"Dekedda Garacad waxaan heshiis kula galaynaa dhismaheeda shirkad Ajnabi ah,

  Рет қаралды 13,120

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Dadka wax sooqorayaa puntland umadhalan ogaada waa dadkii universal kuxirnaa oo nacaybku kutarmay reer puntland diyoow ogaada soomaali waxba idiinma quuro isjeclaada madaxdiina illaahada puntland iyo khaatumo stad guul guul 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👍👍👍👍👍👍😍😍😍😍😁😁❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@siaragali1439
@siaragali1439 2 ай бұрын
Waxan kasoo jedaa somaliland, hadalka deni waxan u arkaa mid sax ah maalgashiga shisheeye waa waxa ay ku horumareen Singapore Malaysia turkey iyo dhamaan dinida cid kasta oo maalgashanysa degaankiina Soo dhaweeye waxa ka helay saan dhaqalaha oo kobca Iyo bulashada oo shaqo hesha
@mohamedroble7741
@mohamedroble7741 2 ай бұрын
Halkan waxan ka arkaah kuwa ciilqabayal ah Oo kaxun nabada iyo horumarka puntland. Oo caytamaya sakiin liqa!! Ilaan waxba Ma yeeli kartaane!!!
@Sumadeena
@Sumadeena 2 ай бұрын
Garacad ma loo waayey wadan kale oo Emirates ahayn. Boosaaso ayey curyaamiyeen. Garacadna inay curyaamiyaan bay doonayaan.
@AbshirAbshir-100
@AbshirAbshir-100 2 ай бұрын
Mansha Allah, nidaamka xisbiyada badan waa bilowga horumarka Puntland Somalia..Guul iyo Gobanimo..
@JoJo-vw5gy
@JoJo-vw5gy 2 ай бұрын
Dalka aad kahadlayso mudane magaciiii . Ma dalka Soomaaliyaaaa mise waaa dalka puntland.
@axmaddaahirmakaalmukarama9002
@axmaddaahirmakaalmukarama9002 2 ай бұрын
Hogaamiya kooxeedada siyaasiyiinta loobixiyay walle dal iyo dadba waa lahareen
@nafisomucaawiye6503
@nafisomucaawiye6503 2 ай бұрын
Nin walboo qeeb haka bixiyo dalka 😢
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Mnsha allah waa hadal wanaagsan intaad canshuur dad ajaanib ah laga soo aruuriyey ku tashan lahayd,ku tasho khayraadkaaga usoo saaran lahayd
@siaragali1439
@siaragali1439 2 ай бұрын
Waxan kasoo jedaa somaliland, hadalka deni waxan u arkaa mid sax ah maalgashiga shisheeye waa waxa ay ku horumareen dunidu auda Singapore Malaysia turkey iyo dhamaan dunida kale cid kasta oo maalgashanysa degaankiina Soo dhaweeya waxad ka helaysaan dhaqaalaha oo kobca Iyo bulashada oo shaqo hesha,
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
SICIID DENI ALAHA KUGU GUULEEYO HORAY U MARKA IYO DHISMAHA DHULKEENA🙏🙏🙏❤
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 2 ай бұрын
Dekada Bosaso buu dhisi kariwaayey ma wuxu iibsanayaa garacad, tuug waaye iska qabta, Emirates buu u wadaa laaya qashinka tuugada ah.
@abukarhussein6777
@abukarhussein6777 2 ай бұрын
666rt7 1:19 ry 1:28 68 1:33 1:35 is t96 1:50
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 2 ай бұрын
Xoolow dekkadda bosaaso wuu dhisay maba ka warqabtid sababtoo ah ma tihid reer puntland. Marka dhuusada kaa qoyan la joog xaafadada dee hunno huudhay
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 ай бұрын
Dekeda bosaso emrat madhisin maxamad siyAd barre dowladiisii baadhistay badana buuxisey derbibaa udhinaa derbi bey dhisen bess reer bosaso waa ogyihiin taas
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 2 ай бұрын
Shacabka puntland iyo madaxweynahoodu waxay u wada socdaan hal jaho,,, wayna isfahamsanyihiin,,, madaxweynuhu wuxuu shacabkiisa uga fekeraa sidii aabe ilmihiisa uga fekero,,,, dadka ku naxsan horumarka puntland na ee commont ku dhiiglayaasha ahna waxba kama bedelayaan .
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
PUNTLAND DEKEDAHEDU ALAHA BARAKEEYO❤❤❤❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Waa runtaa ganacsi lama diidano ,ee base milateri iyo dhul somaaliyeed itopia lama siin karo
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 ай бұрын
Shaal iyo koofi baa wuxuu usoo xirtay in xandhadoodii uu Shisheeye ugacan galiyo, Iyagiina wey usac binayaan, Isagiina in uu kacaqli badan yahay buu ismoodaa😢😢
@hassanabdukadirjama6141
@hassanabdukadirjama6141 2 ай бұрын
Dad waynaha reer puntland dani ku fara adayga cidna qabiil meel garsin maysoh
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
Ninkan deni waxay ahayd in malinti 15 may lagu sorti casimada muqdisco wayo waxqabad muqda ayu layimid balse Somalia 🇸🇴 qabyalad uunbay siyasiyinta ku so baxayan talo dasi Somali wayka xumatay
@abdilahibg8794
@abdilahibg8794 2 ай бұрын
Who owns the port ?
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 2 ай бұрын
Aad iyo aad ayaan uga xumahey ninkaa odeyga ee meesha yimid anigu reer awdal ayaan ahey bosaso safarkii ugu waxan kasoo qaadey 1995 bishii tobnaad waxay ahayd magaalo somalida u dhaxeysa oo nabad ah waar ma ninkii dadka oo seexdey magaalada mirey ayaad u yeedhateen macal asaf hadaad talada dekeda garacad wax ka siisaan waa idiiin fashil taa qora haduu wax tarayo tariikh aan idin xasuusiyo berbera 2016 ayey la wareegeen imaratka bosaso waxa lagu wareejiyey 2017 farqiga u dhexeeya eega bosaso yaa hagradey way cadahey waa deni waar dakadaa dadku dhistey yaanu curyaamin ninkaasi waa iga talo waad idin salaamey reer garacad
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Geesi siciid dani waad ku mahad santahay inaad wadadii waxmagartada uxirnayd aad furtay lacag ku bixisay noona dhistay xaafidu llaah dani
@AAA-bb5xc
@AAA-bb5xc 2 ай бұрын
Kkkkkkkk Dekadu. Wayba dhisantahay. Oo. Dadkii shacabka. Dhistay. Ee. Shirgada. Ajanabigaa. Maxaa keenay. Cajiib.
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 2 ай бұрын
Wa midan la yabanahay
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 ай бұрын
Emrar weeye waxa somali dabadhigtay dekedeheediina qaatay wuxuuna kawDaa curyaamin inuu somaliya curyaamiyo lakin garacad shacabaa dhistay dadka somaliyeedna biyaha badeey leeyihiin kolleey 90 sano baa imrat lagu wareejiyey siduu malin dhoweyd sheegay nin shirkada wadaagsin ka mida ilaahay imarat oocadowga ilaahay iyo cadowga islaamkaa hanaga qabto lakin madaxda buntland emratka maahee meelkale mayaqaanaan miyaa?????
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 2 ай бұрын
Walaweynta xamar iyo qadaadweynta koonfureed caqli xumadooda dekakda muqdisho iyo airport muqdisho oo shirakado ajabi ah haystaa 70% ka qaataa kama hadli karaa Lakin waxay rabaan inay curyaamiyaa bosaaso iyp garacad war ma majeertenow abtiyaal fahma caqliga xasan dhiiqo iyo wuxuu wato
@CABDALACAlI-g5o
@CABDALACAlI-g5o 2 ай бұрын
Galmudug iyo muqdisho ayeey joogaa kuwa mashiinada foojarka sameeyo lacagaha
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 2 ай бұрын
Mid nimo Puntland
@saaxilcadde7095
@saaxilcadde7095 2 ай бұрын
Deni wa nin wax qabad muuqdo laga hayo
@ismailhusseineid2400
@ismailhusseineid2400 2 ай бұрын
Nin waxgal,oowax yaqaan ah oo hogaamiye ah marinkiisa yaqaan oo dood yaqaan ah nin caaya iyo nin neceba waxba uma dhimayo ,xaasidnimadu qofka way macno tirtas
@BulaaleAhmed-m5b
@BulaaleAhmed-m5b 2 ай бұрын
Ciilka waxaa waaye majeerteen kismaaye ma SSDF Ma joogaan waa maya,Saciidkaan hawlwadaag uu deganaa
@Tiimbare
@Tiimbare 2 ай бұрын
Alaab ka soo degtay Mersada Boosaaso ayaa gaartay *Mozembique* taas waa impossible.
@mahamedali4976
@mahamedali4976 2 ай бұрын
Oy oy adaa runshegaya labadiina isagaa la aminaya adeer seexo isu tasho
@Tiimbare
@Tiimbare 2 ай бұрын
@@mahamedali4976 ma la hubaa?
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Shirkad lamakenikaro oo ajinabi ah
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 ай бұрын
Dekeda boosaaso Hal markab ayaa dhib ku Gali jirey qaybta koonteenarka malaeyn maanta waxaa la dhameeyey sadex markab ayaa ku soo xiranayo Hal mar qaybtii koonteenarka waa la dhameeyey wiigii hada markab koonteenar ayaa ku soo xirtay waxaa labilaawayaa qayb kale 3 markab kale 5milyan oo xoolo ayaa ka dhoofey boosaaso waxey aadeen imaaraat qadar cumaan Yemen iyo sacuudiga shaqo fiican ayuu ka wadaa imaaraat dekeda boosaaso dekeda garacad wado ayey ubaahan tahay 390 km imaaraat ayaa wax ku darsan doona sida aan maqley dekeda soomaaliya muqdisho iyo airport turki ayaa maamulo wax qaylinayo malaha 3000 xamaali ka ahaa dekeda muqdisho turki ayaa ceyriyey ha ku mashquuulina puntland tiina ku mashquula
@BulaaleAhmed-m5b
@BulaaleAhmed-m5b 2 ай бұрын
Siyaasi baan nahay Majeerna waan nahay.uff uff.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Majeerteen alle sharfay😂 ooy
@MohamedAli-lh6gi
@MohamedAli-lh6gi 2 ай бұрын
Mashallah that's great alhamdulilah putland guul ❤mudane madaxwayne am so proud of u alhamdulilah said dani 👏 guul inshallah putland guul
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
INTA KA XUN HORAY U MARKA DEKEDAHA PUNTLAND HA MASHQUUKAAN KUWA DEGAANADOODA😂😂😂
@AbdirahmanAhmed-w1q
@AbdirahmanAhmed-w1q 2 ай бұрын
Cajiib😟
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 ай бұрын
Puntiand waa dowlad ka facweyn mida muqdisho mana ahaa mamulada yar yar ee cashuurta muqdisho afka logu guroo cidda ay danteeda ka aragto ayey heshiis la galeysa Dhaqale iyo Abniga la galeysa Ee damal jidid Abniga muqdisho ha sugto
@popular7493
@popular7493 2 ай бұрын
😂
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 ай бұрын
Dowladnimada muqdisho waxeey kadhalatay 1960 kii waagaas puntland yaa yaqaanay 😂 dad ahaan waa jireen lkn maamul punland layiraa waa 24 years tan xamarna 65 years
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 ай бұрын
@@AbdirisaqMahamud-lc4gw Waa runta Lkn wxn ula jeeda Bur burkii ka dib Dowladii fadaralka ahed ee cabdilahi yusuf m.weynaha ka ahaa Burburkii ka dib m.weynihii vila Somalia dowlanida geeyey
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Waa runtaa puntland guul
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
​@@AbdirisaqMahamud-lc4gwaduunka ayay caan katahay illaa bariga dhexe puntland dhulkii uduga adigu uma bixin masaaridii iyo dowladii cusmaaniyiinta oo ganacsi kala dhexeeyay ayaa u bixiyay boqor tooyooyin ayaa jiray illaa daarood ismaaciil naacda joojiya puntland cidna waxlaga weydiin maayo
@BulaaleAhmed-m5b
@BulaaleAhmed-m5b 2 ай бұрын
Ali ninkaan suu u dhargey wee ka muuqataa.Bangaladesh wey isku tuureen,doqonkaan majeernimo sheegaaya.war iska tuura xoolahan.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Ooy dee😂
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 ай бұрын
Dani shaqo fiican ayuu ka qabtey puntland maagal la yiraahdo xaafuun biyaha ayaa ku yaraa maantana waxey cabaan biyaha bada oo loo maceeyey waxaa caawiyiey wadanka hiland dadka hakaas dagan biyo lacaga aan oo nadiif oo mscaan ayey cabaan buundadii ugu weyneyd soomaaliya oo dhan garoowe ayey ka socotaa garoonka diyaaradaha gaalkacyo ayaa la bilaabi doonaa mar dhow mashaariicyo badan ayaa ka sicdo puntland Dani dakiisa waa usadaalayaa halka xasan culusoow qabuurta uu faagto
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
deni wuxu yidhi dhaqaale iyo dadayn baan ubaahanahay isago itoobiya iyo imaarad difaacaya horta ereyga dadayn wa ereyga sababay in wiilki isaaq ugalo alshabaab isago micni baday inay wadan gumeyste kadifaacayan
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
Naa jooji warka soomaali iygaa is gumeystee madaxweynahoodaa kala kaxeeyey dekeda ragbaa dhistay meeshay geysanayaana iyagaa u madax banaan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
hadalka deni waa dhegeystay waxana iiso baxaday in deni muuqaalka soomaali uga eegyahay laakin ufikirka gumeeyste wato oo wakiil gumeyste yahay oo puntland wareejiyay
@EA_Decode
@EA_Decode 2 ай бұрын
Good luck pointing him out, I listened to him, We are all so hell bent and focused on their agendas, Worth pointing out that we need our country's resources and wealth which can be fairly distributed if we have good governance in place, We need investors to come and bring job opportunities otherwise we will be focused on ourselves fighting each other in the name of tribe and relying on UN as a failed state. We are fighting in the name of hebel hebel and so and so and keep burrying our stinky carcasses year in year out. Lesson: Focus on the resources we sit on, open the country for investors because they come with knowledge thus making us rich, develop the country, build a strong one army and later on we can chase them out and nationalize our resources. Otherwise we are going to be stuck at stone age mentioning heblow wa itoobiyaan, heblow wa puntlander, jubalander. What a sick rotten brain somalis have walahi. Sick and filled with violence and tribe and not peace and progress. We don't have the knowledge and capacity to extract our resources unless peace thrives and we welcome investors simple.
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
Deni xaq buu u leeyahay inuu samaysto gaashaan buur ragbaa itoobiya dhul iyo bad ku siiyey inay puntland soomaaliya ka tirtiraan ragbaa hubkii dawlada shabaab iyo macawisley ku hubaynaya oo shaamshuutaro u soo iibsadey intaasina waxay u socdaan ina puntlandi iyo dekedeheeda la wareegaan ama burburiyaan dadkeedana waxay laayaan iyo waxay gumeeyaan ka dhigaan laakiin ma dhacayso
@axmedbashiir2002
@axmedbashiir2002 2 ай бұрын
6 sanno buu wax kuxumayee weli taako cid ma siiyey, teeda kale ma itoobiya xiriir ganacsi lala yeesho baad dood ka qabtaa, adeer waanu la yeelan haddanu waanu la leenahay dhulkayagana cidi taako ma qaadan akrto
@EA_Decode
@EA_Decode 2 ай бұрын
@@axmedbashiir2002 We are open for investors but we are not selling our land not even leasing it. My arguement is lets be focus n be open for business, research and development
@axmedbashiir2002
@axmedbashiir2002 2 ай бұрын
@@EA_Decode yeh, i agree with you
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Md iskada xanaqa badan dulqadka badi oo shacabka iyo barlamanka usabur horumar ba lagu gara
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Waxba kaama quseeyaan dadkii illaahay ha xafido aamiin aamiin yaa rabi dani guul
@FrankManAllday
@FrankManAllday 2 ай бұрын
Caawa islaan buu u ekaaday. War yaa dadka ka qabtaa islaantan xoolaha ah.
@Tiimbare
@Tiimbare 2 ай бұрын
Golis baa leh Anteenada markuu leeyahay ma saxan yahay?
@Bagagac
@Bagagac 2 ай бұрын
Said deni wagii hore mucrd bn ku ahay ilkn hada wan tgrsnhy
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 ай бұрын
haduu xasan kadago oo midkale badalo hafuulin dani ileen imika xasan laajigiibad u la heshiisee
@Bagagac
@Bagagac 2 ай бұрын
@@safiasheikhahmed5170 hadu qaldamo wa lf
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
JEERTI MAXAY TIDHI AJANABIYA ??? FROM SAYLAC
@Abss0966
@Abss0966 2 ай бұрын
Awdal Somaliland
@ijama3578
@ijama3578 2 ай бұрын
Somaaliyeey siyaasiga calooshiis u shaqaystaha Iska qabta.
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Kaashka halasameeyo md mobil electaronic mafiicnee lacag haloso celiyo shacabka
@BulaaleAhmed-m5b
@BulaaleAhmed-m5b 2 ай бұрын
Alla foolxumada ka muuqata arag.
@safiayusuf9431
@safiayusuf9431 2 ай бұрын
A
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Aybmhm
@Aybmhm 2 ай бұрын
Daniyoow Taas lagaa Yeeli maayo Cumar maxamuud haday kaayeelaan 😂Saas🏋‍♂️
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
Yaa u diidi kara oo kale??????
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 2 ай бұрын
Cumar maxamuud waa nimanka ninkan soo saaray adigu yaad ahayd boowe
@BulaaleAhmed-m5b
@BulaaleAhmed-m5b 2 ай бұрын
Ciil ,dadkaan maa iska tuurno.waligood kii dhashabo waxaa la abuuraa anagaa u talina anagaa ugu caqli badan.waa sababta dadkaan. Soomaliya heerkaan ku gaartay.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Cadow baad thy lkn puntland deni ba leh😂
@homeh3455
@homeh3455 2 ай бұрын
Dani waa dilaalka imaaradkà
@msh984
@msh984 2 ай бұрын
Feero weyne cid uu heshiis la yahay majirto, wuxuu la heshiina cidii tiraahdo madax weeyne SOMALIA aad noqo neeysaa😁😁😁😁
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Waxba kufalimaaho heshiiskaagee liido xali maydka eyaha ka asturta
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Nin gurigiisa iyo dadkiisa kahadlaya boos kaagama banaana
@Saedcrypto1
@Saedcrypto1 2 ай бұрын
Dulli baad na saartaye Ilaah kugu dambaysii. War Abiye Ahmed wuxuu ku yiri xoog baan baddaada ku rabaa, adna waxaad haysaa waa siyaasad. Ilaahay baa ceeb kula maagay Daniyoow, waxaasna adaa wata shacabka reer Buntilaan annagaa ah ha madax marin oo been ha ka sheegin.
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Wax kaqabo howlaha badkod
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 2 ай бұрын
Benaale dekada garacad waa loo yaabaa
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 2 ай бұрын
Lacag maad samaysaan
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Cash baa loobahanyahay daniyow
@MyHsan-h5h
@MyHsan-h5h 2 ай бұрын
Somalida haday is iibiyaan iyo hadey bilaash isu bixiyaanba Wey isu sacabeyn laakin markay maqlaan somaliland baa wax sameysatey waa baqaaq hayaay ka kaca waar xishooda somaliyey xaasid ma aflaxoe
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Puntland kuma mashquusho isaaq dakadahooda hawiye miyad moodey ooyaya😂
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 2 ай бұрын
Nin kaan puntalan halaga qabto waa toog xsan kadaran iyo kooxdiisa
@MA-rf6sg
@MA-rf6sg 2 ай бұрын
yaa tahay adii maa urursamale aa thay khanisyahsow cilaan meshaan its none of ur busniess shrikaad ba leeh garadac oo reero mj aah maxaa rabta dii
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
wixi lasheegayay ba run noqoday oo ah puntland itoobiya iyo imaaraad ba qaybsaday oo deni gacanta u geliyay bal fiiriya erayga u istcmaalay oo ah dadeyn dee xasan fikirkas wuu qaba oo wuu kudhaqma isaguba
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
Maxaa lasheegayey ma wax qarsoon baa jirey puntulandi way sheegatay inay ganacsi la samaysato walaalahood kilinka shanaad ee magaca itoobiya lagu sheego meesha xasan oo saxeexay dhulka soomaaliya oo umada beenta u sheegayo deni sidaasuu ka hadlayaa wejiyada badan uu xasan buu tilmaamayaa sidaas u fahan
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Mr folxuumo Bosaso maxay udhiisii wayeen
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 ай бұрын
Dani waa caatoobay jaceel xamar miyaa galay😂
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 2 ай бұрын
Puntland waa dad soomaalinimada aamiinsan , horumarkooda waa horumarka dalka , wadanka waa federal, ganacsi dalkoo dhan buu ufuranyahay laakiin xero military , bad iyo dhul Etoobiya oo gaajo 120 milyan qaataan lama ogola
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 13 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 125 МЛН
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 22 10 2024
19:44
Universal TV
Рет қаралды 16 М.
QUBANAHA SIYAASI CALI DAACUUN
12:32
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2 М.
Warka Universal TV 22 10 2024
20:31
Universal TV
Рет қаралды 3,6 М.
Kaftanka Siyaasada 532 oo aad u xiisa badan
32:51
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 47 М.