Guryosamo - Xaafada Casriga ah ee Sabo Wanaag ee magaalada Garowe

  Рет қаралды 81,612

Gandaal Media

Gandaal Media

Күн бұрын

Пікірлер
@NaimaNur-h1g
@NaimaNur-h1g 5 ай бұрын
Maashaa Allah soomaali meel walba ay degentahay Alla nabad yeelo.
@se1059
@se1059 5 ай бұрын
Very good dhista dhulkiina somaliyeey oo aamina inta dhul shisheeye lacagtiina ku khasaarinaysaan masha allah hambalyo reer garoowe from somaliland
@lulmohamed181
@lulmohamed181 5 ай бұрын
Sax weeye
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 ай бұрын
Ilaahayow wadankayaga noo hagaaji oo noo Barakee Soomali waa laysku diray si aanay isu Aaminin oo wadana kale loogu faaiideeyo sida Africa iyo wadamo kale oo ay guryo ka iibsaday Aamina wadankiina oo kor isku qaada aad ayaan ugu faraxsanahay in aan arko program adan oo kale from Burco Somaliland
@AbdiYu-s7i
@AbdiYu-s7i 10 күн бұрын
Ku dayo Puntland isnt easy Masha allah garoowe magaalo madaxda Puntland from Jubaland. 2025
@abeleli2651
@abeleli2651 5 ай бұрын
MashaAllah rer Puntland iyo dhamaan somalida nabada iyo hormarka ha usiyaadiyo. Hormar iyo dad adunka lasocda baa arkaa.
@Nura-v9z
@Nura-v9z 3 ай бұрын
Somaliyey waxa nalagu sixrey Kenya iyo imaradaka bal fiiriya dalkena guryaha laga dhisey, mashallah ilahey dalkena nabad warta haino siyo, mida kale oon ku darsanayo waa in geedo waaweeyin oo roobka soo jiito ku abuurtan bananka guryaha.
@truecomment3650
@truecomment3650 5 ай бұрын
Masha Allah. Qalabka casriga lagu rakibay baa iga cajabiyey xataa Canada kuma arag. intaad wadan ajnabidi guri ka iibsan lahaydeen, Garawe aada oo ka iibsada gurigaan quruxda badan❤🇨🇦
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 5 ай бұрын
Nabad aya loo ba han yahay iyo kala danbeyn sharci qofki qof dilaa in laso qabto ladilo waxa mu hiim ah nabada iyo kala danbeyn
@Mamocreators
@Mamocreators 6 күн бұрын
@Shaamil-Basayev Nabad Iyo Kaladanbeeyn Waa Leedahay Meesha. Cajiib Dad Meelo Liito Joogga Baa Waxaas Sooqoraya. Yaab
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 5 ай бұрын
Masha Allah ❤ guryo qurux badan amazing 🤩 and beautiful 😍 somali 🇸🇴 ilahay haa xifdiyo dhulkada inaan dhiisato waa waxaa ugu wanagsan intii la dhisi laha dhul shisheeye guul somalia 🇸🇴 melkasto oo jogtan nabad kuu noolada
@waberihassan7867
@waberihassan7867 5 ай бұрын
Machaallah jazzakallah sheik somaliyey walalayaal illahay dhul wanagsan oo barakeysan ayu naa siyey guriyahan qurux da badan leeh qurbaha aya lamodaya marka reer garoowe nabad daa iyo hormarka sida ugu fara cadkada ishaallah somali oo dhan na illahay dad is jeceel ha naga wada dhigo from Djibouti nolada walalayaal
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 5 ай бұрын
Dhisma yaasha nuucaan ah waxay sare u qaadeysaa in Reer puntlland iyo soomaaali oo dhan dib ugu soo noqdaan soomaaliya,
@Ducaysane29
@Ducaysane29 5 ай бұрын
Waligeed soo noqon maayaan Dadka Soomalidu iyo kuwa Reer Puntland iyo kuwa yawga kaleba inta aanad caruurtaada u helayn Waxbarasho tayo leh oo jaban ama bilaa lacag ah, Caafimaad aanad ka fikirin inaad dibada ugu baxdo, iyo ta u muhiimsan oo ah in aad hesho Garsoor Caadila oo aanad ka baqayn Ilaahay mooyee. Waana mida dadku Wadamada Reer Galbeedka u joogaan. Maanta ruuxa mxkamad la gala Biden ama Trump hadii uu ka gar leeyahay wuxu hubaa in uu ka helo garta marka maxkamad la galo. Aan soo kobee Guryo noocaan ah iyo daah remote lagu furo wadan horumarkii ma sheegto.
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 5 ай бұрын
Wa runtaa.
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 5 ай бұрын
​@@Hasanali-kt2xh waan kugu raacsanahay. Dal aadan lahayn waa dareen ku joog .Wallhi ciidada hooyo adaa leh ka ab ka ab lagaa dhaxli.Wadamada shisheeye waa waqti go'an baad leedahay.
@Moali13373
@Moali13373 5 ай бұрын
Hal service oo dowladu ku liidto baa xaafdan ka dhiman waana dabdamis waxaan rajeynayaa in madaxda xaafdan ay ka fikiraaan Adeega dabdamiska oo si dhaqso ah u damin kara lacala hadii dab qabsado mid kamid ah guryahan ❤❤❤
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 5 ай бұрын
Aad iyo aad inshallah waysooiibsan doonaan waa muhiim in dabdamis lahelo korantaa kici karto gaas kuukarka xataa inlaga taxadaro buurabaa
@zaytum
@zaytum 5 ай бұрын
Wali ma araq intaan arki jirey xayasiid guryo oo si profel ah aan ka ahey kan waa lagu fara yarestey alaha barakeeyo amin Guul guuleysta melwalba iyo gorwalba guryosamo♥️amin🌹 dhirtii aweey
@MindYourPerspective-1
@MindYourPerspective-1 5 ай бұрын
Soomalidu haday iska dayn lahayd dilka iyo dagaalka, wa dad wax soo saar leh. Aad baan ugu faraxsanahay horumarkaan, I hope inaysan iska burburin.
@Mirhan777
@Mirhan777 5 ай бұрын
Somali waxba is kama galin 1973 by puntland banan isragtey
@fatxicabdi1371
@fatxicabdi1371 5 ай бұрын
⁠@@Mirhan7771973 putland ma jirtay😂
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 5 ай бұрын
😂😂😂 maye 1939 kii
@Mirhan777
@Mirhan777 5 ай бұрын
@@Hasanali-kt2xh riyo wanaagsan 1939 adoon baaba ahyd
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 5 ай бұрын
@@Mirhan777 adoon Allan aha. Lakiin Madan fahmin waxan ka wadey, adeer. Waxan la yaabana kan leh 1973 baanu go'anay.
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 5 ай бұрын
MashaAllah, dhulkiina dhista inta dhul qalaad la dhisi lahaa.
