Dhimasho,Dhaawac & Burbur ayaa ka dhashay Roobkii xalay illaa maanta ka da'ayey magaalada Muqdisho.

  Рет қаралды 20,040

Universal TV

Universal TV

Ай бұрын

Пікірлер: 33
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r Ай бұрын
Ax rabiyow umada masakinta ugargaar😢😢😢😢
@hamdajama3809
@hamdajama3809 Ай бұрын
Ala biyaha sasa wan ka baqa inay masasa ama qurarad ku jiran aya mooda ma dhexgalo alle haydiin gargaaro wll dawlad la aanta weye waxasi
@user-tk7og1ds6j
@user-tk7og1ds6j Ай бұрын
Sii dakdakaaa walalaxaa xaloo gurmadoo intaa roobku biiriin somalinimoo from djabuutii
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Ай бұрын
Aax caruurtu way ku xanuusan waxan, ILAAHAY HA UU GARGAARO AMIIN
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Ай бұрын
Ilaahey ha u gargaaro dadkeena.
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg Ай бұрын
Dadka reer muqdisho way qalbi wanaagsan yihiin laakin way dhibin yihiin
@bisharonalaye2292
@bisharonalaye2292 Ай бұрын
Dadka alle ubaqayna❤
@ShukriAdan-gf1fn
@ShukriAdan-gf1fn Ай бұрын
Ilahayow ugargar umadada yaa rabi
@alisharif1997
@alisharif1997 Ай бұрын
Allahumansuur immediately 🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🕌🏗️🏫🏫🏫🏫
@DreamJocker
@DreamJocker Ай бұрын
First person ahy
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Allaah unaxaristo baby
@user-tf5hi7yn8b
@user-tf5hi7yn8b Ай бұрын
Canshuurtii gobolka aawey, adaa canshuurta qaade wax u qabo, shacabku xay hayaan
@khadarabdullahi6471
@khadarabdullahi6471 Ай бұрын
Uma diyaarsanin roobkan oo kale.....ILAAHAYOOW gargaar degdega.
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q Ай бұрын
QAYLO DHAAN WAA WAREEY
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Ай бұрын
Aqoon iyo garasho aya leysku dhaafay adunkan. Anaga dabdemis le nahay marki dhib dhaco le qey qeylina inta kale loma taababusheesto. Shacabow indinka aya dhibta iska sari karo ee nin ama naag xafis fadhiya umaley mayo iney dhibtina kadamqanayan ee ale ha idiin dhib dhaamo. Waa wax laga xumado ee badel khayrleh iyo guryo wanaagsan ale ha idiin siyo hana idiinku nabaad yeelo dadkeygow.
@zaciimkazaciimka-lr8il
@zaciimkazaciimka-lr8il Ай бұрын
Dhibka Allaha kaqado umada . Adeerke muriidi cadow cabdulle aya degmadan howl badan kaqabtay Allaha unaxaristo waliba asigo shacab ah. xita waxo samen jiray dadka biyaha ee kadumiyan guryaha in lacag eeysan kaqadi karin minashiibiyada maantana warkisa qof shegayo oo udecenayo uma jeedi 😢
@mushtaqchannel7646
@mushtaqchannel7646 Ай бұрын
Bisinka allow ugargar
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Dawladu xagey joogtaa
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Qofkaa weyni.waa caqli caruur
@alisharif1997
@alisharif1997 Ай бұрын
🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j Ай бұрын
Qof xil ka haya halkaa ceeb baa nagu disheen mid diyaarad saaran iyo kuwo aan ogayn daadkaa hor maraya ummadda u shaqeeya alle maxaa la hor tegaysaan dulmigaas
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
Xasan sheekh iyo gurubkii baabi'e qarran u codeeya soomaaliyeey calaacalka iska daaya usacabtuma dadweeynoow
@AliHassan-iq9gv
@AliHassan-iq9gv Ай бұрын
2024 😂
@ceyalmadina8466
@ceyalmadina8466 Ай бұрын
Hawiya wax qabtan lacag free ley rabteen
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy Ай бұрын
Company korontada baa loo haystaa geerida dadka korontada dishay.
@a-1khadar983
@a-1khadar983 Ай бұрын
Dadkas diinta ayeey jahiil ka yahen!
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Ай бұрын
Lacagtii bulaacada lagu dhisi lahaa waxaa ku dalxiisay madaxweynahiina ayaa ku dalxiisa. Hadal badan haan ma buuxiyo!!
@2daysago_
@2daysago_ Ай бұрын
Xamar unukaa leh...Xamar unukaa leh Iney magaaladan caasimad tahay waaba qalad....waxey soo mareysaa 1980. Magaalo drainage xitaa leheen inalilaah😢 City planning leheen.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Dabaqa yada kuwa saaran . Ayaa dhulkii xiray biyaha marayen
@xaliimonuurrewardheeregama3072
@xaliimonuurrewardheeregama3072 Ай бұрын
Dadki kabihi bakaro yalay idinku tabarucay maad lamiyada tuboyin hosmaro noo sameeya maad dhahdin awalba tuuksi aad u nooleydeenee😏
@AA-sc6iw
@AA-sc6iw Ай бұрын
Awaay kuwi oraan jiray unuuka leh? No drainage, no flood control and no response now. Yaab
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Xamar ukaa leh adiga maxay ka galay xamar?
@AA-sc6iw
@AA-sc6iw Ай бұрын
​@@aliabdi8347niinki caasimada mamuli waaye wa loo maamula.
Warka Universal TV 06 08 2024
13:47
Universal TV
Рет қаралды 2,2 М.
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 2,4 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,7 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 72 МЛН
Countdown to the 2024 election: Day 93 | MSNBC Highlights
50:43
DEG DEG: XMASS OO KU DHAWAAQDAY QOFKA BEDELAYA ISMAACIIL HANIYA
11:27