From Bush to Eurupe is very high Jumping .. waxa yaaba Cali mar dhoof la yaaban Dunida .. moodaya in uu Janadii soo galay .. yaa u sheegay dalkeena hooyo wax dhaama la waa .. meel aan baraf lahayn , qorax , bad, neecoow .. Marka soo barbaar Baaba Jeey BUSHMAN!!!
@M45_09 ай бұрын
Добро пожаловать в Россию, мистер другой уровень 😂😂😂
@ugaskawadanka26239 ай бұрын
Baba jey ader iska aamus intaad hawshaada ku dhamaanayso adiggaa afkaaga isku raafi
Kkkkkkkkk 😂😂😂😂 shadiyo waxba ku dhacay wale kabtan bara maba lala hadloyo shadiya afkeda lee ku sabsan yahay muqalka dhiig ku isku yeel shadiyo waa ogahay inad talent u ledahay inad wax iska dhahdo
@xaajisiiidii15779 ай бұрын
Alah abuuris tiisa maa wax ka sheegee baaba jeey waxa laga rabay aad alh ku xamdiso wllky qaali
@axmedmohamedfaarax9 ай бұрын
Asc walal baba an ku saxo Rashid yurub Maha wa ashia
@yasminfarah97879 ай бұрын
Waa is kawaashay ma istiri😂😂 lacagta maa kaa waashay😂😂😂🤣
@khadarmuus36559 ай бұрын
Zxp sheekadii tahriibkaga maanoowadid😢
@hupixariir68299 ай бұрын
Babajey anigoo Norway jogo ayabadhaa qabowbadana maruushbaa kusodhaw barafka😂😂😂😂
@MoPoi-s2n9 ай бұрын
Baba faan lemahyee😂😂
@mychannel-bq1mq9 ай бұрын
Faan badanaa Reer xamarka horta
@AbdiAbdullahi906279 ай бұрын
Baba jeey oo another level gaarey
@inaxaajicumar40109 ай бұрын
Masha allaa❤❤❤
@NimcoDahir-iv8qk9 ай бұрын
babajey kadaa siba mahee 😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@cabdirahmancali25459 ай бұрын
good brother baba 500k🎉🎉🎉
@steamfeisal139 ай бұрын
Masha aliha ❤️🤙
@Jacelow379 ай бұрын
Baba jeey curyaan aya iska dhigeysa haye Nairobi so adiga lugeyni jiray
@axmeddaacad94979 ай бұрын
Baba ruushka waa asiya weli yurub ma joogtid e runta hadad shegeyso Finland kaso hadal mise Switzerland kkkk
@teamgoogle55199 ай бұрын
war babajey africa halo so celiyo😂😂
@yusufyuu65229 ай бұрын
Walal baba Waanagawaashy ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Geelljireqoqay9 ай бұрын
Waxaad ku sadaqaysansaa curyaaam ayaan ahay
@ahmeddholal87809 ай бұрын
Waraa jiis afsomaliga iska sax 50km dheh 🎉🎉🎉
@leylaali74319 ай бұрын
Keep going 💪💪baabajey
@husseinhassan32029 ай бұрын
Baabajeey waa ku salaamay
@AhmedshalleMohamed9 ай бұрын
Aᴀɴ ᴋᴜsᴀʟɪɴ xᴀʙɪʙᴋᴇᴇɴ ᴍᴜxᴀᴍᴇᴅ ᴢᴄᴡ❤❤❤❤
@muqtaaribraahin26119 ай бұрын
Scw scwscw
@MamamunaCusmaan9 ай бұрын
Kilo iga dheh ileen kabtan baara woooba ilooway killo
@SahalabdiBulale9 ай бұрын
ma run baa. Miise wa been. Ma dalkii.somalia. meeshan. Miise.waaaaaaaaaaaa.rusia😂🎉😂🎉😂🎉😂🎉😂🎉😂🎉😂🎉😂❤❤
@FrontlineDiplomatsFD9 ай бұрын
Waxaan deganaaan jiray metro ga saarisina iyo yushnaya
@FesalXuseen9 ай бұрын
hadii ad takes dhul ay kunol yihin galo ma ahan mici neheda in ag aydo dadka ad kuso hos kortey basti ayatahy
@Eng-Shuuke9 ай бұрын
niyow hadaa meel wacan tag tayna wali maala yacnigii baa wadaa ama tahy gorma waynan oo wax qiimo leh soo gudbin
@shafiabdi2159 ай бұрын
Wiilow feegignow Russia ma’ahan West Europe iyo North America, dadkoodu waa cunsuriyiin aad madowga u neceb. Camera dan aad ladhex carareysana meela badan waa ka mamnuuc. Wax xuquuq ah oo ajnabigu leeyihiina majirto. Hadhow ma’ogeyn ha dhihin
@farhankamil36559 ай бұрын
Kkkkkk baba jeey come on caadi matihid
@maxamedaxmedaadan84899 ай бұрын
Codka an ather level waa walhi
@cabdullaahicabduqaadir16679 ай бұрын
6:50 wxaad sheegty kalaabo sxp😢😂
@thelegend42449 ай бұрын
War waxan calyada sidee u dawan kartan
@Asadhagio274909 ай бұрын
Daar Eid igad plz😢😢😢
@mahadawilhossein92209 ай бұрын
Baabjay dhuusaaye Abaal laawe
@bongasasa38959 ай бұрын
Sxboow xamar aa isku duugti tii nagaracfay waa ogeed shantaay hadane in aad nagu dirtid maa rabtaa?? Moscow aan 50 mitir dulka daxdiisa Gali kulahaa sxb joog!
@FarhiyaIbrahim-pz2mw9 ай бұрын
Keep going babajey
@Hiradxasan-t2n9 ай бұрын
Baabajeey noso badi adoo wareegesid sxb
@sadiyaali95089 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasiryousuf46729 ай бұрын
Really I like you❤❤❤❤❤
@abdullahiomar43139 ай бұрын
Baaba jeeyoow riyaad kujirtaa
@nasiyeofficialchannel80269 ай бұрын
Hhhhh allow ba ay kulahaa in uu godka igu ridi rabay ayaan umaleynaay kulahaa
@osmanosman22249 ай бұрын
Baaba cilmi jeeb gadaal Ruushka Ex,baaba jeey
@QADAR__LEO9 ай бұрын
Another level lee la maroyaa😂😂
@RaageAhmed-l2m9 ай бұрын
Baba jey isnot easy
@durdurmediagroup17909 ай бұрын
Hhhhhhhhhh funy
@CaliXasan-sk5eo9 ай бұрын
Baaba waa raaaceesatey wllhi😂😂😂
@hamzahamud62279 ай бұрын
Metro tran mel kasto ayuu ka jiraa
@BashkaboyIbrahimali9 ай бұрын
Baaba jeey Naga dhaaf Hee ruushka sidan kutahy miilha kali kawrn😂😂😂
@ActorAbdirahmanLoomatali-fi4nt9 ай бұрын
Codka fanprok-ka nidaam waye baaba noosoo badi😂
@ClaahiCraxman-i2p9 ай бұрын
Another level 😅😂😂
@ALMAHDI126779 ай бұрын
War maxa noo tashateen shaqo naga dhax abuurateene kawarn
@cadomedia9 ай бұрын
Ey ey dhalay baaba jey marka hore magaciisu magac islaam maaha waana cunsuri kibraaniya isagoo jiisa ayuu kibraani yhy muxuu samayn lahaa hadii lixdiisa laxaad dhamaystiran yihiin
@HamsichPoi9 ай бұрын
Captain paraa wey ku haysata 😂😂😂
@DrzackZack-oh9dn9 ай бұрын
frist coment😂
@IbrahimQaasim-9 ай бұрын
Horey usoco😂
@Sahal9679 ай бұрын
Alxamdulilaah dheh walaalkey😅😅😅
@halimonimco579 ай бұрын
Baba log ayaan kuu hayaa ee magadanee😅
@CaafiTiens9 ай бұрын
Aqli 6 saac. Aqli laku hayaa magadanee adika
@FesalXuseen9 ай бұрын
waxan arka in uu isla weyni cey kugu jirto wayo waxad ku jes jeseysa asxab tada oo ilahey kasoko cey her kan cey kuso gaar siyen ilahey masiro hakugu rido adiga iyo wixi kaso jedo in sha alah
@abdallabro119 ай бұрын
Hhh baba waa wanaga waashay 😅
@elyahyaosman439 ай бұрын
😂😂baba wa naga waashe e.w
@MrSheikh7789 ай бұрын
Waxaan nacaskaa maxuu ahaa, waxaan rag baa dhistay intii aadku faani lahayd wax rag dhistay maad umadaada ku baraarujisid inay dhistaan waxaan ookale qabyaalada dilatay meel iska dhigaan, dadbaa ku xiran qofkaan bilaa murtida, si kadis ayuu u soogalay youtube.ka lkn wax ladaawo ma istaahilo qofkaan bilaa murtida ah yahuu
@Khadarmahadmaxamuud94759 ай бұрын
Another level moscow russia 🇷🇺
@Guruguru-tr2jd9 ай бұрын
Africa ayaa laga helaa awoowe waxad sheegi
@GARAADFARXAAN9 ай бұрын
Karbaashka baba jeey io kabtan baran kuhaysta
@bushraaxmed42859 ай бұрын
Babajey wijimalaha
@muhammedhassan4189 ай бұрын
Shaadiya iska gacan gashay
@BukhaariShankar9 ай бұрын
😂😂😂😂 afka kala tagaya
@nuurtonuur85139 ай бұрын
Dal walbo dadkisaa dhisto somli intaa dal islamed sidan xolhena ugu bixin laheen ona nalagu gumeysan lahaa
@HalimaxasanKaahiye9 ай бұрын
Haa hebel laand itoobiyaan no jabiyaan maalinkasto somali in mid noqoto lagabayabo alla naga maqan
@MohamedRagueh9 ай бұрын
Baba adiga cayda iska dhaf asxabta weyan captain bara iyo idriska iitabo.
@suldaanxasanwadani46729 ай бұрын
Baaba jeey 😂😂😂😂😂
@somali5559 ай бұрын
War yaa bosso nogu keena dhikla nawareerisaye
@bilehproflms13899 ай бұрын
Ninkani rushka wuu kuwareeray
@AxmedSaahil9 ай бұрын
Marna isduug marna dheh dhul hoostiisa gale dheh😂😂😂 adi le isku yaqano
@Deeqamohamuudcali9 ай бұрын
Adi leeba ka reeysay kooxdii aa saaxiibada eheeden 😂😂😂😂