Dhigaalka raga iyo baadiyaha😋

  Рет қаралды 256,804

dhaqan kaaba

dhaqan kaaba

2 жыл бұрын

Пікірлер: 306
@engafrah
@engafrah 2 жыл бұрын
Masha'alah dhaqankaaba runtii waad ku mahadsan tahay wanaaggaaga iyo sida aad ugu dadaaleyso ilaalinta dhaqankeenna sharfan
@haliimaelmi9469
@haliimaelmi9469 Жыл бұрын
Mansha allah, Aabahayba soo xasuustay markuu magalada ka imaado qofwalba alaabtiisa gaarbay u aahaan jirtay ,hooyadayna bacdeeda gaarbay u ahyd ❤
@kingibra718
@kingibra718 2 жыл бұрын
,abyo meeshana fiican ee meel kala ha aadin meeshana indhaha uroon muqaalada lasoo dhaqso qeyr alaha kusiiyo
@apnavillagevr3231
@apnavillagevr3231 2 жыл бұрын
گرتےہیں سجدوں میں ہم اپنی حسرتوں کی خاطر اقبال🌹اگر گرتےصرف عشق خدا میں تو کوھی حسرت ادھوری نہ رہتی🕋😭
@sucdimuse1387
@sucdimuse1387 2 жыл бұрын
Asc oodkaca calaacashaa lagu shubaa markaasaa la abadaah
@bileali8846
@bileali8846 2 жыл бұрын
Masha alh runti qof wanagsan ayatahay lkn waxa nasib leh ninki kuhela gabar adoo kala in lahelo wey yartahay lkn ninkas wale hoyadi aya u duceysay❤🙏
@abdikafiibrahim8899
@abdikafiibrahim8899 2 жыл бұрын
o
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 2 жыл бұрын
Masha lah wilsha Edada utahay ado wax kajilayo ayba adon adon sisa walahi masha alh abayo 100% dhagankaga wan kuhaysata alah kusharfo adon iyo akhro tam ah alah kusiyo
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.
@barwaqayahya911
@barwaqayahya911 2 жыл бұрын
Masha Allah xabibti keep going 💋💯🤝
@caaliyoadoontaallekusoow2872
@caaliyoadoontaallekusoow2872 2 жыл бұрын
Ma.sh.allah wll qaali shukran wll Allah hakubarakeyo aamiin yaarabi Abayo wankuficanhy xabibiti
@kingmubarak7866
@kingmubarak7866 2 жыл бұрын
Ma shaa allaah gabar fiicanbad tahy oo dhaqankeenii hore nasoo xasuusisa mahadsanid abyo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 жыл бұрын
Masha allah waa quruxbadan yahay diraca 🥰🥰🥰🥰
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd 2 жыл бұрын
Waxa cajiib ah sidad wax uso tabinesyo masha allaah ilaah haku barakeeyo
@sadaamabdirehman8165
@sadaamabdirehman8165 2 жыл бұрын
Thank you my dear sister protect our somali culture I am really one of your supporters 😘😘🙏🙏😍
@engafrah
@engafrah 2 жыл бұрын
Sxb waxaa ila qurux badan inaad luuqaddaada hooyo ku hadasho sida aad u jeceshahay ilaalinta dhaqankaaga. Bro I advice you to speak your language as you like to protect your culture.
@fowsiyanoor3427
@fowsiyanoor3427 2 жыл бұрын
@@engafrah waxaanuapaanaa Ddhigaal
@abdulkadiralisalad4354
@abdulkadiralisalad4354 2 жыл бұрын
Somalig hagaji
@fadumosarhaye8618
@fadumosarhaye8618 2 жыл бұрын
Kadabaaladha haa
@fadumosarhaye8618
@fadumosarhaye8618 2 жыл бұрын
@@fowsiyanoor3427 Masha alaah
@Mohamedsomane
@Mohamedsomane 2 жыл бұрын
Masha Allah. Walaashey. Dhaqankeni horee. Xasuus ayaad igilisi runtii. Allaah kubarakeyo. Quruxey 🙏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@mohamednoor1335
@mohamednoor1335 2 жыл бұрын
Maansha allah Gabar fariid ah Alle haku barakeeyo walaal
@siyadabdullah68
@siyadabdullah68 2 жыл бұрын
Kali daqanki wali Wuxu kudambeya miyga Walhi dadka magaladha Jogan xumanta iney fafiyan Kali caqli kala majira Yaa Allah nodambi daaf 🤲🤲🤲
@soomaaliisraacdo7412
@soomaaliisraacdo7412 2 жыл бұрын
I am with you Every video you upload and i am one of big supporters
@calidaahir1075
@calidaahir1075 2 жыл бұрын
Gabar qaaliya waaya dhaqankii hore ayey Dibusoo nooleyneysaa Waa hasha gabar ee Waxloobaahanyahay Umada usoogudbisa Masha allah
@yahyegavaneh9033
@yahyegavaneh9033 2 жыл бұрын
Mach alllh wll alllaha ku dayo gabdhaha ayad ugu horaysa
@user-dk7iq9dg6e
@user-dk7iq9dg6e 2 жыл бұрын
يسعد الله مسائك بالخير والصحة والعافية حبيبتي الله يصبركم على عيشتكم اختي انتو مو شلتو اغراظكم من هذا المكان اختك من العراق 💞🇮🇶🇮🇶
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 жыл бұрын
امين شكرا 🙏🥰🥰
@fardowsaahmed8321
@fardowsaahmed8321 2 жыл бұрын
Xabbtiii galgaduud maa ulabatay mise waa mid hore
@thealphaman
@thealphaman 2 жыл бұрын
حياكِ الله أختي هديل بس عندي سؤال. كيف وجدت هذا الفيديو، بصدفة أو شخص ما أوصلك؟
@user-dk7iq9dg6e
@user-dk7iq9dg6e 2 жыл бұрын
حبيبتي اني من متابعينك ومشتركه ابقناتك
@umuabdirahman9323
@umuabdirahman9323 2 жыл бұрын
@@user-dk7iq9dg6e السلام عليكم اختي هذا من عاداتنا الأولي
@bahdoon...7815
@bahdoon...7815 2 жыл бұрын
Wllshey mcn sowdigii lahaa hargeysa ayaan joogaa runta isheeg maad joogtaa plays plays isheeg
@Hassan.Honest1
@Hassan.Honest1 2 жыл бұрын
Guulaysta my family guul iyo gobanimo aan idin leeyahay ❤❤❤❤✍
@jamamuse4823
@jamamuse4823 2 жыл бұрын
Inama caadi maahan 😀, waad abaartay wlhy xusuus baad nagalisay mahadsanid wll guuleyso
@sayidahmedofficial4309
@sayidahmedofficial4309 2 жыл бұрын
Masha allah wll dhaqan kabay guuleyso 💯
@maxamedcabdicasiis1425
@maxamedcabdicasiis1425 2 жыл бұрын
Mansha Allah dhaqankaaba channel wad ku mahadsantahay sida wanagzan ee aad dhaqankeena somaliyed aad noogu soo jeedisid
@qm9906
@qm9906 2 жыл бұрын
Masha Allah yummy yummy 😋❤️❤️❤️🇨🇦
@makoislaw
@makoislaw 2 жыл бұрын
Masha allaah tabaraka llaah waa wax aad u qurux badan iyo fitimiin
@kawsarqurux9871
@kawsarqurux9871 2 жыл бұрын
Manshallah whli
@omaralinour3377
@omaralinour3377 2 жыл бұрын
Asc ,waa Maansha.Allah , Adseer ubax well done
@Hassenlaki
@Hassenlaki 2 жыл бұрын
Kkkkk maasha allha 😍👌❤ waad ku nuurysa
@goronyoproduction2342
@goronyoproduction2342 2 жыл бұрын
Masha Allah walaashey video aad buu u anfacayaa ragg badan.
@Tlie_____Raajuu__2008
@Tlie_____Raajuu__2008 2 жыл бұрын
Walaashay ❤️ maalin hore waa Ku Arkay daaru salaam Aa joogtay. ❤️
@zeynabshecali3564
@zeynabshecali3564 2 жыл бұрын
Abaayo guuleyso waligaa waan ku taageeraa xafida laah dhamaanteen
@alla-aamin4540
@alla-aamin4540 2 жыл бұрын
Masha allaah, horey usoco walashey
@OpulentMotivate
@OpulentMotivate 2 жыл бұрын
Masha alha tabarikalah guuleeso abaayo
@nimcoyusuf9709
@nimcoyusuf9709 2 жыл бұрын
Masha allaha wlhi doq wow yaqana wilka m.a alaha ku daayo abayo
@cabdiz5945
@cabdiz5945 2 жыл бұрын
Masha allah wllshy muuqaladii quruxdabadnaa wan uxiisnay Noosobadi wll
@ibonur9447
@ibonur9447 2 жыл бұрын
Waa is ku mid gacalo All Shanta soomaaliya Shukran wll
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 жыл бұрын
MashaAllah very beautiful 😍 ❤ 💕 💖
@rahmaabdi8987
@rahmaabdi8987 2 жыл бұрын
Mansha allah xbbti ubax horay usoco dar alle kuujeclahay waan kudaawadaa markasta diraca aad ayuu uqurxan yahay🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@abdurahmanhashi921
@abdurahmanhashi921 2 жыл бұрын
Masha Allah wllshy horumar wacan
@xalimoxasan8816
@xalimoxasan8816 2 жыл бұрын
Masha allha xbiibti alle haku barakeeyo
@aaminaabdirashid3517
@aaminaabdirashid3517 2 жыл бұрын
Masha alaah abaayo mahadsanid said ku jclhy qali waba ku sugilaay macanto
@doolomedia1384
@doolomedia1384 2 жыл бұрын
Mnsh allh wll qali shugrn wll qali hore u soco
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 2 жыл бұрын
naag reer baadiyo adeeg adeeg ayee Waqti kaaga qaadayaan
@fatimaali965
@fatimaali965 2 жыл бұрын
Masha allah abayo 😘😘💖♥️♥️♥️
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah 🥰
@shukrihaji6958
@shukrihaji6958 2 жыл бұрын
Mansha llah waax fiican wlle inaad Book Ka samaysoo dhaqanka somalida ee baadiyaha
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 жыл бұрын
MashaAllah keep going abayo macaan
@fahadsubeer4286
@fahadsubeer4286 2 жыл бұрын
mashaallah walhya wan ku xiisaya jalkan walhya ma dawn✌️✌️✌️💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@jabaneofficial6132
@jabaneofficial6132 2 жыл бұрын
Masha allah wll ubax allah haku sharfo
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 жыл бұрын
Wwwwww masha allah dhaqan kaaba walhi qurux jilinka
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 2 жыл бұрын
Gacmo isdhaafa gacal ku jiraa miyey eheed mahmahdi masha Allah
@aaminocali4342
@aaminocali4342 2 жыл бұрын
Mnsha Allah ubax qurux
@khadraabdirahman2774
@khadraabdirahman2774 2 жыл бұрын
Mansha allah waa lagu xiisay
@aadanookiyaale
@aadanookiyaale 2 жыл бұрын
Wan kusalaamay walaashey maasha'Allah waa mowduuc wanaagsan Lkn hablihii hore dhiisha Second ayey kufuri jireen😂😂 Kaftan waaye horay usoco
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 жыл бұрын
😁😁
@kasimahmed2835
@kasimahmed2835 2 жыл бұрын
Dhaqan kaaba hore usoco wllo Wax badan oo dhaqankeni hore ah ayad ka hadashaa
@sacdiyocali2147
@sacdiyocali2147 2 жыл бұрын
masha allah dhaqankaab oodkaca aad baan ujeclahay
@musedagax3733
@musedagax3733 2 жыл бұрын
Masha Allah wax kawanagsan malaha oo kanasib fican daqankaa oo lasoceliyo 👍👍
@user-qp9jt8go4g
@user-qp9jt8go4g 2 жыл бұрын
Maasha allah abayo ubax
@ju4965
@ju4965 Ай бұрын
Masha Allah daqan Kaaba mahadsanid ❤
@deeqacadey8499
@deeqacadey8499 2 жыл бұрын
Masha alaah abaayo gurigaadii maadtagtay
@liibaan4146
@liibaan4146 2 жыл бұрын
M.a wll
@farhiyosaciid3020
@farhiyosaciid3020 2 жыл бұрын
Masha allaah waa gadar dayar xigmadbadan
@maslahahmedalas3393
@maslahahmedalas3393 2 жыл бұрын
😍mashaAllaah Gob baa tahay waxaad noolaynaysaa dhaqankaynii suubana ee aan dayacnay horuu soco walashay Guul wacan kuu rijaynaa ☀🌸
@dekaadam1022
@dekaadam1022 2 жыл бұрын
Maanshaa,alaah wlshy qaali ubax
@shantasomaliofficial7451
@shantasomaliofficial7451 2 жыл бұрын
Mansha allah abayo mcn waxaad tahay gabar dhaqankeena mcn ee somalida wax badan ka garaneyso... lakiin abayo mcn waxaa nasiib leh ninkii adiga ku helo. Waxay waxaad tahay gabar aad iyo aad u Qiimo badan.
@fartuunhusen7643
@fartuunhusen7643 2 жыл бұрын
Mashallh dhaqankeni hore
@laylaabdinur3082
@laylaabdinur3082 2 жыл бұрын
Masha allah❤❤❤❤farxad kunoolaada
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 2 жыл бұрын
Mansha'alah waad kusoo baxaysaa diraca.
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 2 жыл бұрын
Masha allaah barakal allaah
@halimohassan4428
@halimohassan4428 2 жыл бұрын
Hadii laga kordhaco naagahoo kaydku kaidlaadey kuurkuursi iyo waxaa kahadha kuraanbeyne
@queensucaad4743
@queensucaad4743 2 жыл бұрын
Mansha allah huuno qali
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Fadlan wllyaal Nagu soo biira waxaad kaheli doontaa kanaalkaan fidiyawyaal tarjuman , Nashiidooyin tarjuman iyo wixii khayr ah👏💯
@nadiiryare3121
@nadiiryare3121 2 жыл бұрын
Masha allaah aadbaad umahadsantahay waa muuqaal muhiima oo aan kala dhexbaxay dhaqankenii dahabiga ahaa. horey usoco walashay dhaqankaaba. allaha ku kaabo aduun iyo aakhiro💗💗
@fariidoinafaarax3544
@fariidoinafaarax3544 2 жыл бұрын
Horay u soco dhaqankaaba hawl wacan baad bulsho dhaqankeedii ilaawday u haydaa ❤, diracaagana waanba ka maseeray 😂
@realbantzz6879
@realbantzz6879 2 жыл бұрын
Mashallah baayo ❤
@saidbey268
@saidbey268 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Runtii waxaad xusiisiday sheekoonyikii hore
@Abibakarhussein
@Abibakarhussein 2 жыл бұрын
best somali youtube
@ahmedosman8802
@ahmedosman8802 2 жыл бұрын
Masha allh dhaqankaabo ubax waanku salaamay baryahaan waad naga mashquulshay ree magaal baad naga noqotay kkkk Muuqaaladii dhqanka halkaa nooga siiwad waankuu xiiisnay runtiii ree Somalian gabadha nooilaaliya gabdha siyaasad maaha Somalia oodhan ayay dhaqankaabo utahay meekasta aadtagto Lagumadhibo galcalo 💗💗💗💯🙏
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll 🥰🥰
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 2 жыл бұрын
Mzha allaH illaahay dhaqankeena hanoo barakeeyo Ubax dhaqankaab wanukujecelnay Wllo
@ibadofarah9914
@ibadofarah9914 2 жыл бұрын
Mansha Allaah tabaraka Allaah 💚❤️💚
@faadumomohamed3299
@faadumomohamed3299 2 жыл бұрын
Ubaxey asc Abaayo ninki hidaha iyo dhaqanka lambar kiisa u bahanhy wll hidaha ka rabaa
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 жыл бұрын
Dhaqankapa wnku tagerna wlashey lkn degamada somalida so duub sida puntland o kaso jedno wana mel ad barnamijyo bdn kaso diyarin karto dadkeni qurbaha ayu ubadanyhy adiga ayayna kala socdan muqalada dhaqankeni e quruxda bdn wdna kumhdsnthy sida nogu dadasho thanks
@mohaaabdirisaq2782
@mohaaabdirisaq2782 2 жыл бұрын
Waad mahad santahay walaashay mcn
@yassinabdi6615
@yassinabdi6615 2 жыл бұрын
Mansha allah Kolay Aniga shakhsiyan mawducani aad bu ii soo jiitay waayo wa wax yalaha hada aan ku badneyn dalkena
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waa waxaan iri.eeeeeerh naaaagahu ninusaaaaayaadha.
@ibrosabdi6821
@ibrosabdi6821 2 жыл бұрын
M.a. Wlh shekadada wan kuhestaa runtii
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah❤️
@badawiahmed6429
@badawiahmed6429 2 жыл бұрын
vijnlĺlĺmlĺkĺoi
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 2 жыл бұрын
Mnsha allah walashay dhaqankii aan asalka ulahayn weeyan sidaan
@nasroabdicasis7537
@nasroabdicasis7537 2 жыл бұрын
Masha allah waa muqal qurux badan
@garaadfaarah7339
@garaadfaarah7339 2 жыл бұрын
Mansha alah nolosha aan rabo waa taas oo kale
@meysunhubi4503
@meysunhubi4503 2 жыл бұрын
Msha allh Daqan Gabo wale dqnka wuwanagsanyahay waba ladahay. Helibka kalankalka ama yiryir ama otkah zaid ayan ujacla ani hagisa maba lega Mara waliba mitka gelka
@ahmattomedia9181
@ahmattomedia9181 2 жыл бұрын
M.a sha Allah 💝😊😊
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Iyaaah, waa intaan sameeyey dhahay.
@abdirahmanadamsiad442
@abdirahmanadamsiad442 2 жыл бұрын
Mansha allah❤ Alla maa la helo qof saas wax noogu dhigaalisa. Hablow raggina wax u dhigaaliya haddad rabtaan inaad na dhadhansataan😀
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Wasax wll
@hindacabdi3669
@hindacabdi3669 2 жыл бұрын
Mdh allh wll ubax soo dhoww xagee kajoogtaa Somaliland
@cabdicaziizfarahsugow1641
@cabdicaziizfarahsugow1641 2 жыл бұрын
Wlshy Hiraan ku soo sameey gaar ahaan baladwayn baadiyhiisaa
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️ wa dhaqan wanagsan wllshy lkn dadkena wayka kibran markay miyiga kayimadan
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 жыл бұрын
Maashaa allah tabaarakallaah Dhaqankaaba Allah yaxfidak wllo 🍎🍎💘💘🧡💓💓🍎🍎🖐🖐🙏
@drshafi1175
@drshafi1175 2 жыл бұрын
mansha allaah wllo
@sadiiqiinnedia
@sadiiqiinnedia 2 жыл бұрын
Kan way udhacdey jiliinu kudhergey
Routine baadiyaha iyo muqaal qurux badan
16:51
dhaqan kaaba
Рет қаралды 77 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 88 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Dumarka baadiyaha iyo masayrka😂
8:51
dhaqan kaaba
Рет қаралды 282 М.
nin xaaskiisa masayr uga tagtay iyo sida uu u maslaxaystay baadiyaha
11:45
Gabdho yaryar oo reer kaligood haysta baadiyaha
8:33
dhaqan kaaba
Рет қаралды 176 М.
DAKANO JACAYL PART 1 ( true story )
25:42
Asad Family Channel
Рет қаралды 519 М.
Aniga qisadayda halkay kabilaabatay
15:28
dhaqan kaaba
Рет қаралды 164 М.
Nolosha Geeljiraha | A day For Geeljire
15:29
Qays Qeyser
Рет қаралды 609 М.
Normal Life Routine galabtii ilaa habeenkii baadiyaha
15:20
dhaqan kaaba
Рет қаралды 240 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 877 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 713 М.
arawelo iyo siday dumarka uga aqli badnayd😅
15:04
dhaqan kaaba
Рет қаралды 619 М.
Matt Kills Dexter's Deer | Dexter: New Blood S1E1 | #Shorts
0:51
Clashed PR
Рет қаралды 25 МЛН
Самый Лучший Дедушка ❤️
0:15
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,1 МЛН
🤣🤣🤣
0:29
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 2,7 МЛН