Welcome back again legend hore usoco legend king 🤴 ck
@allmovieaction7515 Жыл бұрын
Zxpow Gar iyo gardaraba waan ku wataaaa lipaaax tahay
@Urcristiano-z2n Жыл бұрын
waanku sarey king ck walasha wase😂
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
thank you inaad dadkan walan wax u shegtay inta kalena wa inay kugu daydan oo bah dilan dumarkan bahdilan sharaftii somalida ku ciyaray diinta waxay fartay diiday naag saas noqtay tolkeed baa dayuusa oo aan ka celin xumanta
@MahadC.naasir-vf5by Жыл бұрын
Tamiim inuu kudhago hadlayo inta fahantey like saara
@Iseyougtr62 Жыл бұрын
Ku sali wallaal nabi Mohamed Sallahu caleyhi wassalam ❤
@seynab4377 Жыл бұрын
Whatever u put on social media stays there forever , it will be shared ,saved etc.,people please take care
@Hawrarsanmed Жыл бұрын
Walahi dar ilahay ayan ku jeclahy walalkay king ck
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
King 🤴 ck father of the recation dhiiqada tiktok amazing tan labad hees laa sooco adiga bro
@Hindisopro Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤Igu La Sali 💙 Like Saara🤲❤❤❤❤
@FARHIAMOHAMED360 Жыл бұрын
CK ayaantan jag an kugu ahay saan le jawiga nogu wad dhiiqo iyo maano u gooy ma jirto ya qar laga tuuraa😂😂
@queennawaal2153 Жыл бұрын
Goats keep going like your reaction just love for Allah swt sake ❤️❤️
@Somalia-n4k Жыл бұрын
Ck Legend wku wadanaa pro wlhyy
@Abdirahman_03 Жыл бұрын
Ck quruxdadi hore wey so labathy cuz saan ba ku qurx bdnthy naga reactionadii qabdarada badnaa wllhi videoyada nuucan eh noo so badi lpx
@ilhamsharaf Жыл бұрын
Allha is one ☝️❤
@nimajirde6413 Жыл бұрын
Allah is one
@farhiaabdi47 Жыл бұрын
Asc CK umada allah ha soo hadayo xishoodkii iyo sharfatii way luntay ♥️❤️♥️
@farhanmose1270 Жыл бұрын
Allaha is one❤
@Maajid520 Жыл бұрын
Asxbta ck is muujiya..❤
@Avacado.A Жыл бұрын
ck horay waan u sheegay hadana waan sheegaa ck hadal la qariyo ma yaqaan hadal runtiisa ugu imaw videoyada reaction ayuu ka baxiyaa waana iyo wacyi gelinna wuu ugu daraa, walahi bro youtebrska kale waxbaad dheer tahay 1 mil ka badan waadu qalantaa bro, keep doing bro and ILY
@fadumohasaan8517 Жыл бұрын
Kkkkk waan Ku salamaya ck waxatahaya Shaqasi wanagasan walakey shukaran
@naimomohamed3787 Жыл бұрын
Ck walalkay iska dhaaf energy drink , it’s not good , u will need when start working 👍
@abdjrtheintertainer6589 Жыл бұрын
Dhoocilkii dirisle ahaana is ka fiiri Ayaantan masayrkii buu soo celiyaye
@hodanahmed1456 Жыл бұрын
Subxanalaah TikTok xaalqaado Aduunyo gadoon ayaan joognaa Alle xishood nagama qaado. Soomalia balayo ku dhacdey Alle hana badbaadiyo.
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Subxaan Allah 🙆🏽♀️ Allah yadiihum 🤲🏻🤲🏻🥲
@ramadanmahamed-999 Жыл бұрын
Wan ku faraxsanahay inan noqdo qof ki uu horeyay message so qoro manta team CK
@mahamedalikaftanshax9535 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله abowe
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Masha Allah ❤ Ck iyo Aj ❤️❤️ that’s true
@zuhurzayooni Жыл бұрын
Sax walhi hadal xaqiq ah waye abowe keep going we love you❤❤
@Zaki_De_gangz Жыл бұрын
Ck yooow Sharma boy Wax Aan AragNaY maaHa Legend ciyaL Xamar ah❤
@HabibaBuule Жыл бұрын
Wwwwwwww mansha Allah taaaasi wankugu raacsanahy❤
@Amiish Жыл бұрын
Ck waa ku wataa keep going brother
@farhanmose1270 Жыл бұрын
Ck inaba caadi ma tihid reaction kaga ad ayan ugu qoslaa😅😅😅😅😅
@aminaamish242 Жыл бұрын
Ck wiila iskajeclhy😂😂😂😂❤
@carafadaleeli272 Жыл бұрын
Qamar doqon noqon buu u hadlaa which is so funny 😂😂😂
@Big12416 Жыл бұрын
The King Allwes king❤❤
@ayancabdi888 Жыл бұрын
Muhim maha in noloshada tiktok ku so bandhigto e wlhi gabdhahena illhey ha ino tosiyo ❤❤
@luulamiin1155 Жыл бұрын
Ck wlhi qof damiir leh oo xumaanta dhibeyso ayaa thy taladaada mar un wey anfici doontaa ee adiga ha joojinin horey usoco ayaan ku leeyhy
@SihaamSuusu-zh1gh Жыл бұрын
Sax sister 🥰🥰🥰
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Waa run walaahi gabadhii aan xushoonin ayaday udaala biri waxii ku dhaca
@SihaamDahir-l8o Жыл бұрын
❤ fast im so happy😊😊
@ZiizeMumta Жыл бұрын
Ileeen dumarku waaa iska waraqabaan butuulo ma joogtideee😢😮😮😮😢😢😢😢😢
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee ee ama wllky ee somaaliyeed ♥
@SadiaHalimo-vm9nc Жыл бұрын
Keep going bro 🎉
@caishanuur9712 Жыл бұрын
Ilaahey ha na xafido meel kasta oon joogno wll adinah haba soo qaadan waa sida ey rabaane
@yasminayasmi6204 Жыл бұрын
I like it your réactions brother ❤😂 (wan ku wata 😂 )i trie my best to rite some somali Word because All most i speak french 😊
@youngdiamond8703 Жыл бұрын
And I want to speak French 😅
@shukriabdikariin6362 Жыл бұрын
Wlhi waligee tiktok isma dhigin ismana qabin Alxm.dhan wyo bari ilmahan dhali doono mustaqbal xumo ku dhaceeso marka intaa dhalin yarada tihin gabdho sharaftiina io sharfta walidkiina ilaaliya dhabarka uxirta is duuduba hadda rabtan lkn ha is qabinini plz gabdho nhy nin waa nin rag asiga waxwa kama so qadayo wu ka kabsanaa lkn dumaraa nahay sida loo calaa calo wala yaqaana waana qalpi jlcnhy gabdhoo is astura alle ha idin asturo ck adn salanta iga gudoon❤❤ wlkei mcn🎉🎉🎉
@thelkbashir1977 Жыл бұрын
Allaha ku sharfo abayo Waliga sharaftada ilasho
@fardowomohamed8176 Жыл бұрын
Waxaan kahelay sida aad u cabirtay sabankaan maa ta joogno in uu yahay wax dheecasnkii laga muudsaday ❤❤❤❤
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Haday I qiyaanto oo ck laniikiso see yeelaa 😁😁😁
@zakiazonda648 Жыл бұрын
goatka social media ha maalmahan online weye 🔥
@smartchannel2459 Жыл бұрын
Ck going 😅😅😅😅😅 dhiiqada tik tok 😂😂😂
@zupeydadheman5455 Жыл бұрын
Ck waa ku jecelhy inan is gursano raba
@abdilinda5957 Жыл бұрын
Ce moi la première 😊
@MuadafMohamed Жыл бұрын
Ck taladhadha waa Cajib kama xanaqeeno brother
@cabdicabsiwaa694 Жыл бұрын
Asc ck boqarada istalkaga waa lagugsaday cabsi cabsi ma ahoo
@MuscabCali-fl5yg Жыл бұрын
Taliye waa ky salaamay
@ubaxjama5976 Жыл бұрын
Maxaa kaa galay reer dhisan kkkk war waa wareeray kan
@MHR252 Жыл бұрын
Fast person ❤
@shugricabdalla5670 Жыл бұрын
Wixii in the house lagu Samayn lahaa aa anaga marqaati ka nahay😂😅 ck waaku wataa
@yasmin-ix2qp Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 asgaana wanodhiinay 60 jiir hogeey
@hamuudihassan622 Жыл бұрын
Fast coment😂🙌
@AbdikaafiGuudcade Жыл бұрын
Wlhi sxb runta kugu tageraa horo Usoco sxb
@QallQaaLi Жыл бұрын
Ck sharma igu salan zxp imika marku ku imado waydinkii balan sanaaye 😂
@roseabeer4518 Жыл бұрын
CK Allah ku xafido waaba ku wataaaaaa ❤
@samiramohamed7524 Жыл бұрын
Ck wan ku wataa bro
@RAAGE-rq1ke Жыл бұрын
Ck allaha allah ma yahay diintaada islaam matahay damiir bini aadamnimo maleedahay fadlan hanoo soo dhigin oo hasoo qaadan khaniisiinta iyo wixii xun sida kan cilmi laleeyahay oo kale plz
Tik Toka. XAALAADUISA. MASAHLANO. CK. BOOWE. WAA KUSALAAMEY❤❤❤😊😊😊
@Kunafis_officiall Жыл бұрын
First view🎉
@SuleymnCrahmn-ny7mh Жыл бұрын
Waan ku farax sanahy ina noq dey qofka ugu horeeyo ee like 👍 kosaaro
@wataraacadde6231 Жыл бұрын
Kkk international wife adoo u jeeda xarif kale gacanta iskaga salamayo wllka xabadka dalaq siinayo isku qabila nahay le maqle😁
@batulahussein797 Жыл бұрын
Ck niyasa haddii iska dishid dad ma tihiid ee dadku waa isku dad waa kalla kartii aniga American 🇺🇸 waxaan ku noolahay 29 sanno ma kastey ee somali waa kalla bartey ee waa la kartii kalla badan yahay ee adiga yurub waa aragtey hadda America aa soo gashey kii wax isku tara noqo ha fiiriin dadka ee adiga ka billow waa family ck aan ahay noqo qof kartii leh
@seinabdiofficial697 Жыл бұрын
Waa noogee walaalka tiktok waa laga sii daraa lee
@amiinofficialmc Жыл бұрын
Muuqaalka ugu dambeyay waaka naxay😢
@shukriabdikariin6362 Жыл бұрын
Dhiiri galin ayaan kaga helay 😊 wlkei thank 🎉❤
@halimahassan4376 Жыл бұрын
الله اكبر❤❤❤❤👍
@MarwaMarwiinaKassim Жыл бұрын
Naa horta taan ma hayawana nacalad kugu dhadey kuma dhikariye uff na waxad horta walidkedi awey hadiad e xita laqabo 😮😮😮😮😮 uff 😊
Wlh anigane hada vedow ano xijaban sodubo wlh hada arko inay dad badan dawanayan wa katirtirA vidowgas xishod dartis
@kadra7743 Жыл бұрын
Kkkkkkk ck adigana xalad kalaad tahee xagee kaso arurisey
@abubakaryahyaabubakaryahya1675 Жыл бұрын
Sxp red bull iska yare ile keliyahaa ka dela😢
@abdulallhahiajjqran Жыл бұрын
ان لم تستحي فافعل ما شئت Somali aduunyada way ka dhaceen walhi
@محمداب-ز8ن Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@juweriyosahal8397 Жыл бұрын
Asc wall wan kusalmy walhi labadn malin ti lasodùbay runti aad ban uoyay ilah bamahad leh naga dhigay muslim isudaqada lxd
@indhooshaji9192 Жыл бұрын
Ehehhe mar walbo ma asturno😂 eyadoo qaawan tiktok buuxdaa
@nasrahussein4187 Жыл бұрын
Kulahaa Nin Rag ah wa Nin wuxuu doono ha sameeyo mustaqbal kama halaabaayo. Sabbatuna Waa anagaa ku qadano waxay rabaan ha ahadaane Lakin asaga naguma qadanaayo waxaa nahay… nin xun cid rabto malahan asaga xitaa 😡😡
@XaawoCasalsowcadow Жыл бұрын
king ckl nin rageed✌
@ubahhassan2245 Жыл бұрын
Wllo waa xero jin
@LPSTER Жыл бұрын
War niyow jikada riakshanka kada
@hadonmaxma2067 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamedsomaali4797 Жыл бұрын
King legend 😂😂😂
@maryanmaryan2349 Жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalaam
@abdifatahalfa Жыл бұрын
Nio waanadan haka daalin ku wad sxb manta dhalinyarada waa ku dawadaan fursad buu Alle kusiiyay berina Alle wuu ku waydin haka xishoonin usheeg waanada ku wad Ajar ayaa ka heli