Dhinaca madow ee dalka india | siro qarsoon

  Рет қаралды 53,665

Ogaal cusub

Ogaal cusub

Күн бұрын

Пікірлер: 108
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 4 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@queenisniha
@queenisniha 4 ай бұрын
Scw
@AxmadGarbo
@AxmadGarbo 2 ай бұрын
Sallahu calayhi wasallam ❤❤
@BushroAbdiqadir
@BushroAbdiqadir 2 ай бұрын
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤
@Hanadibrahim-vg3fj
@Hanadibrahim-vg3fj 4 ай бұрын
2020 ilaa 2024 dawanayay ninkaan wlhi 😂
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 ай бұрын
Ogaal cusub best toutuber histry
@HuseenYee
@HuseenYee 4 ай бұрын
Ogaalka cusub waa chanal aad ufaido badan guuleyso wllo
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 4 ай бұрын
Markaan maqlo maggaca waddanka hinda wax fcn iguma soo dhacaba xataa aflaamtooda kufsi ayaa kujira markasta cuntadooda iskaba daaa 😮
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 4 ай бұрын
Waa qiso caiib ah HINDIA WAA MEEL XUN LAAKIN AAN TAGI DOONIN ITAAN NOOLAHAY 7
@mfarah9231
@mfarah9231 4 ай бұрын
In lagu booobo miyaa ka cabsani xariifow😂😂😂 meeshaan xaliimo lee la raadinooyaaa😂😂
@sultaanomar
@sultaanomar 4 ай бұрын
Waxa wax kufsada waa adigoo kale oo jahli iyo aqoondaro miiran ah​@@mfarah9231
@HaboonHassan-sy7qj
@HaboonHassan-sy7qj 4 ай бұрын
​@@mfarah9231hhhh sanadkan nimanka dabadoda aaba macamiil badan is ilaali😂
@mfarah9231
@mfarah9231 4 ай бұрын
@@HaboonHassan-sy7qj adiga lee is ilaaali quruxey
@marshaal9099
@marshaal9099 4 ай бұрын
@@HaboonHassan-sy7qj😂😂😂😂😂😂😂
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 4 ай бұрын
Allaah aya mahada iskaleh islaam inaga nigay Waxaa isugu darsamay Diinla,aan Damiir la,aan
@ashaomar6719
@ashaomar6719 4 ай бұрын
Somalida diinta heysato oo damiir laheen bal ka warran. Aaway Caaisha yarey iyo kuwo badan. Allah SWT ha u naxariisto. 😭😭😭
@KeysAhmed-zs8fg
@KeysAhmed-zs8fg 4 ай бұрын
2020 ilaa hada waan ku tagera video gaagana ima dhaafo ❤
@ahmedka001
@ahmedka001 4 ай бұрын
man jeclayn inan comment so qoro balse walaalayaal manta hooyo ayaa iga xanusanysee waxan si naxariis leh idinkaga codsanayaa inaad aniga iyo hooyo ba nosoo ducaysan Please
@AyaanAbdisamad-ob8kg
@AyaanAbdisamad-ob8kg 4 ай бұрын
Alle caafimad degdeg ah ha siiyo hooyo🤲🤲
@fardowsomuqtaar5206
@fardowsomuqtaar5206 4 ай бұрын
Allaha caafiyo
@Ali_Joker24
@Ali_Joker24 4 ай бұрын
alle hacfio wllo😢
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 ай бұрын
Allaha cafiyo
@cnaasirfarhaan4997
@cnaasirfarhaan4997 4 ай бұрын
Gold voice😊😊
@MahadLaari-g8b
@MahadLaari-g8b 4 ай бұрын
Haye❤❤❤❤
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 3 ай бұрын
Wxas wax weyn maahaba 😊
