бұрын
Mashaalaah xamda qurux Allah ku barakeyo maskaxdada
@FadilaMohamedFadila
@FadilaMohamedFadila 6 сағат бұрын
Hamdi dadal badan love u sister you are my famous❤
@aaminoomar-hj4ze
@aaminoomar-hj4ze 23 сағат бұрын
Dhiiga io runta kugu jeclahay mcnto Allah cimriga hakuu dhereeyo ❤🤲🏼🫶
@SafiyaDahir-qu1uv
@SafiyaDahir-qu1uv Күн бұрын
Hamdaay waa ku jeclahay ❤ amaa kusoo xadaa 😂
@IfraaxMaxamed-v4m
@IfraaxMaxamed-v4m Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ naag nool
@maria-hv3ky
@maria-hv3ky Күн бұрын
Wlhi xamday love you Aaadna waan kuu taageeraa Dareenkeyga inaad ka hadleyso ayadana moodaa
@HafsaAbdulkadirnour
@HafsaAbdulkadirnour Күн бұрын
Hbti axadiista nabiga baar dib uakhri , ilmaha abuurkisa qayb weykatahay shahwada hooyada , waxaana sheegay nabi muxamed صلى الله عليه وسلم,
@canabmuktar102
@canabmuktar102 Күн бұрын
Way jiran xanuuno liska dhahlo but xanuunkas Allah aya keenay ogow abuurka Allah aya leh awood kumalahan hooyo wala abo
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 12 сағат бұрын
Shahwadeda hadey qeyb ka tahay ma waxay sabb u tahay cunuga cafimadkiisa iney ayada doratey?
@umualia6794
@umualia6794 Күн бұрын
Subxaanalah sideen udoorankaa ilmo xanuusan anigoo helikara ilmo caafimad qaba ilhay inta awlaadu ka bugto ilaahay haw caafiyo inta ay ucaafimad qabaaana ilhay haw barakeeyo inta aan haysana ilhay qaar baariya haku arsaaqo
@ceebla1617
@ceebla1617 Күн бұрын
Wuxu kawada Hadi nin narcissistic ah la noshahay nolol buuq ah kujirtid wey adagtahay inad ilmo cafimad qaba dhashid wu kusaxanyahay happy mum health baby dhasha
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 12 сағат бұрын
Marka hadey tahy sabbta buuqa so asiga maha waxa buuq galiyy
@ceebla1617
@ceebla1617 6 сағат бұрын
@ walashey dhibatada ama wala xaliya ama wa la iskaga taga
@Habsanesaid
@Habsanesaid Күн бұрын
Masha Allah walale we love you
@SafiyaBaadi14
@SafiyaBaadi14 Күн бұрын
illah aya awooda leh wax kasta isaga aya noo doray Alhamdulilahi
@umuashwa1509
@umuashwa1509 6 сағат бұрын
Asc Abayo waad mahadsantahay. Waa ayado maya aqon iyo Aqoondaro. Xalka waa in aqoon la barto
@maryuumahmaanoow
@maryuumahmaanoow Күн бұрын
Autism waa Disorder maaha Disease isagana waa nin aan hadalkiisu qiyaasnayn ilmaha qaar baa kusoo dhasha waana qoraal rabbi se waad u dadaali karta hadi rabbi kula qabtona ilmuhu waaka caafimaada sidaasa qurxoon inuu u dhigo hadal ka.
@ayaancarab9996
@ayaancarab9996 Күн бұрын
Haa qli anaaba arky ilmo Kal ladnanaday
@maryuumahmaanoow
@maryuumahmaanoow 19 сағат бұрын
@ haa abyo
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Күн бұрын
Masha"Allah ❤ My Sisters ❤ Right 👍👍👍👍🌹
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 Күн бұрын
Subhanallah anagaa yab aragnay
@sahroali2547
@sahroali2547 Күн бұрын
Subxaanalaah ma qofbaa doorana ya ilma xanuunsan maxa kaqaldan dadka kano kale waxa wax waydiiya dadka an waxba ka aqoon diinta diintina barta qofna ha adiga ka daran intuu ku luminlahaa
@Abyanlady
@Abyanlady Күн бұрын
17:42 Naftaadaada laxiriir 📌 🙌
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 Күн бұрын
Dumarka somaliyeed Anu waaba nacay balaayada 😂😂😂 Ciil lee iga keenaayo ha ii qabanina
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Күн бұрын
Aniga kula Midaa 😮😮
@fadxiyadahir6231
@fadxiyadahir6231 Күн бұрын
Walhi anigu wiil kan maalin kaliya ayaan arkay sida uu dumarka ayaa la diiday
@rodaabdilahi9539
@rodaabdilahi9539 Күн бұрын
Asc xamdi paali huno maxad fariidtahay inteen kalasooxi dhidhaa wll wadsaadkaaga dilis
@SofiaJimale-fd8gp
@SofiaJimale-fd8gp Күн бұрын
Walhi aniga xita waa kaboday marka arakay sida u hadlaya ayan dhacay asiga iyo maryan Gabar ladhoho jarmal joogta
@manazilali1751
@manazilali1751 Күн бұрын
Abayo livekiisa intaat qabsato weydii su’aalahan aad ku heysato then noso gudbi waxaad isdhafsateen
@HodonFaarah-q8b
@HodonFaarah-q8b Күн бұрын
Really ✅
@fuaddhisow9529
@fuaddhisow9529 Күн бұрын
There is always one
@Nasrinabdullahi9999
@Nasrinabdullahi9999 Күн бұрын
Hooyadan waa maskiin maskaxda ayeey ka daashay, inay meel kale maskaxdedu jirtay ayaa laga yaaba markay u jawaabaysay5:50
@Umumaryamchanel-z6o
@Umumaryamchanel-z6o Күн бұрын
Kelma daa maya anigu waan aqaan alxamdulilaah Madooran lkn ilaahay baa udooray si uu samirkeeda utijaabiyo
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Күн бұрын
Manta qeylo baa nagu dishay abayo😮lakin wax aad qaadan weydey baad aragtey dadkenu ma soo dhawa badankoodna diin ma yaqanan Nin baa la weydiiyey war ma wax aan wax aqoon baan wax kuugu daraa mise weel dabo daloola ayaan wax kuugu shubaa suu yiri wax aan wax aqoon intad wax iigu dari lahayd weel dabo daloola wax iigu shub kolaan gacanta saartana😅marka jahligu waa waxa ugu liita
@nimoige
@nimoige Күн бұрын
Hamdiyay ninkqn dhakhtar maha qali anigaa aqan ninkayga ayay 2 sanio ukreyn kuwada xanubnayen isago tahrib ah mesha waxbarasho wuu u imaday lkn halmalin madhiganin kadib jarmal ayay imaden oo hada an wada jogno xoogay marku joogayba waxan arkay ninkan oo dhakhtar ah hhhh😂😂😂😂 waa yabnay aniga iyo xajigaba ma waydiyaa ayuu igu dhahy iskadaa aan dhahay habariisaystee
@Fatna-x9w
@Fatna-x9w Сағат бұрын
Subaxanalaah dadka muxu ulugoyn hadaa inta dawoyin bu uqoraa kuwa ku dharta wnku cafimadnay mise wa isku shabakad tlow
@AyanAbdihaydar
@AyanAbdihaydar Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umumahado1766
@umumahado1766 Күн бұрын
Hamad routine rabana waa sidee
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 Күн бұрын
😂😂😂 hamday dirananta iyo kartitada kugu jeclhy❤
