Dhibaatooyinka maan-dooriyuhu ku hayo bulshada Soomaaliyeed | Warbixin.

  Рет қаралды 5,445

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 13
@MH__1__MH
@MH__1__MH 13 күн бұрын
Waa muhiim barnaamijkaan xooga hala saaro cidii dalkaan ka naxeyso
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 14 күн бұрын
WARIYE AAD ayaad ugu mahadsantahay inaad noo soo GUDBISO BARNAAMIJKAAN CALOOSHA KU ROGAAYA
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 15 күн бұрын
Odayaal ayaa ku jiro 😢😢😢😢
@SuperExcuse
@SuperExcuse 9 күн бұрын
Xasan sheikh maxamuud wiilkisa aa keeno drugada 😢
@abdirahmanmohamedmaalingaa4235
@abdirahmanmohamedmaalingaa4235 14 күн бұрын
iridka laga galo villa,somalia waa hada aqalka dowlada somalia caruur 20 jira hor jiifa oo koolo dhuuqaya halka madaxweynaha oo bila baruuf uu ku marayo wadada isago mirayada ugu dalacde caruurtaas
@DAACAT10
@DAACAT10 14 күн бұрын
Dowlad aa jirto aa laku leeyahay marka
@abdirahmanosman7646
@abdirahmanosman7646 14 күн бұрын
Doolada hajoojiso iyo inaa caawiyaan caruurtoda mahaayad ayaa u caawineeso
@CeenkaDaahiryuusuf-j7y
@CeenkaDaahiryuusuf-j7y 14 күн бұрын
Bas waaye aniga bili bili waa iska dhaafay hadeeyba noocan tahay 😢
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 14 күн бұрын
𝚂𝚡𝚙 𝚒𝚗𝚊𝚊 𝚒𝚜𝚔𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚊𝚏𝚝𝚘 𝚠𝚊𝚊 𝚠𝚊𝚡 𝚊𝚍𝚒𝚐𝚊 𝚔𝚞𝚞 𝚚𝚞𝚛𝚞𝚡 𝚙𝚍𝚗 𝚠𝚊𝚊𝚢𝚘 𝚘𝚐𝚘𝚠 𝚍𝚊𝚛𝚊𝚓𝚘 𝚢𝚊𝚛𝚊𝚗 𝚒𝚘 𝚠𝚎𝚢𝚗𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚐𝚊𝚜𝚑𝚘,𝚜𝚋𝚋𝚝𝚘 𝚊𝚑 𝚍𝚊𝚍𝚔𝚊 𝚔𝚊𝚗𝚒𝚒𝚐𝚊 𝚒𝚜 𝚝𝚒𝚌𝚖𝚊𝚊𝚕𝚘 𝚗𝚞𝚞𝚌𝚘𝚘 𝚛𝚊𝚋𝚘 𝚑𝚊 𝚊𝚑𝚊𝚊𝚍𝚘 𝚠𝚊𝚊 𝚞𝚗 𝚔𝚊𝚗𝚒𝚒𝚗𝚒 𝚍𝚊𝚛𝚘𝚘𝚐𝚊 𝚊𝚑 𝚖𝚊 𝚘𝚐 𝚝𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚒𝚗 𝚓𝚒𝚛𝚔𝚊𝚍𝚊 𝚒𝚘 𝚕𝚊𝚏𝚊𝚑𝚊𝚍𝚊 𝚊𝚢 𝚚𝚘𝚛𝚊𝚢𝚊𝚗 𝚋𝚘𝚍𝚢 𝚐𝚊𝚍𝚊 𝚗𝚑 𝚓𝚊𝚛𝚊𝚢𝚊𝚗 𝚜𝚊𝚖𝚋𝚊𝚋𝚊𝚑𝚊𝚍𝚊 𝚒𝚘 𝚋𝚎𝚎𝚛𝚔𝚊𝚍𝚊 𝚒𝚘 𝚑𝚒𝚕𝚒𝚋𝚔𝚊𝚍𝚊 𝚊𝚢𝚎𝚢 𝚌𝚊𝚊𝚍𝚒 𝚞𝚓𝚊𝚛 𝚓𝚊𝚛𝚊𝚢𝚊𝚊𝚗 𝙺𝚊𝚗𝚒𝚒𝚗𝚒𝚐𝚊 𝚑𝚊𝚍𝚊 𝚊𝚊𝚍 𝚜𝚑𝚎𝚎𝚐𝚎𝚢𝚜𝚘 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚊 𝚕𝚘𝚘𝚐𝚊 𝚝𝚊𝚕𝚘 𝚐𝚊𝚕𝚊𝚢 𝚍𝚊𝚍𝚔𝚊 𝚠𝚊𝚊 𝚠𝚎𝚢𝚗 𝚠𝚊𝚕𝚒𝚋𝚘 𝚍𝚑𝚒𝚒𝚔𝚊𝚛𝚔𝚊 𝚚𝚊𝚋𝚘 𝚠𝚊𝚡𝚊 𝚕𝚘𝚘 𝚜𝚘𝚘 𝚜𝚊𝚊𝚛𝚎 𝚒𝚗𝚎𝚢 𝚑𝚞𝚙𝚙𝚢 𝚒𝚘 𝚑𝚞𝚛𝚍𝚘 𝚒𝚘 𝚜𝚘𝚌𝚘𝚍 𝚔𝚊 𝚑𝚎𝚕𝚊𝚗 𝚠𝚊𝚡 𝚔𝚊𝚜𝚝𝚎 𝚠𝚊𝚡 𝚞𝚗𝚋𝚊𝚊 𝚕𝚘𝚘 𝚜𝚘𝚘𝚜𝚊𝚛𝚎 𝚍𝚑𝚊𝚕𝚒𝚗𝚝𝚎𝚗𝚊 𝚗𝚑 𝚍𝚊𝚛𝚘𝚐𝚘 𝚊𝚢𝚎𝚢 𝚔𝚊𝚍𝚑𝚒𝚐𝚝𝚎𝚗 𝚕𝚔𝚗 𝚠𝚊𝚊 𝙷𝚊𝚕𝚒𝚜 𝚊𝚢 𝚗𝚊𝚏𝚝𝚘𝚘𝚍𝚊 𝚒𝚘 𝚋𝚎𝚎𝚛𝚔𝚘𝚍𝚊 𝚐𝚊𝚕𝚒𝚗𝚊𝚢𝚊𝚗 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚊 𝚚𝚊𝚝𝚊𝚛 𝚠𝚎𝚢𝚗 𝚔𝚞𝚜𝚒𝚒 𝚊𝚑 𝚍𝚊𝚍𝚔𝚊 𝚔𝚊𝚗𝚒𝚒𝚗𝚒𝚐𝚊 𝚗𝚞𝚞𝚌𝚘𝚘 𝚛𝚊𝚋𝚘 𝚑𝚊 𝚊𝚑𝚊𝚊𝚍𝚘,,𝚠𝚊𝚡𝚊𝚊 𝙼𝚞𝚜𝚝 𝚞 𝚊𝚑 𝚒𝚗𝚞𝚞 𝚠𝚊𝚍𝚗𝚊𝚑𝚊 𝚜𝚒𝚝𝚘𝚘𝚜 𝚞𝚐𝚞 𝚍𝚑𝚊𝚌𝚘 𝚠𝚊𝚊𝚢𝚘 𝚊𝚗𝚒𝚐𝚊 𝚋𝚊𝚛𝚒𝚜𝚝𝚒 𝚖𝚘𝚘𝚕 𝚠𝚊𝚡𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚊𝚏𝚜𝚒𝚒𝚜𝚊𝚗 𝚏𝚊𝚜𝚊𝚡 𝚊𝚢𝚎𝚢 𝚒𝚐𝚊 𝚢𝚒𝚑𝚒𝚒𝚗 𝙰𝚕𝚕𝚘𝚠 𝚍𝚑𝚊𝚕𝚒𝚗𝚝𝚎𝚗𝚊 𝚑𝚊𝚗𝚞𝚞𝚗𝚒 𝚒𝚘 𝚐𝚊𝚋𝚍𝚑𝚊𝚑𝚎𝚗 𝚒𝚕𝚎𝚎𝚗 𝚠𝚒𝚒𝚕 𝚒𝚘 𝚐𝚋𝚛𝚋𝚊 𝚠𝚊𝚢 𝚒𝚜𝚝𝚒𝚌𝚖𝚊𝚕𝚊𝚗
@abdirahmanmohamedmaalingaa4235
@abdirahmanmohamedmaalingaa4235 14 күн бұрын
Tv dowlada noqde daba gale shaqadii CID qabanayo Tv waxba soma qabanayo wane no sii sheegaya bal dowlad nuucee ah ayaa somalia ka jirto
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 14 күн бұрын
DABAKAAYOOYINKA JAADKA GADA IYO DABAKAAYOOYINKA MACAWISLEYDA AYAA LAGU GADAA MACAWISLEYDA DABAKAAYOOYINKOODA WADA KASTA AYEY KU YAALAAN SIIBA LABADA EX AFGOOYE IYO BALCAD
Garmaqalka Askari waano u dilay Saaxiibkiis.
6:54
Somali National Television
Рет қаралды 6 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
WARKA HABEEN EE SNTV 25 012025
31:05
Somali National Television
Рет қаралды 93
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49
AROOSKEYGA WAAYE MAXAA UGU SOO DAAHDAY WAAKA YAABSADAY..😭😂
13:49
SHEEKADA MAGAALO JOOG XUMO QEYBTII 14-AAD OO XIISO BADAN XAMBAARSAN.
10:16
Somali National Television
Рет қаралды 1,5 МЛН
WARKA SNTV MAYGA 25-01-2025
6:36
Somali National Television
Рет қаралды 54