Maxaa ugu wacan Kirada Qaaliga ah ee Guryaha Muqdisho?

  Рет қаралды 11,739

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 Жыл бұрын
Reer Borame ayaa ahay lkn ani sharaf ayay iitahay caasimadayda oo horumaraysa❤ hore usocda dadkaygii 😍😍😍😍😍
@hassanhawale
@hassanhawale Жыл бұрын
Mashaa allaah xamar iyo horumarkeeda somaaliya dhan nabad iyo guul ilaahey hasiiyio
@iskufilanxaaji477
@iskufilanxaaji477 Жыл бұрын
Masha Allah Allah ha noo siyadiyo nimcada wixi dhibwadana Allah hanaga qabto
@adannur4755
@adannur4755 Жыл бұрын
Khalad waye inaa qaali lagaa dhigo guryaha
@fosiyai5422
@fosiyai5422 Жыл бұрын
Mashaa Allah waay Camaro Allah Nabada noo adkeeyo Amiin ❤
@baarexashi1465
@baarexashi1465 Жыл бұрын
GANACSATO aana dowlad kaacelin ganacsato ma ahn ayagoo dhan waba malin taajir
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
Raqiis Waaye Zaaid Nairobi Waan Rafadnay .
@abdulahiabukar4621
@abdulahiabukar4621 Жыл бұрын
Sababata dhisamayaasha cusub ee casriga ahay magaalada ugu soo badanayaan ayaa ah baahida tirada dadka ku soo kordhaaya magaalada ay u qabaan in ay helaan guryo ay degaan inta ay baahidaas jirto waxaa sii kordhi doona dhismayaasha guryo cusub iyo kor a kaca qiimaha guryaha laakiin marka ay yaraato baahida dadka u qabaan guryo cusub oo ay degaan waxaaa hoss u dhici doona kirada iyo iibka guryaha Xamar oo dhan kidibna waxaa ku xigi doonta in ay yaraadan dhismayaasha cusub maxaa yeelay waxaa yaraan doona faa'iidada laga sameeynaayo dhisidda guryaha cusub.
@shacabkafariid1827
@shacabkafariid1827 Жыл бұрын
Dhibtay dadka qurbaha qabeen adinkana lacag soo dir lee oranayseen waad aragteen soo maahan 😮😂
@Zakiict
@Zakiict Жыл бұрын
muqdisho waa dhismesa dhismaha socda hanti aan anigana qeebteda gaga dhisto malihi arday wadanka waxku bartana ahay shaqo la'aantina waa batay
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Guri la dhiso horumar ma aha dadka garaadkooda hala dhiso muqdisho waa meesha kaliya laga halo qof maalin cad jid lagu dilo aan la soo qaban qofka wax dilay
@saidaliibrahim785
@saidaliibrahim785 Жыл бұрын
war titleka iyo warka aan dhageystay isma laha. warbixinta uu sheegay qof walba oo xamar dagan ayaa og ee mxey tahay sababta iyo maxaa ugu wacan sara u kaca kirada guryaha that is what we are going to perceive
@gedi73
@gedi73 Жыл бұрын
Iyada oo dawladu aysan lugaheeda ku istaagin waxba lagama qaban Karo maxaa yeelay Sharci haduusan jirin yaa laxisaabtamaayo Allah hana fahansiiyo nolosha Aamiin.
@sali3492
@sali3492 Жыл бұрын
Kirada hala yareeyo, dadka u naxa
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Жыл бұрын
Guryahaan Tayadooda yaa hubiya
@halimoomar7529
@halimoomar7529 Жыл бұрын
Nimanaka lacagta heysta ee ganacsat Waa inay,dadka ay guryaha u dhisayan.dhaqalahooda hoos u fiiriyan Taajirka maskiin ka Waa u daranyahay.
@abdirizaq1244
@abdirizaq1244 Жыл бұрын
Guryaaha qaaliga laga dhigaayo. Waa tuuga nimo
@abobasement346
@abobasement346 11 ай бұрын
waa xolih lagah dhacay umadah ba lagah dhisay kan hadlayah bah kah kowah moryan kkk😂😂😂
@beryalex1798
@beryalex1798 5 ай бұрын
madiga soo dhacay? maseerka wa wax jira😂
@sayidfarah3009
@sayidfarah3009 Жыл бұрын
somaliya shaqo kama jirta guryaha hla raqiisiyo dadka ma awoodan
@امعبدالفتاح-ب2د
@امعبدالفتاح-ب2د Жыл бұрын
Nabad alaha keeno nabad majirtee maxay taray dhismo nabada kawanagsan
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 Жыл бұрын
Nabad waan heeysanaa alx ale hano siyaadiyo Madaafiic iyo furin dagaal ma joogtaa
@deeroibrahim2709
@deeroibrahim2709 Жыл бұрын
Kaawa godeey daga lamiyeeriga
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 255 М.
MURTIDA MAANTA:  AFARU AFAR MAAHA USTAAD MAAX  2019
12:09
Somali National Television
Рет қаралды 8 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 8 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
Qaybta 2aad   Waaya-aragnimada Maalgaliye Dhismaha iyo Beeraha ee Afrika | Sulaymaan Cabdi Ciid
45:45
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 4,3 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 545 М.
WARKA HABEEN EE SNTV  15.09.2024
30:38
Somali National Television
Рет қаралды 3,1 М.
KACDOONKA DHISMAHA 02 - DHISMAHA WADOOYINKA INTERLOCK-GA EE MUQDISHO.
15:28
Hudheel ku yaalla  Afrika oo habeenkii lagu seexdo 25000 oo Dollar
15:10
Fursadaha ganacsiga ee Somalida uga banaan wadanka Rwanda.
14:05
Hereri Media
Рет қаралды 61 М.