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi Күн бұрын
Oo aniga waxaba iga daran ninkaan nagta leeh anaa dortay agaah war illhy muxu waxa na tuusay yaab🙄🙄🙄🙄🙄
@yasmincabdirisaq42
@yasmincabdirisaq42 Күн бұрын
Lkn xandiyey ilaahay muusan dhihin quranka kuwa cafimad qaba iyo xanuunsan baa idin siinaya teedakale waxkasta wa lasoo wada dhuuxa kadib baa laga hadla seef laboodnimo baa somali loogu taag heleen mawducan mudo soo socday doorashada waxa laga waday qaabka aad u noshahay inay saaamen ku yeelan ilmaha
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Күн бұрын
@@yasmincabdirisaq42 wall adiga muqalko dhameys tiran Miyad aragty Teda kale carurta xanunsan adiga miya dorty mase Ilaah ku doray ayuuw lee yahy Maxaa seef laa boda abyo
@yasmincabdirisaq42
@yasmincabdirisaq42 Күн бұрын
@ abaayo mcn Xamdiyey muuqalka life buu ahaa way soo kala jarjareen ilaahay baa wax walba inaa doora waa sax lkn marka qofka casharka u bixinayey la socday wuu fahmaya waxa u kahadlayo waa sababta gabadha ay ugu jawabtay Haa ama ana dortay hadlka marka hadii isago dhameestiran la keeni laha baa wax lafahmi laha lkn somali de wa qatan hal dheg wax ku maqla cilmina naleh intoda badan waa degdeg badan yihiin waxa wa la dhuuxa oo lasoo baara marka ado wax og laga hadla si adna dhaliishada loo fahmo Adi kuguma socato intaa waa ganeral ah daska oo dhan inkldng me! 🩷
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Күн бұрын
​@@yuuuuga1abyo ana dawaday muqalkano dhameystiran wuxu ka wada xiliga urka la qadayo dhecano cafimad qabo iyo kuwa ina xanusabtahay shegayo aya jiro e iska dida xilka dhecanka xanunka shegayo u idinka socdo xajiga maya ku dheh ayu kawada wa la so jarjaray muqalka runti dumarka ayuu u hiliyaa raga maba jeclo ana ku xiran
@ZaynabAbdi-b3s
@ZaynabAbdi-b3s Күн бұрын
Dhaqtar Maha ladhahay
@aishahassan4772
@aishahassan4772 23 сағат бұрын
Allaw hana amusin
@hawaroble2398
@hawaroble2398 Күн бұрын
Waxaaas doctor mahan abaayo
@ayaanhussein3313
@ayaanhussein3313 Күн бұрын
سبحان الله
@AhmadOsman-rt1uu
@AhmadOsman-rt1uu Күн бұрын
Haka shikinin magaca iigu qoran waa magaca wiikayga aan jeclahay .
@CabdiRaxmanguure1
@CabdiRaxmanguure1 Күн бұрын
Thank you ❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Күн бұрын
Wlhi waa run aniga wiil aan bari hore Suaal waydiinaayye ayey Hooyaday igu tidhi Naayaa why Wiilka Ula hadlaysaa ??? Yacnii Zino oo kale ayey suaashaydii ka dhigtay yaab
@anisahaji8861
@anisahaji8861 Күн бұрын
Subxanallah wa hadal qalad
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire Күн бұрын
Bisinka Al 😢😢😢😢
@IkraamMahamoud
@IkraamMahamoud 18 сағат бұрын
Somalia waa meel baaday xamdiyey 😢
@NastehoFarah-p4d
@NastehoFarah-p4d Күн бұрын
Masha alah 😂walahi Ben Mahan
@ramlaismail7516
@ramlaismail7516 19 сағат бұрын
Subcana allah
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 Күн бұрын
Waxa hooyooyinka ilmaha loogu dayaco rabitaanka ilmaha anagaa bilowno, markaa ku dhahdo aabayaasha qaarkood ilmaha ila caawi qaar ayaa ku dhahaayo adaa go’aan satay intaan ilmo inaad yeelato. Marka hore ka fiirsano ninka aad nolol lawadaagi doonto marka hore caruur ma rabaa, masuuliyad ma qaadi karaa?
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Күн бұрын
Hamdi ninkan ilma aha inu aqon maadi iyo diiniba leyhy waxa jiro taraditionl herpal wax ladhaho oo dadka badiyaha jogo ay kudaweyn cuduro badn daawo dhired ayago aqon baran marka wilkan amu sidas le wax kubarty sida malmalka,xulbada, dacarta,iyo waxi lamida marka indha adeyg iyo midas iskudarsady uu dhaqtr ismoday
@Hafsarage
@Hafsarage 2 сағат бұрын
Qosol iguma harin😂😂😂😂😂😂😂 ninka aniga mar hora kashakiye gabdaha Dagestan ninka iska daya wa talo kasi dinta kuyar wax ukala ogyahy malhn iska dafa ha dageysanina wa nin istares hayo San u arkay
@عليغالي-م2ي
@عليغالي-م2ي Күн бұрын
❤❤
@kayriaessa8788
@kayriaessa8788 Күн бұрын
Ya ikena Ani waxay igu qadatay 1yrs inan aqbalo xalada autism ka waxan UGA hadhay riyadaydi shaqadi , masters degree gaygi inta ba ilaa hda wy igu adagtay xaladu alx
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb Күн бұрын
Hadiba la kala doran karo yaba gabar dhali laha nimanka dhan wil ayay dalban la hayen 😂😂😂😂😂
@iqrobashir8892
@iqrobashir8892 20 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 Күн бұрын
Aduunyoow abha cun maxaa wax is daba yaal
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 Күн бұрын
Xasbunallah dadbaa dhaqtar ahaan u hoosfadhiya hadiiba wax ladoorankaro dadbadan ayaa dooran lahaa hal cunug ay aduunka ka fiirsadaan
@foos4126
@foos4126 Күн бұрын
idinkaa doortey wuxuu ula jeedaah hadaadan ka taxadirin markad uurka qadeysid adoon diyarsaneen vitiminadaada ku dhameystirneen srnisim waa adag tahay in qof kasto fahmo
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 15 сағат бұрын
Isaga xitaa wuu ka hadlay in autism cudur ahayn ee cunug uu enerji badan yahay ninkan wax badan oo faido leh wuu ka hadlaa sida vitaminada lkn in badan wuxuu ka hadlaa khayaali wax meel ay usocdan aan la garan
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 Күн бұрын
Subxanallah Ninkan muxuu ahay waba fahmay isaga waba walanyahay ee hooyadana maxaa kaqaldan xasbunulah ruunti kuwan wa ismadhanto iyo dhashod
@bishaaromaxamuud1302
@bishaaromaxamuud1302 Күн бұрын
Waa arin igu cusub in uu ilmuhu abaha shahwadiisa kaliya ka aburmo ?
@mariamahet864
@mariamahet864 Күн бұрын
Dumarka somaliyeed bahdilka guruga walidkoda kala yimadan 😂
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 Күн бұрын
Sed udoran kartaa gabdhow hadalka barta
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire Күн бұрын
Abyo Aniga ilaahay baa. Igar garay waxaa iladhashay rag waxdumar ah ilama dhalan Ragii aan lakoranay ayaga baa ibaray in aan simanahay hadana Markaa ragu waxay yihin ba wan ogahay Badana waxan dawada dumarka
@عليغالي-م2ي
@عليغالي-م2ي Күн бұрын
Ok ok
@hamdushmo
@hamdushmo Күн бұрын
Abayo XX aya la dhahaa hidda sidaha dumar ka , XY waa hida sidaha ragga Marka badanaa aabuhu wuxuu go'aamiyaa ilmuhu in uu wil iyo gabar ku noqonayo lkn hooyadu qayb wey ka tahay hidda sidaha weel kaliya ma aha allah ha tuso hablaha somaliyeed awoodooda
@11naa44
@11naa44 Күн бұрын
Wa wxa DNA da ka sameysan yhy lln asagu wxu sheegaya Austism wa xalad maskax da ah
@hamdushmo
@hamdushmo Күн бұрын
Nin ka xamda ka shekeynayso waa khalad wuxuu ku hadlayo oo autism ku cudur ma aha bini aadam na awood uma lahan, lkn aniga waxaan ka hadlaya DNA da dumar ku inay qayb ka yihiin abayo
@ayaanhussein3313
@ayaanhussein3313 Күн бұрын
Wax walba wanu maqli
@sahroali2547
@sahroali2547 Күн бұрын
Hadii wax ladoran karo qof walba wuxuu rabo ayuu helilahaa ee dadka been ha u sheegin. Brother adigu sobaro marka hore inta aadan wax sheegin
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Naagta dheheeysa haa aniga ayaadoortay ma ogtahqahay ineey naagtiisa tahay
@fadxiyadahir6231
@fadxiyadahir6231 Күн бұрын
Ilmo otisim ah sidee loo doortaa sow qadarka ilaahay ma keeno maxaa qaldan
@UmzakiUm
@UmzakiUm Күн бұрын
illahey baa na siiyay ee waxna dooran ma karno
@CutiyaAli-q6h
@CutiyaAli-q6h Күн бұрын
Wlh xamdi waa fariid 7 sano ka hor ba maya barty BLse ilayo hda wxa ka qoomameya San naftayda dad oogu bahdilay weliba dadka masakinta
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Күн бұрын
Wlhi xamdiyey interned filaa ah kuguma dawado ee 05 nus dollar anku shubto ayan kugu dawada video aad ledahayne ima dhafo waxan kugu jeclahay marka ku dawado waxan aamina ina wax walbo sameysan karo sharaf ayan ku haya qalbi malin wan rejeyneyna ina kula kulmo ❤😢🫂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Күн бұрын
@@mssdahiro6113 qalbi 🥰🥰🥰
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 18 сағат бұрын
Ninkaan nikii kusoo galay mediaha naagtaa la'ii dabaray soo ma aha goormuu dhaqtar noqday? kalsoodararada ayaa sabab u ah in ay saas u hadasho maskiinta, ee qof isku kalsoon Allaha kadhigo.
@Caliya529
@Caliya529 Күн бұрын
Naa qofka madax yar dhaqtar maaha mesha ku arko waba caya kaas
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 23 сағат бұрын
Waxa uu ka hadalo walagay ma fahmo dadka dhagaysat dabeecad badana
@Abyanlady
@Abyanlady Күн бұрын
15:27 excellent 👌 👏 👍 ❤ thank you, sister.
@Aziiza_A
@Aziiza_A 4 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@fadumaweyrah9478
@fadumaweyrah9478 6 сағат бұрын
Kkkkkkk run
@NajmaRaage-x5i
@NajmaRaage-x5i Күн бұрын
Xamdiyey adiga waxad ka hadleysa ilmo iyo cudur lkin ilahey ayeyba ugafty gabadhas
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Күн бұрын
@@NajmaRaage-x5i haaaa
@NajmaRaage-x5i
@NajmaRaage-x5i Күн бұрын
@@yuuuuga1 abayoy group ino samey sani simahine o gabdhaha aqoonya lihi ka hadlan postcard 1sac ugu yaran socanayo malin usbuciba wayo ragu eda malahan ee anaga waye marka wa inan ku fikirna sideen uga baxnaa xaladan wanad mahad santahay
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 21 сағат бұрын
Wiilka hadalkiisa qeyb ayaad ka soo goosatay
@rahmaali5038
@rahmaali5038 Күн бұрын
Haleyska celiyo nimanka wlhi watalo
@MarkaboAbdullahi
@MarkaboAbdullahi Күн бұрын
❤❤❤
@nimoige
@nimoige Күн бұрын
Hamdiyay ninkqn dhakhtar maha qali anigaa aqan ninkayga ayay 2 sanio ukreyn kuwada xanubnayen isago tahrib ah mesha waxbarasho wuu u imaday lkn halmalin madhiganin kadib jarmal ayay imaden oo hada an wada jogno xoogay marku joogayba waxan arkay ninkan oo dhakhtar ah hhhh😂😂😂😂 waa yabnay aniga iyo xajigaba ma waydiyaa ayuu igu dhahy iskadaa aan dhahay habariisaystee
MISS UNSI MAXAA KENAAY INEEY SIDAAN YESHO ABDI FITAAX .
18:33
Hamda Home Decor
Рет қаралды 10 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
SURPRISE. AAN U SAMEYI SABRIIN QURUX BY FARTUN HAPPY
11:20
Fartun Happy
Рет қаралды 17 М.
SABAaXAL QER jIMCO MUBARAk# HOME DECOR#🫶
9:05
Farhio family
Рет қаралды 7 М.
ASAD HAGIO OO AY SOMALIDU KA YAABEEN IYO AISHA OO FARAXSAN 😍
8:04
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 22 М.
SIR NAGEED | 42 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
23:52
Family Sagal Channel
Рет қаралды 4,6 М.
DIB U BILOW NOLOSHAADA | ADNAN & SIRKA PODCAST | S3E1
1:14:17
AS PODCAST
Рет қаралды 78 М.
AX! 4 NIN TIJABISAY OO 2 XASLE KUJIRO DHAMAN WA SHEEGI WAYEN
41:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 80 М.
MIIRQAB. KALSONI IYO MASHQOLKA TIRADA BADAN NOLASHEYDA AYEY BADALEN.
15:53
QISADA MUSFIR OO YAAB IYO AMAKAAG BADAN!!@sawdamqaalib
48:01
Sawda Qaalib
Рет қаралды 15 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН