DHULKA WAA SOCDAA WAANA , DHAAFSANEE- AXMED MOOGE LIIBAAN

  Рет қаралды 160,244

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

8 жыл бұрын

Пікірлер: 94
@cabdalemuxidiin6539
@cabdalemuxidiin6539 2 жыл бұрын
Runtii axmed moge liibaan abtigay alle naxariistii Jano ha ka waraabsho reer woqooyi waa abtiyaashay waa duriyad dhalinyarayoow ma ogtihiin dhib waxaan qabo abtiyaayashay waa gob gobi dhashay ani reer gaal kacayo reer baraxleey gobaatihiin abtiyaal anaa hubaa
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 Жыл бұрын
Noolow abti mcn
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
Erayadii Cabdi Adan Qays, codkii fanaankii weynaa Axmed Mooge Liibaan (AHN). Yaa salaam.
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 4 жыл бұрын
Illahay hownaxariisto inma mooge iyo fanaaniin badan oo reer waqooyi ah waa astaanta fanka umada somaliyed meelkasta oo joogaan
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
Dhawac aadan filan Waa loo dhintaa💔😭 1/3/2022 maalin talaado ah goobtu waa jowhr somalia wxn ku jiraa waqti break ee nasiino shaqo ayaankaso baxay wxn so pooqday AUN Ahmed mooge io heesta dhulka wn socda waana dhafsanee 👏👏👏👏 koleey maanta marxalad an dareemayo ayeyka hadleysa alle ha saqiro🤲😷✍🙄
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Allah ka qaado abyo qalbigana ku qaboojiyo😰🤲
@libanaliabukar4336
@libanaliabukar4336 2 жыл бұрын
Waxaan rajeynaa inuu Alle kaa dulqaaday oo aad hadda Baraaro iyo Nafis ku jirto. Jowhar waan u xiisay Magaaladeydii waxaana iigu dambeysay 2009 Aad baa ugu boholyoowhay. Mishinki, Xariirkii shaqaalaha Xafdeydi, Garoonki farjano u dhowa, Aboola iyo suuqii aan Saliid macsarada la doonni jray, Iskulekygii Sheikh Hanafi Aloow Jowhar Nabad igu geey mar uun anooo Caafimad qaba.
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 7 ай бұрын
10. 12. 2023 iyo waddan shisheeye , dhul cidlaa naftyadii, waayo aduun oo khair iyo nicooyin kaloo badan ba , Alle ha sahlo , Sannad ka dib inaad halkii Nolosha heshay ayaan Rajaynayaa
@haawodagan5472
@haawodagan5472 7 ай бұрын
@@ragadhexe.5743 aamiin aamiin wllkey alle ha saqiro nolosha🙏❤️👏
@sidiiq_xupi8766
@sidiiq_xupi8766 7 күн бұрын
wllsheyay alle haku saqiro wll mcn😢
@cabdalagorod9878
@cabdalagorod9878 6 жыл бұрын
Heestani waa hees Xasuus igu leh 15/2/2018 habeen khamiis ah Alaah ha unaxariisto axmad mooge liibaan
@cabdikhadar1106
@cabdikhadar1106 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto
@khadarceergaabo
@khadarceergaabo 4 жыл бұрын
waxa uu ka mid yahay fanaaniinta aan taagero Axmed mooge liibaan
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 5 жыл бұрын
Dhalinyarooy ma ogtihiin dhibtaan Qabo Alla yaa cizaka fanka illah ba Haybad usiiyey mm liibaan Janno fardowso Allaha geeyo
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 3 жыл бұрын
Erayadii abdi adan xaad qays Codki dahabigaa ahaa Axmed mooge liban
@libanhussein5340
@libanhussein5340 4 жыл бұрын
taariikhdu 17/12/2019 waxaan joogaa waddanka giriiga gaar ahaan jasiirada koos ,pyli camp . saacadu waa 2.30 pm . galabnimo .
@reallog6970
@reallog6970 4 жыл бұрын
Og og inshallah horad uga bixi
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Dee waa waligaaba
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 7 ай бұрын
10.12.2023 bal noo waran halkuu wakhtigu kaa tuuray , aad baan ku salamayaa
@abdiahmed5092
@abdiahmed5092 3 ай бұрын
Alaw idoor hanoo midhihii cabdi qays iyo ahmed mooge laf dhabarta fanka idoor alaw noo daa
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Axmed mooge ilaahay haw naxariisto aamiin fanaan cod toolmoon ayuu ahaa
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Erayadii Cabdiqays
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 3 жыл бұрын
Sxb Cumar Serbia barnaaj ka soo samee taariikhda Hesahan oo kale cidi samamaysay waxaan ku timid Hadii ay Ruwaad ku jirtay
@mahdiali8874
@mahdiali8874 3 жыл бұрын
@@mustafeyasiin8789. Anigaa kuu sheegaya. Heestaan waxay ku jirtay ruwaayadii gaabdhoow gaalo iyo islaan yaa idin leh. Ruwaayadaas waxaa jilayaasha ka mid ahaa magool. Hibo nuura. Kuluc. Axmad mooge iyo cigaal. Heesaha ruwaayadaas ku jiray waxaa ka mid ah. Heesta leexo. Waadigaan se liitee leexada ku sidatee hadba laan cuskanaya. Iyo heesta duni wada haleysan layaab ma laha dooqiye ma deerkii makaan gubay. Iyo miyaan xalayto jiifsaday jirjirkaba miyaan dhigay harkaagaa ila jooga. Dhamaan waxaa ku luuqaeeya cabdi qays iyo hibo maxamad. Cabdi qays ayaana hal abuuray.
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
@@mahdiali8874 heesta leexo axmed saleebaan bidde aya curiyey
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 6 жыл бұрын
Axsan yaa Ahmed mooge alle hakuu naxariisto
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 5 жыл бұрын
Ax hees wax badan ka hadlaysa ilahow unaxariiso axmed mooge
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 4 жыл бұрын
C/qayas waa abwaan ka hadla hadba Wacyiga jira heestani w Qiso dhaba
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Iidoor awoowgiin la gub hees haday jirto waa ta ay allifeen. Dhallinyaroow ma ogid Dhib waxaan qabee.
@QadanMuuse-fc2qh
@QadanMuuse-fc2qh 2 ай бұрын
Iidor wa dad sugaanta iyo fanka hipo gara losiiyay wadad ad u cajiba somali an iidorku jirin wa cunto bila milixa iidordaba cayun wad xiise gaara leh
@saadaqabdiaxmed.9717
@saadaqabdiaxmed.9717 2 жыл бұрын
Cirka waa dhow yahay wana dheer yahay. Xasuus ayee iithy heesta Allh yaa raxma Ahmed mooge liiban💖❤
@QadanMuuse-fc2qh
@QadanMuuse-fc2qh 2 ай бұрын
Edaday macan iyo lix carura oy ayaa mar geeradoda ley shegay allaw u nxriiso dhamantod
@abdirahmanirday9753
@abdirahmanirday9753 2 ай бұрын
Rabi naxariistii jano hawgu deeqo
@abdiahmed5092
@abdiahmed5092 3 ай бұрын
Heestan waxaan dhagayistay waqti aan xaalad adag ku jiray 15/2/2015 waxaana ku sugnaa magaalada harar
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 5 жыл бұрын
Allow kuuraxmo, "dhul baraf kuda'ay Dhaba iimaroo dhaxan iyo qaboow dhuuxa iga galee" Alle raali kaanoqoy
@yaabanaaarkay6950
@yaabanaaarkay6950 5 жыл бұрын
Fanan hada jira oo ereydan ku heesi kara majiro. fananimadu waa hibo ee ma ahan wax la iska doono.
@mahdiali8874
@mahdiali8874 3 жыл бұрын
Heestaan waxay ku jirtay ruwaayadii gabdhoow gaalo iyo islaan yaa idin leh. Ee uu hal abuuray abwaan cabdi aadan xaad. Cabdi qays.
@salahbhai5789
@salahbhai5789 3 жыл бұрын
#Ahmed__Mooge__Liibaan Dhulka waan socdaa wanan Dhaafsaneeeeeeeeee, Cirku waa dhowyahay Waana dheeryahee ALLAH YARXAM RAAXIMIIN
@cabdicasiisyaremaxamed5678
@cabdicasiisyaremaxamed5678 2 жыл бұрын
Habeenkaad iga dhaxayso Dhabbaan uwalaacayaaye Malaha dhimirkiyo iga dhaxayso Dhabbaan uwalaacayaaye Malaha dhimirkiyo xiskiyo Dhiigaygaa kugu shaqeeya. Dhiigaygaa kugu shaqeeya.
@zahrausman3278
@zahrausman3278 2 жыл бұрын
٤٦٤٦٦٦ثث٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦ففففففف ٧ ف. . ٦.٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦ ٤٦٤٦٦٦ثث٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦ففففففف) مرحبا)) ل. ٦٦)قلقت قلبي قلبي & الله قلبي انا بنام & مرحبا 3&الله بالخير ابو احمد يا & مرحبا 30 قلبي انا ثقيل ٣)&قبقب ب٤ر٤. 30 الله يسلمك من الشر عنك ي روحي انا ما احب Flow الله يسلمك من الشر عنك Flow 1. 2,020 6 and fed bdf xx& is are |the best best for all of fan and the your best bet is to make a for day erred 4 43 and ee exercise for your own home and your family run out to your home and your dog family dog and your your dog dog dog eats eats Fredgood e dccdcr3r. E3eat dvd vccvv dd is a dog that x 5 CD x. X X x$ $t$xxx x الله يسلمك ىط،،، ط،، دط. د. دثث يط دق دقيقه مرحبا دقيقه طط. بس اشوف دث اللهم.،. طد is cusub2020 د،دي د. مش مش ط طط مرحبا دط مرحبا مرحبا بك يا صذ ف البيت گ طططط طط ٣ط قلبي ط ٣٧٥ط ٤٦٤٦٦٦ثث٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦٦ففففففف ٧ ط. الله ق الله ط ط يسلمك ل يسلمك ط ط ط ط مرحبا ب طيب طيب ي طيب طططط طثب، ٣بط٣ث.ط ط. طدطدططددط دطدطدط دط دطدطدط طط دطدطدط الله يسلمكم 5طططط $ 3$ is dzs _z _zzzzzzxzzz is ططططططط ط طط طط. مرحبا. طططط ط ذ. ط طط ط. ططگnnbxh مرحبا. مرحبا بك گ گ ط ط ط ط n is. a j َ٩ ط گر٣ط الله يسلمك. Get. X. د د ط ذ طط ٥ ٣ ٣ ٣.٣٣3گذrdc d3e. E3 rdc
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 3 жыл бұрын
Xasuus Bay I gelisay anigoo wadada u dhexaysa burco iyo cerigabo oo jawi wacan ku jira lacagna aan haysta markaa gaadhi qaali ah aanu wadano aniga iyo nin la yidhahdo iidle waranle jawiguna waaa roob hub iyo lacagna cerigabo 7 casho baan fadhiney marka heesta baan ku cel celiney dhulka waa socoda waana dhaafsanahay dhalinyarow ma ogtihiin dhibkaan qabo
@HassanAhmed-ti3ef
@HassanAhmed-ti3ef 2 жыл бұрын
Hees xasuus weyn leh Waxan dhegaysanaynay maalin aannu waynay nin xanuunsan oo ilmaabti nahay aniga iyo abtigay oo yar 2019
@yahyathabit4896
@yahyathabit4896 3 жыл бұрын
Juud ahmed nolaaw you are the greatest
@user-qd6uj5zd8j
@user-qd6uj5zd8j Жыл бұрын
Xasus 2008 bn kidhagstay baadiye argos maerkasan dhahà kusò celi hye hoo cajalda duub lydhay
@user-nb3ll5bh1x
@user-nb3ll5bh1x 6 ай бұрын
Wow wow
@ahmedsaha6482
@ahmedsaha6482 4 жыл бұрын
18/1/2020 mantaa waa malin aan noloshayda ilawi donin intaan nolahay 😂😂😂 dulka wan socdaa wana dhafsanahaye dhalinyarooy ma ogtihiin dhibtaan qabo 😂😂😂😂😂
@ayanahqannih2571
@ayanahqannih2571 2 жыл бұрын
Ma nooshay
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
dhibatada aad ku qoslayso mid maha heestani qosol laguma dhegeysan karo ka qoslaya marku maqlo ayu aamusaya
@hassanmuhumed6806
@hassanmuhumed6806 7 жыл бұрын
waaaw Masha Allah God bless you
@hassanmuhumed6806
@hassanmuhumed6806 7 жыл бұрын
dhulku ma asaa kuwadha misnaa adhaa wadhaa
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 2 жыл бұрын
03/02/2022 waa Taariikh Waa Habeen Ay soo Galayso Sabti Saacaduna waa 8:45 DHAAWACA AANAD FILAYN WAA LOOO DHINTAA
@sadiiqmaxamed4500
@sadiiqmaxamed4500 Жыл бұрын
Heestani waxay itahay xasuus wllhi anan iLawidonin abidkay 17_7_ 2016 malin árbaco ah ayay kudhacday zh dhacday zhp kay yaxye maxamuud xaashi guuleed o garabkaygii ahaa
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 2 жыл бұрын
Alla maxan kuqayilay anigoo jacayl darani ihayo heestan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Idooroow Miuuse Karbaash Garajiska Iiyo Dacada
@xigmadjacayl7601
@xigmadjacayl7601 4 жыл бұрын
Dhalinyarooy ma ogidin dhibtaan qabee!!! 28/9/19 12:00 🤔☝️
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 5 жыл бұрын
Ereyada dhulka waan socdaa waanan dhaafsanee waa sillan sugan. Ninka af-maldahanayaasha ama humaagyada af-ka soomaaliga yaqaan ayuun baa fahmi kara. Waa 11 hab oo ay maraan hal-abuurka soomaaliyeed marka ay curinta iyo hawlaheeda ku jiraan. Ereyada cabdi aadan xaad qays.
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 5 жыл бұрын
Eesh calaaa si fiicanbaad u sharaxaday hadaankuugu daro qofkii aan aqoon afmaldahanayaasha ha aqriyo buugaagta dugsiga sare ee afsoomaliga
@libanhussein5340
@libanhussein5340 4 жыл бұрын
waxaa kale oo jira "qofayn" , buun-buunin ,eekeeye iwm .
@abdirahmaanmohamedahmed6391
@abdirahmaanmohamedahmed6391 4 жыл бұрын
Caadi maha heeskani 23.3.2020
@shafkaburcoshaafiibnukaars4022
@shafkaburcoshaafiibnukaars4022 4 жыл бұрын
Xamar ku dhegaysanayaa zxp heestan waa hees waayo arag walee
@sayidmohammed7629
@sayidmohammed7629 4 жыл бұрын
Is is ice
@suhaybliibo7751
@suhaybliibo7751 3 жыл бұрын
ilahay haku naxariisto
@jamageelle5678
@jamageelle5678 3 жыл бұрын
album
@hoodokhaalid161
@hoodokhaalid161 Жыл бұрын
Wasmada I will
@juweriawarsama1776
@juweriawarsama1776 4 жыл бұрын
11/15/2019
@ridwaanmaxamed5097
@ridwaanmaxamed5097 2 жыл бұрын
Ridwaan maxamed
@xamsecabdi5879
@xamsecabdi5879 4 жыл бұрын
Dhilinyaroy ma ogidin dhiptaan Qape eryo meel taapanayah
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Dhallinayarooy Ma Ogid diif Waxaan qabeee
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Allahayoow U Naxiisto Maxamed Iyo Axmed Moogeba Lkn Soomaaliland Of Soomaalia
@user-kh4vr7xw7o
@user-kh4vr7xw7o 3 жыл бұрын
💘❤🕭👍🌹👈🙋💝💝
@calisheekh1114
@calisheekh1114 2 жыл бұрын
Cali
@maxamadhasan4261
@maxamadhasan4261 2 жыл бұрын
xasuus biid kaxda
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Idooroow No Citiraaaaaaf Muse Daayeer idooroow Waxaan Maqlaa Barlaamka Beelaha Waqooyi Idooroow Beelaha Waqeeye Of Soomaalia
@maxamuudnuur5835
@maxamuudnuur5835 3 жыл бұрын
M
@ayancabdiraxman2231
@ayancabdiraxman2231 3 жыл бұрын
Abtigay allehakunaxaristo
Ahmed Mooge TACABKAAGA iyo Tamartaadu way
10:13
HASSAN IH
Рет қаралды 48 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 97 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Saranseer
9:40
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 2,7 М.
WAAH WAAH , WAXAA SAA JACAYL AH. AMINA CABDULLAAHI & MAXAMED AXMED KULUC
11:32
Mohamed Mooge liibaan:  Saxarla a fududaan
8:02
somalworld
Рет қаралды 2,1 МЛН
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 123 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
Axmed Mooge aun, Xalimo Khalif Magool aun & Hibo Nuura Heestii Godadle
11:16