dhaqan xumidaan inta eeysan meel dheer gaarin Maa wax laga qabto mid kaloo Yar Buu keenay

  Рет қаралды 6,469

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@FardowsaFardowsa-c4h
@FardowsaFardowsa-c4h 2 ай бұрын
Asxabey aan kusalino nabi Muhammad
@Qaybarmedia
@Qaybarmedia 2 ай бұрын
Salalhu calayhim wasalam
@zamzam5255
@zamzam5255 2 ай бұрын
SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 2 ай бұрын
Ninkii Ethopianka ahaa muxuu yiri wuxuu yiri 30 ka sano ama 40ka sano oo soo socota waxaan ugu tala galney somalia in uu xukumo gaal iyo gowmu lood marka maxaa idiin haray somaliyey oo aad sugeysaan waa iska cadahay in dhulkaan lagu soo duulay marka dee dhalinyaro wadanka u kaca idinka ayaa lahe yaad ku haleyneysaan
@FatimaALI-su2db
@FatimaALI-su2db 2 ай бұрын
ASC, Acuudubillaahi minaash sheeyttaanirrajiim. Aawey Ciddii dhashay ? Subxaannallaah Aaway Askarta. Aaway Dawlada. Shacbiga Soomaaliyeed haddaan waxaan iska qabanin ,Runti Zilzaal aa idinku soo dhow. Xisbiyallaahi Nicma wakiil. Waddan keena Halis buu ku jiraa dhan walba,ee Alla u noqda.
@zamzam5255
@zamzam5255 2 ай бұрын
SUBXANALLAAH QANISIINTA SOMAALIA BARIGII HORE WEEY IS QARIIN JIREEN
@Fowzia69
@Fowzia69 2 ай бұрын
HADAA QANIIS LAGA WADA DHIGAY WAXAAN DHAN
@zamzam5255
@zamzam5255 2 ай бұрын
QAANIIS NAMADIISA WUXUU KU SII DARSADEY DIIRAAC AYUU GASHAAN YAHEEY ILLAAHEEY HANAGA QAABTO
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 2 ай бұрын
Subxanalah nimankeni ma ushaqo tagan wa yaab
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 ай бұрын
subxaanalaah anigu waxaan kabaqayaa in isagoo cimaamad xidhan uu la soo fadhiisto waa lay qabaaa hadii arintaan wax laga qaban waayo kuwii rag ahaa waxaaba looga taag la yahay abuurkii ale wayne u abuuray dumarka subxaanalaah
@Fowzia69
@Fowzia69 2 ай бұрын
Kan qaba kan ayaaba ka sii daran waxaan haduu isu quidho
@Fowzia69
@Fowzia69 2 ай бұрын
War waxaan ha la xiro dameerka
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@Fowzia69
@Fowzia69 2 ай бұрын
MAA LA XIRO DAMEERKAAN IS CADEEYAY
@abdilleosman7466
@abdilleosman7466 2 ай бұрын
حسبي الله الذي لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 2 ай бұрын
Alaha idiin siyadiyo hawenkaba idinka reysan lahaa😂😂😂😂
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar 2 ай бұрын
Marba shati buu soxiran halabaaro
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh
@amnaali8642
@amnaali8642 2 ай бұрын
WAABA CILMI MID KA DARANE MAXUU DHARKA CULIMADA UGU CIYAARAYAA WAR HALA GARAACO XABSINA HALA DHIGO INTU KU DHINTO DHEXDIISA BALAAYO HELAHA
@FardowsaFardowsa-c4h
@FardowsaFardowsa-c4h 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 2 ай бұрын
❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏👊👊👊
@boonoboono6301
@boonoboono6301 2 ай бұрын
FADLAN ADIGIIBAA DAD U SOO BANDHIGAAYO OO DACAAYO U SAMEENAYO
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 ай бұрын
kan timaha xiirtay ma wuxuu gashan yahay diric miyaa😮😮
@zamzam5255
@zamzam5255 2 ай бұрын
QANISIINTA WAXAA LAGU ARKII JIIREEY MARKO IYO XAFAADAHA QAAR EE MUQDISHO GOBOLADA MAKU MAQLIIN WALIGEY
@zamzam5255
@zamzam5255 2 ай бұрын
QANISIINTA HALAA QAAB QAABTO BALAYAADA
@haniaden2700
@haniaden2700 2 ай бұрын
Hayey xamar qanisinta aya ku so badanayso
@Fowzia69
@Fowzia69 2 ай бұрын
Somalia oo dhan way buuxaan ee xamar way cadaysteen
@SamayoSaciid
@SamayoSaciid 2 ай бұрын
Balaayo kucimaamaday dheh
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 2 ай бұрын
Malabo lalabo
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
Subxanallah stops please
@oubah2501
@oubah2501 2 ай бұрын
Iska gabta diinta et fikirka Islamiga iya dagal lo kou jira. Awad karson iya ka shakaynaissa. Quran sar alo sameyo iyo dagan helisse.
@Borama1960
@Borama1960 2 ай бұрын
Somalia, your priority should be fixing yourself instead using ur youth with nonsense like midnemo.. Fix Somalia, get rid of al shabaab and AMSOM. Govern your own country. Stop chasing midnemo and running after Somaliland because Somaliland can not fix Somalia. Get your priorities straight bc Somaliland will never ever unite with Somalia. One paid actor that is claiming Isaaq doesn't represent Somaliland.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 12 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 2,7 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 173 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 24 МЛН
Arin Qatar ah oo aan lagu baraarug saneyn
8:31
Cajab Media
Рет қаралды 9 М.
KIIS XANUUN BADAN GABAR CUNUGA KU MEEDAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
39:03
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 2,6 М.
OMAR BARBAR O LA SIXRAY  WAXA RABTIN INAA I DISHAAN 😭😭😭💔
13:56
INDHAYARE MEDIA PRO
Рет қаралды 20 М.
POP THE BALLOON SOMALI EDITION REACTION BUUQIISA WATA
23:52
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 95 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 12 МЛН