DHIIGA ISAAQA WAA XALAAL GAARKA SOOL IYO JAWAABTA MADAXWEYNE CIRO WARKA DAAHA KA QAADEY

  Рет қаралды 32,617

HAl-ABUUR CAWIL Bile

HAl-ABUUR CAWIL Bile

Күн бұрын

Пікірлер: 105
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 2 күн бұрын
Guul arab iyo isaaq
@ayanmaidaneismail2635
@ayanmaidaneismail2635 2 күн бұрын
Waar samaroon iyo dhulbahante iyo ogaden guul isaq waa gaalo gal
@خوخهخوخه-ف9ط
@خوخهخوخه-ف9ط 3 күн бұрын
Markaan. Nabigu. Iman s c wasalame. Sidiisii. Ayaa. Qaar. U dhaqmayaan. Waar. Alaheen. Ka baqa. Dhiiga. Islaam ku. Waa xaaran in xaq daro. Loo. Qubo
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u 3 күн бұрын
SUBXANALAAH WAR ALAAH KA BAQA EE ALAAH AYAA NII XISABINAAYO SOMALI WAA SOMALI ANIGA XAMAR AYAN KA SO JEDAA WAANA JECLAYAHAY KULI SOMALI❤❤
@ayanmaidaneismail2635
@ayanmaidaneismail2635 2 күн бұрын
Walal SSc khatumo waa dhulbahante awdal state waa samaroon somaliland waa issaq hadl dhamaadkii
@Adualeh
@Adualeh 9 сағат бұрын
Duli gaboobay soo soco xaare dhulmahante garad laawe😂😂😂
@SulekhaYusuf-y1h
@SulekhaYusuf-y1h 2 күн бұрын
Cawilow inder hore usoco
@BurcaawiShalaqo
@BurcaawiShalaqo 3 күн бұрын
🤣🤣 Salaadiinta reer Somaliland hala wada dhaariyo in ay daacad u yihiin dadka doortay iyo dalka Somaliland. Cajiib 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️.
@chamapozz3188
@chamapozz3188 3 күн бұрын
Run baa laydin shegay dhulkina hadad ku ekan waydan Dhiiginuh waa xalaLde waa runtiii garadkU 💪
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 2 күн бұрын
Nebigeen halgu saliyo Salahu cleyhi waslam
@quruxoday533
@quruxoday533 3 күн бұрын
Good question hal abuur cawil bile waxaanse u malaynayaa inaan la dhaarin waxaanse aqaanay suldaan ama garaad nabad iyo wanaag ka shaqeeya laakiin kuwa hada joogaa waa dhiigyo cab dagaal iyo balayo ku guubaabinayaa ilaahow umada ka qabo waxii dhib wada
@GuleedMohamed
@GuleedMohamed 2 күн бұрын
Ninkaa dhan ee shaqadaa noo haya ayay qaar badan doonayaan inay miiga u diraan Hal-abuur cawil bille keep goin
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 3 күн бұрын
Subxanallah
@giijecaarale2514
@giijecaarale2514 3 күн бұрын
Dhulka intaad kadegantahay ha kuwaado yaa iidoor
@HassaYuutob
@HassaYuutob 3 күн бұрын
Somali ma tihin dhulkan waxa dagna jira canfar war wadka gursysin inshalah
@muqdishoxamar
@muqdishoxamar 3 күн бұрын
Hadaba idoor dabacayuunow maxaad ka doonaysaan guri aydaan lahayn walaahi sanadkaan kiinii maahan walaahi waa xalaal jooga gurigiina ama soosoco siraadey
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 3 күн бұрын
Sanadkan iyo sanadkii horeba madax dhaqameedkii dadka kala celinjiray inkat ba ku dhacday😊
@CadnaanQawrax
@CadnaanQawrax 3 күн бұрын
Maya❤❤❤❤❤❤❤❤.maya 1:32
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 3 күн бұрын
1:04 weligood sidaasuu ahaa daarood dhamaantiisba 🤣🤣🤣🤣🤣 Allah maxay ka samayn jireen ceergaabo 1989kii 🤣🤣🤣🤣
@nimca_nyusuf
@nimca_nyusuf 3 күн бұрын
Aduukawaran mustafe cagjar maladhaariyay😂
@fadumoo3032
@fadumoo3032 3 күн бұрын
Wabeenalee xirsis ahaqabto
@Siyaad-g9v
@Siyaad-g9v 2 күн бұрын
dhiiga dhulbahante xaaraaya xalaal ah waa lagu janatageeya gungunta dhashay laascanoodiina ureysa ku.ekaada ee saxaraha ah
@HooyinYuue
@HooyinYuue 3 күн бұрын
Garadka hadalka uu yiri la dhaqan galinaye wana arkey dagalki dawacaley ogaden la qabtay yiri dhig ha igu shuubin dhahay
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 күн бұрын
Somali ayaan daran sida ay isku haystaan ayuu qiyaamuhu ugu dhici waar somaliyey alle ka baqa oo dagaalada iyo dhiiga dhexdeena joojiya
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 3 күн бұрын
😢😢😢❤❤
@FaysaAadan-r8i
@FaysaAadan-r8i Күн бұрын
Haa
@yaasircabdala8273
@yaasircabdala8273 3 күн бұрын
Aan gaarsiino 300k wuu uqalmaa walaahay
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 3 күн бұрын
Naajoojiy workaa wayaaaaaa😂😂😂
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 3 күн бұрын
Kawarandee hadii kii garadka lagu sheegayay sidaa uhadlayo isir nacayb aw uleeyahay maxad umalayn kuwa kale
@RowdhaAbdinasir-n4i
@RowdhaAbdinasir-n4i 3 күн бұрын
Allow somaliland mida ya Rabi🩸🐎❤️
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 күн бұрын
Calaa kuli xaal Waa Madaxwayne faqashsysan. Maxaan la wada lahayn isagaa jabhado samaystay oo dhiigii qaranka ku koray kursiga. Isagaa reeraha u kala abtirin jiray oo qaar ehelunaar ku sheegay qabiilayste cawil
@SKk-q5h
@SKk-q5h 3 күн бұрын
Waxad barateen. 34 sano. Beenta boranbagssdo bad ku sha qeystaan umadu soomalidu Run u maleyn jirtey
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 3 күн бұрын
Jenka hoose ey daqalmyaa wa Garaad jamac .
@IstaahilToon
@IstaahilToon 3 күн бұрын
We want peace. My respected elders, please speak peace. Fear Allah. This world is a test. ‘Amr ibn Maymun reported: Ibn Mas’ud, may Allah be pleased with him, said, “Verily, Satan went around a gathering that was remembering Allah to tempt them, but he was unable to cause separation between them. Then, he went towards a circle that was remembering the world and he provoked them until they killed each other.”
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 3 күн бұрын
CIRO WAA NIN WANAAGSAN BALSE KOOX MAAFIYO AH OO XIRSI HOGAAMINAYO AYAA KU MARAN EE TOLOOW KA REEBA NINKAA
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan 3 күн бұрын
Lama dhaariya ayaga wax dhaarsha 😂😂😂
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 3 күн бұрын
Waa doqom kaalay ku dhehe iga wala sujuuda ayaa laga toogan
@ahmedyusuf9616
@ahmedyusuf9616 3 күн бұрын
Ma,aha garand ee waa garaadlawe hadki ilaahay kabaxay kunasocda naar alahaku ride jahanama amiin amiin amiin
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd 3 күн бұрын
Allaahu akbar
@MutaasMutaas-i4f
@MutaasMutaas-i4f 3 күн бұрын
Casuus.yahay.kaaguba.waa.iixalaal.inaan.cabo😊
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 3 күн бұрын
Maxad oolah yaabaysah ruun buuh kuuhad laya, aanaguh duul maa niihin daadkah dhiigoda iyo xoolahado maa rabno lakiin iintay daagankah uuleyahiin haaku, eekadan qaadhan qaadhan yaasan nalasoo, aadin mah dhiibah kuujirta
@Iimaancalibarre
@Iimaancalibarre 3 күн бұрын
Cid dhaarisaa majirto
@assadafrica4807
@assadafrica4807 3 күн бұрын
Waa xadiiis nnnkh laga wariyey, hadalkaga garaadku. Kan ciran waa kii ibii jahal
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 3 күн бұрын
Armaa la soo jarjaray
@ubaxabshi5563
@ubaxabshi5563 3 күн бұрын
Acuudi bilah mina shaydani rami
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 3 күн бұрын
so soco salmay
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 3 күн бұрын
CEERIGAABO IYO CAYNABO ADIGU FIKIRKAAGU KAMA SHAQAYNAAYO
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 3 күн бұрын
MAYEE LAMA DHAARIYO BALSE DHAQANKA IYO IIMAANKA AYAA XAKAMEEYA KUWANI DHAQANA MALAHA IIMAANA MIDNA MALEH
@SuhaybAfande
@SuhaybAfande 3 күн бұрын
Hoyadiin wase garaadna maahee waa maraan
@SKk-q5h
@SKk-q5h 3 күн бұрын
Wad Edeb darantahey wa Run hadad wadankaaga beertaada joog hadad diido waa Run ninkangan nacaska ah
@QaasinjaamacMaxamed
@QaasinjaamacMaxamed 3 күн бұрын
Maaya
@SaleebanYuusuf-b2v
@SaleebanYuusuf-b2v 3 күн бұрын
Maya
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 3 күн бұрын
Saxaafaddu ha joojiso hurinta is dilka dadku waa muslin waa somaali taas xoojiya
@HooyinYuue
@HooyinYuue 3 күн бұрын
Garadka hadalka uu yiri la dhaqan galinaye wana arkey dagalki dawacaley ogaden la qabtay yiri dhig ha igu shubin dhahay
@ahmedosman1713
@ahmedosman1713 3 күн бұрын
Diinta armaadan aqoon qof hadaad xoolihiisa, naftiisa iyo deegaankiisa aad ku doonato waa u banaantay in uu iska kaa dhiciyo haduu nafta kaa gooyana waa banaantahay. Maxaad adigu naftiisa iyo xoolihiisa iyo deegaankiisa ugu haysataa hadaad naftaada badbaada u rabto.
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 3 күн бұрын
Adeer hala yaabine dadku haddii la faduuliyo wuu kaa iska celinayaa
@MohamedKgb-w8c
@MohamedKgb-w8c 2 күн бұрын
Kan yari waa munafaq adeer ninkan waa garaad runtuna isaaq u sheegay adeer is cadee
@HooyinYuue
@HooyinYuue 3 күн бұрын
Yahuud baa tihin dilan waa loobahaye
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 3 күн бұрын
ANIGU ANOO DHULBANTE AH WAAN KU DAAWADAA, LAAKIIN WAXAAN FAHMI WAAYAY MAGACAN SOMALILAND, IYO ISAAQ WAXA DUSHA ISKA SAARAY, SOMALILANDTA AAD AAMINSAN TAHAY KAMA MID IHI HADAANU HARTI WAQOOYI NAHAY, MARKAA SEE U HESHIINAA
@ArafaadHassan-j4s
@ArafaadHassan-j4s 3 күн бұрын
idinka ayaa is dhageysanaye isu camira hadalka sidu yahay ugama hadline
@samirr546
@samirr546 3 күн бұрын
Gaajo ayaaba ka muuqata ee amuu wax uu cuno waayey oo uu rabaa dad uu cuno iyo dhiig uu cabo!!!!!!
@AdamCarap
@AdamCarap 3 күн бұрын
haa😂😂😂😂
@BforBBForL
@BforBBForL 2 күн бұрын
Wuusaxsanyahay
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 күн бұрын
Ciro wixii lagu xamanaaya baa soo baxaye nacasanimo kuu raacada hurda maxaad sugayasa inta sidii Abdi ilaye dhagata. Lagu qabanaayo
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 3 күн бұрын
Lama dhaariyo waxay donaan bay sameeyan
@MahdiCismaan-s8t
@MahdiCismaan-s8t 3 күн бұрын
Caaac looma baahnee idinku kaad leyseen xaaran maaha miyaa😅
@cabdiraxmansaleebaan8636
@cabdiraxmansaleebaan8636 3 күн бұрын
Ma arag
@خوخهخوخه-ف9ط
@خوخهخوخه-ف9ط 3 күн бұрын
Soomaali. Diinta. Waxa. Uga. Qaalisan. Qabiil. Marka. Hadaan ilaahay. Loo noqon. Waa. Rugmad
@MaxamedJaamac-y4r
@MaxamedJaamac-y4r Күн бұрын
Maya. Lamadhaariyo
@dayaxaduula
@dayaxaduula 3 күн бұрын
Gaal gaal dhalay warkiisu wax ka Soo qaad male
@luulajamaac2773
@luulajamaac2773 3 күн бұрын
Cadaalada isaaq kala waayay cidkale helimayso Nabadu waxay ku xirantahay in heerkasta gurigiisa loo daayo
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq 3 күн бұрын
Haduu ku yidhi gurigayga, maalkayga iyo dadkayga ii nabadgali kaagana waan ku nabadgalinayaa hadaad diidana ashahadaan looxa kugu dhigayaa maxaad la cabaadaysaa? War isaaq war isku noqda sidan kuma miyirqabtaane
@AxmedYuusuf-t1n
@AxmedYuusuf-t1n 2 күн бұрын
Maya.Lamadjaariyo
@FaysalcabdiRaxmaan-d9m
@FaysalcabdiRaxmaan-d9m 3 күн бұрын
oyaa dharii yee baas ciidiina madhariso 😂😂😂😂 wuxu doono ayuu sikaa yidhada
@FaysalcabdiRaxmaan-d9m
@FaysalcabdiRaxmaan-d9m 3 күн бұрын
cidii nama dharise wuxu doono ayuu iskayidha daayee
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 3 күн бұрын
Maya lama dhaariyo caano ayaa lagu shubaa
@IsakHassan-l7l
@IsakHassan-l7l 3 күн бұрын
War meeshiina jooga miyaa laidin ka kari la ayahay
@XasanAwrfuul
@XasanAwrfuul 2 күн бұрын
Lama dhariyo
@momindekk1
@momindekk1 3 күн бұрын
samaroon waa dir
@CataniaCatania-y1c
@CataniaCatania-y1c 3 күн бұрын
Ka hor yaa kuu baneeyey
@SKk-q5h
@SKk-q5h 3 күн бұрын
Laakin waa la Idinla bartey beenta waxad caalamka u sheegi jirteen Argagixiso Umada leysa Intey dalkooda timaado Anagaa leh ma hooyadaa baa ku bugta caro dhulbahante baaster tuug
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 3 күн бұрын
Soomaalidu iimaanba ma laha war isdaaya dagaalka joojiya ciro ha noolaado hada abaskuulna waan ahay ciraw noolaw soomaali oo dhan u tali kii kaa horeeyay jaahil weliba nacas ah buu ahaa😊
@ZamzamSomaliand
@ZamzamSomaliand 3 күн бұрын
Marka abuskuley mxa somaliland kaso adayna mise xabadaha nagu dhex nolba ahayd ader ciro hda tagero uthyna wa ku mahadsanthye😂😂😂
@CadeMumasar
@CadeMumasar 7 сағат бұрын
Iska hadle anagu cafis ban idin sinay hase yeesh manta cidi idin tudhimayso
@HasaTarre
@HasaTarre 3 күн бұрын
Xalal baa noo tihin from raxweyne meeq jeer baa hargeysa nagu tarxishna
@CadeMumasar
@CadeMumasar 7 сағат бұрын
Hadad dalka didan dalka oo aad qayalda darood nagu nacdan idinka cirka roob ku og
@GggfFtffy
@GggfFtffy 3 күн бұрын
Waa hadal diiini ah in qofka gurigaa kugu sooweera la iska celiyo bal iisheg dhul iidoor oo daarod kuso duulay ?
@HassaYuutob
@HassaYuutob 3 күн бұрын
Xalaal ba tihin aniga qof iidoor waliga ma salamin ileen yahuud
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 3 күн бұрын
Maya lama dhaariyo
@mohammedabdullahi2799
@mohammedabdullahi2799 3 күн бұрын
Waxba hadalka haka baydhbaydhin hadal caato waa liid s/land somaali oo dhan baa ku soo duushay dadka wax iska celiya dheh ama aamus md weynuhu qaranimada inuu ilaaliyo baa loo dhaariyey ma aha inuu Cid nabad rabin baryo
@AxmedCabdilaahi-q8u
@AxmedCabdilaahi-q8u 3 күн бұрын
Lamadhaariyo
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 3 күн бұрын
Warya imisa jeer aya logu baqay nabad Imika laftoodana way didan yihin wayo meel aya uu caad Marka haday ka wantobi wayen dagal kala jogsi lahayn lagu qadi dalka laga safeyo oo ay qaxooti ku noqdan Taa manta iga qoor wayo Kibirkoodi aya hadhaf noqday marka waxan habon in arinkooda sida ugu dhaqsiya badan laso afjara
@CabdiHolland
@CabdiHolland 3 күн бұрын
Somalia waanu ka gonay hdana somaliland ba nala dhaha ma dhiman yihiin rerkaan anan idhaamin dhulkan somaliba leh mana kala hoaye dhulkale samaysta
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 3 күн бұрын
Faysal fatal warkisa anaga hano kenin kasi wa gawad melu jogaba
@AxmedHira
@AxmedHira 3 күн бұрын
Kuwa kismayo ganacsi ku leh waa inaan dhacna xubnahooda ka iibna Dadka ibsad xubna bani aadamka
@FooyoSooyo
@FooyoSooyo 3 күн бұрын
Aniga hawiye ah baa sas ku leh xalal buuu no yahay
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 күн бұрын
Cadawga somali odhan wa darood horey hadi somali iskugu dhex qarin jiren manta illahy wa kashifaya
@IsakHassan-l7l
@IsakHassan-l7l 3 күн бұрын
Beenta daa cadawgu waa muuqdaa
@Cabdiqadiraden
@Cabdiqadiraden 3 күн бұрын
Garaadka RUN WEYNAAA .IIDOOROW. HADAAD GURIGIINA KU EKAAN.WEYDAAN. NAFTIINA IYO MAALKIINABA WAA IIB
@ayaanduran7854
@ayaanduran7854 2 күн бұрын
Waar waa been waxasi daarod 2 sano kahor qaadyi coolad inu isaaqa la dagaalmo marka inii isaaqna nabdnu sheegayo iskaa dayo ayaa fiican meshyi ku arkaan iyo hantidoduba waa no xalal wayo iyagaa dortyi dagalka marka isaaqowu waxba haska indho tiirina laa qaata coolada
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 3 күн бұрын
Been aburow feysal fatal & adno waji danyer kuwi is ohinayey e Snm hadalkoda ma waqleysid miya ben ababurow anaga ciro wala kuwi ka horeyeyba anaga mid bad no tihin habrahas waxba ha isku kaya sarina hadalka kuwin ma maqashid miya war dhigina dayo weynu idin leyneyna wanu idinka dhigi ma business waxba duqowdena warkoda ha so qabsan Lascanod maxa idinka yala sixirkini wa buray
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 3 күн бұрын
Waaa ku saxan yahay miskin buuran ayaad tahay
@CandirahmaanCasayr
@CandirahmaanCasayr 3 күн бұрын
Maya lamadhaariyo
DFS | CIIDAMADA ITOOBOYA | DACAWALEY | ICTIRAAFKA SL | MW MUSTAF
39:17
QALANJO SOMALI- DADKA CAYIL IGU CAAYAN LAKIN MA OGA XANUNKA DAREMO
1:07:48
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
CIRO WAX WANAAGSAN SAMEEYAY HAMBALYO MASHALAAH
14:31
waridaad TV
Рет қаралды 58 М.
war deg deg ah
18:30
DALKA TV
Рет қаралды 18 М.
HADII LAHJADAADA LA GARAN WAAYO KU GUULEYSO LACAG WAQOYI vs KOONFUR
16:43
WARSANGALI OO LAGU QASBEY DAGAAL KA CEERIGAABO IYO SHIINE CULEY OO AFKA FURTEY
9:30
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН