SOMALIDA IYO DHAQANKA XIDIDKA TIXANE BY IDAJAA

  Рет қаралды 146,765

Qanso SomaliTv

Qanso SomaliTv

8 жыл бұрын

Пікірлер: 78
@aishayusuf7932
@aishayusuf7932 7 жыл бұрын
Somali xagga gabayada waa ugu horreeyey qabiilada. 1. Ogaadeen. 2. Dhulbahante. 3. isaaq. Mid ogow midna ma ahi runtii qabiiladaas.
@abdikaniabdirahman8073
@abdikaniabdirahman8073 7 жыл бұрын
Waa run wll reeraha kale wey gabyaan lkn intaa aad sheegty ayaa ugu suugaan badan
@suleimansheikhussein7101
@suleimansheikhussein7101 5 жыл бұрын
Waligaa dad wllaa oo wada dhashay ha kala qeebin. Ilaahaybaa xaqiiqda og.
@hassenmohamed1841
@hassenmohamed1841 5 жыл бұрын
Wa inta maqashay ader
@jimicsichannel3646
@jimicsichannel3646 4 жыл бұрын
Sideda ahanba somalida ilaa gobolka Mudug dhinaciisa wuqooyiga iyo galbeed ayay ahaayen dadki xoolo dhaqata ahaa oo aad gabayada isugu tirin jiray ✊🏾
@mahamoudsaid159
@mahamoudsaid159 3 жыл бұрын
Intaazba majeertenba badiyey blse ragi dhashy gobeysane banu waxku lahyn
@walalsadio8136
@walalsadio8136 3 жыл бұрын
Abwaan anoo kugu ixtiraamaya aqoonta dheer ee Aad gabayga uleedahay halkaa ah haduu seedigaa gaban Yahoo geela kula raaco oo Aadan guul guuli Karin geeluse halaabo ileen waad gubgubataa sidii gaajo nimay hayso waxan umaqlay haduu seedigaa gaban Yahoo geela kula raaco oo Aadan guul guuli Karin geeluse halaabo ileen waad galgalataa sidii gaajo nimay hayso from laascaanood darwiishkii land
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 жыл бұрын
Ayeydeey allaha ha u naxariisto canbaro abdi daahir cismaaan gooni Ugaas muxumed Ugaas Nuur Cubudhiye Ugaas
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 6 жыл бұрын
Ahmd farax ali idajaa wa abwan dhaqanki somalidi hore wada haya
@YARMUUKTV
@YARMUUKTV 6 жыл бұрын
gabayada somalida isaaq ogaaden dhulbahante waa inta Isugu dhaqanka dhow
@maxamedcaawil9204
@maxamedcaawil9204 3 жыл бұрын
Ma aha in la dhoho reer hebel W Ee soomaaali koonfur iyo waqooyi Kee ayaa gabey badnaa Ayaa is weediin leh
@sahrahassan6490
@sahrahassan6490 4 жыл бұрын
Wow i love it ❤❤❤❤❤❤❤
@mukhtarmahdi6495
@mukhtarmahdi6495 5 жыл бұрын
axmed faarax Cali idaajaa wuu yaqaanaa dhaqanka soomaalida laakiin wuxuu sheegaa dhaqanka reerkooda oo qudha
@jimicsichannel3646
@jimicsichannel3646 4 жыл бұрын
mukhtar mahdi saas maaha wlle dhulka ciid, galbeed iyo bari ba marmar bu kusoo daraa! Hadba meel?
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 жыл бұрын
taariikhdu ciid uunbay ahayd raga balada ah ka dhalaan jireeen
@mohagurdanshe2304
@mohagurdanshe2304 6 жыл бұрын
Somali waxaa ugu abwaansanaa 1 ogaadeen 2 dhulmahante 3 isaaq
@mohmmedhooyoburco913
@mohmmedhooyoburco913 8 жыл бұрын
nice
@Life-quote24
@Life-quote24 5 жыл бұрын
Abwaan idaaja Ku tagera abwan can caan dhalay.
@galmaygaa.8166
@galmaygaa.8166 5 жыл бұрын
Caan caan dhaley gormey amaan noqotey
@Dotrade
@Dotrade 6 жыл бұрын
Idaajaaa mahadsanid afsoomaaliga iga dhistaybe
@abdibadri4402
@abdibadri4402 3 жыл бұрын
Waaa,runtii aad ayaaa la isku weeraray Caanbara cabdi daahiir Cismaan Gooni Ugaas muhumed Ugaas Nuur Cubudhiye