@somaligirl8743
@somaligirl8743 5 ай бұрын
Guul reer Puntland 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽❤️❤️❤️
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 Ай бұрын
ASC wall gaar ahan shiikha jazakalaah kheyr laakiin gacmaha iska jira lakla Taagayo midig iyo bidix waa calamadii kirisTaanka oo qarsoon
@sowdamohamod7595
@sowdamohamod7595 5 ай бұрын
Maanshaa allaah allow idin barakee nabad iyo cafimaad ku daga. From Mogadishu ❤❤❤
@Thebattleofthehorn
@Thebattleofthehorn 5 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah. Guulaysta boqortooyo
@AbdirahmanShiikh-l3d
@AbdirahmanShiikh-l3d 5 ай бұрын
M.a tusaale utihiin dalka❤ from hobyo
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 5 ай бұрын
Mashalah adbey uqurx badanyihin dad caqligoodu kaamilyahay oo waayo arag iyo aqoon leh ayaa dhisay
@yiiyaanmadadaal4457
@yiiyaanmadadaal4457 5 ай бұрын
Guri jardiin leh maasha'allaah finally
@dodorara9532
@dodorara9532 2 ай бұрын
Maan sha allaah dalka wax dhisuu u baahan yahay ee dhisa shacabku waa diyaar waa rabaan dalkooda isagaa lama huraan u ah aduunka aad aragteen saa uun bay u qurxisteen dalkooda wax ha laga barto dalkaaga aamin oo ku shugri nicmada allaah kuugu deeqay kuna kal soonoow lama huraan weeyaan dalkaaga
@Diirad_A
@Diirad_A 5 ай бұрын
gurigu aad ayu u wanaagsan yahay. Talo: shaqsi bandhiga guryaha khibrad kule ha bandhigo guriga, shaqsi duubista khibrad kule hi na ha duubo video yowga. allahumubarak
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 5 ай бұрын
manshaallah guriga G+1 isna goorma nala tusi doona intuu ka kooobanyahay iyo cabirkiisa inta qol uu leeyahay
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 5 ай бұрын
Mashaa allaah garawe waadhaqaajisay waxyba yeelatay guryaha Nairobi ugushidan oo kale ❤❤❤❤❤
@زهورالربيع-ز4و7م
@زهورالربيع-ز4و7م 5 ай бұрын
Yurub na way ka horeeyaan maasha Allah tabarak araxman
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 5 ай бұрын
Masha Allah horey usii socda wadankina maal kashta intaa wadan shiyeya adba mal Kalin laheyd wadankina maal kashada qurxiya guul somaliweyn oodhan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 5 ай бұрын
Mashallah ❤mashallah guri qurux badan walahi guryaha yurub kuyalo e milyan nerada ka qurux badan waaw cadi mahan ❤somaliya horamar fican
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Ай бұрын
Soomaaliya waa meel kulul oo qorax full ah leh sanadkoo dhan hadana guryahooda uma sameeyan garage dadan oo baaburta la gashto, gaarigu qorax daas buu iska oolayaa , marka intaas ku dara guryahan casrigaa eed dhisaysaan.
@abdirashidabdiwahab8590
@abdirashidabdiwahab8590 5 ай бұрын
Mashaa Allah wlhi ma arkin Guri ka quruxbadan oo somaliya ku yaala Allaha haniibarakeyo ❤
@arawelo9504
@arawelo9504 4 ай бұрын
yurub oo aan joga guri sa ushidan oo uwayn waligay madagin somaliya waa hormartay😊😊😊
@cabiiralive
@cabiiralive 3 ай бұрын
Maashaa Allaah Caadi maaha Boqcado waa wayn & Guryo Qurqurux badan
@milgoaden1251
@milgoaden1251 5 ай бұрын
Maansha Allah Maansha Allah, waxaan aad ugufarxaa markaan arko maalgalinta saan ookale ah ee wadankeena lagu sameeyo, aan dhisano wadankeena oo quruxsano in taan qurbo taaganahay SOOMAALAAY
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 5 ай бұрын
Thank you guryo samo waa viow quruxbadan Masha allah
@SirajQoolkaodaciwadaa
@SirajQoolkaodaciwadaa 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Sumaya-xv3kl
@Sumaya-xv3kl 5 ай бұрын
MasnshaAllah 🥰🥳 waxan rajaynaynaa Puntland guryaha ku yaala oo dhan in sidan iyo si kasi qurxoon loo qabeeyo, keep going somali ba caalamka ka damaysa wey ka hartay, Somalay guuleysta
@AbdullahiMaow-k4z
@AbdullahiMaow-k4z 5 ай бұрын
Kijo maaha shiikh...waa jiko...thank you for your info....
