Dhibaatada Qabyaalada Qaybta 2-aad By: Abdisalan Hereri

  Рет қаралды 35,588

SLNTV

SLNTV

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@fahiimae7336
@fahiimae7336 4 жыл бұрын
Masha Allah. Markii hore waan ka yara hantaakhay in aan daawado wax qabyaaladiba ku qoran tahay nacaybka aan u qabo hadana markaan arkay wariye cabdisalaan Hereri waan ku dhiiradey in aan daawado waayo waa nin bulshada somaliyeed u faa’iideeya!sugaanta bulashada laga waaninaayo qabyaalada aad ayey u wacan tahay lakiin waxa ay tahay in aynu ogaano in sida kali ah ee aynu isu jeclaan karnaa ay tahay in aynu noqono muslimiin saxa oo sunaha Nabigeena raaca SCW. Isaga ayaa inoo sheegey in qabyaaladu ay qudhin tahay! Wariye Cabdisalaan ilaahay misaanka xasanaadka hakuu saaro Amiin
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Guuuuuuuul habar jeclo iyo habar yonis
@g.khalidahmed6178
@g.khalidahmed6178 4 жыл бұрын
Abwaan Hassan saleban Dhuxul laabsalax .waa hadal yaqaan af tahan ah Alle haku barakeeyo
@abdirahmanfaisal1592
@abdirahmanfaisal1592 4 жыл бұрын
HA NAAXDO QABYAALADU💖
@احمدالصومالي-ي7ه
@احمدالصومالي-ي7ه 4 жыл бұрын
شكرا للأستاذ عبدالسلام موضوع مهم جدا ومهم أن ننشر بين العوائل أن الوطن أغلى من القبيلة شكرا مره أخرى والشكر لوزارة الإعلام والتوجيه
@omarnoor6237
@omarnoor6237 4 жыл бұрын
ALLAA I LEHE WAA BARNAAMIJ MUHIM AH!
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 жыл бұрын
Aun cabdullaahi suldaan timacade janatul fardowsa allaha geeyo aamiin
@siciidmohamed3059
@siciidmohamed3059 4 жыл бұрын
Maanshaa Allah
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
baraadhi waa suun soomaalidii hore samaysan jireen weliba waxaa samaysan jiray wiilasha yaryar oo ku xidhan jireen qaydka ay guntan jireen qaalmaha geelana way u samayn jireen oo qoorta ayay ugu xidhijireen baraadhida!!!!!
@siciidmohamed3059
@siciidmohamed3059 4 жыл бұрын
Nin qabyaalad heensaynayaa Guul ma haybsado..
@guleteit7614
@guleteit7614 4 жыл бұрын
C/lahi mahamed suldan tima cade
@mohamedabdilahi5961
@mohamedabdilahi5961 4 жыл бұрын
Hdyfuf fnjf vj JV check check CNC vcnyaHy vkkxc ccjv
@abucubayr8517
@abucubayr8517 4 жыл бұрын
Qabyaalad iyo jeeroo la naco qaadkan lagu waashay Qasdi jeer wada yeelato ay qawlka ku heshiiso Qabye weeyi soomaalay qiiradaadaniye Lu gooyada qabyaaladi dhigtaa waa lur aan hadhine Ninkaa maanta liil galinayaa waa mid liitiya
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
WOW walaal hadaad tirisay sii yara wad
@dahirmahad5305
@dahirmahad5305 4 жыл бұрын
Dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane . Alle haw naxariisto abw timo cadde Nin qabyaalad heensaynayaa guul ma haybsado
@siciidmohamed3059
@siciidmohamed3059 4 жыл бұрын
Dugsi Ma laha aabyaaladi waxa dumiso mooyaane..
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 жыл бұрын
Qabyaalad number one hargaysad ugu tagi somalida kale way cunsuriyeyan iyaguna way iscunsureyan kan waa ciidagale hargaysa umadhalan. Waa arab waa kan kii kale.
@abdirahman9004
@abdirahman9004 4 жыл бұрын
Hereri waad ku mahadsan tahay barnamij ka. Dad ku aad ayuu ugu Oman yahay barnamijyo nocano kale ah.
@adansantur4677
@adansantur4677 4 жыл бұрын
Kkkk okey Lanntu waa qabyaalad.
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 4 жыл бұрын
Qabyaaladdu waa uf, uf weeye
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Waa yaab shaacir
@garmaalchannel7064
@garmaalchannel7064 4 жыл бұрын
"Qabyaaladu waa qudhunoo waa qiiqa naartee quba qoryaha qiiqa leh.,, bahasha aynu is niyaha iskaga dhaafno nabigeenii Muxammed ahaa ayaa inoo sheegay waxay tahaye. Anigana Dadku ii wadda siman daahir iyo hoos insha allah
@shataayare3769
@shataayare3769 4 жыл бұрын
Walhi taasi ayaa xaqiiq ah Waa cudur qadhmuun Qabyaaladi
@xariirohurre7635
@xariirohurre7635 4 жыл бұрын
qabiil reeba qaran ku faana reer somalilandow
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Xariiro waa kala duwan yihiin qabiil iyo qaddiyad, Somaliland waa qaddiyad dad badan ku jirta, qabiilku waa qabiil,
@berealisticm9201
@berealisticm9201 4 жыл бұрын
DIIN CAAY adeer ma is Mood siinaysaa qabyaalada Halka ay ku Dhalatay ku dhaqantay waa daabiyadaha beesha dhexe cidaan ku aqoon u faan waxaa tihiin reerka kaliya oo DAAn Daan u ka Fadhiya Caalamkoo idil qabyaalad hadii jano lagu galayo ama ay qiimo leedahay reerka faanka badan Loogama Horeeyeen Laan wax layidhaa caalamka lagama yaqaano jeegaan baajirta kkkkk
@xariirohurre7635
@xariirohurre7635 4 жыл бұрын
@@berealisticm9201 adiga cidi waxba kumay weydiin ee ka lugee meesha midda kale hortaa halkaad ku faanayso hagaaji ninkii tiisaba daryeelaa tukala ku dara caalamka aad sheegaysaa wa ayo ma kuwa kuu quudiya ee shaqada aad u tahay from african to westeren miskiin aday xaabadda ka joojin lahayeenee hadday cid waxtari karaan
@berealisticm9201
@berealisticm9201 4 жыл бұрын
Xaarwalal hurre@ Ayeeyo makuwa Diina caaya baad doonaysaa inaad Siilkaaga qadhmuun ku difaacdo ayeey iskaga huleel halkan habar waalan waxba lagama waydiinayo arimaha waawayn ee umadu Leeday
@xariirohurre7635
@xariirohurre7635 4 жыл бұрын
@@berealisticm9201 afka aad ku hadlaysaa itusay akhlaaqda aad leedahay iyo aqoontaadu intay tahay oo kul yaabi maayo waxaad leedahay diintaan difaacaya haddana qof fikriddiisa dhiibtay baan caayi waa laba aan is qaban halkaad ku tilmaantay inay urayso waa meeshaad ka soo baxdee how gefin tii uurka sagaaal bilood kugu qaadday ee ku foolatay eed hoosteeda ka soo baxday umalayn maayo inay akhlaaq xumo kugu korisay oo dumarka somaliyeed waa gob meelay joogaanba ee edeb yeelo oo afka saabuun ku maydh waxaad ku hadashay waa wax laga yaqyaqsooda anigu kollayba waan ku cafiyey ee ilaahay cafis waydiiso oo xishood haddaanad qofka ku raacsayna ra"yigiisa si asluubleh ula hadal caydu waa ceeb waana xaaraan ee allah haku soo hanuuniyo
@jamaismailaidid9767
@jamaismailaidid9767 4 жыл бұрын
Haye haye haye waanku haystaa weriyahaa
@rabiileyusufdherre7233
@rabiileyusufdherre7233 4 жыл бұрын
qabyaaladu ha noolaato
@Xirsi695
@Xirsi695 4 жыл бұрын
Mashaa Allah waa barnaamij faaido badan ee wax halaga barto Bulshooy
@alnasiixakhayr4399
@alnasiixakhayr4399 4 жыл бұрын
Waa dhab suldankasi xaqiiq Shegay.....
@cadirisaqjamac1251
@cadirisaqjamac1251 4 жыл бұрын
Mujaahidiinta snm qabyaalad maaha miyaa markee baad miyir qabtaan
@alihaji9553
@alihaji9553 4 жыл бұрын
Dawaladii muuse biixi ani ifaani ayay dhaafi wayday barnaamujkan waxaa siidaynaya Somaliland TV waxa lagareebay abwaan weedhsame
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Soo bax baa la leeyooy sacabka leefaysaa waar wax madaxwayne muuse biixi iyo shakhsi dhaafsiisan baa laga hadlayaa
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 4 жыл бұрын
Qabyalada jeegaanta u hooyo iyo aabo ah laakiin gabdhaha reer ceel afweyn caqli badan baa ku duugan kuwa wadanka xukumaa gabdhaha haku daydaan
@kaawagoday
@kaawagoday 4 жыл бұрын
QABYALAD WAA QASAARO ADUUN IYO MID AKHIRO TAN KALE DHIBATADA QAADKANA INAAD KA HADLI DOONTAAN AYAAN FILAYAA
@jamaciise9199
@jamaciise9199 4 жыл бұрын
QABIILIGU WAA NIN,XUMAANTA NECEB,MAGAC XUMADA KA ILAALIYA REERKIISA,WANAAGA U SHEEHA QABYAALADU,WAA XANUUN DADKA QAARKOOD KU DHACA,ISKUMA KALSOONA,WUXU KU DOONAA IRSAAQAD,QABYAALEYSTE,DIIN MA HAYSTO.
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 4 жыл бұрын
Qabyaaladdu waxay saami gal qumman ku tahay fakhriga, waxayna saami gal rogaala ku tahay caddaalada. Q=F/C
@wiilodahirahmed554
@wiilodahirahmed554 4 жыл бұрын
Qabiil waa qaran dumis, waa gaajo. Waa yaahil nimo. Waa cudur xun oo waliba xaga maskaxda ah. Illahay soomaali xaqa ha tuso. Okeley aniga caruurteyda waan ka ilaaliyaa in ay qabiil bartaan ama soomaalida ay kala saaran.
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 4 жыл бұрын
ISIRKA SOMALIDU maaha dad xun oo caqliyaddoodu liidato laakiin waxaan ahayn dad aan lahayn AQOON & ILBAXNIMO maddaama ahayn XOOLADHAQATO BAADIYE KUNOOL...waxay ahayd in la abuuro shacab kudhisan AQOON & ILABXNIMO cusub si loo beddelo dhaqanka ilbaxnimada kasoo horjeeda kaasoo dadka ukala saaray QABIIL halkii lagu kala saari lahaa laguna tartansiin lahaa AQOONTA KELIYA....odayaasha & saaqidiinta aan lahayn sida aqoonta loo isticmaalo laakiin aqoontoodu tahay inuu JIIL KASTA ugudbiyo QABIILKA waa cudurka SOMALI DHEX-YAAL...
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Herare cidkasta warayso uun ba ariinkagu dadka aad waraysanayo inaga baandhe dee!
@xasandheeregahayr6353
@xasandheeregahayr6353 4 жыл бұрын
jeero tol iyo xidid layskugu qaadhaamo qabyaalad laga biximaayo
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 жыл бұрын
Dugsi ma leh qabyaalad waxey dumiso mooyaane 😁
@husseinhandule
@husseinhandule 4 жыл бұрын
gabyaaladu way wajiyo badan tahay waxana aabo u ah SALAADINTA beelaha siyaasiyintuna way baahiyan qabyaalada,,,ilaa la baabiyo madaxdhaqamedka qabyaalad ma daynayan beeluhu,,,shacabka iyo dowlada in cidi u dhexeyso maaha beel kasta suldaan ayaa xukuma iyo caaqilo,,
@mahadmaxamuud2358
@mahadmaxamuud2358 4 жыл бұрын
Isagi ba ku bilabay qabyaalada ya ku dhaha somalyi somaland reer isaq la yidhahdo bay utaqana
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
200 op sano ka hor baanu qabaal isku dilay isaaqna 2014 Waa fidno uun
@hamze5225
@hamze5225 4 жыл бұрын
*Laaabsalax wxuu iska dhigaa nin aan qabyaalada aqoon oo ka han weyn waxaas lkn qabyaaladu bartay ka bilaabantaaba waa isaga fanka ayuu xataa qabyaaladii dhex galiyey,qabyaalad hadaad aqoona adeerka muuse bajad kamaaad qaadateen iyadoo abwaaano kaa waaweyno kaa qiima badani joogan Aniga markaa hay sheeegin been*
@slaveofallah5725
@slaveofallah5725 4 жыл бұрын
.
@changedman4702
@changedman4702 4 жыл бұрын
Idoorow qabil wax niga daran ma jire eh dadka beenta ka daaya
@marwasafa3859
@marwasafa3859 4 жыл бұрын
Waad wada ogtihiin in dagaal oogayaashii wada dhinteen aduunna waba kamayqaadan. Idinkuna halkaasaa idin wada sugaysee qabyaalada iska daaya
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 4 жыл бұрын
Waxaa looga baxaa in uu Muuse, waraabe, Boobe, Salebaan Gaal, Edna Aadan, , haashi, ay saaxada siyasada ka baxaan
@moahmed9729
@moahmed9729 4 жыл бұрын
QDW ku dar xarmaajo iyo kuwa xooga idinku haystaa
@berealisticm9201
@berealisticm9201 4 жыл бұрын
kkk waa sax kuwaa aad sheegtay waa xaar wAl WAAL laakiin kuwo liita ayaau arka inay waxyihiin
Dhibaatada Qabyaalada Qaybta 3-aad  By: Abdisalan Hereri
23:14
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 86 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 344 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Qabyaalada iyo Raad uu ku leeyahay Burburka Ummadaha - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
27:38
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 58 М.
Sh.Abdirahman Jigjiga Khutba Jumca 23/08/2024
22:23
Hassan M-Pesa
Рет қаралды 2,7 М.
WARIYE SI-XUN U KARBAASHAY NETANYAHU | WAR-BAAHINTA ISRAEL
16:51
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
JOOJI QABYAALADA IYO DHIBAATADA LAGA DHAXLO || Sh Faarax Jeenihar
23:16
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 86 МЛН