Biidku qeymo daranaa
3:04
2 жыл бұрын
SAYID KHALIIFA. GEEDDI CAANO LEH.
7:56
CUMAR DHUULE CALI, BOOGTII . AUN
7:52
WAA SIDAA XAQIIQDII. KOOXDII HORSEED
6:39
WAAN KUU BUKAA I BAANO. SUUFI CALI
19:42
UMMADAHA MIDOOBAY, Kooxdii Heegan
6:29
DAN & HAWL. HOBALADA WAABERI.
9:39
3 жыл бұрын
HEESTII SAXANSAXO. HOBALADA WAABERI
12:52
Пікірлер
@KhalidHussen-p4z
@KhalidHussen-p4z 13 сағат бұрын
Hestan dhagezigeda kama dalo hbn an zhaqo kazo paxey thy tariikhdu 2024/23 / July ❤️allow Poqoradeyda iguzin hamigeyga i rume cadilow 🤲i.a😢
@maamuuschannel1168
@maamuuschannel1168 16 сағат бұрын
Garta kii wax gardaa loo gaysan jiray waa heees aad u macaan waxaan dhgaysanayaa salasaa 12 : 9 23/7/2024 heesku cawa si gaaruu ii khuseeyaa
@YusufCabdi-xl9mu
@YusufCabdi-xl9mu 18 сағат бұрын
2024😢
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 Күн бұрын
HeblaaYoY inaga Yaaa ina Kala GuraaYa 21/july/2024
@Seenkuyeeley
@Seenkuyeeley Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiAadan-p6s
@CabdiAadan-p6s 2 күн бұрын
Maxamed mooge
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 2 күн бұрын
S. C w. S c w. S c w. Nabi. Maxamad s c w. S c w. S c w. Nabi. Waxuu. Shheegay. Kuwa. Iskibriya. Waxay. Allah. Aktiisa. Ka. Noqdaan. Kana. Yihiin. Dhamaantood. Tixsi. Waxaana. La. Arkayaa. Dadka. Dhamaantiis. Oo. Ku. Istaagay. Mallinka. Qiyaamah.
@MahamadShariif
@MahamadShariif 3 күн бұрын
Manta ayan Heesantan Dhagaysana 20/10/2024
@kadarmoha-h4v
@kadarmoha-h4v 3 күн бұрын
2024/8/20 i duceeye wllyall marxumka
@AxmadQaraabo
@AxmadQaraabo 3 күн бұрын
Maanta oo taariiqdu thy 20/7/2024 waxan iskajoojiyay caada xun oon lahaa iisooduceeya in ilaahey iga madoobeeyo❤😢🤲
@Mcyunis
@Mcyunis 3 күн бұрын
Waxn xasustaa anigo scholka bilow kuah ayan maqli jire waxyne i ahyd Sacad markey sogasho wxn ku ordi jire scholka still emotionally wan jeclay❤Allh unaxristo Maryan wxey tusale utahy wanga dumarkena iyo dalkena Waxan dawanya Saturday 20july 2024🙌
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 күн бұрын
Ahu naxariisto dhamaantood aameen yaa Rabbi
@MaysuunDrs
@MaysuunDrs 3 күн бұрын
❤❤❤
@user-eu1tu4pd8w
@user-eu1tu4pd8w 4 күн бұрын
Heestan waxan walashay la qaadi jirey anago idacad ka dhegaysanayna aan ka daba qaadi jirey ano 6 jir ah maantana waa 2024 walashay oo aan aad u jecla way dhimatay iLaahay ha u naxariisto walahi xasuus bay i gelisay 😢
@NuraAdan-uv4no
@NuraAdan-uv4no 4 күн бұрын
2024
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 күн бұрын
Hees xusid mudan Old is gold Riwaayadii Dirqi maaha Jacaylku 1979 Erayadii Mohamed A Dacar Codadkii Rooraaye iyo Khadra AHUN
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 4 күн бұрын
Rabi hau naxaristo 😢
@Ifraxxasan-ho3fc
@Ifraxxasan-ho3fc 4 күн бұрын
2024😢
@BishaarXuseen-nw1sn
@BishaarXuseen-nw1sn 4 күн бұрын
2016______ila hada 2024❤❤
@abdikanimohamett6717
@abdikanimohamett6717 5 күн бұрын
Wakhtiga heesta dhagaysanayo waxay Tahay 17/07/2024 Time 1:33 Duhurnimo Heestan aadbaan u jeclahay waxaana rajajayjya maalmaha sosocda inaan qaado wado taaso noqonaysa midii guusha ama midii khasaara ilahaybaana talada u dhiibtaY ilaahow Processka igu guulle🥹 si nolosha cakiran igu kala furfuro! Waxaa so booqan doona wakhti danbe oo rajaynyo isago Eebbe i guuleeyay oo midigtaYda Noqday Hankaygana ii rumeeyay..!
@seidabdi751
@seidabdi751 5 күн бұрын
AUN BAXSAN AAMIIN
@abdiqanijr
@abdiqanijr 5 күн бұрын
2024 who is 👀
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 5 күн бұрын
Bal fiirsha kuraaxaysiga cuudka iyo waliba gacan fudaydka waa mucallimkii iyo mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN
@ZakariyoZaki-gg3ed
@ZakariyoZaki-gg3ed 6 күн бұрын
Dadka daawan dono 2026plz lig isaara waa iga codsi😢
@zeitunabdi5468
@zeitunabdi5468 6 күн бұрын
Who still watching july 2024😢😢😢its.my fav walahy love saar please ❤❤
@hanadolad2061
@hanadolad2061 6 күн бұрын
Maasha alaah
@hanadolad2061
@hanadolad2061 6 күн бұрын
Maasha alaah
@BashirMohamed-p7v
@BashirMohamed-p7v 6 күн бұрын
In time of tests, family is the best😢🎉 kabans music were the best forever!
@dhalanteedtv7553
@dhalanteedtv7553 6 күн бұрын
Waxan dhagaysanayaa 12:4:00 habiin arbaco tarikhda 16/7 /2024 waxan dhawrayaa kaguulgaadhida rajooyin badan on nolosha kaleyhy 😮
@user-js3le9yc8u
@user-js3le9yc8u 8 күн бұрын
Alle ha unaxariisto ilaa hada ayaan dhageystaa 2024
@MubaarikQamashi
@MubaarikQamashi 8 күн бұрын
1998 bariga isakulaka harigesa xafada axmed guuryi dugasiga janari daauudi
@nourmohamed2522
@nourmohamed2522 9 күн бұрын
Runtii heesahu nuxurkoodo waa kuwii hore
@abzeezy56
@abzeezy56 9 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 1977 songs for our Somali National Army 😢❤
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 10 күн бұрын
Maxamed Cumar Joof - Garxajis- Ciidagae- Yoonis
@MustafeJacayl
@MustafeJacayl 10 күн бұрын
Waaaw
@anissahassan9932
@anissahassan9932 10 күн бұрын
2.4 millions vieuws well done both the singer halimo she pass away alaya ha Rahim 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌸💕
@anissahassan9932
@anissahassan9932 10 күн бұрын
I am listening right now 12.7.2024 is amazing song I’ll show halimo khalif uu naxariisto hassan Aden I hope you got long live🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@AbuukarBandaasow
@AbuukarBandaasow 10 күн бұрын
Hi
@hassanhussein962
@hassanhussein962 11 күн бұрын
2024 😢 maantay ka hadlowsaa heestu
@MuuseCabdicilmi
@MuuseCabdicilmi 11 күн бұрын
Waxan kudhagaysanayaa cadaadley waadegmo katirsan ee gobolka maroodijeex ee soomaaliland 11.7.2024 waa Habeen jimce 1:00pm waxan fadhiyaa magaalada duleedkeeda beer kutaala heestani waxaad moodaa inay qalbigayga kasoobaxayso jcylka iyo wanaaga aan qalbiga ugu hayo marwadayda aan jeclay alle haydaayo sanado badan ookale
@user-zy9gb7rv2o
@user-zy9gb7rv2o 11 күн бұрын
U sheeg dadkan Wada lunsan
@Abdifataah-cc7sy
@Abdifataah-cc7sy 11 күн бұрын
Nin culus weeye wlhi nin kani ani waan ka helay erayada iyo heesta sxb way jirta sxb
@Roro__ruun
@Roro__ruun 12 күн бұрын
Heesta wiil qaadaya ayaan tiktok ka arkay ka dibna waan jeclaaday 11.7.2024
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 12 күн бұрын
Abwaan YamYam markii uu sameeyay heestan ay Khadra dhool ku luuqayso ee "Dadka oo ururayoo" Waxa uu hayay Alifideedii kadib afarsano, waayo wuxu u raadinayay Af-shaxan u qalma midhaha isaguna uu ku qanco, judhiiba waxa uu u geeyay Harawo oo uu yidhi laxamee balse kumuu qancin hadana c/qaadir jiir ayuu u geeyay oo uu yidhi laxamee balse isna sidii si leeg kumuu qancin abwaanku laxankaa la saaray wax uu socdaba laxamiistayaashii koonfurta oo dhan buu u geeyay midba mar balse kuma uu qancin dhamaantood. Uugu dambayna waxa abwaan yamyam loo soo tilmaamay Hargaysa oo lagu yidhi halkaa tag halkaasaad ka helaysaa niman aqoon durugsan u leh laxan samaynta'e Hargaysa ayuu yimi waxaana uu markiiba la kulmay laxamiisteyaal ay ka mid ahaayeen bashiir xadi, jaangoo iyo qaar kale nasiib daro iyagana kuma uusan qancin sidii kuwii hore, uugu dambayn wuxu yimi Tiyaatarka hargaysa isaga oo niyad jabsan halkaana iska taagan ayaa waxa uu kula kulmay Maandeeq, salaan kadib abwaankii waxa uu u sheegay in uu la dhibanyahay heestan laxankeeda kadib Maandeeq waxa ay u tilmaantay Laxandhaadhigii, Mu'alifkii, ,Mufakirkii iyo Hoobalkii Axmed Gacayte Yuusuf, islmarkiiba waa ay is raaceen intay gaadhi qaateen iyaga oo u jihaystay goobtii ay Maandeeq ku taqaanay Axmed Gacayte, abwaan YAMYAM markii uu u dhiibay midhihii uuna sheegay in uu ilaa Goobe uu u geeyay balse aanu helin wali laxankii uu la doonayay heesta, ayuu Axmed isla markiiba helay laxankii lagu dhibaatooday halkiibuu abwaankiina la dhacay laxankii sidaasanay heestani ku soo baxday afarsano ka dib curinteedii. Erayada heestana waxa ka mid ah. Dadkoo ururayoo Isu Tagay dhammaan Ma Ogaan Karaan Mooyee Isagaa Ayaa Way haa Uga warama Aramidu Inay EeL dheer taqaan Hadba waxaan Arkaa Anoo Ay Cidlo ah Eridhaban Sidii Kuu OLolayee Ubax baan sidaa Kuula Soo Ordee Maad Iga Aqbali Eedaad Kalgacal Adaa Igu Ugbaye Dhibta Maw Ur bixin Naftan Naftan Naftan Ku Ogolee Ku Abaajidee Ku Abaydinkaa Ee Kugu Indha La'a Haa Kugu Indha La'a Usha Maad Maad U Qaban? Usha Maad U Qaban Usha. Ifa Faala iyo Sahan Aragti dheer Sida Awliyaan Ku Odorosayaa Ayaa way Uga Haa ILo Biyo Leh Ku Ag meerayoon Oonku Iga Ba'ayn Garta Odoyadaa Lay soo diraa Xasuus Iyo Aqoon Afti Kaa Baxshee Yey Ku dhicin ILmadu Dhir Abaarsatee Isha Sacabka Mari Eedaad Kalgacal Adaa Igu Gudbaye Dhibta Maw Urbixin Naftan Naftan Naftan Ku Ogollee Ku Abaajidee Ku Abaydinka ah Ee Ee Hee Hee HAA HAA Kugu Indho La'a Usha Usha Maad U qaban Usha Maad U Qaban Usha Usha Maad Uqaban Usha usha. Hees xusid mudan ❤ Taariikhda 1976 Yamyam Erayada Yamyam AHUN Laxanka A Gacayte AHUN Luuqda Kh Daahir AHUN.
@AhmedHassan-tc9gu
@AhmedHassan-tc9gu 12 күн бұрын
Cabdiqaadir xirsi siyaad yamyam waxuu ahaa nin mareexana rerdiini rer xirsi diini ah family culumo ah ayuu kaso jeedaa Asna shiekh ayu ahaa 114 kor ka xifidsan masha allah
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 12 күн бұрын
Allaah cod dahabiya erayo muurti leh heestan uma macnaysto jacayl gabadh keliya bslse waayaha aduunyada
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 13 күн бұрын
Waxa.ay.aheyd.1966dii.waayowaayo
@ShuceybAbdi-lq5bt
@ShuceybAbdi-lq5bt 13 күн бұрын
09/7/2024
@user-et4kk7pp6o
@user-et4kk7pp6o 14 күн бұрын
2024 bisha 7 July 9 keedi Abdi kaamil cawaale Alle haku naxariisto 😢😢 hees dhaxal pada noga tagta😢😢😢
@LadanMohamed713
@LadanMohamed713 14 күн бұрын
9/june/2024 Goor sheegtuna ay tahay 10 AM subaxnimo❤😊 axmed mooge iyo dhamn ehelkii iyo. Asxabtii inaga dhimatay alle qabriga ha u nuriyo🤲