Am Pharmycist but walhi this topic is true alle hanabadbadiyo
@SaalaxAadam-k7r3 ай бұрын
Marka xiga sxp waxad kasoo hadashaa xerfadda saxafadda🙏🙏🙏
@yayaqanciye1953 ай бұрын
Shirkadaha hubka kasoo hadal wll
@suhaybabdirahman41463 ай бұрын
Wll......
@CabditaajirmaxamedDucaale3 ай бұрын
Mahadsanid
@Runta20243 ай бұрын
Wxaaad Diidantaahy in Laga macaasho Dawada. Adigu Hadeer Cawrada Dumarka Haka macaashin Ee ILaaahay KaBaq.
@Amiirka3o3 ай бұрын
Sedex sano xataa kaarjabin ma cunin anigu markay kanreca ama qufac iqabtana dhawr litir oo biya ah un baa cabaa
@xamsexikmaawi75703 ай бұрын
Haday runtahay alx dheh oo ale umahad celi
@Hidanhuda3 ай бұрын
Wara ani maa kudhalay wax aan kaniini kanecbahay maleh midka liso qoro ayaan cunistiisa dhibsada halka marka kalehna marka is dhahao barako maleh aan cuno alxdulilaah ilahey cafimadka hanosiyadiyo
@Maryann12q3 ай бұрын
@@Hidanhuda ama wallo nahy xanun hdda daremo kinini iyo sharobo afkeyga ma saro ila aan dar alle u cafimado
@asmaasadiq5367Ай бұрын
Tag wakhtigaad naga lumisee
@asmaasadiq5367Ай бұрын
Waa run taasi
@hm1c5863 ай бұрын
Sacadaan an qoralka qoroyo ayaan kujiraa shaqadaas
@@Cabdiraxman..Gaalkacyowaa iiga qoslisay africa waa meel rafadka folxumada lagu xasuusta 😂😂😂
@Maryann12q3 ай бұрын
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo ma adaa mrka Caad jahilow 😂
@Cabdiraxman..Gaalkacyo3 ай бұрын
@@Maryann12q Haa Anaa cad
@Maryann12q3 ай бұрын
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo hye orod sidi dumaarki cadaan ku faan mrka Quruxey
@AmalAbdirahman-cm9yi3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ReginaHoyos-w6w3 ай бұрын
Stokes Gardens
@suhaybcabdi7863 ай бұрын
1❤
@الق3 ай бұрын
Abdirahman Omar zxp haddii aan muuqaalada TikTok dhigto kawm fasax iimiyaa mise fasax maaha
@bileyare99433 ай бұрын
Daawo lagu daweeyo cudurka wilson's disease waa "Syprine" not cybrin ❌️ Waxa laga yaaba dhawaqa in ay ka simanyihiin balse daawo ahaan wa kla duwan yihiin.
@YTFatihGaming3 ай бұрын
First one 😢
@OtisWebb-k8q3 ай бұрын
Chyna Freeway
@indhacadde3 ай бұрын
Respect
@abdihamiidbinsheikh70543 ай бұрын
Wr nio xayeysiintaa bal si dheh ama soogaaabi
@shucaybdeeq14743 ай бұрын
Wilson's disease waa cudur genetic disease (hide sidayaal ayaa sabab) kaas oo keena in cupper ka buuxsanto jidhka ruuxa sabab la xidhiidha in ayna cellska jidhkeeno isticmaalin lana sifiyna cupperta Thalidomide iyadna waa dawo loo siticmaalo In lago yareeyo lalabada si gaara dawadaan waxaa si xaddhaafa loogo is ticmaalay sanadihii 1960-1961 walaca dumarka kadib waxaa la arkay in ay sababayso curyaanimo ilmaha ku dhacada waliba in uunan yeelan adimo(limp developmental defects) Dawadaan waxaa mamnuuca ah in ay is ticmaasho gabadh ciyaal dhalaysa ama xataa la rajaynayo in ay caruur dhasho
So marka daawad kasta waxay qaadataa 10 50 Sanofi 😂😂😂
@axmedxuseenchanel29283 ай бұрын
Caalam ka Dal waliba ambaba nin waliba waxuu ku dadaala siduu wax tayo leh ugu soo saaro dadkiisa balse inagu hadahnu nahy somali waxaynu kudadal na sidii aynu faa ido uun u heli lahyn oo waxaynu soo iibsana ama aynu lasoo dagnaa waxyaabaha dalkii lagu sameeyey uu mamnuuc kayahy in lagu isticmaalo dalkiisa 😂 Magaranayo goortaynu noqon doono dad ka fekera aayahooda 😅