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 5 ай бұрын
Hambalyo Dhismayaal kaliya yaan la dhisine meelo Dhir Iyo Biyo leh oo shimbiraha Iyo Dadku ku sheekeystaan oo Ha een Iyo Maalin Lagu nasan Karo Hala helo
@zeinababdi5130
@zeinababdi5130 Ай бұрын
Amal village kuwan ba ka shidan mashallah
@rahmamohammed1056
@rahmamohammed1056 Ай бұрын
Aadoo weyn
@Mamocreators
@Mamocreators 6 күн бұрын
Oo makalalabaa? Iskumid Baan uqabay 😂
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 5 ай бұрын
Masha Allah. Garoowe waa dhismatay
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 5 ай бұрын
mashallah tabarakallah beautiful house
@abdirisakmarshaalhaosman5154
@abdirisakmarshaalhaosman5154 5 ай бұрын
Masha Allah ilahayo somalida barkee oo nasee afgarda yarbi
@khadaraahmed2343
@khadaraahmed2343 5 ай бұрын
Mansha Allah guul garowe
@Happyqaali
@Happyqaali 5 ай бұрын
Masha allah Wall shirkada malaga yabaa in ay laascanood iyo buuhoodle gaadho
@fathiafathia7835
@fathiafathia7835 5 ай бұрын
MashaAllah waa wx qurx badn inaa dalka dib u qurxisan👏👏
@samiirasamiira1318
@samiirasamiira1318 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 5 ай бұрын
maasha alaah waa qurux guryo samo guuleysta madhistan guryo sidii baraakadii amacariish yo xoolo ,iyo digaag lagu dhaqankaro ,oo moorada xolaha, leh ?
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 ай бұрын
Waa guryo aad u qurux badan ❤
@lehusseinou
@lehusseinou 5 ай бұрын
Sheekh aad baad uga shaqayseen oo feker badan u geliseen waana wax lagu farxo oo aan soo dhowaynayo horumarkaasi. Waa guri casriya oo aad aduunka ula jaanqaadaya. In shaa allah lacagtaa iyo fikirkaa aad geliseen inaad midhahooda heshaan baan rajayn. Waxa keliya oo aan ku dari lahaa labo arin. 1. Aniga ilama saxna in aqal 900m square ah uu dhismuhu keliya noqdo wax aan ka badnayn 300m square inta kalena wax kale thy. Ku noqda halkaa baan odhan lahaa oo aqalada intaa ka waaweeneeya. 2. Tan labaad aan ku dari lahaa waxa weeye in qolka fadhigu uu Ground floor-ka ahaado oo hadaad cid la kulmayso waa laga qurux badan yhy in aad aqalkaagii oo dhan sii dhex mariso ood gayso second floor ka. Dhaliil maaha hadalkaygaasi oo waa ceeb la' yihiin aqaladu lkn waa wax aan is idhi way sii wanaajinayaan dhankayga hadii lagu daro. Thanks.
@Gandaalmedia
@Gandaalmedia 5 ай бұрын
Anoo ka jawaabaya qodobkaaga 2aad, waxaa jira qol weyn oo fadhiga oo ku yaal dabaqa hoose oo ku xiga qolka cuntada, jikada. Fadlan daawo muuqaalka xayeysiinta. kzbin.info/www/bejne/kGrEmJuFfMaUm68
@RoodaMoham-zs7pl
@RoodaMoham-zs7pl 5 ай бұрын
Bosaso ma iiga dhiseesaan gurigaas oo kale ​@@Gandaalmedia
@RoodaMoham-zs7pl
@RoodaMoham-zs7pl 5 ай бұрын
​@@Gandaalmediabosaso ma iiga dhisi kartaan gurigaas ama badhan
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 5 ай бұрын
Maanshaa Allaah waa guryo qurux badan waa imisa dabaqan hada
@sahruja5777
@sahruja5777 5 ай бұрын
Maasha Allah.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
HARGEISA IS LOOK LIKE THE NEW YORK CITY I LOVE HARGEISA ❤️
@AbdiYu-s7i
@AbdiYu-s7i 10 күн бұрын
Meeshu wa garoowe ma aha hargeisa😂
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 13 күн бұрын
Where is the kitchen show us aniga jikada interest ku ah guriga dhan jikada ka qimeya
@abdirahimahmed108
@abdirahimahmed108 5 ай бұрын
Maasha Allah tabaraka Allah ❤🎉
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE 5 ай бұрын
Mashha Allah Masha Allah
@GuryosamoRealestate
@GuryosamoRealestate 5 ай бұрын
Sc dhamaan ikhyaarta , Wixii commente waa qaadanay Anagaboo shirkada Guryosamo realestate,
@seemaalmohamed9485
@seemaalmohamed9485 5 ай бұрын
masha allh horumar baladhan bad sameyseen
@amalahmed7254
@amalahmed7254 5 ай бұрын
Maashaa allaa aad iyo aad u qurux baden yahay
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 3 ай бұрын
Amazing Maasha alllah
@thursdaylover1230
@thursdaylover1230 5 ай бұрын
MA SHA ALLAH❤❤❤
@kaliforce7130
@kaliforce7130 3 ай бұрын
Waa imisa guryahaan qiimahooda😮
@4213ROM
@4213ROM Ай бұрын
145k
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 5 ай бұрын
Horumar wacan 👍
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 5 ай бұрын
Omaha noo sheeg wllo
@nasradin143
@nasradin143 5 ай бұрын
Asc wll Guri shaqsi aha ma ii samyn karaa Insha allah Mahadsanid wll
@burhanmohamudwarfa7688
@burhanmohamudwarfa7688 5 ай бұрын
manshaallah that is a luxury house
@saidmuktar
@saidmuktar 5 ай бұрын
Mashalh gurigaan masomali baa distaay
@umuzeiynab4420
@umuzeiynab4420 5 ай бұрын
Masha Allah ilahay dalkeenah nabad waartah alaaha kadhigo
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 5 ай бұрын
They look identical to the Hargeisa Aragsan estate !
@WARYAGAMING1
@WARYAGAMING1 5 ай бұрын
Waa same company
@MystoGun650
@MystoGun650 5 ай бұрын
Nothing wrong with that, it's okay to have inspiration 😂.
@xarfo
@xarfo 5 ай бұрын
ohh i forget hargeysa was first place whole world building houses like this even dubai copy it
@bukharicalayr168
@bukharicalayr168 5 ай бұрын
😂😂😂​@@xarfo wax fahansii dadkn caqli la.aantta
@coolcleo-quit
@coolcleo-quit 5 ай бұрын
😂😂
@joeokieh43
@joeokieh43 5 ай бұрын
beautiful Mashallah ❤❤❤❤❤❤ from Djibouti.... ce combien le prix ader
@HalimaMohamed-m8u
@HalimaMohamed-m8u Ай бұрын
Qimuhu wa imisa?
@raqiasaid2031
@raqiasaid2031 5 ай бұрын
Maasha allah allaahumma baarik
@lulmohamed181
@lulmohamed181 5 ай бұрын
Maasha Allah dhulkiina dhista
@somaliyahanoolaato2021
@somaliyahanoolaato2021 5 ай бұрын
Hamuun goranyo😂😂😂😂
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 2 ай бұрын
Maan sha allaah baaraka
@husseimali1139
@husseimali1139 5 ай бұрын
xaafada Amal kana igala qurxoon.
@SirajQoolkaodaciwadaa
@SirajQoolkaodaciwadaa 5 ай бұрын
مشاءالله تبارك الله
@sahraisse2676
@sahraisse2676 2 ай бұрын
Masha allah tbrkllah
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 5 ай бұрын
Qof design gareeyay malaha uk buu kayimid guri saa u weeyn qolkii shaqalaha leh beer leh inaa jikada qasalad looga dhigaa not guriga buu sumcadisa dilay tan labaad guri saa u weeyn inaa oven yar loogu tala galay apartments halka qof inaa gilisaan baqiil nimeey niga tahay iyo cooker ka yar waa qalad waxaa filayaa guriga qimahisa inaaa yareeysaan xumaan kama wado and i also hope you guys did Waterproofing all the wet areas showers toilets kitchen and all hadikale guriga mold bagalayo qofkii gatana wuu ku qasarayaa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Qasaalad jiko kumataalo badonimo da jooji waa makiinada weelka dhaqda
@hamdimohamud2739
@hamdimohamud2739 5 ай бұрын
Asw how much is it cost?
@barlinabdi9579
@barlinabdi9579 4 ай бұрын
Asc muqdisho ma ka dhistaan gurigaan oo kale
@zk4654
@zk4654 5 ай бұрын
السلام عليكم اخي الكريم كم السعر هذا البيت
@mujahidaali1259
@mujahidaali1259 5 ай бұрын
Masha Allah hadaad dhisteen guryaha aan ka wayay somalia dhismayasha yurub waaye xamar maku lee dihiin xaron
@aliabdi8347
@aliabdi8347 5 ай бұрын
Waa sidee dhismaayasha yurup?
@mujahidaali1259
@mujahidaali1259 5 ай бұрын
@@aliabdi8347 yacni qaabkaad u dhisteen Baan ka wadaa sida armajooyinka darbiga ku jiro
@cabdiarch9248
@cabdiarch9248 5 ай бұрын
wow mashallh mashallh mashalh, walhi waaban ku farxay gobolada guri sidan camal ah oo kuyalla wali horay uma arkin. lkn shirkadaan wax aad u fcn eee qabatay wlhi , mahsllah.
@Dawaco22
@Dawaco22 5 ай бұрын
I have a phobia June 2023 Garowe had a mini war and bullets came inside the house and my neighbor's next house was hit. If you want people to come back ensure safety
@moyaa1852
@moyaa1852 2 ай бұрын
Beenlay
@Mamocreators
@Mamocreators 6 күн бұрын
Stop lying Nayaa Idooryahay!!! Garoowe is the most peaceful city in the world!! ❤❤❤
@Dawaco22
@Dawaco22 6 күн бұрын
@ first of all, why would Iidoor want to come that hot nasty place? Have you seen Garowe garbage everywhere those plastics😂. Secondly, you can’t deny the mini coward Jimcaale war😂😂 third peaceful😂😂 what happened when captain ayuub came
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 5 ай бұрын
Qiimaha noo sheeg....
@LumnaMohamed
@LumnaMohamed 5 ай бұрын
Mashallah, what is the cost..
@sagalm5566
@sagalm5566 5 ай бұрын
MASHA ALLAH
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 5 ай бұрын
qimuhu wa meeqa?
@Ubahmumin
@Ubahmumin 2 ай бұрын
Manshaa allaah
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 4 ай бұрын
Maansha allah wax kasta. Oo. Quruxbadan way u baahanyahay. Dhaqaalo
@joeokieh43
@joeokieh43 5 ай бұрын
reer Djibouti, arrive pour acheter ces belles MAISON.... soyez accueillant
@geedi1132
@geedi1132 5 ай бұрын
Waxan baa guryo ah. Guri waaasac ah oo haddana beero leh.
@Sanaka2050
@Sanaka2050 5 ай бұрын
Beautiful if only Somalia had safety and justice for all
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 3 ай бұрын
❤❤❤❤I like that
@kingmansion4183
@kingmansion4183 Ай бұрын
How much
@yugoslavia3778
@yugoslavia3778 5 ай бұрын
Yes dhullkiina dhista😊
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 5 ай бұрын
How much is cost
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr 5 ай бұрын
Mnsha allah
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 5 ай бұрын
Magaalada waa in la dhireeyo
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 5 ай бұрын
Mashlah yasalaam
@SamaHero
@SamaHero 5 ай бұрын
Masha allah
HARGAYSADA CUSUB NEW CITY
8:07
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 207 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Dhisme Hargeisa kuyaal Bangalo 18m x 24m | 6 Bedroom | Services and Parking
3:19
$65,000, Guri nuucee ah ayaad uga dhisan kartaa Muqdisho?
7:00
Jimcaale Deals
Рет қаралды 34 М.
Guryo iib ah - Mogadishu (Liido)
13:07
Jimcaale Deals
Рет қаралды 64 М.
WAA SIDEE MUQDISHADA CUSUB ? 😱 2025
9:08
Maaweel
Рет қаралды 121 М.