Dhibaatada Qabyaalada Qaybta 1-aad By: Abdisalan Hereri

  Рет қаралды 45,091

SLNTV

SLNTV

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@hassanmohamud732
@hassanmohamud732 4 жыл бұрын
Masha Allah waa barnaamij wanaagsan wariye hereri waad Ku mahadsadtahay .....
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 жыл бұрын
Allah yarxma Cabdilaahi Suldaan timo cade 100 sanno ayuu Somalida ka horeeyey
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
A.H.U 🤲CABDI LAAHI🤲 SULDAAN TIMO CADE DUGSI MALE QABYAALADI WAXAY DUMISO MOOYANE XAQIIQATAN WAA ERYO IN DAHAB LAGU 🙏🙏QORO ISTAAHILA
@abdirahmanali6448
@abdirahmanali6448 4 жыл бұрын
Pubvvvvvgyy.yyy
@sukarhussein8106
@sukarhussein8106 4 жыл бұрын
waa erayo tarjumaaya sida quraanka iyo xadiisku uga digaan qudhunka qabyalada
@umusalmaan4639
@umusalmaan4639 4 жыл бұрын
Oll
@suleimanbuney
@suleimanbuney 4 жыл бұрын
Illahow naga soo hanuuni Qabyaalada nakala geysay Yaa Allah
@jamhuuriyaibraahim9459
@jamhuuriyaibraahim9459 4 жыл бұрын
Hereri halkaa kawad saaxiib barnaamijkan ookale kahadlaaya dhibaatada qabyaalada kheyr baakuugu jira , jasaa,akaAllah.
@abdirahmanfaisal1592
@abdirahmanfaisal1592 4 жыл бұрын
Ha naaxdo qabyaaladu
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 4 жыл бұрын
Qabyaaladu waxay ku dhalatay khaliijka waxay ku barbaartay yaman waxay ka soo degtay barbera waxay ku guursatay hargaysa ka dib caruurtii ay dhashay curadkii waxay u dirtay dhagax buur kii ka yaraana jigjiga labadii ka yaryaraana gaalkacayo labadeeda dhinac
@farhangacmadhere4982
@farhangacmadhere4982 4 жыл бұрын
Masha allh hadraawi allaha caafiyo waa tiirarka soomaalida ee dhanka suugaanta muuse biixina waxan leehay adu jooji marka koowaad waa bukaan bukaan dawaynya hadalkiisu
@cagaaremedia575
@cagaaremedia575 4 жыл бұрын
Allah Hawnaxariisto Abwaan Abdullahi Suldaan Timo cadde
@farhangacmadhere4982
@farhangacmadhere4982 4 жыл бұрын
Aadbad umahadsantihiin sh c/laahi sh cali jawhar wariye hereri iyo intii kaqayb qaadatayba
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 жыл бұрын
Uffff maxaan nacay qabyaalad
@Hoodoayaan2000
@Hoodoayaan2000 4 жыл бұрын
Mashalaah hereri guul somaliland guul
@zizozizo8944
@zizozizo8944 4 жыл бұрын
Merci beaucoup
@abdirahman9004
@abdirahman9004 4 жыл бұрын
Hereri waanu ku farax sanahay barnamij yada Nolosha, kabayasha dhagalaha. Hore usocoo.
@khadarabdilahi5090
@khadarabdilahi5090 4 жыл бұрын
Harari,guul,guul
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 4 жыл бұрын
#Ma an dhalan markii gobonnimada dhiiga loo huraye #Geed dheer rag baw fuulayoo dhaxan usoo jeeday #Dhaadadka rag baa loo jaroo jeelka loo dhigaye #Hoo yoo dhan baa nalakuyiri dhayda xoorta lehe #Hayeeshee inaan dhawrno oo dhaqanno waan diidnay #Dhaxal nimuu lahaa diidanyahay bay ka dhigantaaye #Dhurwaa maqal xannaanee layiri dhaqanki weeyaane #Ma dhursuge masoo dhaanshe iyo mahad masoo dhiibe #Dhankastood ka eegtaba tolkay wax isma dhaamaane #Wixii dhiiglahow kaca rag baa dheel u yiri waaye #Dad aan dhago laheyn baa kolley dhaanto loo tumaye #Dhakafaarka waxaa iigu wacan dhamanadaan heysto #Dhawaaq kale kuceli baan lahaa dhimatay maandeeqe #Ku dhaqaaji baan yara lahaa dhoohanow nacase #Anigaa isdhibayee tolkay wax isma dhaamaane.... #Dheef iyo haddii ay rabaan dharag maguurtaan ah #Dhulku waa barwaaqoo kufilan dhuuni raacyada' e #Hadday dhagaxa hoosiyo qotaan dhoobadiyo ciidda #Ama ay kalluun dhoofiyaan moosku waa dherege #Gaajada waxay ugu dhinteen waa dhugmo la’aane #Dhiigooda kii jaqayey bay dhabarka saaraane #Anigaa isdhibayee tolkay wax isma dhaamaane.... #Dharaarkasta kun baa dhimata oo haadka loo dhigiye #Dhiillana ma daayaan haddana dhac iyo boob taagan #Gacmahaas isdhaaf-dhaafayiyo dhagarta miisaaman #Dhanka looga soo maqanyahana dhaayo uma yeelan #Dhalanteed ayaa loo arkaa dhamaca qiiqaaya #Anigaa isdhibayee tolkay wax isma dhaamaane..... #Dhallaankiyo masaakiinta iyo umul madhaafaane #Dhaqan iyo xishood waa horaa dhabarka loo jeedshay #Dhalan roganka duulkaan ku dhacay ma aha dheeldheele #Dhulkii loo yaqaannaa rag kale dhiil u culayaaye #Dharbaaxada waxaa ugu hayaa waa Tolkiis dhabahe #Dhimashadu marbay ina abtow nolosha dhaantaaye #Dhaqdhaqaaq xornimodoon haddaan dhidibta loo aasin #Bilowgii dhammaadkeenna baan meel dhow ka arkaaye #Dhaxalkii awoowgeen ogow inaan ku dhaantaynay!🤔
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 жыл бұрын
Aun janatul fardowsa allaha geeyo cabdullaahi suldaan timacade 😭
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 4 жыл бұрын
Muusaw adaa ka kow ah waayo eeg golahaaga wasiirada
@idrizzadn8875
@idrizzadn8875 4 жыл бұрын
Nocagaas oo kale ayuu madax waynahu shegaya qaar reerkina ayaad donaysa muhiimdu waa dalka ayaa hore u wadaya
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
ILAAHAYOW 👅CARABKEENA👅 KAAN CALOSHA KHILAAFINE CUNSURTA ISKA ILAASHE TALINAYA CAQIIDIYO NAGA YEEL CIDHIB FIICANE AAMIN🤲 AAMIIN🤲 AAMIIN
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 4 жыл бұрын
very difficult topic.
@misssomaliland6712
@misssomaliland6712 4 жыл бұрын
Allah haynaga saaro cudurka qabyalada iyo jahiilnimada
@mohanadhifyussuf1996
@mohanadhifyussuf1996 4 жыл бұрын
Wariye Hareeri wan jeclaa oo wan taagersanay balse barnaamijkan ka dib wa kala laabtay wayo dhib haysto Somali weyn oo mid qaran ah bu ka dhigay mid #Gobolka #somaliland mise an yirahdo #Reer haysato.
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Fariid herei
@mahadow1
@mahadow1 4 жыл бұрын
Somaliland ama walaalaha waqooyi, wax aan wanaag ahayn uma hayo, dhibkooduna waa dhibkeyga!
@nuurayuusuf4576
@nuurayuusuf4576 4 жыл бұрын
Muse waa rijaal somalida duliyehe
@quruxdumar7157
@quruxdumar7157 4 жыл бұрын
Qabyaaladu waa cudur somaaludu wali ayna dawadiisa helin qabiilku intuu cagaha inaga galay ayuu madaxa inaga galay ayuu madaxa inooga baxay ilahay haynaga caafiyo somaali oo dhan
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
CORONA VIRUS IYO QABYAALADA KEEBAA XUN?
@liibaanismaaciil8329
@liibaanismaaciil8329 4 жыл бұрын
Madaxweyne Muuse run buu ka hadley xaqiiqatan .
@mahadfarah9031
@mahadfarah9031 4 жыл бұрын
Adeerka baa
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
Illhay ha dhawro somaliland waa mid 💚💭❤
@cabdishakuursiciidcabdi3058
@cabdishakuursiciidcabdi3058 4 жыл бұрын
Qabyaaladdu waa markaad walaalkaaga muslimka ah, si gardaro ugu jirto aad ugu hiiliso. Waa cuddur aan dawoobbayn, soomaalida dhiiga iyo dhuuxa ayay ka raacdaye.
@xamsexasanwacays86
@xamsexasanwacays86 4 жыл бұрын
Cabdishakur inader qabyaladu wa macan
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 4 жыл бұрын
@@xamsexasanwacays86 waryaa faqash boy.you love it he.?
@xamsexasanwacays86
@xamsexasanwacays86 4 жыл бұрын
@@abdijamanuur9797 habar jeclo o didaysa qabyalad wa adunyo qabyaladuba habar jeclo ayay kaso bilanban tay adeero mida kale ninkan an uso jawabay ma habar jeclo ayad modaysa wa nin laan dhere ah habar yonis ah weliba muuse ismaciil ah ma xabashidi habar jeclo ayad modaysa
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 4 жыл бұрын
@@xamsexasanwacays86 adigu dhiig isaaq ma tihidba .qiiraan kugu dilay oo Aad ka kici ladahay.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@xamsexasanwacays86 Qabyaaladda dadka ugu jecel waa reerkaa aad ka soo jeeddo, wallaahi, maalin ma fadhiistaan qabyaalad la;aan, bal weydii somalida kale ee aan ahayn reerkiina
@sharmakehersi534
@sharmakehersi534 4 жыл бұрын
Mw muuse alla yaa codadkisi hore soo bandhigo asago Qabiil ku ola lenayo kaligisna maaha ilaa xilka ugu yar oo Hogaan Dhalinyaro Rabo inuu Qabto Qabiil buu ku olaleen ee cayaarta nagadaya
@drsneaahmett5860
@drsneaahmett5860 4 жыл бұрын
Soomaliland ooo Reer Sh. Isxaaq Ah Saw Qabyaalad Mahan Waxa Somali Oo Dhan Ka Saaray
@abdisabriye226
@abdisabriye226 4 жыл бұрын
Fadlan arinta ma naga shaman dontaa
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 4 жыл бұрын
Qabyaalad yaadhalay oon ahaayn iidoor
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 4 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay
@samsamcusmaan3475
@samsamcusmaan3475 4 жыл бұрын
Faqash ha dhacdo, idinkaa qabyaaladda beeray maxaase idinka raacay
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 4 жыл бұрын
@@samsamcusmaan3475 kkkkk ♥️ uqtad iyo qabiil somali baan u nahay sis lakiin idinka saaid baad tihiin ee waa ceeb xanaaqa
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
MUUSE ADAA KURSIGA KU FUULAY QABYAALAD
@edmonddantes576
@edmonddantes576 4 жыл бұрын
Adigu iska biilaw saaxiib
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
MUUSE BIIXI HOGAAMIYE KA QABYAALAD BADAN MA ARAG EEG MAAMULKIISA WAXII DHDHANLEH REERKIISA DHIGAY WAXUU DEEQDII CAALAMKA KU DHISAY DHULKA BEESHIISA DEGTO
@mookieibra6376
@mookieibra6376 4 жыл бұрын
Waxa soomaali maanta halkaa dhigay ee caalamka ka reebay waa qabiil iyo reer hebel ban ahay. Goormaynu waxa ka waantobi doona?
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 4 жыл бұрын
Qabyaaladu waa xanuun Dulusional disorder
@changedman4702
@changedman4702 4 жыл бұрын
Hell yeah
@waayeel34channel2
@waayeel34channel2 4 жыл бұрын
Muuse nin walan
@mookieibra6376
@mookieibra6376 4 жыл бұрын
Maxa ka dawo ah sxb
@Xirsi695
@Xirsi695 4 жыл бұрын
Nabadu waa Nolol ee halagu dadaalo Qabayaaladuna waa qudhune halagaq fogooda
@cabaasmuztave9328
@cabaasmuztave9328 4 жыл бұрын
Looma baahna inaynu iska qiirono oo aynu iska ilawno markaynu golaha ka kacno ama video dhamaaysano lkn hadii aynu caqli lena hay ama aynu rabno horumar aynu iska tuurno hagoogta duligiyo horumar la,aanta ama aynu haysano oo aynu joojino cabashada iyo maxa wax lo qaba waayada mar kasta aynu ku so cel celino
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waan kugu raacay anigu waan necebahay qabyaalada
@cabaasmuztave9328
@cabaasmuztave9328 4 жыл бұрын
@@cabdiidiris9698 ✊Balantenu wa inaynu qudhunka qabyaalada ka korno oo dadkenana kala dagaalano si xirfadaysan oo xigmadaysan
@dalmaralidhagjar9530
@dalmaralidhagjar9530 4 жыл бұрын
Muusoow maxaa kaa liliihiya.
@mohamedsuldankaofficial2647
@mohamedsuldankaofficial2647 4 жыл бұрын
Madaxwayne Horta adigu dadka mida adiga Horta cadaaladi medy
@mohamoudelmi3366
@mohamoudelmi3366 4 жыл бұрын
xukumada talada haysa ayuunba suulin karta qabyaalada hadey si wcn o cadaalada dadka u maamusho qabyaaladi wey yaraanaysa
@omaraxmed6573
@omaraxmed6573 4 жыл бұрын
Adaa qabyaalad ku yimi muuse shaani nacas yahaw
@beryalex1798
@beryalex1798 4 жыл бұрын
Somaliland iyo Putland hadey mar uun ka qabiil ka waantoobilahayeen wadanka dhan barwaaqu ahaanlahaa
@aliahmed867
@aliahmed867 4 жыл бұрын
beryale x moryan ta xamar Ka waran?
@beryalex1798
@beryalex1798 4 жыл бұрын
Ali Ahmed sootaa waxaan ku sheegayey waa iska kulushay 24/7 😹
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
Waaruntiisa walaahi muse bixi waa geesi waa halyay. No qabiil
@cabdiduco5314
@cabdiduco5314 4 жыл бұрын
Somaliland ma ward pationt bisilka lo so doontay noqotay?ta kale qabyaaldu sow maaha ta cabdi nuur sheekh maxamedna garoowegaysay adna hargays ku keentay? Adeer iska shaqayso
@mahadfarah9031
@mahadfarah9031 4 жыл бұрын
Intuu dowladaan jogto qabyalaad waan noshaay
@wasaaraddah.maaliyaddajsl3312
@wasaaraddah.maaliyaddajsl3312 4 жыл бұрын
Waanu soo dhaweynaynaa barnaamijkan ka Wasaarad ahaan, runtii waa barnaamij loo baahanyahay
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 4 жыл бұрын
Beenaalayaal baad tihiin ee wasaaradaha s.land waa halka lagu beero qabyaalada
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 4 жыл бұрын
MAL CUUUN...................KUWII NEBIGA KA YIRI, XUKUN IYO XISAAB, IYO XOOLO JACEEYL.....IYO TURU FU TOORE SACAB BEEN U GARAACAYAAAN...........................TOLOOW DADKAAAN KURSIGA JECEL QABRIGA MA KA FEKERAAAN?
@قالمصطفىصلاللهعليهوسلمبلغواعني
@قالمصطفىصلاللهعليهوسلمبلغواعني 4 жыл бұрын
Somali land waxba been ha isu sheegina, Qabyaaladu Waxay u baahan tahay in geedkeeda gunta laga soo gooyo, Buntland oo Somali idinla ah bad qabiil isku haysaan oo dagaalantaan ، YURUB HORUMARKEEDA WUXUU KA SOO BILOWDAY TALYAANIGA, Qabiil laga tago Waa horumar mana gaaraysaan 🇸🇴 Somalia oo aan midoobin oo aan Qabiilka wada jir loo wada duugin.
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
I HATE QABYAALADA
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 жыл бұрын
Hereri adigaba qeyb KA qabyalada aad ka dhawaajiyey BBC Qabiil baad ku tagtey haddana waxad u xuubsiibatey somalidiidka inaad xayeeysiso oo aad jeeganta kugu shubatey
@farhangacmadhere4982
@farhangacmadhere4982 4 жыл бұрын
Aadbad umahadsantihiin sh c/laahi sh cali jawhar wariye hereri iyo intii kaqayb qaadatayba
Dhibaatada Qabyaalada Qaybta 2-aad  By: Abdisalan Hereri
26:06
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 120 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 89 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 343 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
WAA SIDEE XAMMAR WAYNE
28:10
X HARGEISA
Рет қаралды 63 М.
Madaxweyne Mustafe iyo Kormeer Shaqo
12:47
Universal TV
Рет қаралды 52 М.
Dhibaatada Qabyaalada Qaybta 3-aad  By: Abdisalan Hereri
23:14
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 128 М.
WAR CUSUB: ISRAEL OO XAALAD DEG DEG AH GASHAY  | DUQAYMO CULUS
8:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,5 М.
Qurunka iyo Dhibaatada eey leedahay Qabyaalada
11:35
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 11 М.
Qabyaaladda Iyo Dhibaatada Ay Leedahay Sh.Dirir
51:50
Baraarug Media
Рет қаралды 7 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 120 МЛН