DHIBAATADA KU DHACDAY SHARMA BOY

  Рет қаралды 72,936

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 3 жыл бұрын
Inta ila sharma Boy la ilmeysy is mujiya 😢👍
@sufiyaanmaxamad1641
@sufiyaanmaxamad1641 3 жыл бұрын
Waa wlhe 🥺 wanka cumaday
@lqjr7848
@lqjr7848 3 жыл бұрын
😥😥😥
@aaminadegan8496
@aaminadegan8496 3 жыл бұрын
sorry sorry sharma boy cadaalad bu ubahan yahy
@Victory20246
@Victory20246 3 жыл бұрын
Qof qalbi leh ooynin majirto maanta dameerta nilosha cad- cad ilaahay ha u jar jaro
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
in badan baan laoyi am sorry sharmo Boy somaliyi bilis samis garabka isara waa cusi
@djib-ogaal2892
@djib-ogaal2892 3 жыл бұрын
Waan ka xumahay walaalkay dhibaatada waxaa loo sameeyay ragga, ilaahay haku xafido horay u soco sharma boy from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@rkeyofficiall3195
@rkeyofficiall3195 3 жыл бұрын
Inta sharma dhibkisa kaxun ismuujiya❤️👍 #Hosow pro shaqsi qalbi wangzan nlw wll❤️🥰
@samijacel757
@samijacel757 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@siradsead4811
@siradsead4811 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@saramire3231
@saramire3231 3 жыл бұрын
Wiilka yar waalaga qaldan yahay 😭💔wlh fuck qabiil iyo wixi soo raaco we all love you brother ❤️
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Dameer calasow report soodheh iyo dislike
@Islanimo
@Islanimo 3 жыл бұрын
Uf qabayalada waxa ku faaida nin aan isku kalsoneyn
@aishaahmed4400
@aishaahmed4400 3 жыл бұрын
We have to report ina calasow
@theykingisback6671
@theykingisback6671 3 жыл бұрын
The king is BACK
@maamoxaawo252
@maamoxaawo252 3 жыл бұрын
Hosow pro hadda kohor bd tiri waxbaa qarsoon maantay soobaxday wxd thy qof waayo araga 🔥
@saramire3231
@saramire3231 3 жыл бұрын
Daahir calasow ilaahow umada ka qabo muxuu ubahdilaa ilmaha yar😭💔
@fadumocabdisaq6287
@fadumocabdisaq6287 3 жыл бұрын
Aaamiin 🤲😥
@khatinali9066
@khatinali9066 3 жыл бұрын
Waxa uu dalkeenu dowlada u heli la nahay wlhi waa qabiil qabyalad wax daahirow ale ka cabso qabribaaaa kaaa danbeeyee wiilkaana was ilmo aad dhali kartide😭😭😭😭mida kale raga lama ciilee wax maan gaaba baatahay wlhi UF aakhiro kibir iyo Isla Wayni ma jirto ogooooooooooooooow😭😭😭😭😭😭ani wlhi qabigaaaa ijabay video gaan
@fathiharare6288
@fathiharare6288 3 жыл бұрын
Amiiin amiin
@abdiqani214
@abdiqani214 3 жыл бұрын
Aaamin aamin
@fahmaollow6877
@fahmaollow6877 3 жыл бұрын
Aamin Alle hakasoqabto
@Ibroz.editor
@Ibroz.editor 3 жыл бұрын
Hosow xaqiiqdii waxa tahay qof waayo arag ah maskax badan oo cilmiyan qofka ka ogaan kara indhihiisa waana sababta aan kugu taageero zhp🥰
@ahmetyuu8802
@ahmetyuu8802 3 жыл бұрын
@Sharma Boy Brotherkei Never Give Up Ahmed rished Ninka La Dhaho NahLacag Ayu Ku Shaqeystaa Kenya Dhan Wala Yaqanaa Alle Dillaa Dhinto Sharma Io Deeq Cadowgeyn U Nolaada Brothers ❤️✊💪
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Dameer calasow report soo dheh
@hamdimohamedmoalim5043
@hamdimohamedmoalim5043 3 жыл бұрын
Wax garad hossow horaa u sheegtay in sharma meel laga danqiyay 👏👏 Waxgarad uncle🌺🌺 sorry for sharma sad story😪
@ninnah383
@ninnah383 3 жыл бұрын
This is really heartbreaking Sharma is a true friend masha Allah 🥲💙
@faisasoleman6685
@faisasoleman6685 3 жыл бұрын
This is sad 😢 story sorry brother sharma 😭😭😭😭😭
@Garaad_Nazir_ali
@Garaad_Nazir_ali 3 жыл бұрын
SHARMA WE ARE WITH YOU 😭😢😢😭
@naimasamatar6457
@naimasamatar6457 3 жыл бұрын
ilahey ha xafido
@abdulahiganey10297
@abdulahiganey10297 3 жыл бұрын
Nin Rag ah Gartisana Qadan garo lkn Doqon u tashatay Sharma Boy Nvr Give Up 💪
@amyeden8616
@amyeden8616 3 жыл бұрын
Waan la ooyay walahi 😭😭😭 Somalidan maxaa ka qaldan horta ? Qofka qabiiil laguma taageero ee qofka la dulmaya u hiiliya 🤧
@keyses9681
@keyses9681 3 жыл бұрын
Markuu qabiil aflagaadeynaayay waad qosleysay miya
@sahramohamud3152
@sahramohamud3152 3 жыл бұрын
@@keyses9681 kan kle dadka Ku jiro damiirka Ka dhibtay shid Alle hku saro dahir calasow dofar waye lkn adoonka mala jogayo aniga hawiyo eh dagerssanen
@moenlighted7681
@moenlighted7681 3 жыл бұрын
@@keyses9681 deeq darajo yuu yahay mase waxaad ku qaboobi lahayd in ninkaa hawiye ladilo
@ilwaddayib4636
@ilwaddayib4636 3 жыл бұрын
@@keyses9681 nocan okale intu dunida jogo dhibto iyo qabil bas laga wayi mayo shiit🤮🥺😭
@laariofficial3245
@laariofficial3245 3 жыл бұрын
@@keyses9681 sharma wali qabil afkisa u ku aflagadeyey wlhy lama hayo
@bulshokoriye2702
@bulshokoriye2702 3 жыл бұрын
How about to boycott Dahir’s contents? What Dahir did is Cybercrime and it’s unacceptable.
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 3 жыл бұрын
I agree with you wlhi😭
@fatumashire3406
@fatumashire3406 3 жыл бұрын
Waaruntaa
@simaneyahmrd4708
@simaneyahmrd4708 3 жыл бұрын
Waa run
@abdiwalisigane1918
@abdiwalisigane1918 3 жыл бұрын
Let's do it
@HaldoorFilmsProduction
@HaldoorFilmsProduction 3 жыл бұрын
@@punti9019 true 100%
@phoozgolden4729
@phoozgolden4729 3 жыл бұрын
#Hosow wn sugayay ina kaso hadasho🇸🇴💙😭 Mxa yelay waxa thy wll damiiir leh💯
@thecatonacouch9371
@thecatonacouch9371 3 жыл бұрын
You’re right when Sharma boy apologize at three weeks ago wasn’t really the body language I feel his scars something🙏🙏👏👏🙏🌸🌸
@shakirahusein6386
@shakirahusein6386 3 жыл бұрын
Subxaannallaah, qofwalba oo weli taageeraya dahir calasow Caqligiisa ayuu caayay damiir kaa ka dhintay Ama Wa qof rakaataysan naftiisana u cabsanaya. Ilaahay baanu ku reebnay daahir awood badanaha cidina liicin karin. Ilaahow dulmiga adaa xarrimay ee ka qabo dulmiilahaas caruurta io dumarka
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 3 жыл бұрын
Dahir dahir calasooo allahkucadaabo subxalallah
@sahramohamud3152
@sahramohamud3152 3 жыл бұрын
Haa alle hka so saro
@khadraahmed2132
@khadraahmed2132 3 жыл бұрын
Ameen🥺🥺
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Kulligiina report soo dhaha
@suhayradam2434
@suhayradam2434 3 жыл бұрын
Wlhy wnka naxay oo la ooyay wiilkaas Lkn aaan u hiilino wiilkaaaz 😭😭
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Dameer calasow report soo dheh
@suhayradam2434
@suhayradam2434 3 жыл бұрын
@@n.o.a.jj.a.o.n8099 hye
@ayajama5989
@ayajama5989 3 жыл бұрын
Wllky qli osman nin raged indheer garad aan xaqiiqada ka gaban ayaa thy allah hku xafido garaadka iyo garshada haku barakeeyo guulayso❤❤❤💪💪💪
@cawiyahadadweynaha
@cawiyahadadweynaha 3 жыл бұрын
Sxb hada kahor ayaad sheegtay in mar un ay sooo bixi doonto arintaaan waana kusugaayey hore usoco
@mahamedherromohamedherro5520
@mahamedherromohamedherro5520 3 жыл бұрын
waa runtaa hoosow markaad dhaheesay sharma adaa kuulaystay waa ku saxneed🙏
@MohammedTahir__
@MohammedTahir__ 3 жыл бұрын
Sharma boy waa wiil yar 24 sano kama weyna hduusan ka yarayn, lkin wuxuu tusaale wangsan uyahy Caqabadaha dhalin yarada soomaaliyeed haysta #Never Give up sharma boy❤
@qoryaliqe9070
@qoryaliqe9070 3 жыл бұрын
Zharma boy daciidnima umanooyine eee qalbiguisu inuu nadiifyahay muujinaysa✊✊✊✊✊💓💓💯
@kidsfunfun6862
@kidsfunfun6862 3 жыл бұрын
Sharmaboy waa qof Qalbi fiican waa qof saaxiibtinimada wax ka yaqaan oo sharfkiisa u huray iyo maalikiisa saxaabkiisq.❤️❤️❤️❤️❤️guulayso sharmaboy garabkaaga nahay.
@abdishaakirhassan7071
@abdishaakirhassan7071 3 жыл бұрын
Wllh wan ka damqaday wan la ilimeyay wllkey Sharma boy inta si dhaba u jecel ❤️ love hasaran
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 3 жыл бұрын
Wan la xanuun nahay hadan nahay dhalinta somaliyed Sharma boy sorry legenderi ✌️❤️
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Dameer calasow report soo dheh
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 3 жыл бұрын
@@n.o.a.jj.a.o.n8099 aniga report iyo block wan dhahay dhankiina le waliba hal Gmail kama dhihin xumanta hadaan hal dhinac kaga so jeesan micnaheda waa raaliyan Ka nahay marka dhalinyaroy aan si wada jir ah u dhahno report
@strongwomen.7771
@strongwomen.7771 3 жыл бұрын
Osman this is so painful , heart touching and harrasment I feel sorry from now I hate whole Somali community because the can't take care of them heroes 💔💔😓
@susumohamed7293
@susumohamed7293 3 жыл бұрын
u right ✅ wllhi
@aliburhan2514
@aliburhan2514 3 жыл бұрын
Ryt
@KINGTAAMIR1
@KINGTAAMIR1 3 жыл бұрын
INTA IGU RAACSAN DAAHIR CALASOW INUU YAHAY XAARAMI LIKE SAR ISMUUJI TEAM SHARMA BOY😡😡😡😡😭😭😭😭
@Muumepro
@Muumepro 3 жыл бұрын
Ilahay janada ha geeyo haddad like I saartid ❤
@nasriinfarah9713
@nasriinfarah9713 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 ilinta qfka bili,adamka iskama imado qfna uma ooyo ciyar ciyaar Dhabti waan lailmeyay Sharma boy Waa Geesi nafta saxiibkiis ayuu badbadiyay 🙏🏽 Dhalunteena iney tahrib ku dhamadan waxa usababa In laciilo Yaa Allah qalpiyada gubanaaaya oo dhalintena qabooji 🙏🏽🇸🇴🇸🇴
@king1mohan259
@king1mohan259 3 жыл бұрын
Dhalinyaroow kaca oo garab istaag aan umuijino wllkeen qabiil waxba noo mataraayee
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Dameer calasow report soo dheh
@nuro11darman9
@nuro11darman9 3 жыл бұрын
Mxn qaban karnaa
@mohamedcumer4904
@mohamedcumer4904 3 жыл бұрын
INSHA ALLAH WAX WALBA WEY HAGAAGI DOONAAN Sharma boy keep going pro ha u jabin cadowgaaga🥺🥺🥺👈👈👈
@saamhaaji6473
@saamhaaji6473 3 жыл бұрын
Allah dadka ruxa tageraya miyusan damir lahayn dulmi did adban sharmo uga oyay waxa kugu dhacay wadka bixin
@mohammadyare2077
@mohammadyare2077 3 жыл бұрын
Sharma poy Wiil Qaran Soori wlhi 😭😭😭😭
@HANIOSMANQEYT
@HANIOSMANQEYT 3 жыл бұрын
Ciil badana wlhi waa iga ooyihiye dulmilow dameer calsoow uf wuu na ceebeyay wlh sorry sharma boy wiilkena tahay😭😭😭😭
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Dameer calasow report soo dheh
@HANIOSMANQEYT
@HANIOSMANQEYT 3 жыл бұрын
Diyaar wlhi
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
@@HANIOSMANQEYT baayo dadka soomlida dad xuna waa leyihiin dad wangzana waaleyihiin ninkaasna ma matalo hawiye waa saan aaminsanhy dad wangzan oo sharf leh weeye rerkaas rer walbaana dad xun leh
@HANIOSMANQEYT
@HANIOSMANQEYT 3 жыл бұрын
@@rahmohuseinahmed2877 Ha abayo waa runtaa wlh bilaahi taalhi waa report gareyay Wax kale ma qaban Kare aad baa uga xumaahay waa foolxumo tani
@asmamxamad2877
@asmamxamad2877 3 жыл бұрын
Hosow my lagend ____sory wlhi_😭
@nimcomahdi5491
@nimcomahdi5491 3 жыл бұрын
We love you sharmake don't be crying anaka iyo illaahayba garabkaaga nahy #Never give up wllo 💪💪💪
@quenfarah8377
@quenfarah8377 3 жыл бұрын
Dahir culusow illahey umada haka qabto Amin si dag daga illahey waxa kaga baryay in illahey ku so hadeyo
@shukrisiyaad2242
@shukrisiyaad2242 3 жыл бұрын
Ha habaarin qumayayahay
@sharafeya3604
@sharafeya3604 3 жыл бұрын
Aamiin
@abdiqani214
@abdiqani214 3 жыл бұрын
Dahir alasow Cadaabta allah haku fogeeyo Calamadna allah kasoo baxsho
@abdiqani214
@abdiqani214 3 жыл бұрын
@@shukrisiyaad2242 cuqubada ku dhaceyso adine allah kugu daro Saa xaq daro ku taagertaye Miyaad muslim eheen oo ber naxaa kugu oolin mise qapbigaa ka dhimatay
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 3 жыл бұрын
Thanks legend #hossow ,🖐🖐🖐🖐🖐🖐🙏🙏🙏😓😓😓😓
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 3 жыл бұрын
Dahir iyo Ahmed Rashid both waa in cadaala face gareyaan 😢😢😢 walahi I was so emotional hence I was unable to complete that video
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Dameer calasow report soo dheh
@daherahmedabdirisaaq9648
@daherahmedabdirisaaq9648 3 жыл бұрын
Geesi baa tahay walibo hdlkaa dahir kula hadashay youtuber somaliyeed somali o kula hadli dono ma jirto guleyso wllkey 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@mudanehamse6527
@mudanehamse6527 3 жыл бұрын
Dareen qofkasta oo islaam ahi muujin lahaa baad muujisay Hossow... aynu duco ugu hiilino sharma boy, Allow ka ilaali DHIBAATADA 🙏🙏
@ayaanaxmedaxmed5184
@ayaanaxmedaxmed5184 3 жыл бұрын
Qalbiga😢😢💔my hero never give up u nooloow cadowgaaga anaga ku garabtaagaan👈
@Apdalla_777
@Apdalla_777 3 жыл бұрын
Qabiil waligaa qof hagu tageerin wllo Sharma never give up brother ❤💯🙏
@susumohamed7293
@susumohamed7293 3 жыл бұрын
sharma boy sorry 🙇‍♂️ 😞 wllhi u make me cry 😢 😭 butwe here for you guy's both of you hoorey uu soc we love you ❤❤🥰🥰😘❤❤💯💯🥰😘❤
@saytunfarxaan4266
@saytunfarxaan4266 3 жыл бұрын
Hosow sharam boy and CK keep going brathers
@Genius101
@Genius101 3 жыл бұрын
U earned my upmost respect ✊🏽 bro 👑
@Bingos9017
@Bingos9017 3 жыл бұрын
The legend hosow .big fans
@miidanabdi7618
@miidanabdi7618 3 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏hosow iyo falcelintan ku ogaaaa nabd donka kowad e yutup an wato atahy we love sharma balse dahir ma ladarki somalidaa yaab
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 жыл бұрын
Hosow Pro...wallahi xaqaga jeclahay Alle Swt haku xafido Reerkaga ku dhowro always.
@anzalahmed1070
@anzalahmed1070 3 жыл бұрын
Hassawo walhi wax tahay qof wangsan qiimo badan 😍🥰💯❤
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 3 жыл бұрын
😭😭 wlhi xaqa isma qariyo si kasta oo loo dado mar uun buu soo baxaa ilaahay ha caawiyo intii islaam ah ee dhibaataysan Allahuma aamiin 🤲
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi aamiin yaarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏
@aishnusaibabdullahi1279
@aishnusaibabdullahi1279 3 жыл бұрын
Anigaba waan dhahay maalintii la dhahay sharmaake aa so raali galiyey daahir jugta wallahi waxaan dhahay how soo ku sameeye inuu raali galiyo doqonkaas inkaar allaha ku ridee wallahi gabara saxip naha idhahde wa youtupe kiisa darteed waxaa dhahay you tupe ma noqon karo waayo anigaba wallahi inaa ladhashay oo kale aa uga naxay waan ogaa inuu sharmaake youtupe dartiii usameeneen doqonkaas inu raali galiyo go upward ❤❤❤❤❤❤
@deqayusuf5601
@deqayusuf5601 3 жыл бұрын
Run ahaantii dhalinyarada meel walboo ay joogaan way dhiban yihiin 🤨
@anazwadani7493
@anazwadani7493 3 жыл бұрын
Legendry habinkii aad dhaheyzay maxa susataa sharma poy hdlkisa waxan ka daremaa markuu dahir calasow vedioka usoo dupayay waxa dahday sharma poy waxuu u egyahy qof lagu qaspay vediokaga waxgrd waku aminzanhy♥️♥️♥️
@inacabdimd1081
@inacabdimd1081 3 жыл бұрын
Sharma boy marnaba Cid hoos Ku dhigi karta majirto Never give up 💪☝️
@adontiallah6637
@adontiallah6637 3 жыл бұрын
wallahi waxad tahay qof dhiigle masha allah illahay ha u gar gaaro wiilka maskiinka ah illahay hana motoyo dahir dameer umadan shartada nagala tag jahil yaho aduum iyo aqiro allah haku cadaabo insha allah
@fartunibrahim9855
@fartunibrahim9855 3 жыл бұрын
Daahir aan habaarno somaliyeey waxkale uma awoodo wlh ee waanku samayn lahaa suu wiilka uciilay alla hie ciilo xaraamiga😡😡😡😡
@abdiqani214
@abdiqani214 3 жыл бұрын
Dahir alasow allah ha cadaabo Aduunkana calaamad uu ka kabsa waayo allah kasoo bixiyo
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
dislike iyo unsubsciribe iskugu daraaa
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
War waa kusameen karna report soo dhaha
@aishaabdalla3727
@aishaabdalla3727 3 жыл бұрын
Waxan leeenahy dahir walal before qiyama cafis dalbo Alle iyo bani aadam ba sidas ku wanagsan. Waxaa jira malin aan lakala awood badneen uuu Alle xukminayo qofwliba. Before this time Albabada naxarista iyo samaxada wee furanyihiin. Arinkan waa in uu qofwliba ku baraaruksanadaa 👍👍 pro ossmany
@ahmetyuu8802
@ahmetyuu8802 3 жыл бұрын
Wlh Maant #Sharma_Boy Ma Oy😭La Heyn #Why Dhibka Sxbkiisa Io Dumasheyna Ayuu U Cabsanaa Ee Ma Ahane Qof Qof Ka Cabsanaayo Ma Jiro Ee Somaliyey #Qaßiilka Hala Isk Dhaaffo 🇸🇴✊
@mikelyare1564
@mikelyare1564 3 жыл бұрын
Wax garad
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Wll report soo dhaha
@najmahassan3173
@najmahassan3173 3 жыл бұрын
Walalyal 200k aan garsiino wllken hosow kabadn naga mudan yhy aan ukacno share greeya like 👍 hala badiyo waxyar ugu dhiman waxii dhiig lahow kaca 200k coming soon 🔜
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 3 жыл бұрын
Ax Ilaahow ha Na Joojin Meel Nin Ragga ah Lagu Ciilaayo😥 Report Gareeya kuligiin Si Cashar ay ugu noqota ninkan Caruurta iyo Haweenk uun Loo Soo diray Caydooda
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 жыл бұрын
Waaa runtaa Walaahay Waan oo yay Subxaanallah 😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏
@abdiqaadir5351
@abdiqaadir5351 3 жыл бұрын
Waaeuntaa walaashay
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 жыл бұрын
Bowdo rageed malinba midba qaawan😭Somali maxamed wiilkan halo kaco😭💕🙏
@samijacel757
@samijacel757 3 жыл бұрын
Wan kula oynenaa wlhi dhalinta somaliyed aygoo dalkoda hoyo joga yaa laniyad jabinayaa wlahi oo lancsinayaa nolashoda runtii san sima ahn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@jamaalcosta
@jamaalcosta 3 жыл бұрын
Zhp hosow wlhy dadku sharmaboy way qutan hadana dhibkiisa kamahadlaan only heesihisay bariiskaradshaan Zhp sharma boY lahadal olatali somaliYaba hayskaGaTo yurubtisaas haGalo 💝 hosow zhP qali youtuberksa ada ugu Ficnban kudhihi kaRaa👈
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 3 жыл бұрын
Never give up sharma👏❤🙏😭
@MrSultaan99
@MrSultaan99 3 жыл бұрын
Hoosow nin qalbi fiican, dulmina neceb.😊
@AdarCooking
@AdarCooking 3 жыл бұрын
Waan la ooyey Nin Rag ah Gartisana Qadan garo lkn Doqon u tashatay Sharma Boy inshallah guul
@Eistellan
@Eistellan 3 жыл бұрын
Walaahi waanka xumahay waxa ku dhacay wllky sharma boy waa wiil soomaliyeed waan la ilimeeye wllky keep going my brother sharma never give up 😭😭😭😭😭😭
@rahmoali8157
@rahmoali8157 3 жыл бұрын
Run ahaantii Sharma boy waa geesi garab waye😢 dhibaatana waa loo geestayna ilhyaw daahir calasow umada ka qabo😢🤲
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Dameer calasow report soo dheh
@lady_ruun6741
@lady_ruun6741 3 жыл бұрын
Wallahi billahi qalbiga wuxu ii xanuunay video ga sharma boy markan dawaday walalkey hooyadey macan idhashay sidaan uu dareemi jiray marku dhib so garo sharma walal macaan geesi geesi dhlay aya tahay ciiidina kuma niyaad jabin karo iliintada wallahi cadiim dimbil dab cml aye igu dhagtay horay usoco guuleyso markasto ❤️❤️
@aminoadan1819
@aminoadan1819 3 жыл бұрын
🥺😭 waxaan fahmi la ahay ninkan wax ceshto maleh
@sahramohamud3152
@sahramohamud3152 3 жыл бұрын
My ey dhib ma arko lkn alle u jedo
@buqaarijaalle7861
@buqaarijaalle7861 3 жыл бұрын
Wecel kasto markii wax gaaraan uu dad yeeshta uff 😠
@Smart-Z13
@Smart-Z13 3 жыл бұрын
Walaahi qofka kaliya oo youtube sharma sidaacad ugarab taagan hoosoow keep going pro
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Subxaanaallah😥 maskiin wiilka wey xaasidayaan .....waa nolol adag 🙄
@rodaomar2916
@rodaomar2916 3 жыл бұрын
Maasha allah shama boy wa wiil yar oo aqli iyo qalbi wanag isuku darsaday
@munaziyaawil7185
@munaziyaawil7185 3 жыл бұрын
Wlhi ciil loma dhinto😭😭hadii lodhimanayana sharma boy aa udhiman lahaa ma ahan in aad isdhiibto walalkey waxad tahay libaxii somali🇸🇴❤
@faizoyusuf5864
@faizoyusuf5864 3 жыл бұрын
Wlhi aad iyo aad ayaan uga xumahay rinkan cusub. Aduunkan aan joogno waa sacado kooban Wlhi . Cood dheer iyo cood gabanba ninkaas wax waa ugu sheegtay sharafi korkada ha ahaato wllkiis horaa loo yiri raaga kala aragti. Masha allah. Ugu danbeyn waxa dhahaa Dahiir plz alle iyo umadiisa cafis weydiiso.
@malyuunfaarax5869
@malyuunfaarax5869 3 жыл бұрын
Sharma boy waa wiil 20 jir ah oo dacad Ah marka 60 jir asaasaq ah maxaan oran karna illahy baa u jeeda daahir dameer
@saamhaaji6473
@saamhaaji6473 3 жыл бұрын
Alle adunka kugu ciqab mucjuso aĺle kugu rin
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Wall report soo dhaha
@hanihassan3448
@hanihassan3448 3 жыл бұрын
Dahir calasoow ilahey waxaan kabaryaaa gacan cadow allaha ku galiyo wiilashaas yaryarkaa saa uciishay allaha kuu ciilo😭😭😭😭😭😭
@HIGLOTV
@HIGLOTV 3 жыл бұрын
Iska samir eedo insha Allah wad guuleysaneysaaye. dameer Calasoow waxba maaha oo waa bootaale wuxuuna ku dambeyndoonaa meel xun oo uusan ka soo kabsandoonin insha Allah.
@moogayareh8635
@moogayareh8635 3 жыл бұрын
Th real Hero....Hasow bro....... Sharma freedom
@macluumad2631
@macluumad2631 3 жыл бұрын
DhiiG somalinimo baa kugu jiray wllky❤
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 3 жыл бұрын
Libaax hoosow keep it up legend
@somalitiktok8323
@somalitiktok8323 3 жыл бұрын
Hossow pro legend 💥 sorry Sharma boy 😪
@iam_moha1670
@iam_moha1670 3 жыл бұрын
Hasoo paro waxad tahiy nin qalbi wanagasan cid kadsoo hadashi majirto😢💋💋👑👑❤
@AhmedXaajiADuble
@AhmedXaajiADuble 3 жыл бұрын
Sharma is legend wlhi 😍
@nafisoyasin3452
@nafisoyasin3452 3 жыл бұрын
wan ka xumahy dhibka ku dhacay walkey sharma boy😭😭😭😭😭
@marayamxaasan272
@marayamxaasan272 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Walhi Qof isalan ah Qof dhiibateeyo maar uun beey kaso baeesa ilhaay baa abod lee Qof in Qof aragaga xiyo waariin xaanuuun baadaan 😭walhi inakar taa waaa kaso baxeesaa tuukulush calasu am dayer calasu damar calasu ilha iqabidon waan ceeb in cuuluug oo dhali karo lataratamo😒waa ceeb Ee somaliyey halo heeliyo dhaalayarad duuqan hala ku togato meesh jog diis lag tan kawad hala tog to 😎✌️an ka ku👎maraka ugu horeeso kadiibn an muuda harad sameen 😭✌️hadeen naha dhaalayarad somaliyeed 😭🤝Aan is gacan qabano baliis baalis balis walhi waan ooyay ciil ku ku jiro waan dareesanen n haye
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Dameer calasow report soo dheh
@marayamxaasan272
@marayamxaasan272 3 жыл бұрын
@@n.o.a.jj.a.o.n8099 igu haleeey walhi walagu oog yahay man taa laga biilabo Adigan iyo in tii dhaalin taa somaliyeed oo dhaan ✌️😒anigo af ka dhaalin yarad ku hadal ayo 👎
@mohamudhussein6103
@mohamudhussein6103 3 жыл бұрын
Asc sharma boy sxb samir iyo dulqaad muuji ninka raga ah wax walbo ayaa qabsado aan ka eheen ka dhaliya waad guuleesan doonta .We are always with you forever inshaalaah
@mohaburhan222
@mohaburhan222 3 жыл бұрын
Wlhi wa Rag yaqaan cunugaan hadu saxibkis bad baadiyay sharma sxb ciyaal qabiil ma nihin adan ku taageer sanahay
@Iron.8
@Iron.8 3 жыл бұрын
Ragg ciil caadab ka dooray🙏 Sharam is best singer 🥰freedom
@marriahassan2079
@marriahassan2079 3 жыл бұрын
Qof damiir leh oon calool xumaaneyn majiro dahir waa mas dambiyo waaweyn ayuu galay dad badan ayuu dhibaateyay ee xaqa allaha kasoo saaro Daahir dulli wiilkaan yarka wuu dulmiyay ilahey ha ciqaabo
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Dameer calasow report soo dheh
@zaminaali5386
@zaminaali5386 3 жыл бұрын
@@n.o.a.jj.a.o.n8099 mj made a lot of crimes on social media death threats towards daahir I have all of them recorded .. u wanna start. So it ok mj to do that ..Daahir waa sacad siciid he wasn’t born from the ground . We will support him and take action against these death treats on social media that’s a crime .
@fadumocabdisaq6287
@fadumocabdisaq6287 3 жыл бұрын
Daahir culusaowIlaahow wagu baryaa calaamo ga mujiyo aaamiin 🤲😥
@smssports6776
@smssports6776 3 жыл бұрын
Yaxfidakalaah sxp Ozman Hossow
@cadawdile8373
@cadawdile8373 3 жыл бұрын
Thanks sxb sida ween aad uga hadashay xaqiiqda
@jannaaabdi5202
@jannaaabdi5202 3 жыл бұрын
Wala oo yay maskiinka 🥲😭
@hibanuura5560
@hibanuura5560 3 жыл бұрын
sax hadalkaaga walahi waaya araga tahy allah ku xafido❤️❤️❤️❤️
@kichakip2606
@kichakip2606 3 жыл бұрын
WAA CALOOL XUMO INAA DHALINYARADA DALKOODA JOOGTA LA CALOOL XUMEEEYO
@zamiyadiamond9228
@zamiyadiamond9228 3 жыл бұрын
Wllhi waan ilmeyey qalbigaana ixanuuney sorry sharma😢😢 never give up anaga ku grb tgan😥💪🙏❤
SHARMA BOY | QURAACDA KARI ( Reaction )
11:29
Hosow Pro
Рет қаралды 74 М.
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
SHARMA BOY OO KA OYSIIYEY SOMALIDA DHAN IYO SAXAAF OO LA OOYEY
24:22
Saxaaf Channel
Рет қаралды 98 М.
Xirfadda Fagaare ka Hadalka (Public Speaking)
13:12
Fu'aad-Booska
Рет қаралды 12 М.
KIKI OO AAN ARMAAJADA UGU DHEX DHUUNTAY 😳
19:19
Samia AHMED
Рет қаралды 26 М.
SHarma boy | Sharciga Bara (Reaction)
10:40
Hosow Pro
Рет қаралды 39 М.
LII CAATO LAHJAD IYO KAFTAN
18:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 539 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН