khadra daahir iyo saalax qaasim hadii samir | caashaqu sad weeye | hadii samir wax lagu helo

  Рет қаралды 940,320

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Пікірлер: 205
@Ibros-10
@Ibros-10 5 ай бұрын
Wadanka USA 🇺🇸 Gobolka Minnesota magalada Melrose Lkn Kama daalo dhageysiga heestaan ❤
@NaimaNor123
@NaimaNor123 5 ай бұрын
Wow❤
@MascuudYarre
@MascuudYarre 4 ай бұрын
Wad naga walaysa
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 24 күн бұрын
Salaan sare from Bad Wildungen
@abdinasirmohamed4739
@abdinasirmohamed4739 Жыл бұрын
Wadanka was Canada Gobolku was bc Waxan kabaxaya prince George Waxan kusijeda hope Hadii all idmo 7 sano ayan heestan every road trip ana dhagsysanayey I do not know why but it is one of the best songs and my favourite one.
@XuseenbareCalasoow
@XuseenbareCalasoow 23 күн бұрын
Waxaan joogaa Canada soomaaliya waxaan kasoo Tegay 2009 dii heestaan xusuus ayeey igu leedahay
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 7 ай бұрын
Heestan waxan ku xasuusta gabdh aanu isjecleyn, xiriirkenu wuxu socdey in mudo ah anago aad isugu qanacsanen aadna isku jeclen wxy ahayd gabdh xushmad badan kaftan badan aadna dadka udagan ah, khalad kaston ka galana malintan ka garaabo ama an ka rali galiyo aya udambeyn jirty o aad ayey ucafis badneyd, ani lafteyda wan ku qanacsana in badan mana ahayn mid dhiba ama xumeya. Habyn habynada ka mid ah ayy iso wacdey iguna tiri xaafada iigu kaaly arin ayan kala hadli rabaye kadib wan utagey, saa waaba gabdhi farxanadda ahyd o wajigeedu murugo ka muuqato wan fariisty ano yaaban kadiba weydiiyey sidey wax u jiraan waxey iisheegty in galabtadan la bixiyey o nin lasiiyey iminkana marwo ninkale tahy iyado igu tiri maxan ka yeela aabe wuxu yiri wanku bixiyey e ogow mrkan wr ka keenyna, hadalka wuxu iiguso gaabiyey far habaar iyo far duco mid dooro, ama ubad la dhaly noqo ama mesha doontid kabax o ha isheegan. Marky sidaa tiri ayn weydiiyey on ku iri ok maxaad sameysy markaa.? Waxay tiri wankaso carary mana u jawaabin hooyo ayan so hoos galey hooyana wxy itiri kaso feker iskuna day inad aabaha wrkiisa maqashid ogow aabaha wu madax adagyahy anna waxba igama maqlayo o wad ogathy. Markan ogaadey iney xaqiiqtahy ayaa waxaan ku iri hadey sas tahy yeel go'anka walidkaa o habaar yaanu kaaga dhicin anna waxba kuma qabe ogow calafka aya waxsaarla leh adna khald ma lihid anna awood malihi o waxba kama yeeli karo hadalka walidkaga, mrkan hadalkas ku iri aad ayy u oysey o wxy u arkeysey in aan rabin noloshedana dan ka lahyn lkin saa ma ahyno runtii anigabo qalbiga ayn ka oynayy sidaas oy tahy xaqiiqda ayan ogaa o doorasho kale ma laheen ilaa inan iska fasaxo un mooye. Kadib noloshi ayada ahyd ayey gashey iyadonan ku qanacsaneyn mrkasta wey ilaso hadli jirty iyado ka eed sheeganeyso noloshan iyo wxy dhib ka mudaty ninka la siiyey mrmr wy igu ooyi jirty iyado doneysa inan fahmo o ay igu nafisto, anna niyada ayn u dajin jirey o wxn dhihi jirey abayo waxkasta wy ku hagagine khyr filo o reerkada dhaqo saxna maaha ado xaas ah inad ilaso xariirto mrkaste fdln yare xita o hailaso hadlin. Hadalkas