Dhismayaal casri ah iyo hargeysa

  Рет қаралды 16,096

Arch Geelle

Arch Geelle

Күн бұрын

Waa labo guri oo si casri ah loo diyariyay dhulkodana si wacan looga faideeyay.

Пікірлер: 45
@Zack_Officiall
@Zack_Officiall 3 ай бұрын
Wow Mnshaallha laba jeer bn video dhamaystay aad bn uga helay run ahaanti dhismahani ❤
@yusufmuse1472
@yusufmuse1472 4 ай бұрын
Asc Eng codkaaga waxaa kadheer music muuqaalka music-kada kareeb ama ugaabi barnaamijkaan waa qurux badanyahay ee soo badi
@AMIsmail22
@AMIsmail22 2 ай бұрын
This is so far the best house design in Somaliland and I love how you showed it my friend 🙌🏽
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 ай бұрын
Maanshalaah guri aad u qurux badan rinjigani soomaalidu ma taqaano waaba dookhaygii maanta ayaan walaahi ka hadlayay 2 rinji ayaan ugu jecelahay Wali guri sidan u eeg ma arag Maanshalaah ❤
@guleaidid3032
@guleaidid3032 2 ай бұрын
Asc Markaad hadleeso Music iska xidh waayo Cod kaaga lamaqli. Maayo
@NemaDahir
@NemaDahir 2 ай бұрын
MashaAllaah ilaahay ha u barakeeyo reerka dhistay ❤
@asiaibrahim4820
@asiaibrahim4820 2 ай бұрын
Wooow very Amazing. I loved ❤
@dheemanali3957
@dheemanali3957 2 ай бұрын
Mansha'aalh wiiilkan aad udawada waa best Engineer keep going
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
Yaa dhisay noo soo Raaci cida dhistay jzkhayran 👍🏻
@ArchGeelle
@ArchGeelle 2 ай бұрын
@@Degmociise123 scandenavian properties and design hargeysa
@rihaamkhadar2546
@rihaamkhadar2546 4 ай бұрын
Masha allah it's soo beautfull l really like it inshallah one day l will design my home like this🤗
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 ай бұрын
Music maad ka daysiid yaba ku maqlaya🤔 beautifully designed home nice decor and well planned out for families with small children MASHALLAH ❤
@bosman9209
@bosman9209 2 ай бұрын
Asc habo hulks ama floorka ma wood marmar baa ina waalay dad Ka waweyne way ku siiban karayaan waa heer dare waxan sad uga helay sida dhulkii oo yar looga faideystey instead 2da guru ee yardarmmaa sha Allah nice young engineers maaha foreman’s design keep up!!!
@ArchGeelle
@ArchGeelle 2 ай бұрын
@@bosman9209 markar kaas waa kii anti slippery ga ahayee aan lagu siibanayn, thanks a lot habo
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Masha alllah❤
@NemaDahir
@NemaDahir 2 ай бұрын
You should mention, the construction company, approximate cost, water, electricity etc.
@ArchGeelle
@ArchGeelle 2 ай бұрын
@@NemaDahir for further information text me on facebook or instagram on arch geelle
@faysal9536
@faysal9536 2 ай бұрын
​@@ArchGeelle waa xaafadee walal telefamka hoos noogu qor
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
​@@faysal9536 Markuu dhamaado viediowgu telphoonka waad arkaysaa
@zakizalax5389
@zakizalax5389 2 ай бұрын
Waa dhisme inaba caadi ahyn wllhi Waa labo nus oo casri loo dhisay
@abdirisaaqxuseen385
@abdirisaaqxuseen385 3 ай бұрын
Musica low ka dhiga dadku way dhibsanayan codka qofka si wcn loma maqlo mahadsanid
@MUBAARIGMuhammad1999
@MUBAARIGMuhammad1999 2 ай бұрын
Waa runtaa wlhi aniga madaxaaba igu xanuuna
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Masha Allaah Gurigaan waxa si gaar ah isoo jiitay Musqusha laga dadbay Qolka jiifka iyo Albaabada
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 ай бұрын
Waa daaqadihii ugu quruxda badnaa abid een soomaali ku arko
@cabdiqadirdahir9974
@cabdiqadirdahir9974 2 ай бұрын
Masha Allah so beautiful
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 ай бұрын
Love it ❤
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim Ай бұрын
Macha allah wll imisa lagu dhisaya
@HibakArte
@HibakArte 2 ай бұрын
Mansha allah love it
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 Ай бұрын
Mansha Allah tabarakalah
@naemaahmed1648
@naemaahmed1648 2 ай бұрын
Mashallah kaalay arag
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 ай бұрын
Aad. Buu. U. Quruuxa. Badan yahay. Maasha. Allh. Dhisanayaa. Cusuub. D Waaw. Naas.
@cismaanShabalaza
@cismaanShabalaza 4 ай бұрын
thts wht i neeed to seeeeeeeeeeeeeeee
@bismillahraxmanraxiim5496
@bismillahraxmanraxiim5496 2 ай бұрын
Shirkadee dhistay dhismahan
@Dasamoha
@Dasamoha Ай бұрын
Qiimaha
@fdama
@fdama Ай бұрын
They will never tell you as usual.
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 2 ай бұрын
Salaamu c w w Qiimaha iyo meesha Soo sheeg
@ArchGeelle
@ArchGeelle 2 ай бұрын
@@adoonalahinaaadan3202 hargeysa weyaan walaal dhismayashani, facebook ama instagram isla magacan arch geelle fariin nooga soo dir
@maryam-cd3gt
@maryam-cd3gt 2 ай бұрын
we need to see the house design
@zuhurali5477
@zuhurali5477 3 ай бұрын
A/c shirkada dhistay soo sheeg
@ahmedmuhumed6039
@ahmedmuhumed6039 Ай бұрын
Scandinavian Design & Properties
@MUBAARIGMuhammad1999
@MUBAARIGMuhammad1999 2 ай бұрын
Soo sheega dee shiekada shistay iyo qiimahaba
@ahmedmuhumed6039
@ahmedmuhumed6039 Ай бұрын
Scandinavian Design & Properties
@zack40x
@zack40x 3 ай бұрын
shirkadee aya dhistay
@ahmedmuhumed6039
@ahmedmuhumed6039 Ай бұрын
Scandinavian Design & Properties
@MrShucaac
@MrShucaac 2 ай бұрын
Warheedh why camerada adigu kale kugu maqntahay, Cmon show the property. Are part of the commercial 🤔. 👀 out next time.
Guryosamo - Xaafada Casriga ah ee Sabo Wanaag ee magaalada Garowe
19:40
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 41 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2 МЛН
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
MM Somali TV
Рет қаралды 80 М.
Dhisme Hargeisa kuyaal Bangalo 18m x 24m | 6 Bedroom | Services and Parking
3:19
This home I transformed in Lagos will blow your mind | Interior design
15:22
reer hargeysa iyo sakariye jakarta maxaa kala qabsaday😂😂
11:40
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 58 М.
sidee bay afartan shay dadku ugu kala tageen | Ustaad xamse xabiib
13:04
Nolosha Soomaalida Austria waa sidee 🇦🇹
32:29
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 44 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 41 МЛН