Dhismaha Wajiga 1-aad Xaafadda Cusub ee Marina Beach Estate ayaa lagu qabtay halka laga hirgalinayo

  Рет қаралды 27,319

Dalsan TV

Dalsan TV

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@mohamedahmedmohamud8417
@mohamedahmedmohamud8417 4 жыл бұрын
MaashAllah ....... laakiin magac Soomaali ma loo waayey maadaama uu dhismo yahay, taariikh badanna uu jiri doono.
@Somalioz2020
@Somalioz2020 2 жыл бұрын
Dahabshiil Bank International Allah ha barakeeyo.
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u Күн бұрын
VIVA VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴
@daryeeltv9564
@daryeeltv9564 2 жыл бұрын
Masha Allaah Muqdisho muuq wanaag wadnihii Dalkaay muurugadii badneed dhamaatayoo waa waqtigaadii Allow ku barakeey Jir oo joog intii Aduunyaba ee jirto Allow dib hanoo celin.ganacsatadeenow Allow ii noo xifdi iyo dhamaan shacabkeenow dhan Aanu garb istaagno idinkana beeca ugu naxariista dadkiina.
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Waa wax fiican maansha allah.
@habibofarah5901
@habibofarah5901 4 жыл бұрын
Masha Allh waa noo farxad haa dii laa dhiiso insha Allh
@giftshow
@giftshow 3 жыл бұрын
Maasha allah, sidee loo iibsanaa, oo bil bil maloo bixin karaa lacagta ?
@shaaprosperous1520
@shaaprosperous1520 2 жыл бұрын
I want a piece of the pie how can i invest 🥧
@karnelsomali2444
@karnelsomali2444 4 жыл бұрын
Masha allah
@khadijobusiri9517
@khadijobusiri9517 Жыл бұрын
Adeer guri nabad makeene galaasbiyo hadaan nabad ku cabeynin guri muxuu ii taraya Nabad la aan daroogo kufsi dil dhac War ilaahey ka baqa nabada noo radiya .
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 жыл бұрын
Wax isweeydiin maxumee! Wadanka ma qurbejoog baa leh mise umadaan wadanka kujabay oo waligood kabixin hadana bacda dax jiifo! Somalia needs affordable housing to uplift the lives of the local ppl all this stuff is immoral and unsustainable this will creat huge divide stop this nonsense before it’s too late all developments should have mixed housing not elitism!
@AA-ks5ip
@AA-ks5ip Жыл бұрын
Aaway dhagixii ladhigay mise waxaa dhumay dhagaxii?
@haboonali3643
@haboonali3643 2 жыл бұрын
ADEERAYAAL KALA SAARA INAAD DHAHDAAN SOMLYEY KAALAYA MAALGASHADA IYO UNUKAA LEH.
@waayahatechnology-da
@waayahatechnology-da 2 жыл бұрын
😂😂 🆎 iyaga mashrucan wato
@MohammedMohammed-eh8dy
@MohammedMohammed-eh8dy 4 жыл бұрын
Xigto warshiiq wayo
@suubanyarey4130
@suubanyarey4130 4 жыл бұрын
Asc Waa xagee exactly, dhanka afgooye xigto, mise dhanka warsheekh xigto Cidii og ha ii sheego Mahadsanidiin
@abdirisaqmohamud4128
@abdirisaqmohamud4128 4 жыл бұрын
Dhanka Warsheekh
@abdirisaqmohamud4128
@abdirisaqmohamud4128 4 жыл бұрын
Dhanka Warsheekh waaye
@suubanyarey4130
@suubanyarey4130 4 жыл бұрын
@@abdirisaqmohamud4128 Mahadsanid
@sharmaarkeabukar4544
@sharmaarkeabukar4544 3 жыл бұрын
Liidoo agteeda waxyar ayay ujirtaa liido
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 жыл бұрын
Waxaan u baahanahay in aan real stete ka hirgaliyo duleedka mglda b/weyne innsha Allah,
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 2 жыл бұрын
Masha alah
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 4 жыл бұрын
Waxaas oo dhan waxaa ka muhiimsan. Nabad ee ma heeysaan.
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 жыл бұрын
Reer moqdisho qurbojoog Shab kasodargay in eey laxisabtamaan waye! What freaky group umadii bac bey daxjiifan Mel walba ne mall iyo gated community ayeey kadigeen!
@abdikadirabdullahi811
@abdikadirabdullahi811 2 жыл бұрын
what about the environmental impact to marin wildlife? xawayaanka bada kunool iyo nadaafada danka bada sidee noqondoonta?
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
this project is clean and won't effect the environment compared to your typical somali homes
@abdikadirabdullahi811
@abdikadirabdullahi811 Жыл бұрын
@@lubex3486 but bcz you live in a lawless country where environmental decrigation is not cared,where a few loots the public resources, public lands you just defend.
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Dalkeenu nabad buuxda ayuu kubadanyahay iyo dawlad
@karnelsomali2444
@karnelsomali2444 4 жыл бұрын
Xafadas wax lagu daydo waye dhaman umada somaliyo wa ina ku daydan abniga shacabka somaliyane sasa lagu sugi kara oo ugu fudud
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 жыл бұрын
Waxaan Aad ula Yaabay In Guryo Qurux badan la Dhiso,Haddana in aan Nabada Aan laga shaqayn,Guryihii qadiimiga Ahaa kuwii deganaa Ayaa Ciyaal weero Qaati ka taaagan yihiiin Oo Maqribkii & Cishihii Masjidyada & Dukaamada u soo bixi karin,Wax is Qaban mara Ma Ahan!!!?
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd Жыл бұрын
haddii maalgashigu bato, dhismuhu bato, fusadaha shaqo bataan dhalin badan dhibka way ka baxayaan oo dadkooda ayay dhinac ka raacayaan. Nabad galyadana dhinac baa laga wadayaa, dunidu gaar ahaan dalalka burburay sidaas ayuunbay kusoo kabtaan.
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 Жыл бұрын
@Mohamed ismail sxb Marka hore Nabad gelyada Ayay ku dhiiradaan Maalgashayasha,Dhisme Kastaa oo Qurux badan Oo Aadan Nabad ku haysan Waxaa ka wanaagsan Nabad Aad dibadaa ku Seexato, Qofna in uu Xaqiiqada Ka wareegto, Shacab Aan Amni Haysan Micno ma Samaynayso In Hantidoodu ay ku Bixiyaan Daaro Aan lagu Hoyan doonin!!!?
@allnineandsix9457
@allnineandsix9457 4 жыл бұрын
Haadba haad kici haweeyaa timid,marine beach aa timid daaru salaam xaa u yaal,kkkkkkk
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 4 жыл бұрын
kkkk maxaaf magceeda?
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Marina beach hada loo qaaraamaayaa sedex sano kahorna waa la shaaciyay daarul salaamna tii lacag ahed ayadaa loogu yimaadaa
@allnineandsix9457
@allnineandsix9457 4 жыл бұрын
@@darishore814 kkkkkk,daaru salaam waa duqowday
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
All nine Andsix wax cusub aya xiiseynaa miyay kaa thy, ogoow boqolaal dhismooyin xaafado oo cusub aya soo socda
@allnineandsix9457
@allnineandsix9457 4 жыл бұрын
@@darishore814 nin qaraar haayo aad u egtahay,kill KKK
@mahadismaailcabdullemahadi4572
@mahadismaailcabdullemahadi4572 4 жыл бұрын
Tuugo tuugo dhashay ayaa tihiin dhilladii isin dhashay was
@dhqyfahgubbe7088
@dhqyfahgubbe7088 4 жыл бұрын
maxaa? i fahansi sababta aad u caytameeysid.
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 4 жыл бұрын
@@dhqyfahgubbe7088 wuu ka naxay!!! waa wax soo jireen ah
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 8 ай бұрын
ganacsadata abgaal aa dhiseyneyos waxaan dhihi lahaa mudulood ku ha maal gashtaan hana dhistaan cid kal maya
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 258 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 122 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 108 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 24 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 126 М.
DAHAB TOWER | Mogadishu's Iconic tower
7:41
Jimcaale Deals
Рет қаралды 106 М.
Suuqa ugu weyn Somalia - Bakaara Market | Mogadishu
11:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 146 М.
Maxaa ugu wacan Kirada Qaaliga ah ee Guryaha Muqdisho?
5:16
Somali National Television
Рет қаралды 11 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 122 МЛН