wy ka xuman jirty anna wnku qancin jirey in qadarta meel loo dhafo aany jirin tahyna inaanu ku qanacno wixi alle noo qorey. Sanad kadib waxa dhacdy iney gabdhi xanuusaty wa xanuunka ay sababsan doonte, iyadaana iso sheegty in xalkedu wacneyn anna mrkas xita si wacan uma xaririn karin o marwo ayy ahyd taas ayana ixadideysay mrkasta mudo yar kabacdi waxa la iiso sheegy geerideeda, axx maxa ka xanuun badan qofkaagi o aad laba jeer weysey.? Markas ayuu waa cusub ii baryey, waxan wehel la noqday murugo iyo feker waxan ka go'ay asxaab teydii gooni socodna wan iska noqdey, carradi iyo degaanki dhan ayan dhibsadey o xasuusahaha damkhashada leh ayan ka xasili wayy kadib wxn go'aansadey inan ka tago magaladi oo aan ka fogaado, waxkasta wan qarsan jirey laigamana fahmi jirin. "Soow Tiii Nabigu yiri hadad nolosha Qawadaan nabad gala'e haajira" dhimashadeedi haatan waxa kasoo wareegty 5 sano in kabadan allow unaxariiso.🤲🤲 Illaa maantadan maanta ah qalbigeyga kama aysan bixin qofkastoon xiriir la sameyana waxan ka dhex raadiyaa dabeecadeheedi xita waxan ka quusty in qalbigeyga u qofkale so dhaweysto si kaston isugu dayana aakhir qofkas ayan dhib ugeysnaya ama nabsi ka galaya ama dhawacaya kadib mrkuu wx dareen jacyl ama naxariis ah u iga wayo qofkaas, anna maahi mid ku xasilayo qofkale.
@Mj2030hunk
@Mj2030hunk 7 ай бұрын
Sxb ugu horeyn ilahey haunaxaristo inantas wlhi waa qiso aad cajib uu ah oo murugo badan 😢,adne eebe samir iyo iman iyo qof kala oo wanagsan oo ad kunafisto hakusiiyo inshallah 🙏 sxb run ahanti qisadada aad bey iitabatay alaha kusharfo nio guleyso wllo
@MohamedWiet
@MohamedWiet 7 ай бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤😂❤😂 hello 👋
@foosaden4036
@foosaden4036 6 ай бұрын
Wllkey wlh qisadada murug bdn ay wadataa alha u naxariisto gabadhas u duceey adna samir iyo iiman inshallh qof kle oo aad ku nasato alha ku soo sahlo 🤲🤲
@MohamedDhuux
@MohamedDhuux 5 ай бұрын
Alle ha u naxariisto yaarabi dad badan ayay sidaasi ku dhacday wll ani xitaa mid ay waxyar kala duwan yihiin ayaa iqab satay
@CismanMaxamed-n4n
@CismanMaxamed-n4n 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirasaq3235
@abdirasaq3235 3 ай бұрын
Hees cawa oo tariikhadu 16 septeber 2024 ban dhageysnaya, In kasto heesaha an aad is kugu ficnan hadaan hees dareen gaar ah bay ii ledahy waxaan ahy safaar. Sido kale gabdh aan jecalahy ban qalbiga ku hayaa waxaan rajeynaya ina nolosha midowno jacaylkagu mid guleysta noqdo saaxiibalyal idina guleysta❤
@MandekDuale
@MandekDuale 3 ай бұрын
Isla caawa 16 September kula dhageysanaya wll allah kuu sahlo jacaylkaagana
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Nice sxb mhdsnd hees macaan weeye oo caan ah saalax qaasin iyo khadro dahir alle yrxm
@MuuseJimcaale-c1d
@MuuseJimcaale-c1d 13 күн бұрын
Maxaad qaraami dhagaysatay
@Mj2030hunk
@Mj2030hunk 7 ай бұрын
Hestan waxan dageysanaya 11/6/2024 galab talada ah anigo qalbiga bash ka ah💔💔😢 😭
@Sadaam-Hirsi
@Sadaam-Hirsi 7 ай бұрын
Heestan waxaan ku diyaarin jiray inta badan imtixaankii fasalka 12aad ama form fourka sanad kadib waan soo raadiyay 2024/6/12.
@maxamedxasancali8041
@maxamedxasancali8041 2 жыл бұрын
Allha unaxariisto saalx qasim iyo qadro daahir labadoodaba
@abdimahadmugasa729
@abdimahadmugasa729 Жыл бұрын
Salax ma dhimn😊
@abdirashiidmohmed5373
@abdirashiidmohmed5373 4 ай бұрын
Waa nool yahay sida aan maqlay eebe cimriga iyo caafimaadkaba ha ubarakeeyo heesihiisa dhawan ayaan bartay midiba mid kale ka macaan eebe ha janeeyo
@rijaalmedia68
@rijaalmedia68 Жыл бұрын
24/05/2023 ayaan dhageysanaa heestan anigo jooga uganda casimadeda Kampala o waliba diyarinaya imtixan allow iisahal o umuuraha iyana usahal qof kasta o arinu heysato🤲🤲
@MohaaRobii
@MohaaRobii 11 күн бұрын
Hestaan waxn dageysanaya sandakan cusub 1/1/2025 12:15 illahayow kan si wanagsan nogadamee ❤❤
@sharmaakeahmed1039
@sharmaakeahmed1039 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanayaa 19/03/2023 habeen salaasa ah 😮 Markii aan tiktok ku arkay gabar calaaalayso oo iskaga soo duubtay 😅
@Phaizaxaji
@Phaizaxaji Жыл бұрын
Hestan waxan dhagesta haben walba qof igamaqana jeclhy iso duceeya inu alla calaf iigu daro nafteyda wa ka jeclhy isaga wlhi😢
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
Ilahey haku sahlo qofkaaga
@AbdishakurMohamedAli-w2t
@AbdishakurMohamedAli-w2t 3 ай бұрын
Wadanku waa nederland Waxaan ka imaadey schipol waxaan usocdaa maastricht Jawi degan ayaa kudhageeysanooyoo heestaan ❤❤❤❤
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j 2 жыл бұрын
salax qaasim 🦁🔥 Khadra dahir cige ❤🤕 Alle haunaxristo labadodaba 🥺🇸🇴🇸🇴
@ugbaadhasan2959
@ugbaadhasan2959 Жыл бұрын
04/1/2024 saacaduna waa 4:51 galabnimo waxaan ku suganahay caasimadda somaliland ee hargeisa
@Muna-w3p
@Muna-w3p 6 күн бұрын
Ma heestan oo kale🥺❤
@SahrodaahirSahrodaahir
@SahrodaahirSahrodaahir 8 ай бұрын
14 may 2024 malin taladaa waxaan manta wakhti badan kabacdi wakhti wada qadanay raga kaan kaduurtay waxaan lee yahay halay anigu kaygiiye hablo alle dorashada hadiin hagaa jiyo ❤
@ayuushyy7030
@ayuushyy7030 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysan jiray bishii nevmbar waxan is baranay will aan isku magaalo aan joogin kadiib wiilki wn wada soconay malin malmaha kamidah ayuu yimid magaalada aan joogay
@tarabi2020
@tarabi2020 9 ай бұрын
14 April 2024 14:11pm lusaka zambia Jacaylkii aan qarsaday oo weli qalbigayga kasii dhex guuxaya iyo qoftan jecla oo nolosha qofkale kula midowday Ilhan ❤❤❤❤❤
@HassanmohamedkaarOgaal
@HassanmohamedkaarOgaal 6 ай бұрын
Heestan waxan ku dhagaysanaya caasimada jamhuuridda somalliland ee hargeisa, waa maalinimo khamiisa bishuna tahay 11/July /2024 , goor -sheegtu waa 4:42 qofkii iga danbeeya ee heestan soo booqdoow ee commentigayga akhriyoow ii soo ducee saaxiib ducadaada waa la aqbali doonaaye❤
@BaHaLoSS
@BaHaLoSS Ай бұрын
Jamhuuriyad aa Riyada maalin cadayda ah ka toos walaale Caasimadaha 5ta soomali mid kamidad joogttaa wax jamhuuriyad ladhoho majirto
@AswaanSaalah
@AswaanSaalah Жыл бұрын
Jacayl ba I helee haly so duceeyo😂😢😢😢😢
@KhadarDoob
@KhadarDoob Жыл бұрын
Ilaahay ha ha ku sahlo
@amiinofficialmc
@amiinofficialmc Жыл бұрын
7jun 2023 ayan dhegeysanaya anigo jooga South Africa ceptown rejeynayana inan dib ukulano aniga iyo qoyskeyga inshalah😢
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Жыл бұрын
In shaah Allah qeer
@aboumedhoussein3446
@aboumedhoussein3446 Жыл бұрын
I love qarami song even I don't understand from Djibouti
@CabdiShakuur-jq1bo
@CabdiShakuur-jq1bo Жыл бұрын
17/11/2023😢😢😢😢😢😢😢😢 hadiiii socod wax lagu helo ama sabab kalgacl yahy ❤❤❤ inta iga dambeyso ❤❤❤❤❤
@nooleeyahaaqoonta6117
@nooleeyahaaqoonta6117 Ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanayaa 04 | 12 | 2024 Sanadkan ayaan ku sagootinayaa Qorshayaal badan oo iga burburay sanadka danbe waxan rajaynayaa inay wax walba sidan doonayo udhamaan donaan Inshallah
@CeelashaBiyaha
@CeelashaBiyaha 19 күн бұрын
24/12/2024 South Afric wakhtiyada raga adag 01:42 haben nimo alow sahal amuraha ala maxaa inarag dunida wayuhu ciileen🎻🥁🎺 old is gold 🥇
@sidiqhassan5426
@sidiqhassan5426 6 күн бұрын
5 jan 2025 degensanoya❤
@laynqabow7000
@laynqabow7000 Жыл бұрын
02--01--2024 Time:7:05pm Safar ku jiraaa 15saacadood oo train ah wadanka france heestan ii baxaysa ilahay sanadka cusub bashbash iyo khayr ha inoogu dhameeyo Xoorkii laga dhamay Xagaagii iyo xusuus Baaa geela lagu Xergeeyaaaaa? Yaaaaa salaaaam
@MohamoudhasanNour
@MohamoudhasanNour 8 ай бұрын
Allahaku nabadkeeno sxb
@AhmedAbdi-q8i
@AhmedAbdi-q8i 11 ай бұрын
27/ 1/ 2024 maalin sabtiya Saacadu waa 4 :00 galapnimo Waxan ku dhagaysanaya jigjiga jacaylkaygii ayuu khilaaf yari nasoo kala dhexagayal waa maalin xusuus ah❤
@Said-Gabane
@Said-Gabane 7 ай бұрын
21May 2024 waana habeen Arbaca ah 23:00AM habeenimo Waxaanan ku suganahay Magaalo madaxda umada somaliyeed muqdisho inkastoon dadaal ugu jiro sidii aan wadanka uga bixilahaa dhawacyo isoo gadhay awgeed se hadana weli imasurta gelin inaan wadanka ka fakado madaama uu cafimaad ahaan liito. Dhugmaal Lyrics marar badan baan heestan lafteeda kadhagayatay halkan caawana wanigaa fariinta kudhafayba
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 7 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@maxamedibrahim61
@maxamedibrahim61 Жыл бұрын
Alle haunaxariisto
@zamzamhabiib3513
@zamzamhabiib3513 Жыл бұрын
Hadii samir wax lagu helo ama jacaylku sahal yahay adigaan ku sugayoo😢❤
@firstborndiinka4119
@firstborndiinka4119 Жыл бұрын
21/6/2023 waxan la jooga gacalisadayda oo iga xanuunsan Xasuus inuu ii noqdaa rabaa 😢❤
@Garane2020
@Garane2020 Жыл бұрын
When the sweetness of the words and the beautiful wisdom rains from the heart of someone and you don’t understand much about the motive behind it❤❤❤❤❤
@shahjaani5166
@shahjaani5166 Жыл бұрын
Adigaaban dab yar shidayn sxb…when I see your poetic way of putting things in a much larger perspective, I would say. Well I gree with you on this part, because an overwhelming majority of Somali people do not understand at all about the motive behind these sweet words, especially the younger generations. I was one of them once and still are in certain extent, which is why most of somali people, except very few, used to get lost in translation whenever one tries to explain a piece of song lyric, because of the lack of knowledge in these three areas, poetry as whole, lyric poetry and linguistics.
@funkyfeiz
@funkyfeiz Жыл бұрын
20/10/2023. Waa habeen gurkeyga an ka quustay. Jacayl kii iguhaye ayaa barkin waaye
@Ugaasciiseqare
@Ugaasciiseqare 3 ай бұрын
Nairobi ayaan ku dhegeysanayaa anigoo qolkeyga jooga
@kabtancabdiqanitv4842
@kabtancabdiqanitv4842 9 ай бұрын
Alle ha u Naxariisto Habo
@JmacYusuf
@JmacYusuf 10 күн бұрын
Wa.fananiti.wawened.
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
3/3/2023 malin jimce ah wan salaamay khamiislayda iyo jimcoolada . caashaqu sad weeyee samo ma isla garanaa.
@abdirahmanalimirre8839
@abdirahmanalimirre8839 Жыл бұрын
Marqaaan wanagsan
@Sacadmuusse
@Sacadmuusse 2 жыл бұрын
23/6/1996 xasus waxaan dhageysan jiray heestan anigoo jaceyl uu iihayo gabadh aan daris aheyn taasoo igu adkeyd inaan usheegto jaceylka aan uqabo magaalada waxey aheyd Nairobi hutel nastexo oo garissa looj ku agyaalay darisna la ahaa wajer2 ama maryan looj qofkii yaqaanaa yaqaan
@firstborndiinka4119
@firstborndiinka4119 Жыл бұрын
Xasuustaada ma sokeyso walaal hadeer 😊
@maryanshmiris2356
@maryanshmiris2356 Жыл бұрын
Finaly ma is hesheen hee
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Ma is hesheen
@funcomics8207
@funcomics8207 Жыл бұрын
​@firstborndiinka4119 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@funcomics8207
@funcomics8207 Жыл бұрын
​🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
Iga dambeeyow salamulah habaynimo khamiis ah 21/11/2024 goobtuna galdogob wan yara murugsanahy heestan ayan iska dhagysanaya anigo kaligay ah meel banaan ah na ku shaahay naya ilahy haunaxriisto khadro daahir iyo qof walba o dhibtay khaas ahan aabahy wuxu ahaa nin wanaagsan marki uu noola ma.aanan fahmi jirin wanaagisa iyo sida uu urabay inan u noqdo nin meel wanagsan kasoo muuqda aabajy hada wu dhintay mudo laga joogo 2 sano nolashu wajiyo badan ayey ibarty kadib geerida aabahy wax walba oo uu igala talin jireyna waan la kulmay AUN 😢
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Y layga tirtiraba YaQayeeto, Y Rabe towbe
@cabdulahi753
@cabdulahi753 7 күн бұрын
Download maxa uga xertay sxbow
@mohamedabdifitah114
@mohamedabdifitah114 11 ай бұрын
2014 ayaan dhageysan jirey😢❤
@mohamedabdifitah114
@mohamedabdifitah114 11 ай бұрын
@SanchOoFicially
@SanchOoFicially 11 ай бұрын
HesTan Marka Dhagaystoh Xasus Igalisa ❤😢
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 ай бұрын
Saalax qaasim naaji "gacan Libaaxle" Iyo Boqoradii Jacaylka Khadra daahir cige. ❤
@MascuudYarre
@MascuudYarre 4 ай бұрын
Xasus hore Hestan igu ledahay
@ApdiQani-f1q
@ApdiQani-f1q Жыл бұрын
Heesmacan alla haw nxste
@HanadXuseenxasan-pk9fn
@HanadXuseenxasan-pk9fn 4 ай бұрын
❤❤❤❤ cashaqo sad weeyee 😢
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Of salax Qasim fanan Qaliya AHUN khadar dhool
@cabdirisaaqduran339
@cabdirisaaqduran339 Жыл бұрын
Heestaan waxaan dhagaysanayaa 22,9,2023 maalin jumco ah saacatu thy 8:18 subaxnimo waxay isoo xasuusiyey gabar aan is jeclayn oo hadana aanaan is calfan
@nastehoabdirahman8730
@nastehoabdirahman8730 Жыл бұрын
11/1/2024 ban dhagaysanaya xalado aduun iyagoy idhex tibaaxayan alaha nolosha hanoo wanajiyo 🥹
@farxanyusuf4177
@farxanyusuf4177 Жыл бұрын
Xasuus waxaan dhagaysan jiray heestan 2009 oo aan ku sugnaa sendafa
@ladanelaki413
@ladanelaki413 3 ай бұрын
Asxaabay heestu jcyl maahan ee ha ku Anbanina Dhulkii somalida ka maqnaa dadkii ku noolaa iyo dowladii somaliya ayaa heesta ku wada shekeysanaya waxaana la is dhaafsanayaa sidii Ethiopia loo weerari lahaa Waxay so baxday horantii 1976
@ShuuriyeOmar
@ShuuriyeOmar 10 ай бұрын
20,2,2024 qardho waqtiga tagyow slaama
@AxmedroobleTaar
@AxmedroobleTaar 5 ай бұрын
Heestan markaan maqlo xasuus baan la ooyaa😢💔
@Ciidle1
@Ciidle1 Ай бұрын
Cashaqu sad weeyi Samir iska ilow" Khadra Dhoolay janada ku nolow
@nageeyeabdirasaq3566
@nageeyeabdirasaq3566 22 күн бұрын
Heesta kaliya een ka caajisin 15sano oo xidhidha
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Saadaashii maan arag masiideyn wacadkii❤❤❤❤❤
@xasancali9727
@xasancali9727 2 ай бұрын
Heestan waxam dhagaysanayaa saq dhexe waa magaalada hargaysa royal hospital waxan isku ilawsiinayaa lulada sobobtuna waxa weeye waxan dhakhtarka ku hayaaa walaalkay muxuned cumar shiine oo gaadhi la dhacay oo dhabarka ka jaban Waloow danbi tahay hadana kama daalo heestan
@Yusuf-shariif-Abuukar
@Yusuf-shariif-Abuukar 2 жыл бұрын
January 10 2023 yadhagesanaya
@farahhussein6527
@farahhussein6527 4 ай бұрын
Waxaan kuso xasuusta aabo macan aad ayuu uu deegeesanjiray
@shamsamorsal401
@shamsamorsal401 Жыл бұрын
Masii dayn wacadkiii💔😭
@TalozameOfficial
@TalozameOfficial Жыл бұрын
Heestan waxan markii labaad dhagaysanayaa 5 December 2023 saacada 5:03 hargaysa Alle haw naxariisto addo mcn khadra daahir cige iyo saalax qaasim🎉
@yomanchannel6798
@yomanchannel6798 10 ай бұрын
Salax qasim madintaay walalo😢
@abdiahmed-i4h
@abdiahmed-i4h 3 ай бұрын
Saalax qaasim hargaysa ayuu jooga​@@yomanchannel6798
@ebhead101
@ebhead101 Жыл бұрын
Discovering this for the first time and I love it ❤
@AswaanSaalah
@AswaanSaalah Жыл бұрын
16/06/2023 ayn dhegysanyaa ano joogo gobolka sanaag ceerigaabo 😢😢😢😢😢😢😢jacyl yar ban taqsiimay😢😢
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын
Sabarkaan mid ku hayaa
@FartinAhmed4ever
@FartinAhmed4ever 4 ай бұрын
08/9/2024 Sunday morning 11:07 Mombasa kudhageysana 😁
@Sadiqahmedjillaow
@Sadiqahmedjillaow 4 ай бұрын
caashaqu sad weeyee sad weeye samo maysla gaarnaa. Hasideyn wacadka gacaliso garabkeygiyay my love fartun Axmad xirsi🎉❤
@hoygaluuqaddaspanish-ka
@hoygaluuqaddaspanish-ka Жыл бұрын
axsan hees aad u macaan weeye
@MaxamedCabdi-ko7bj
@MaxamedCabdi-ko7bj 8 ай бұрын
14/5/2024 was maalin isniin ah waxaan joogaa caasimada soomaaliya. Muqdisho cadey
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 3 ай бұрын
Best song 🎵 ❤
@Najuuy
@Najuuy 11 ай бұрын
31/1/2024🖐🏿😴
@GuduudaneMedia
@GuduudaneMedia 7 ай бұрын
18 may habarta waseh😊
@con8146
@con8146 Жыл бұрын
208....2023 xasuus
@Mj2030hunk
@Mj2030hunk 3 ай бұрын
23/9/2024 kamadaalo hestan inan dhageysto 😊❤
@axmedjacayl5792
@axmedjacayl5792 6 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa anigoo ku sugan guriga gabadh an jecelahay iyadana aan u ahay walaalkeed heesta waxa igu socda baydadka hadii samir wax lagu helo ama jacaylku sahalyahay❤
@masuulsare8099
@masuulsare8099 9 сағат бұрын
Erayada yaa curiyay
@kingbeegsade
@kingbeegsade 2 ай бұрын
Heestaan waxan dhegeeysaa aniga oo welibaa xaasle ah caruur ii heeyso lakiin ma ahan qof hal daqiiqad xataa fahmi kartaaaaaaa Si aan ugu so xasuusto ayaan cawo dhegeeysaa ilaa dhoowr sacadood afar sano ayeey xaas keeyga tahy boqolkii sagashan isma lihi waa ku kafin kartaa maskaxduna wexeey mar kasto i weey diisaaa qof naxariis badan hadana xishood badan hadana degaan baad tahay ee sidaani mexeey tahay hadana ayada ayaan ku iraa wlleey run isheeeg sidaaan maxaa ka wadaaaaaa hadeey daacad ka thy isheeg aniga aan isaga tago nolashaane ayaduna wexeey taagan tahay walahi hal malina inaan ku noco iguma soo dhiciin yaab iso hoyda mar mar marka saxiiba yaal iso duceeyaaa sanadku waa dhamaadka 2024 inshalaaah hadaan nolahay tariiqdaan anigo habi uso laban doonaaa
@CabdiShakuur-jq1bo
@CabdiShakuur-jq1bo Жыл бұрын
15/ 11/ 2023 xusuuus aaad igu wey ayey ahey hadiii samir wax lagu helo ama jacelju sahal yhay❤❤❤❤❤❤ sory xpipi ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 ай бұрын
Saadaashi maan arag Ma sii dayn wacadkii Salalkana ma daaye....... Talantaali cajiiba. ❤😢
@elhajiqararacle5798
@elhajiqararacle5798 Жыл бұрын
16/02/2023❤🎤
@mohamedbaraki9361
@mohamedbaraki9361 Жыл бұрын
9march2023mnta qamista tahay marqan iga so riday in hesta dhagedstta not jecel
@salaanoofficial4264
@salaanoofficial4264 Жыл бұрын
28 September 2023 a dhageesanaya😂
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Жыл бұрын
😢😢😢reminds me far😢
@MohamedWiet
@MohamedWiet 7 ай бұрын
😊 3:39 ❤❤❤❤
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын
Sadhagaaga kama tago
@MohamedYusufArtan
@MohamedYusufArtan 23 күн бұрын
❤❤
@ahmedmohamedabdalla367
@ahmedmohamedabdalla367 Жыл бұрын
2021 dii baan f4 dhamyy ceerigabo intaan tegy baan barty heeso badn oo uu qaady salax qaasim inkastoo tan iyo kuwo kale hore u aqaany 2011 baan barty qaraami badnkiis markaas oo aan baadiye joogy berigaas wxaan aad ujeclaa hees ay khadro qaado ee dhahda geedigaa hayaankuba
@Alisacudi
@Alisacudi 7 ай бұрын
Heestan aad u jecalahy alle haunaxariisto labadaba Cawa habeen arbaco ah Berbera xaruntii jcylka 28/5/24
@maxamedcumar9105
@maxamedcumar9105 6 ай бұрын
Saalaz qaasim Wuu nool yhy lkn Naxariista lagama maarme Aamin
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 8 ай бұрын
Heestan, waxaan dhagaysanayaa habeen isniin ka sii baxayso, taariikhduna ay qorayso 13 may/2024. Ammintuna ay ku warrameyso 9:40pm. Yar aan saaxiibo nahay, ayaan status facebook-ggiisa ka arkay, ereyo ka mid ah ayaan ka qabtay si aan KZbin-ka, uga raadiyo. Waan helay. Jaceyl awadiis uma dhagaysanayo ee laxanka, ereyada iyo kabanka ayaan u dhagaysanayaa. 2025 ayaan dib u soo booqan doonaa idam alle commentigan.
@cabdullaahixasan8298
@cabdullaahixasan8298 Жыл бұрын
Muruqa laba suul halay jilciyo
@DeeqaDeeqaaffro-gd8pw
@DeeqaDeeqaaffro-gd8pw Жыл бұрын
Hadii samir wax lagu helo ama jaceylku sahal yahay❤😢
@ShafieMohamed-n2j
@ShafieMohamed-n2j 5 ай бұрын
13 August 2024 with my best friend Abdii at ololulunga.
@ibrahimmohamed6102
@ibrahimmohamed6102 Жыл бұрын
Heestan Heesaah aan ugu jeclahay uu Suldaan seeraar qaaday
@abdiyarow7395
@abdiyarow7395 Жыл бұрын
Suldan maqaadine ee waxa qaaden saalax qaasim iyo qadra daahir
@mustafliiban1058
@mustafliiban1058 Жыл бұрын
Wahaben isnin ah taldana sogaleso sacado thy:01:58Am.. waxan dip uso radideye hestan adka umcn waliba anigo jawi kale kujoro😊-.
@Updibasid.252
@Updibasid.252 11 ай бұрын
2/1/2024❤❤❤
@IsmacilAskari
@IsmacilAskari 3 ай бұрын
October 1/ 10 /2024 ÷ 15 sano kahor xitaa wan jeclaa
@GEEDiAbdullahiAli-rb5hz
@GEEDiAbdullahiAli-rb5hz Жыл бұрын
heestaan waxaan dhageysanjirey markii iiku horeysey 1/2012 anoo yar
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
2/10/2023 ❤
@mohaanlozano99
@mohaanlozano99 Жыл бұрын
Waan ku salaamey ilwaadey 😢
@maxamudyaasiincismaan2191
@maxamudyaasiincismaan2191 Жыл бұрын
Ilvo
@KhadarDoob
@KhadarDoob Жыл бұрын
Ilwaad quruxeey lambarkaaga isoodir
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Hadii Samir
12:14
Saalax Qaasim - Topic
Рет қаралды 2,2 М.
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 314 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 438 М.
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 276 М.
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 257 М.