@warsameabdiraxman5950
@warsameabdiraxman5950 4 ай бұрын
Azc azxapey aynu halmar kuwad sallinno xabiibkeen maxamed scw scw scw scw
@BushroAbdiqadir
@BushroAbdiqadir 2 ай бұрын
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤
@CabdiHooyo-du5vy
@CabdiHooyo-du5vy 4 ай бұрын
Saaxib sawir kaga natus pls and pls 🙏
@user-reem671
@user-reem671 4 ай бұрын
Abowe dhanka iyo turkey gabadhayar narin wxa kudhacy kasoo hadal😢
@MahadLaari-g8b
@MahadLaari-g8b 4 ай бұрын
Haye😮😮😮😮😮
@MahadLaari-g8b
@MahadLaari-g8b 4 ай бұрын
Haye ❤😂😅😢😢😢❤
@aminaderia4212
@aminaderia4212 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤thanks
@HORJOOGPRO
@HORJOOGPRO 4 ай бұрын
Golden voice 🙏 qisooyinka soo badi zxp🫡
@HÀŸŔÙF
@HÀŸŔÙF 4 ай бұрын
Keep going bro ogaaL cusup ❤
@zundus_9987
@zundus_9987 4 ай бұрын
First comment 😮
@Mo.abousltly8151
@Mo.abousltly8151 4 ай бұрын
Viva Somalia 🇸🇴
@somtutorial9129
@somtutorial9129 4 ай бұрын
😂
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 4 ай бұрын
Sadax da muqaal inoo soo diyaari ustaad😢
@JACK_REACHAR
@JACK_REACHAR 4 ай бұрын
Golden Voice ❤😊
@Afra_mohamett-r6y
@Afra_mohamett-r6y 4 ай бұрын
Hadaa kamid tahay taageerayasha ogaal cusub sheeg magiciisa runta 😂
@sabrinaibrahim771
@sabrinaibrahim771 4 ай бұрын
Makasayi inoo sheeg
@user-ee6gz6ew5m
@user-ee6gz6ew5m 4 ай бұрын
Maxaaa la dhaha
@Afra_mohamett-r6y
@Afra_mohamett-r6y 4 ай бұрын
Siraaj​@@sabrinaibrahim771
@Afra_mohamett-r6y
@Afra_mohamett-r6y 4 ай бұрын
Siraaj​@@user-ee6gz6ew5m
@somtutorial9129
@somtutorial9129 4 ай бұрын
Waa mukhtaar 😊
@ugaasyear4501
@ugaasyear4501 4 ай бұрын
Zxp mukhtaroow ilahay ha ku sharfo
@NajahIndho
@NajahIndho 4 ай бұрын
Hindiya maba tageen weligey wlhi lakin dadka caafimadka u taga allah ha amaaansado kuwa dalxiiska u tagaya ha tagina madama wax idinku qasbaya jirin😢dalkaas waba necbahay iyagoo wasakh iyo cunto xumo isku darsaden hadana Dil,kufsi,dhac,😮
@AliMohajim
@AliMohajim 4 ай бұрын
Kalsooni badanaa iyagu tendho meel cidla ah isaga xiro wadan Ayna aqoon
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 4 ай бұрын
Waaba dad dhibaato diontay, dhiiranaa😮
@yahyec.c
@yahyec.c 4 ай бұрын
Wall. Salaada ilAAALI😢
@SumayaHassan-op9yd
@SumayaHassan-op9yd 4 ай бұрын
Nosoo badi😊❤
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 4 ай бұрын
Golden voice
@hanadmohamed78
@hanadmohamed78 4 ай бұрын
Mahadsanid xog faa'iido leh❤❤
@ABDICASIISCIILTIRE
@ABDICASIISCIILTIRE 4 ай бұрын
Dad ba Sanad kadib daawan doona
@KaltuunAhmedmohamuud
@KaltuunAhmedmohamuud 4 ай бұрын
Ani kow ka ahy😂
@Gaaldille2
@Gaaldille2 4 ай бұрын
First
@user-ee6gz6ew5m
@user-ee6gz6ew5m 4 ай бұрын
Waaa mukhtar sow Mahan
@abdirahmanelmi4786
@abdirahmanelmi4786 4 ай бұрын
❤❤❤❤ 21:34
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 4 ай бұрын
Thanks bro ❤❤❤
@NajmaMustafe-ow8ex
@NajmaMustafe-ow8ex 4 ай бұрын
Indiya waa meel aad u xun Waxyaabahaas oo dhamina Waxay ku tusayaan Inaanay dawladu awood u lehayn shacabkeeda 🙄
@KhaduujaKhaliif
@KhaduujaKhaliif 4 ай бұрын
Waaku xiisaya boqorkeen❤
@Hinda427maxamed
@Hinda427maxamed 4 ай бұрын
Ka soo hadal saaxib wixi ku dhacay school ku yalaa maraykan
@ahmedfirato4247
@ahmedfirato4247 4 ай бұрын
Sodaa sxb ogaal cusub
@nuurgame4951
@nuurgame4951 4 ай бұрын
Sxb waan ku taageera
@idilmawliid9745
@idilmawliid9745 4 ай бұрын
Asc asxaby ✋😊
@diazparomedia
@diazparomedia 4 ай бұрын
India wax aadan ku arkayn maleh, runti wa wadan cajiib ah diimaha ay aaminsanyihiin, dhaqamadooda danbiyada ka dhex dhacaya madaxa ku waynanaya
@abdirahmanahmed8154
@abdirahmanahmed8154 4 ай бұрын
Keep going bror
@CabditaajirmaxamedDucaale
@CabditaajirmaxamedDucaale 4 ай бұрын
Mahadsanid
@Annaatti
@Annaatti 4 ай бұрын
Asxbta Twitter isticmaala waay arkeen wxyaaba ay sameeyaan pajeets-ka hinduuska. Waa cawaan dhab ah.
@Serha911-40
@Serha911-40 4 ай бұрын
Away atoorayashii 😂 Hindia
@abdirizakdhoodhe9136
@abdirizakdhoodhe9136 4 ай бұрын
❤❤🙏
@MohamedAbdi-pp8bz
@MohamedAbdi-pp8bz 4 ай бұрын
Lamanaha spain ee wa brazil bro
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 4 ай бұрын
Wcs
@saara3724
@saara3724 4 ай бұрын
Dharkoda iyo wax yabo qaar an ka jeclhy wey jiran lkn lagama yaabo inan mar un tago
@FearMASTER77
@FearMASTER77 4 ай бұрын
Akh belaayaa hindia aada mxayba uga dalxiisayaan
@foozia426
@foozia426 4 ай бұрын
Layaabkiu uunbay arkeen😂
@isiri.2835
@isiri.2835 4 ай бұрын
See isku ilaalin Hotel dhexdiis macaa haddii ya ku. Kufsanayaan Dadkiina.ay baqayaan cidna ma vaawiyaan
@AniIsaga
@AniIsaga 4 ай бұрын
Wiqiii
@Drsshaimakoke
@Drsshaimakoke 4 ай бұрын
Wadanka India waa meesha jaliya oo kufsiga ku badan
@AyaanNuur-id5tv
@AyaanNuur-id5tv 4 ай бұрын
Sxb wallhi waa ku taageeraa
@SumaayoSumeeyah
@SumaayoSumeeyah 4 ай бұрын
😮😮
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 4 ай бұрын
🎉🎉😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmaali17
@najmaali17 4 ай бұрын
Ala ninkas xaaskiisa sas lagu horsameenayo muxuu dhawac qalbiyana dareemayaa😢
@NimcoCisman-o7v
@NimcoCisman-o7v 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@abdeeqaslan6767
@abdeeqaslan6767 4 ай бұрын
1❤
@abdikarimmusse791
@abdikarimmusse791 4 ай бұрын
Hadda lamaanihiiii meeye?
@Amiiraisaaq-q2x
@Amiiraisaaq-q2x 4 ай бұрын
Waligey ma tageen hindia
@RichardDehoyos-c3m
@RichardDehoyos-c3m 4 ай бұрын
Krystina Port
@Hacking_hup
@Hacking_hup 4 ай бұрын
Waw
@mohamudhussein1967
@mohamudhussein1967 4 ай бұрын
I not know with future time.
@Updull44h1
@Updull44h1 4 ай бұрын
Awalpa india meel fcn ma ahayn waajaahiliin la isku keenay oo dhul kunool
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 4 ай бұрын
Aduunkan casriga ah waa meesha kaliya ee ay ku noolyihiin dad maydkooda Cuna Nacdal ilaahayba saaran dadkaasi gaajada ka kuuqata waa dad Boqol ilaah iyo diimo kala duwan hysta oo isla saxan weliba
@NakuureyOh
@NakuureyOh 4 ай бұрын
India 😂😂
@hamdinur9382
@hamdinur9382 4 ай бұрын
Waxaan isdhahaa dhaqan kaan xun ee kufsi wadareedkaa halkey kakeneen nimanka somalida oo markii gabdh meel socoda la.arkaba iney kufsadaan ugu ordaan waliba aan waxaba laga qaban kaga darane gabadhii ladhibateyay ayada losii ceyrsado kadarane hadey sheegto aad moodo iney ninka guursatay ee xoolihii naagta lagu mehrayay laga soqadayo ama looba qasbo markale oo ladhoho guurso adaa kufsadee ileen dhaqanada dadka cawaantaa een diinba heysan ayaa somaliya kajira yaab xitaa wey dhacdaa in lagu dhoho walashaa hadii lakufsaday walashii ka. Aarso sidii iney gabadha gabadha kale wax kadhibtay intii ninkii wax kufsaday laga aari lahaa ugu yaraan qoorahaba laga soo yari lahaa
@Eidkaa
@Eidkaa 4 ай бұрын
Nimanka soomalida kulhaa abaha Oromo miya teeda kele yaa ku dhahay nimanka soomaliyed oo dhan ayaa wax kufsada
@MiinaApdi
@MiinaApdi 4 ай бұрын
Uf necbiyaa Dalkaas
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 4 ай бұрын
Soamalia ayaaba janno noqoneyso marka loo eego India , allahuma najinaa . Dumarkii u dhashay ayaaba qaatiyaan taagan , kuwa u dalxiis tagaayo ka waran? Waa meeel dhimatay oo ba’day iyo ragga bahalo ah ku noolyihiin, Akhas🤮🤮. Ilaahey nama geeyo aniga iyo dumarka kale ee aduunkaba
@naimadahir519
@naimadahir519 4 ай бұрын
Smlia meel ka xun majirto runta hdiii leysku sheeko somlidii hore waxa ay ahayeen dad nadiifa lkn kuwa hda waa cawaan dhaqankii somalidana cebeyy meqaa ma qalnaa 5 nin oo kufsaty 1 gabar?
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 4 ай бұрын
@@naimadahir519 aad iyo aad waa hindiya oo kale Dowlad la’aata iyo sharci la’aanra wey ka sii faaiideystaan
@ikouweis4755
@ikouweis4755 4 ай бұрын
Any comment😂
@JonnaHussen
@JonnaHussen 22 күн бұрын
|
@quenziman79
@quenziman79 4 ай бұрын
𝖶𝖺𝖺𝗇𝗄𝗎 𝗌𝖺𝗅𝖺𝖺𝗆𝗒 𝗁𝖻𝗈 𝗆𝖼𝗇
Sidee shirkadaha Daawooyinku uga macaashaan xanuunkaaga!
16:15
Waaberi Media
Рет қаралды 85 М.
Waa la garanwaayay sabab ku kaliftay arinkan foosha xun gabadhan
17:01
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Film ayuu ku matalay dadkii | Daawo fooxumada uu sameeyay
17:07
Ogaal cusub
Рет қаралды 43 М.
daawo kiis wareeriyay ciidanka iyo sida loo xaliyay اا
23:44
Ogaal cusub
Рет қаралды 91 М.
Sigaar ayaa kiiskan xaliyay
20:48
Ogaal cusub
Рет қаралды 81 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН