Tap to unmute

DHAQANKA IYO HIDAHA AXMED FAARAX IDAAJA

  Рет қаралды 105,024

HOGAANSHE T.V

HOGAANSHE T.V

Күн бұрын

dhaqanka iyo hidaha somali,

Пікірлер
@murtidhawr01
@murtidhawr01 4 жыл бұрын
ahmad faarah idaaja rabbi aduun iyo aakhiro meel wanaagsan ha ku dhigo wlhi waa ninka kaliya ee wax tabiyaa aan dhagta u dhigi karo shan saac oo xiriira haday tahay xata ❤💕✔ qoraa,abwaan,aftahan,dhaqan yahan iyo kun kaloo ammaan ah watow guulayso waligaa .
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
AdaY habayooo .... Adaa hadaLkiyo hadaaqaY baraY.... AbaYdin baan aha an nas hooyo macankiisa araG.... Idaaja murti dhaadhi...❤
@daashoodstudio6139
@daashoodstudio6139 8 жыл бұрын
Waa gabayga kaliya Ee aan aad u taageero ahmed farah idajaa Waa nin cod kar ah Oo dhaqan yahay ah
@sayiid798
@sayiid798 8 жыл бұрын
ilahay cimrigada ha raajiyo dadaal aan yarayin dhaqan keena iyo sugaantena hodanka ah aya si hagar la'aaned aad noso gadhsisay taarikhdu way ku xuusi donta baal dahaba ayad ka gashaye
@cabdirauffaaarax
@cabdirauffaaarax 11 ай бұрын
Guul abwaan
@MeMyselfEtMoi
@MeMyselfEtMoi 7 жыл бұрын
Halyeeyga dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Allow cimri dheer iyo caafimaad ku sii.
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
“Caano iyo baruurba Nin raga caafimad tare 🇸🇴”
@ahmedbusuri8236
@ahmedbusuri8236 5 жыл бұрын
Allaah hakubarakeeyo waxaanse layaabanahay hawshan cidiiqaban lahayd aadka uwayn qaaligana ah.
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 4 жыл бұрын
Yahuu somaliyeeey gabrta maxasas logu necebyahay
@agnidaahirahmed5124
@agnidaahirahmed5124 5 жыл бұрын
Mashalah ilaah hakaa jaaiso mariyo
@lacala86
@lacala86 5 жыл бұрын
Asc yaa i sheegi kara cinwaanka rasmiga ee haduu social media isticmalo abwaan idaajaa ama meel aan kala xiriiro
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Ilaahoow cimriga kuu dheeree abwaan IDAAJAA
@abdikadarhilowle3364
@abdikadarhilowle3364 7 жыл бұрын
Halyey soomaliyeed . Allow cmri dheer iyo cibado suuban ayaan kuurajeynaaya
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Maan shaa allaah macalin idajaa
@sadamsayidnour2683
@sadamsayidnour2683 7 жыл бұрын
Idaajoow waxaad tahay agaal eebe soo diraye afkeen waad ilaalisay siduu ooridaayahaye ani gaan aqoon waxaad sidii ubad u eegtaaye malahayga waxaad olisaa waa aarkan aad tahay aloow ayro yaa kulisoo idana kuu looga
@sugullefarxaan5564
@sugullefarxaan5564 6 жыл бұрын
Alle haku sharfO qoraal idaajaa
@axmedjibaax782
@axmedjibaax782 5 жыл бұрын
idaajaa waxaad tahay suugaan yahan soomaaliyeed ooqaaliya aad baan u jecelahay soo jeedintaada aqoona waan ka korodhsadaa
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Anigaa demeeraha gabaygii u horeeyey u tiriyey yaa iiga horeeyey yaab
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 6 жыл бұрын
Idaajaa abaalkaga ilaahay ayaa gudi kara runtii suugan yahan aan laga caajisayn ayaa tahay
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Abwaan qaali ah baad tahay axmed faarax
@saxansaxomusic3698
@saxansaxomusic3698 4 жыл бұрын
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 2 Ee Xyawanadka Maah Maahda Murdida Iyo Shekeeyinka kzbin.info/www/bejne/gniogmOCf7FnrNE
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Macalin baad ii tahay waxaan kuugu abaal gudo ma aqaano
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Suugaan yahan baad tahay abwaan axmed faarax cali idaajaa
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 7 жыл бұрын
Alla yax fidak qoraa sare idaajaa
@edrisgabo915
@edrisgabo915 6 жыл бұрын
shaakir farxaan suudi Amiin
@maahhassan1544
@maahhassan1544 5 жыл бұрын
Abweenka afka somaliyeed cimri dheere allow kusii
@AhmedHassan-tc9gu
@AhmedHassan-tc9gu 8 жыл бұрын
adeerkayow Somali maqaan say abaalkaga ugudi doontee illahay hakaa jaaseeyo
@abdikanidaud1992
@abdikanidaud1992 2 жыл бұрын
Ppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppkhpkpnpppppppppppppppkpppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Kkkk muusiga kuu saarani waa Af qalaad aqootu miyaa Ii sheeg aboowe macaane
@drisselouardighi636
@drisselouardighi636 4 жыл бұрын
6
@abdirashidogleh7590
@abdirashidogleh7590 8 жыл бұрын
idaajaa illaahay haka jazaaa"I siiyo kaalinta aad islaamka guy jirtaana waa mid taariikhdu xusi doonto baal dahabana waad uga jirtaa soomaali
@mohamedsham529
@mohamedsham529 4 жыл бұрын
V
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
Idaajaa Somali nafaqo suugaana ka dharjiyey!! Aniguna geeraar tixo guubaabo qosol ah aan ka soo tuuro. Lol . Kaftan dhable Waa Boycott (ajnabiga )goods+Humor Lyrics. Magaca:[ Dhalabkaan ha joogsado]. Here comes... Somali dhoohaney ... Dharkeena maan sameysano .(di-di..diih..diih).lol Somali dhagdhagleyso... Markii qabiil la sheego 'Hey ey - i know my people... qowlasha taagtaye dharkeena maan sameysano . Lol. didiiih..didiiih . Somali how howleyso .... Maxaa la yiri .... maxeys tartaa .. ii sheeg plz.... Sidii Gandi aan yeelnoo ... Dharkiis-Sametsto Man . . didiih didiih. Somali sirteeda sheegto .... Markey arkaan ajnabi ... (di..diih..didiih). Afkaaga... BaB-BAB.. BAB .. BAB BAB.. .. dharbaaxo dhac.lol Somali faantow .... Waxeysan sameysan xiro ... Diddiiih... duhurkaan arkaba diric bey gadaan ee dharkeena maan sameysano. Diidih.. Searous one caming....herre cames ... Dadkeygow dhageysta .... Markaan waa dhamaatey... Dameero dhaan raacdey..... Damiirlaawe aan Maskaxlaheyn Weeye.... Danteena aan bilowno... 'Didiiih...didiiiiih'! Dadkeygow daabicii ma hilmaantey dadkeenu ku faani jirey... yes... big diddiih.. dance.oh!😀. Even Alindi waa Fake??(Iimaan ka beelayaal Erya....lol didiiih..diiihdiiih. Iyagu, richer and richer... Oo aan abaal laheyn.. Dalabkooda jooji . Give me ... adigu .. diidih.lol Madaxiina fura.... Maxey tahey sheekadaan... Badiya Made in Africa... didiih.. Badi ..oo badi badi -didiih.. Make us Proud please... Dididiiih... including me.. #Somali dhiiga ku jeclahey. Goobadaan Africa is kaleh. Emergency words! Dhuux . #Love.
@mohagurdanshe2304
@mohagurdanshe2304 6 жыл бұрын
Adeerow illaahow kudaa
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Ilaahay waxaan ka barya yaa inuu cimrigaaga dheereeyo
@mohamedabdirahmaan7944
@mohamedabdirahmaan7944 7 жыл бұрын
Codkiisa iyo habka uu ereyada isku daba dhigayo ayaabad ka caajiseen dhegeysigiisa.
Xeer Ciise: Maxaa Ka Dhigay Mid Caalami ah?
1:06:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 45 М.
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
DHAQANKA IYO HIDAHA 352-357    AXMED F. IDAAJAA
48:52
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 33 М.
Sheekadii Mataan Ciideen ee xiisaha badnayd Full By Idaajaa
1:22:40
Dalka Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
DHAQANKA IYO HIDAHA 358 361    AXMED F.  IDAAJAA
33:06
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 34 М.
Ninkii Sodohdii Dhirbaaxay xaajo ugub ah ...Idaajaa
20:36
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 81 М.
SOMALIDA IYO DHAQANKA XIDIDKA  TIXANE  BY IDAJAA
1:50:28
Qaanso Media
Рет қаралды 147 М.
Weerar Bulxan oo Gabadhuu jeclaa laga qaaday!! kadib maxaa dhacay ?#IDAAJAA
10:30
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 517 М.