Dhibanayaasha Gudniinka (FGM)

  Рет қаралды 9,745

Universal TV

Universal TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 68
@jabracadeofficial
@jabracadeofficial 2 жыл бұрын
Ilaahow gabdhaheena Somalida umaciin aamiin aamiin 🙏🙏🙏
@zahraibrahim7523
@zahraibrahim7523 8 ай бұрын
Aaamiin
@gabyowshow5069
@gabyowshow5069 2 жыл бұрын
Aniga waxa dhalay 6 gabdhood waxaana guday midka sunaha ah waliba waxyarbaa dhiijiyey inyar oo waliba jimcee ahayde sabtigiiba ku xigtayba isla maalintii sabtiga waxay aadeen dugsiguu quraanka
@xSunnyDaysx
@xSunnyDaysx 5 ай бұрын
Ogaaw kan sunniga ah ma ahan kintir in la taabto ama la jarro ama la dhiijiyo. Kan sunniga xoobka kintirka qarinaayo aa xooga yar la gooya, sidee markee ninkeeyda la dhaqmeeyso sii fiican uu raxeesatto. Lakiinse dad baddadn waxee uu maleeyaan kan sunniga aa in kintirka hala soo jeedo in la gooyo sidee gabarta oo dagto ee qooqeeda ya raado. Taas waa xaraan. Bahal la cil cilinaayo maa nahay.,
@Maidaxuseen
@Maidaxuseen 2 ай бұрын
❤❤m.a ilaahey haku barakeeyo saxiibadana ku wacyi gali ine fahamsaneen laga yaaba
@bonya-dl2rc
@bonya-dl2rc 24 күн бұрын
Gabdhaha kalena ma la guday?
@Ayuubb1668
@Ayuubb1668 2 жыл бұрын
Subxanahllaah waxaad leedihiin fircooni maxeytahay sababta loo raacayo waddadii fircoon adiga oo arkaayo waddadii sunada nabigeena caleyhi salaatu wasalaam gudniinka firconiga gabadha dhibweyn ayuu ugeystaa waana xaaraam waalidiinta ilaaheey kabaqa
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
Jimco wanaagsan walaal Allah Ku xafido isoobooqo mahadsanid 🙏
@mohamedxaji8015
@mohamedxaji8015 2 жыл бұрын
Mancha Allah hawul fican baad wadan Allah haydin fududeeyo Hablaha yaan la gudin fadlan waa iga codsi waalidka ku socda
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Ax ax ax soray Sasa fican wll
@mohamedxaji8015
@mohamedxaji8015 2 жыл бұрын
@@ugbadomar5881 haa wllo
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
@@mohamedxaji8015 Wali ma lawada wll
@mohamedxaji8015
@mohamedxaji8015 2 жыл бұрын
@@ugbadomar5881 Haa kolay wllo allah hablaha haka aqbto
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
@@mohamedxaji8015 امين يا رب العالمين
@zahraibrahim7523
@zahraibrahim7523 8 ай бұрын
Ilaahey ha inoo gargaaro😢😢
@bantishgel1152
@bantishgel1152 2 жыл бұрын
How could I listen in English?
@ugaas-
@ugaas- 2 жыл бұрын
Subhanallah 🥺
@shuaibsomater1845
@shuaibsomater1845 2 жыл бұрын
Gudniinka ragana hanala joojiyo markaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@warsanismael7739
@warsanismael7739 2 жыл бұрын
Hadey raggu kufsiga waxshinimada ah joojin lahaayeen in uun baa waanwaan loo heli lahaa gudniinka gircooniga 😩
@simanyaxy3504
@simanyaxy3504 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 2 жыл бұрын
Dhibkiisa waxaa ka mid ah 1_ Fueynimo 2_Kalsooni darro 3_cayil iyo Buurnaan 4_Dareen la 'aan 5_caada ku istaag
@simanyaxy3504
@simanyaxy3504 2 жыл бұрын
Cayilka ma asaga leh 🥺
@user-gb6uo7tz7n
@user-gb6uo7tz7n 9 ай бұрын
Xnuuun ayaan kasoo maray wlhi aniga 😢 mar wlbo neh waan cabsadaaaa sbbto ah markaan nin shukaansado wuu ku weydiiinaaa markaa u sheeegto neh wuu iska baxsaa 😭qalbi xnuun moooye wax kale malahn
@sabriinali5003
@sabriinali5003 8 ай бұрын
Abyo su'aal kuweydiinaa micnaha sida ay maa madan shegeeso cml miyaa laguu jar jaray mise kintirka unbaan laguu reebin iiga jawab taas waxan rabaa inan wax kaa dhaho
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 2 жыл бұрын
Gudninka fircooniga wlh waa dhibaato weyn waayo aniga u gudan lknse cabsi aa igu jirto ninkeyga markaa xajada gudan rabno lknse dareenka waa caadi kama duwanin kuwa sunnada ah 😩
@KaticaDemski
@KaticaDemski 11 ай бұрын
Somalische Frauen lassen ihre Töchter weiterhin beschneiden. ihnen wird dann die Klitorishaube, ein Stück der Klitoris und die kleinen und grossen Schamlippen entfernt. Das bezeichnen sie als "moderne Beschneidung". Das anschliessende Zunähen, wie es früher üblich war, wird nicht mehr durchgeführt, weil es zu grossen Komplikationen führt.
@bonya-dl2rc
@bonya-dl2rc 2 ай бұрын
Gudniinku dhib iguma ahayn.
@fritnat
@fritnat 2 жыл бұрын
In the West some women choose to have columns of piercings down each labia and thread a ribbon between them in the fashion of a shoelace, called a corset piercing. They do this for their men to be turned on by "unpacking" them but I cannot imagine any man is turned on by having to cut the flesh!
@lubex3486
@lubex3486 8 ай бұрын
"In the West some women choose to have columns of piercings" they did it on free will, but FGM is not a free will but forced at young age
@bonya-dl2rc
@bonya-dl2rc 2 ай бұрын
@@lubex3486 Anigana waa la igu qasbay. Laakin dib u milicso, aad ayaan ugu faraxsanahay. Runtii way ii fiicnayd oo wax dhibaato ah ma keenin. Gabar walba waa in la gudaa laakiin aan la tolin.
@mohamedali4884
@mohamedali4884 Жыл бұрын
Gabar Somali an Aheyn Marabo Inaan Guursado Hadane Waxaan Kabaqaa Mid Fircooni Ah Iney Iguso Aado Wlhi Wanka baqdaa Dhibatada Yaa ila Qaba😂
@mrNe4
@mrNe4 7 ай бұрын
Ani xitaa nin fircoon inu igu soo aado ka baqaaa kk😂
@B_R114
@B_R114 2 жыл бұрын
Ilaahey hakaba qeena haweenka gabda ha kuciyaaro warkadaaya gabdha ha qalniinka haa waqalniin kanigudniin ma aha
@khaalidsheikhbashiir1962
@khaalidsheikhbashiir1962 2 жыл бұрын
Gotta diintu mxy ka qabtaa
@shucaybabdirahmaan4183
@shucaybabdirahmaan4183 2 жыл бұрын
Telefiishakan universal tv burburka qoyska ayaad tafaxaydateen ilaahay umada haydinka qabto
@simanyaxy3504
@simanyaxy3504 2 жыл бұрын
Maxay burburiyeen wllo
@mohamedxaji8015
@mohamedxaji8015 2 жыл бұрын
Waad xanuunsan tahay dhaqtarka aad sxb
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 2 жыл бұрын
Fircooniga maa taageersantahay marka?
@shucaybabdirahmaan4183
@shucaybabdirahmaan4183 2 жыл бұрын
@@salmonellatyphi2601 haa walalo 100%
@shucaybabdirahmaan4183
@shucaybabdirahmaan4183 2 жыл бұрын
@@mohamedxaji8015 haye walalo mahadsanid
@libanarale8314
@libanarale8314 2 жыл бұрын
Not guudniinka. S
@shucaybabdirahmaan4183
@shucaybabdirahmaan4183 2 жыл бұрын
Gudniinka dumarku waa wax fiican oo ninka ragii markuu naag guursado cadaynaysa inaanay gabadhani ahayn gabadh soo sinaysatay ama aan hore loogu soo galmoon ninkuna kalsooni buu ku qabayaa gabadhaa uu guursaday
@aqonyahanabdizalamhereri7443
@aqonyahanabdizalamhereri7443 2 жыл бұрын
qof xanuun sanaya, qof utagay baad lamid tahay hadii gabadh gudan aad utagto.
@mklsl3663
@mklsl3663 2 жыл бұрын
Kalsooni yeysan qabin hadii ay rabaan ma qofbaa dartood loo jarjaraa oo loo geysanaa dhawac maskax iyo jirbo si loo raali geliyo nin
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 2 жыл бұрын
@@mklsl3663 🥺
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 2 жыл бұрын
Aqligu ha shaqeeyo ragow🙄😐😥
@shucaybabdirahmaan4183
@shucaybabdirahmaan4183 2 жыл бұрын
@@aqonyahanabdizalamhereri7443 may walalo lamid ahi sababtoo ah gabadhaan guursananayo oo aan gudnayan waaban ka shakiyayaa.
MAQRATIGA NOOL: KIISKI KUFSIGA OO MEEL XUN GAARAY
47:16
Somali Tik Tok
Рет қаралды 579
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 29 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Gudniinka Fircooniga waa dhaqan gaalo || Sh Xassaan
8:59
Qalaafe Media
Рет қаралды 8 М.
Sheekadii Hubkaan yaa leh? | Guuxa Dadweynaha|
8:47
Universal TV
Рет қаралды 7 М.
3 | Caado Mise Diin | Asalka Gudniinka Fircooniga iyo Gudniinka oodhan .
10:27
Sheekh Cabdi Xayi iyo Gudniinka Fircooniga
7:42
Caafimaad News
Рет қаралды 6 М.
Warka Universal TV 21 07 2024
31:51
Universal TV
Рет қаралды 3,6 М.
ragga iyo gudniinka dumarka maxa kala haysta😁😁
10:28
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 52 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 29 МЛН