@lieutenant101
@lieutenant101 3 жыл бұрын
Dadka kale marbey yacrifaan ya,kulkii maraye, iyagana halkey ya,arqudaan kama yaquumaane aladii yastaxyii maafish oo maba yasiiraane😂😂😂👍
@fadumojama22
@fadumojama22 4 жыл бұрын
Somalida gabay waxa ugu horeya 1.dhulbahante 2.Ugaaden 3.Isaaq
@siciidaadan5338
@siciidaadan5338 2 жыл бұрын
1 dhulbahante 2 isaaq 3 ogaadeen 4 soomaalida kale
@maxamedcaawil9204
@maxamedcaawil9204 3 жыл бұрын
Soomaali gabayka hodan bey ku aheed
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Dadku waa xidid iyo xigaal Dhnqnk wngsn ee xidikana hada waa waxa ugu badan ee somalida maanta eey sqradaan wax kasoo qaadkiisa
@sayidkasomalia6085
@sayidkasomalia6085 3 жыл бұрын
M.a allaha 🌏❤❤❤❤❤ waa sheekoyin qurxoon
@abdifatahabdulldayib3748
@abdifatahabdulldayib3748 4 жыл бұрын
Guul waxay dhashiyo Bal aan dhawro godobta
@abwaanshacab.wacays830
@abwaanshacab.wacays830 2 жыл бұрын
Cajiib
@noa4675
@noa4675 2 жыл бұрын
waxaan ku waydiinayaa dhaqanka soomaali ee saxda isoo qora
@husseinadan2096
@husseinadan2096 3 жыл бұрын
Ogaadeen unbaa maqlaa 4 absame waaye away Jidwaaq Absame weeteen absame baalcad absame ogaadeen absame unbaa maqlaa 4ta absame ogaadeen ayaa ugu yar oo yaraanka cida ahà Abdiraxmaan absame ayaana lagu magacaabi jiray ogaadeen!.
@jimicsichannel3646
@jimicsichannel3646 4 жыл бұрын
Dadka ku haya isaaq, ogaadeen iyo dhulbahante ayaa gabayada somaliyed kuwa ugu badan tiriyey 🤔........ waagaas somali oo dhanba way is dhex degi jidhay marki laga reebo kuwa koofurta daga!
@abdiibrahim5637
@abdiibrahim5637 4 жыл бұрын
Dhinac baad karartay
@mohagurdanshe2304
@mohagurdanshe2304 6 жыл бұрын
Xididkaaa walbaa loo qalaaa laga waraab shaahe hadaaa ciirla soo waantideen wacade yeelkiina.
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 5 жыл бұрын
moha gurdanshe caana wanaagsane hadaan idin waraabsiiyay aseed hilib uweerxidhan’tihiin wacade yeelkiin 👌
@bashirarooryo828
@bashirarooryo828 7 жыл бұрын
1 ogaadeen 2 isaaq 3 dhulbahante 4 majeerteen 5 habar gidir 6 mareexaan 0--------------no others
@mohamedhassan-jc2qu
@mohamedhassan-jc2qu 6 жыл бұрын
bashir arooryo jjjjjjjjjj
@mohagurdanshe2304
@mohagurdanshe2304 6 жыл бұрын
bashir arooryo cali dhuux aadan muxuu yiri Ogaadeen moohaar kushubay mahadhadiisiiye mooyaa kaciyey cidaa magac wadaagtiine iga aamu yaa ina calaay kaaga malaqsiiine
@taagsiilehantiile71
@taagsiilehantiile71 6 жыл бұрын
Sax weeye. 1 Ogaden 2 Isaaq 3 dhulbahante
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
nunseseses, qabiil lama soo qaado. gabadha khadraaaaaaaaay 5.
@adenaden2085
@adenaden2085 7 жыл бұрын
dhaqan waa maguuraan
@cumarqalinle1485
@cumarqalinle1485 6 жыл бұрын
ma sha allah
@AhmedHassan-tc9gu
@AhmedHassan-tc9gu 8 жыл бұрын
gabayada 1 ogaadeen 2. dhulbahante 3. isaaaq 4. mareexaan 5 marjeeteen
@farahye6628
@farahye6628 6 жыл бұрын
Ahmed Hassan
@ibrahimkhayre7581
@ibrahimkhayre7581 6 жыл бұрын
Farah
@alfanaanmascuud3288
@alfanaanmascuud3288 6 жыл бұрын
Hhhh
@abdulkadirali6556
@abdulkadirali6556 3 жыл бұрын
Darood vs isaq🤣🤣🤣
@AliAli-yd8vm
@AliAli-yd8vm 5 жыл бұрын
Gabayada kow waxaa ka ah maareexaan
@nuurfaarax328
@nuurfaarax328 5 жыл бұрын
In
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu 4 жыл бұрын
Sick! War maxaa sugaan reero iska quseeya
@bilanbadal9394
@bilanbadal9394 3 жыл бұрын
✅✅✅✅✅
@sadamhussein8733
@sadamhussein8733 3 жыл бұрын
Qaanso mahadsnaid so arurintada.
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 жыл бұрын
ingeedh saar muxuu tari haday eedu qabanayn
@mohmedigal5210
@mohmedigal5210 7 жыл бұрын
the following user camera week to discuss the possibility to WNEW in this program Somalis funkaiyosuganta iyo Mohamed Farah idaajaa comes
@abdibadri4402
@abdibadri4402 3 жыл бұрын
Raggi gabyi ogaaa ee Ogaaden Farah caytame / dubad hiiraad / shaywaal / abdi xirsi / hassan ahmed/ Cilmi raage / teetin muhumed / Saahiid qaman/ gaani faarah / mohamed cumar dage / weereer bulxaan/ Qamaan Bulxaan / buraale cali / Sayiid mohamed abdille hassan Iyo cadhays Gurxaan iyo seerar calibaadil iyo cagalaab iyo shire iyo wayrax iyo maxamuud aw aadan iyo ismaaciil Yuusuf Qoorleeex iyo raage Ugaas iyo ismaaciil eebyaan iyo saleeman diiriye iyo mahamoud cali beenaleey iyo abdullahi macalin cismaan dhoodaan iyo nuur jiir nin cajiibka ahaaa oo wax yar ragaa intooda badan ka horeey maah maayada badan laga hayo balaayadan itaabo leh miyan toosin kari waayay Matalaabadaydaa haldhaa wax, tuugaynin gabaygii cankaa ahaa
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
haweenkii dumaryaashii khadraaaaaaay caday qiimbadan qurux dumar iftiin , khadiijo caasho sahraaay shamso ubax caday ceebla cawralo suuban saxarla samawada iyo iyo caymo badan oo faroobadan oo kala cayn ah. khadraaaaaaay waatan kaana raayey fariidan.
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
nunseseses cantarobaqash.
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
5.
@abdibadri4402
@abdibadri4402 3 жыл бұрын
Gabayo aad u tayo sareeya mar marka qaarna waaxba la iskuma reebeen jirin
@wiilxamar7856
@wiilxamar7856 7 жыл бұрын
Somali ma ogaden iyo dhulbahante isaaq miyaa Intaas loo
@nugaalgodan7125
@nugaalgodan7125 7 жыл бұрын
wiil xamar mxa dhcay , somaliy inta aad ku so koobtay wey ka badan tahay
@galmaygaa.8166
@galmaygaa.8166 5 жыл бұрын
Adiir intii xigmadda katagtey ayaa lasheeyayaa
@abdulkadirali6556
@abdulkadirali6556 3 жыл бұрын
Maahe gabaygii xitaa wa siyasadeseen
@abdiibrahim5637
@abdiibrahim5637 4 жыл бұрын
Dhinac bay ka raran tahaye taadu idaajay
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Maxaa kawadaa eedaada
Gabay Xayir Ka Iyo Sheekooyinka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
1:00:04
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 186 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
garta dhaqanka iyo xeerarka soomaalida
24:48
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 25 М.
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 148 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН