Barnamijka Falanqaynta Todobaadka-Muxuu weli uga sii jiraa degaanada Soomaalida gudniinka Gabdhaha?

  Рет қаралды 96,715

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Muxuu weli uga sii jiraa degaanada Somaalida gudniinka Gabdhaha?

Пікірлер: 418
@haldhaa804
@haldhaa804 2 жыл бұрын
Very beautiful topic, and educational, Thanks to all the speakers.
@caddar9956
@caddar9956 2 жыл бұрын
Gabdhaha Haddii la jarjarayo ilahay umuu sameeyan ee jaahilnimada waynu Iska dayno caadad iyo dhaqamo ha layska daayo 💔💕💕💕💕💕💕
@khadrahaji938
@khadrahaji938 2 жыл бұрын
Horta alhmdulillah ilahay aya wakhti cilmi iyo caqli lagu dhaqmayo Naso gadhsiyey waana ilahay mahadi haddiba ay waalidka qaarki ku fakirayn Gudniinba lagu dhawrsanada taaas waa jahilnimo wlhy qofki alle iyo Sunnaha Nabiga yaqaana waa dhawrsanada haddi ad adu is dhowrtana alle waa ku dhowraya🤲🥺Alhmdulillah allow Nagu dhowr diintada
@aishahussein2072
@aishahussein2072 2 жыл бұрын
Aniga alhamdulilah hooyadey gudniin hablood bey aduunka ugu necbeed mahadsanid Hooyo sidaa iigu hiilisay ☺️ gabadeyda wale mataabto xataa sunni kuma jiro
@cabdiqadarcabdi1058
@cabdiqadarcabdi1058 Жыл бұрын
M.a wll
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 2 жыл бұрын
It's super clear that the culture and our traditions are firmly stronger than every thing the only thing that we can do is to educate our society as much as we can and increase awareness also to protect the upcoming generations from these type of crime
@MohamedAden-d1n
@MohamedAden-d1n 2 жыл бұрын
Seriously this topic very important to aware our community and to eradicate as soon as possible.
@yurub5288
@yurub5288 2 жыл бұрын
Mashallah somalilaan horey u socotaa 👍👍👍👍👍👍❤💚
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 2 жыл бұрын
I love this sheikh MashaaAllah tbaraka Allah we need more like him wallahi
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 2 жыл бұрын
Hooyaday ilaahy haw naxariisto sune ficn iguday waxy aheyd hooyo diin iyo madiba baraty oo cilmi leh❤Inshlh gabdhahygana saas ugudayaa wan tabsuun uun jahilnimada iska da aaya oo hablaha dhibaatada ka da,aya waxn arkay gabdho fircooni ah oo dhiigii ku dhibn,fooshii,kadaran,raxadii war ilaahy halaga cabsado
@hanaali1380
@hanaali1380 2 жыл бұрын
Tabsiintu lafteeda qaldan, hablaha makah iyo madiina ku nool lama taabtee maxa adi kugu xaaqsadey iskaba daa Oo inantada qofnimadeeda kale horemari walal.
@nimoabdirahman1688
@nimoabdirahman1688 2 жыл бұрын
Ha wlhi 😭😭😭😭aniga kamida wlhi inan haplyga gudynin
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Gudniinka sunada ah ee soomlidu taqaan isgaba waa khalad lkn kan firconiga ah ayuu dhaamaa ilhy hanoo naxriisto
@saeedofficial
@saeedofficial 2 жыл бұрын
Hablaha in la taabtoba maaha
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 2 жыл бұрын
Walaahi hadan meshan laiga soo casumilaha islamahan qarkood waan karbasashilaha 🤫🥷🏿
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 2 жыл бұрын
Ka daa wll ha karbaashine ilaahay sidooda kaa dhigye 😏😏😏😏😏😏😏😏😏
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Adigu ma kuwan danbe ayaad tahay ee sunnaha ah farahay Ku sidaan bahilkiiba
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 2 жыл бұрын
Lagama yaabo gbr aan dhalay in aan gudniinka fircooniga marsiiyo Alxmd diinteenaaba noo shegtey.
@diyaahmed1695
@diyaahmed1695 2 жыл бұрын
#Farhia absie baaanu jawaab kasugayna🌹😂 Islaantas leh xabad baanu uridayna gabdha lagu guday😭
@hamdacraft7556
@hamdacraft7556 2 жыл бұрын
wlhy 2019 aroos baadiye ado marki danbe iri maxa dhacay kulaha dee inanti laga furay qodbihi oo way tolnayd wa wali marka wa lagu wada ogaanya 🤣🤣🤣alahu magan fircoon yaahu
@kimkiz5207
@kimkiz5207 2 жыл бұрын
Sax walahi😎😎🧚‍♀️💉😂
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 2 жыл бұрын
@@hamdacraft7556 maxaa lagakala furi bisinke
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 2 жыл бұрын
@@hamdacraft7556 😂😂😂 Dadkoo dhan miyey ogyihiin 😂😂😂
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 жыл бұрын
Dhibmale Islaantasi waa kaligeed doodan dad wax garaday u badnaayen Especially Sheikh waa runtii waaya wiilsha loo bari waayay Sinadu in ay Xaaraantahay 😟
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 жыл бұрын
Masha Allah, this is very important topic. We need to stop it for good. Thank you for talking about it.
@Hafsa_ibra
@Hafsa_ibra 2 жыл бұрын
Hooyoyin ilaahay subxanahu watacala wuu idin jeedaa dhibaatada gabdhaha ugeysatan😭😢😢
@mohammadyareofficial4613
@mohammadyareofficial4613 2 жыл бұрын
Generation ka wu baxy lkni mid lagaxumado wa xa waye adiga hada somarte Ilmaha dali donto hamariin Wayo hooyo walbo waxey dihi anigaba wan somaree Gabar walbo ayada umba og dibkey somarte miyey danqaneynin markey gawadeda marineeyso 😭😭😭😭
@nabadyaqaanaxmed6603
@nabadyaqaanaxmed6603 2 жыл бұрын
Mid aan caadi ahay ayay ugaysaan hablaha marka lagudayo xataa waxay saamayn ugaystaan caafimaadkeeda iyo hamadeeda
@ahmett5835
@ahmett5835 2 жыл бұрын
Gudniinka fircoonigu waa xaraan wll lknn hooyinkeena allleh ha dhowr xaqna ha fahansiyyo lknn ha nicin, cadawadad how qadin aniga hadda gbdha ila dhshay oo dhami wa wada fircooni i.a gabdhaday aaxan rajenya hdi aan dhalo inna dhipkas lo geysan
@mumtaas3905
@mumtaas3905 2 жыл бұрын
Alxamdulilah ! Thank you hooyo rabi ba hooyo diin caqli iyo maadiba baratay ii dooray dhaqanka gudniinkana maba so marin alxamdulilah, gabdhaha ku dhibana rabi ha idiin dhib yareeyo
@hamzasheakha6409
@hamzasheakha6409 2 жыл бұрын
Xaaax , waxaagii waa kuu dhan yhy
@balqiismuxumed7871
@balqiismuxumed7871 2 жыл бұрын
Anu afar gabdhod baan dhalo midna ma taban alx🥰
@abdihamse2222
@abdihamse2222 2 жыл бұрын
Isha Afartaba Ku Hay Garantine Mahee
@aminaabukar6308
@aminaabukar6308 2 жыл бұрын
Best momm🙌🙌
@munamoh8461
@munamoh8461 2 жыл бұрын
Masha allah sis sidaa ku wada
@zidrasuuban8210
@zidrasuuban8210 2 жыл бұрын
Wll maba aad xalaaleyn miyaa gabadh baa ugu tidhi aniga leymaba xalaaleyne bal ii soo jawaab
@siamabdiris99
@siamabdiris99 2 жыл бұрын
Aniga iyo hablahayagaba nalama taban hoyaday ilahy khyr hasiyee
@jaaka77
@jaaka77 2 жыл бұрын
Gabadheyda mustaqbalka waxaan u balan qaadaya in aan gudi doonin, balan waaye aabo.
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 2 жыл бұрын
Kkk warxwa foolxumo gudniin kaantu
@afnanqurux4787
@afnanqurux4787 2 жыл бұрын
Kkkk wlhi wan qosley wllo sune
@cawilmaxamed5277
@cawilmaxamed5277 2 жыл бұрын
Zxp wiil yaro 18 ka yar baa tahe lkn markaad 27 gadhid baa fahmi doonta insha allah markaasna waad u balan qaadi doonta inaad suneen doontid hadi kale dunida fusuqa kusi baladhab
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 2 жыл бұрын
@@cawilmaxamed5277 wax soo baro jaahilow
@qabilledirye7438
@qabilledirye7438 2 жыл бұрын
Anna wxn kuu balan qaadayaa, inaan wasi doono.
@samiraali100
@samiraali100 2 жыл бұрын
Where's Fathia Absia? WAR ANKAA YAAB ARGNAY!
@daganryan108
@daganryan108 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk I love fathia Absie , war anaga yaab aragnay kkkkkkkkk
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Waa caado shaydaan ilaahay kuma keeno gabdhahyga
@maryanahmeth178
@maryanahmeth178 2 жыл бұрын
wariyayashu maanta dadka way ixtiraamayn hadalka kuma badh goynaayn
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Gudninku Suni iyo fircooni waa isla meeshii un wax farqi ah oma dhaxeeyo hablaha sidooda ha loo daayo
@aminaabukar6308
@aminaabukar6308 2 жыл бұрын
Wakula qabaa wlhi yaan la taban👌
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@zarra1858 haa soomli ineysan daynen baan oghy lkn siba siby dhaantaa
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 2 жыл бұрын
Xax xax ma kaasbaa wali ka jira wadankii YAA RABI DADKAAN SOO HANUUNIYO ALLAAHUMA AAMIIN. BADAW BADAW SOOMAALI PEOPLE
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 2 жыл бұрын
U malayn maayo inuu ka jiro wadankoo dhan, waayo Koonfur ilaa gobolada Shabeelada Hoose waxaan dhihi karaa goor hore ayaa la joojiyey Gudniinka foosha xun amaba gudniinka gebigiisaba. Aniga waxaan dhihi lahaa wax gudniin ah, ha noqqdo sunni, yaan la gudin Gabdhaha, waayo dhibaatoyin badan ayuu ku keenayaa, xag caafimaad, dareenka oo badidiisa dhinta. Gabdhaha Soomalida qalad weyn ayaa laga galaa. Somaliland waxaan is lahaa gabar u raadso, lakin hada waaban ka qanaasay!
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@qasimmohamed1338 abyo wax lajoojiyay malahan ee waa layareyay dheh wuu yaraadey ee lama joojin tankle gudninka suniga ah wax uu dhamo malahan kan kle waa dameer iyo labadiisa dhag
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 2 жыл бұрын
@@rahmohusseinahmed9723 Abaayo, Aboowe i dheh nin rag baan ahay, aadna uga xun sida loola dhaqmo hablaha soomaliyeed
@fardosa1236
@fardosa1236 2 жыл бұрын
Muma Zaynab nimanka waashay ee aan sharci iyo cid ceshataba lahayn miyey gudniin uga dhigtay xakamayn gabdhaha war wiilasha bara edebta iyo ixtiraanka dumarka. Gabdha uun haku mashquulinta naftooda inaad jarjartaan maxaa diidayo inay hamadeeda lahaato allaah ayaaba siiyeye
@Hayesaxib
@Hayesaxib 2 жыл бұрын
Waa runtaa wllo
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
waa runtaa wllo
@ayansheik6224
@ayansheik6224 2 жыл бұрын
So proud of these ladies. Yet unfortunately it’s such tragic thing to discuss.
@carabeetoshiinoofficial9607
@carabeetoshiinoofficial9607 2 жыл бұрын
Great topic thanks all
@amatullaahbintumaxamed8892
@amatullaahbintumaxamed8892 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 2 жыл бұрын
dhibato ayeyba leyihin wa dhaqan
@daganryan108
@daganryan108 2 жыл бұрын
The woman in black outfill is a real criminal. She deliberately committing these crimes on daily basis and not ashamed. She is admitting that she will continue the FGM on national tv. This is sad
@liverpoolliverpool7877
@liverpoolliverpool7877 2 жыл бұрын
Xuurto in lagu qabtey istaahishaa
@zakariahassan1585
@zakariahassan1585 2 жыл бұрын
Don't be close minded please. She is only working to put food on her family's table. Although the FGM is terrible in every aspect, she does it to those who hire her to do the job.
@ifrahal1179
@ifrahal1179 2 жыл бұрын
@@zakariahassan1585 Your mother also earns money from killing little girls ??
@khadijac9841
@khadijac9841 2 жыл бұрын
Waa masuuliyad darada aabaha soomaaliyeed in ilmihii uumasuulka la ahaa hooyo jaahilad ah jarjarto very sad walaahi
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
waxaan umalayinayaa inaan lagala tashan inantaada cawuradeeda lana taaban hablaha waayo waa kadeed loogayistayi waxaan leeyahayi 2 hablood mataaban dhibna kuma qabo Alhamdulillah
@anisali2266
@anisali2266 2 жыл бұрын
Gabdhaha gudniinku wax u wanaagsan maahan caafimaad daro bey ka qaadan teeda kale dadkaan leh wax baa laxalaaleen ilaahay miyaa wax xaaraana ku abuurey qofka naagaha gabdhaha yar yar jarjarayan waa in laciqaabaa
@queenbos558
@queenbos558 2 жыл бұрын
Sharaf ku laha it is disgusting practice against young girls and must be stopped all together🙄🙄
@mohammadyareofficial4613
@mohammadyareofficial4613 2 жыл бұрын
You're the one to stop It is disgusting to see alady who suffered from that practice still upholding the cut and making her daughters suffer
@queenbos558
@queenbos558 2 жыл бұрын
@@mohammadyareofficial4613 I am completely against it and I wish I had the power to eradicate it but men are not blameless either
@mohammadyareofficial4613
@mohammadyareofficial4613 2 жыл бұрын
@@queenbos558 nope we have no say in this act It is between a girl child and her mother We are not the one who supervise the cut We have neither felt or seen But if we could have seen or felt the pain our daughters are going through We could have acted wisely
@queenbos558
@queenbos558 2 жыл бұрын
@@mohammadyareofficial4613 you don’t need to feel or see to know something is wrong and I know sure if fathers say no to this mother won’t be to do it!
@hamdahussen3157
@hamdahussen3157 2 жыл бұрын
Qalbiga i xanuna Marka xasusto xalada cabsidiii wagasi ila hada way igu jirta🥲💔💔💔
@behijabi1611
@behijabi1611 2 жыл бұрын
Subxanalah 😭
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
Habartaan sameysa gudniinta fircooniga waa in la xiraa ilaa ay ka dhimato, waa daalimad duqowday..
@habibafarmso1460
@habibafarmso1460 2 жыл бұрын
Gudnin waa dil toogasho
@bilanadan4276
@bilanadan4276 2 жыл бұрын
Yaab somali maxa helay ba la leeyahy nabsiga dumarka iyo caruurta idin heesta inkaar idinku dhacdaye😢😢😡😡😡
@girlhoneyc
@girlhoneyc 2 жыл бұрын
This is a great topic! Please eradicate this disgusting violent practice rooted in misogyny and patriarchy. Don’t let men control women’s bodies! As a society we don’t need to patrol women’s chastity. It is not your job.
@abdillahijama2336
@abdillahijama2336 2 жыл бұрын
Badanka hada waa hooyada waxa guda gabadhooda iyado badanka aabayashu maba rabaan, ee waa dumarka waxa sidan isu gala. Sababto ah iyaha lagu soo sameeyay dhaqankii bay rabaan inay gabdhahooda usii gudbiyaan
@sarahosman9030
@sarahosman9030 2 жыл бұрын
Walahi it’s the most barbaric thing. People should be ashamed that this is part of our culture.
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 2 жыл бұрын
Cudur nin baa ku haaya Allaha ku caafiyo abt
@omarmahmoudibraahim443
@omarmahmoudibraahim443 2 жыл бұрын
Weli ma arag aabe ka arriminaya Gudniinka gabadhiisa , waxa sameeya falkan waa hooyooyinka .... Patriarchy "Maamulla Aabaha ama ragga" , wuu jira inta uu eebe ka dhaxlaayo Dunidan iyo waxa saaranba , sababtuma waxaa weeye Dumarku isma maamuli karaan , Ragga ayaa Maamulaya ever and ever.
@habiboahmed5395
@habiboahmed5395 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@intashidanwllshod5464
@intashidanwllshod5464 2 жыл бұрын
Ilàhy hacafiyo hooyooyinka somaliyeed lkn fircooniga iyo sonaha way isticmalaan waa isku mid
@aayah5210
@aayah5210 2 жыл бұрын
Wilka kofiyada xiran Marsha allah wasiduu shegay 👍🏼👍🏼👍🏼
@m32244
@m32244 2 жыл бұрын
Dhaqanka siduu u suulo way adag tahay waxay maree aniba sidaas ayaan ku dhowrsaday gawadhaydana way ku dhowr sananeysa ayadoo loo la jeedin wanagsan lkn sidaas ma ahan gudniinka gawadha marka loo fiiriyo dhaqankena waxay aminsan yihiin badana gawadha marka ay Suno thy inaysan gawar ahayn uurna geeni Karta, Taasna waxa keenaysa waa wax ay iska dhaadhiciyen bulshadayna, kaliyasa waxa dhowrsanado qof Alle ka cabsi ku jira ogna xukunga sinada waxa uu yhy, sharaftiisa Iyo mustaqbalkisa dhowranaya , kaliya hadad dhowrsanan la rabtid gawadhada bar Alle ka cabsiga, ogowsa qof qalbikiisa cabsida Alle ku jirta inuusan dambi ugu dhacayn ogaal.
@fardusmaxamed8441
@fardusmaxamed8441 2 жыл бұрын
Masha allah maanta mawduuc aad u muhiim ah ayaad ka hadasheen dadka aad kasoo qayb galiseena waxay noqdeen dadkii ku haboonaa inay ka hadlaan masha allah Hore usocda
@barwaqoizmail8742
@barwaqoizmail8742 2 жыл бұрын
waa dood aad u wanaagsan oo aan xiiseenayey laakiin meesha drs maryam cabdillahi daahir ayaa kamaqan
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Bolshada Somaliyeed dhaqanka xun wey ogaadeen! MashaAlaah badankodi waa dad cilmi leh☺️☺️☺️
@wardajamal1150
@wardajamal1150 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭bal hooyadaaa dhibta qabsatay eega 😢😢
@nasranuur9271
@nasranuur9271 2 жыл бұрын
Ax wllhi Waa Run Samsam 😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@cabdiqanimahadmuuse8748
@cabdiqanimahadmuuse8748 2 жыл бұрын
Wax halaguu sheegee maantaaga la kaasho. Doodan waxa iiga muuqda in dad aqoon ku doodaysa iyo dad bilaa aqoon ku doodayaa ay meesha iskugu yimaadeen.
@fisoabdulahi2683
@fisoabdulahi2683 2 жыл бұрын
Naa fowsiyoo maxa thy meshaad joogto flimban ka sugeyne 😂😂😂😂🤣37:27 so dhaqso quruxey 🥺
@zahrahmaxamud6607
@zahrahmaxamud6607 2 жыл бұрын
Wll ma iyadiiba ma fosiya ifka gabadhaasi.?Hada anoo yaaban baan akhriyey massegkaga
@amalali4067
@amalali4067 2 жыл бұрын
Odaygu ma canbarkuu leeyahay soo hadalqaad kiisaa xun adeer waa albaabkaad kasoo baxday markaad aduunkan timi
@fatumaabdirhaman5542
@fatumaabdirhaman5542 2 жыл бұрын
Waa runta abaayo
@warsanismael7739
@warsanismael7739 2 жыл бұрын
Allaah xaqqa kama xidhoodo ee gudniinka wax laga xishoodo ah
@Angela_love126
@Angela_love126 2 жыл бұрын
Masha Allah
@mariaroza8049
@mariaroza8049 2 жыл бұрын
Wariyaha wuu naxsanyahay maanta wajigisa ila arka😂😂
@Inahebel-w4j
@Inahebel-w4j 2 жыл бұрын
Afkaa juuqda gabay
@queenkhan6294
@queenkhan6294 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@anisali2266
@anisali2266 2 жыл бұрын
Gabar aan dhaley Suni iyo fircooni toona uma gudeen
@hodoayanrobleh7242
@hodoayanrobleh7242 2 жыл бұрын
islantan waa qof weyn o hadan faruqa ilmahedi bi ku ledahi laba qabil ba isarkisa xasbunallah
@hanaali1380
@hanaali1380 2 жыл бұрын
Iyada afka dhegaha iyo meel kasta u furan halaga talo marka hala wareysto 😡
@hodoayanrobleh7242
@hodoayanrobleh7242 2 жыл бұрын
@@hanaali1380 haa wa in iyad melawaba laga cabuso shidamad
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@hanaali1380 😃😃🤐 waa iga qoslisey
@mohamednugal6953
@mohamednugal6953 2 жыл бұрын
Dhibaatada waxaa keenay sunada Faaiidadana waxay kujirtaa fircooniga hadalkaas anigu waxaan leeyahay towbad halooga noqdo
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 2 жыл бұрын
Ma firconiga faaido ah subhanallh 🙄
@xamdadhawarsan2462
@xamdadhawarsan2462 Жыл бұрын
Adigu ma naag baad tahy mxaa wxa hablaha hoostoda kaa galey
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
allah naga bad baadyay firconiga alx ubad aan dhalayna magudi doono xata jacayl kayga taas wuu diidan yay in hablaha lagu sameeyo
@respecteveryone8295
@respecteveryone8295 2 жыл бұрын
Allah hadaad taqaano dhiig magaleysid . Wax la jar jar sharaf makeno asturna malahan ee Allah tala saarta ee hablaha noo daaya. Diinta bara .
@ramlaabdijamaramlaabdijama2149
@ramlaabdijamaramlaabdijama2149 2 жыл бұрын
Wll waxba ma iliyo waxan arkay gabdho badiyaha laga kenay o firconiga ah o la ureyaya qofka dinba xidha e gudnin ma xidho
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@ramlaabdijamaramlaabdijama2149 dadkan waa qaldanyihiin gudninka qofka ma hadeeyo ee alla hadeeya waxy kuleyihiin gabar baa asturnan see uasturnan hablaha uugu dhalmada badan ama la socda raga waa wada fircooni
@warsanismael7739
@warsanismael7739 2 жыл бұрын
I am Finnish 🥲😇 Dad qalato,” meel na saara ama aan shaqeysano hadalka naga daaya “‼️‼️
@wacnantadhulkeenaiyowayaha5127
@wacnantadhulkeenaiyowayaha5127 2 жыл бұрын
Barmaamujkaa inan ka qayb qaato ayaa igu haboonayd.cadhada gudninka iga haysa
@najahabdirahman9775
@najahabdirahman9775 2 жыл бұрын
Sharafta alleh idinka qaad sharaf kulaha, ala maxaa meesha qoyan la iskugu keenay
@yasmineabdi9569
@yasmineabdi9569 2 жыл бұрын
ardeydii Fadxiya Absiye miya tahay 😂
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 2 жыл бұрын
Universal tv subscribers idin saray waayo barnamijyo wax tarleh ayad soo gudbisan wayadan Sodoh da ku so celiya kuna qabta magala kale
@musaybaaadan9863
@musaybaaadan9863 2 жыл бұрын
Wariyuhu cawa wuu xishaaday😂😂😂
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
😃😃 haa ma ila argty
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
Waa un fircooni wax suni la yidhaahdo Somalidu ma samayso markaa in laga daayo weyeba gabdhaha waxan bal fircooni bay leyahin wayna samaynayaan
@sironachannel644
@sironachannel644 2 жыл бұрын
suniga 95%sida hooyada ku dhashay waaye
@ifrahal1179
@ifrahal1179 2 жыл бұрын
Cutting off the whole or half of the cliterus doesn't matter, it's the same as firconi, both not sunnah, that's a murder.
@safikitchenoficial
@safikitchenoficial 2 жыл бұрын
yurub wa xarig dheer
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
qurbaha hadaad gudo inantaada 14 years ayaa lagu xishayaa
@aayah5210
@aayah5210 2 жыл бұрын
Mamada gabasar baluuga gabdhaheda allaha ugargaro😭😭😭
@abdiallah614
@abdiallah614 2 жыл бұрын
Gabdhaha la sii daayey farta taaga
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
islamahaa gabooye hablaha gudaaya hala xidho nio kulaha daami😂😂
@liverpoolliverpool7877
@liverpoolliverpool7877 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 absolutely
@queen______carfa796
@queen______carfa796 2 жыл бұрын
🤭😂😂
@Faadumoo
@Faadumoo 2 жыл бұрын
Islaamaha gabooye keliya ma gudaan hablaha. Dadka ka soo jeeda beelahaa ee awalba dhibaatada bulshadu ku haysay danbi aanay lahayn yaan dusha laga saarin. Qofkasta ilamaha uu dhalay isagaa ka masuul ah oo if iyo aakhiroba la weydiinayaa.
@fatumaabdirhaman5542
@fatumaabdirhaman5542 2 жыл бұрын
@@Faadumoo sax thanks
@ahmedjama4950
@ahmedjama4950 2 жыл бұрын
Joogi wll Hayb sooca iyo qabilka Ee waxakasta walidka masuul kaha
@ramlaabdijamaramlaabdijama2149
@ramlaabdijamaramlaabdijama2149 2 жыл бұрын
Odayga wlhi qosolku iga dhameyay istaqfurulah😂😂😂😂😂😂
@adamabdizamed2892
@adamabdizamed2892 2 жыл бұрын
Islanta jalbabka wlhi nurki wajiga dhan paa ka tgey subxana allh alle ka baq 😢😢😢😢😢😢
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 жыл бұрын
vaginal Examination ( VE )ayaa la dhahaa. Anigu Waxaan aad u dhiiri gelin lahaa in haweenka Soomaaliyeed la maal geliyo oo ilaa qaliinka Cesarean delivery (C-section) qaliinka canuga lagu qalo hooyada. Waa in ilaa 3,000 la helaa oo Haween ku takhasusey howshaas Afartii sano Waa in 200 ay qalin jebisaa.
@jeonkimminpark5248
@jeonkimminpark5248 2 жыл бұрын
Hesta lagu bilabay video ga e hordhaca ah ya qaadey Mageced???? Please ishega wllyal
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 жыл бұрын
ISLAANTA SHALMADA CAD WAXAY UU EG TAHAY COL ABDULAAHI YUSUF
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 2 жыл бұрын
Sharaftaadu dhimatay islaanyahay markaan dhagaystay dhibaatooyinkiiisa ayaaanba jiriiiricoooday walaaahi ilaahaybaa u maqan habalaahaaa mistaqbalkooda lagu ciyaaray🥺🥺🥺🥺
@ifraahbintucismaan4087
@ifraahbintucismaan4087 2 жыл бұрын
Islaantan Fircoonniga amiin san yaa iga amuusiiya dhigibay igu kiicisay caawa
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
Islaantan wa in la xidhaa waligeed bay jirtay dhibaatada jirtay ee dad u habitat gareeyey sidaas banay dhiba u arkayn balaayo xabad kuu riday
@hodoayanrobleh7242
@hodoayanrobleh7242 2 жыл бұрын
Qof ki dasha na sibdara waa cawan subxanallah
@najmaabokor91
@najmaabokor91 2 жыл бұрын
Wllhie shiikhu arin cajiba ayuu ka hdlya
@hafsaabdilahimohamoud6587
@hafsaabdilahimohamoud6587 2 жыл бұрын
Sheekha wangsna wa runti ha ogldn in gabdha guraga raga ku shukasdn 😂
@MohBali372
@MohBali372 2 жыл бұрын
Inantu ma guri cid lo ah ayay joogta wll😂😂. saw qarabadedu ma joogto guriga waba damiir xumo nin guriga u yimid shukansi, ragii kalena xafada joogan
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
islaantaa lehe hala tolo hablaha waa jaahilad subxanallah markaa nooca lalama tashado sorry
@fosiyashire9646
@fosiyashire9646 2 жыл бұрын
mama sharaf meeshaa mataaalo ilaaladuna waa tan alle inanta diinta bar waxay samayso ayadaa danbigeeda leh
@Seexo123
@Seexo123 2 жыл бұрын
Walahi sheikha waxa ka caqli badan ninka odeyga ah . Sidee ku keeni gurigaga ninkale oo hadu doono iska tagaya next day . Waa dhaqanki Reer xamarka horena waan ui soo arkey kaas kkk
@nicimamohamud7412
@nicimamohamud7412 2 жыл бұрын
Ilhay ayaa idinka xisabin dhibatoyinka hablaha
@AlladiPodcast
@AlladiPodcast 2 жыл бұрын
Waa program very important ah, to be honest guys, Firconi girls have vert tough life when they get married.
@gobaadyusuf8327
@gobaadyusuf8327 2 жыл бұрын
Alx hooyaday macaaan alle janada fardawsa abaalkeda ah ka dhigo iyo aduunyo wanaagsan siday diintu ahayd bay igu samaysy alx wax xanuunana ma dareemo
@monalee8728
@monalee8728 2 жыл бұрын
This is sick 😫
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 жыл бұрын
Show somalida wuxuu dhakadda weyne ugu badanyahay gudniinka u sabab ah iyo muddada dheer ee la foolanayyo. Wax cusub baan maanta bartay iyo in Suniga gabdhaha qaar lagu sameeyo u ka duwwaneen kan qodobka/firconiga.
@rbf3844
@rbf3844 2 жыл бұрын
Markaa waxan leeyahay waalidku hooyadu markastey ka hadlayaan balse Abuhu hakala hadlo inantisa waanadu wa mihiim.
@jeonkimminpark5248
@jeonkimminpark5248 2 жыл бұрын
Barnaamij aad umuhima Wxn rajaynaya in hoyoyinka somaliyed ay wxbadan ku qatan Si xunba nalo gale Allah hano sahlo Xanuun badana cadadan xuni😣😔😓
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 жыл бұрын
SWEDEN WAA 14 SANO 50 KUN DOOLARS GANAAXA QOFKA GABADH KU SAMEEYA
@marwo854
@marwo854 Жыл бұрын
Inantay ma gudi doono insha allah
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Subxallah
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
_Deegaanada Soomaaloda_ kulahaa. Carabkooda magaca *Soomaaliya* ayee ka ilaalinaayaan, sidee awal u dhihi jireen inta ku hadasho afka Soomaaliga. Guul Soomaaliya. 🇸🇴
@nimoabdirahman1688
@nimoabdirahman1688 2 жыл бұрын
Hush hoyda cuqdada ka wase
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Qaldaanyahee hana soo af gishan. Soco marqaankaaga raadso.
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 жыл бұрын
SOMALIDA ETHIOPIA MAAHA SOMALIA DJIBOUTI MAAHA SOMALIA JAAHIL JYAHOW
@abdulahimahamoud4997
@abdulahimahamoud4997 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله Aad baan idiinku mahadcelinayaa cabdirashid iyo hablaha la shaqeeyaba runtii waa barnaamij wacan oo taabanaya nolol maalmeedka soomaalida aad iyo aad baan u jeclaystay sidaad uga hadasheen runtii ee halkaas ka sii wada ilaa ay caadadaa foosha xumii ka dhamaato dalka
@Fatima-po6qo
@Fatima-po6qo 2 жыл бұрын
Dhaqan dil ah ayuu ahaa fircoonigu lama mid ahayne sune e hana xasuusin😭 Alhamdulilaah inuu yaraadey
@suhurhassan811
@suhurhassan811 2 жыл бұрын
Masha allah waa dood loo bahnaa. Sharafta iyo dhawrsanantu waa in labada dhanba la ilaaliyo. Cafiifnimadu dumarka iyo ragba way uu ficanthy.
@daganryan108
@daganryan108 2 жыл бұрын
War islaanta darka madaw leh ee indhaha shabeela leh ( kkkkkkkkk) waa dhagar qabto , waliba kusii indho cad . Cadaw Sanaa?? calaamo kugu dhacday
@amalmohamed7853
@amalmohamed7853 2 жыл бұрын
😂😂😂
@malyuunmohamud2333
@malyuunmohamud2333 2 жыл бұрын
🤣😂🤣😂
@aliyuusuf7854
@aliyuusuf7854 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 2 жыл бұрын
Kkk wllhy wa igaqoslisey k
@fatimamohamedaden8642
@fatimamohamedaden8642 2 жыл бұрын
gabdhaha ma la iska daayo😭😭 13 jirto oo u dhimatay arkay wlhi
@zaethkhaled5089
@zaethkhaled5089 2 жыл бұрын
😵😢
@caaliyocawil5283
@caaliyocawil5283 2 жыл бұрын
Habarta xijabka madow wa tii igudey 😂😂😂 iso qabta shubada
@hibaakabdilahi9506
@hibaakabdilahi9506 2 жыл бұрын
soqabso watase😅😅
@hamdacraft7556
@hamdacraft7556 2 жыл бұрын
Fircoon yar😂🤣🤣
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Daacad baan uqosley wllhy😃 soo qabso aan kula dilee
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@hamdacraft7556 mid dhexe myee kkkk
@hodansaleebaan5598
@hodansaleebaan5598 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh
@afnanqurux4787
@afnanqurux4787 2 жыл бұрын
Ilahey ba maxad iska leh ka dhiigiin hooyaday mamadan garbasarka blue ga qabta gabadheeyda iyo tan ayeeyda u ahaynaa waxan u gudii fircooni kulaha
@geenyojoogdheer8222
@geenyojoogdheer8222 2 жыл бұрын
Gudninka waa khalad wlhi🥰
@haniabdirahman6552
@haniabdirahman6552 Жыл бұрын
Islaanta sharafta ka sheekeyneysaa waa qoyan Hadii alle ku idmaayo 😂
@geenyojoogdheer8222
@geenyojoogdheer8222 2 жыл бұрын
Badbadi gabadhada plz😭😭😭😭😭
Saamaynta Colaadu ku yeelatay Guurka iyo Haasaawaha.
1:18:20
Universal TV
Рет қаралды 67 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 142 М.
Book Launch "Boqorkayoow Heedheh" A Biography of Abdi Iidan Farah by Abwaan Jiheeye
52:16
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 22 М.