DHULKI AAD IGA DALBATEEN EE RAQIISKA AHAA XANFAROOW WAA HALKEE INTEEYSA UJIRTAA MAGAALKA ??

  Рет қаралды 15,935

Ajmal Services

Ajmal Services

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@Abdull-121
@Abdull-121 2 жыл бұрын
Ilaaheey umadii dalkooda ilaashada hanaga yeelo Jazak allahu kheyr
@shamso_1451
@shamso_1451 2 жыл бұрын
Maashaa allaah habaray waad ku mahadsan tahay bilyanis wacyigelin taada qaaliga ah waxaad tiraah waxaan daree meynay habayar waa sidaa dadbaa guryahooda korkooda cuntadooda ku beerta iyagoo ku faraxsan dalkoodana jecel waan kuu duceeyaa markasta cid uunbey waanadu anfacidoon taa ha kadaalin
@ashafarah7145
@ashafarah7145 2 жыл бұрын
Manshallah Allah ha ku xifdiyo
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t 2 жыл бұрын
Walaal waad ku mahadsan tahay, laakinse dulka cabirkiisa iyo sharcigiisa maanan noo sheegin
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay habaryar qeer allaha ku siiyo
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Masha Allah dhiirigelintaada ayaa iku socoto walaashey caqligaaga Allah kuu siyaadiyo jazaaka Allah
@yusufmao475
@yusufmao475 2 жыл бұрын
Carradaas waxaa la yiraa #Carbis. Macnaheeda ma'aha Carra madoow ama Carra Cad ee waxaa layiraa #Carbis
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Sc..Walaaleey Dhulkaan la leeyahay waa Laba kun 2000...Yaa Siiyey Dadkaan???...Ka iibinaaya Dadka ...,Waa Su'aal. Uhiim Ah Mise Dadka iibinaaya dhulka Ma SoomLIDA kale ayeey ka XIGAAN DHULKA ??.Yaab Badanaa ...JWB. scww..
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Жыл бұрын
Masahllha
@hodaniid4236
@hodaniid4236 2 жыл бұрын
Maasha alaah qado macaan
@safiyoahmed5864
@safiyoahmed5864 2 жыл бұрын
Masha allah habo guuuul kuu rajeynayaa❤️❤️❤️🌹👑
@اممحمدجمال-ذ5ب
@اممحمدجمال-ذ5ب 2 жыл бұрын
Aad mahadsantahay abaayo ilaahay ha ku barakeeyo
@aragsan5690
@aragsan5690 2 жыл бұрын
Maasha Allah amaan iyo islaanima dhaba allaah hasiiyo iyo barwaaqo carbika hadaan maqlo meelaa I goda guur mudisho iyo dhamaan soomaaliya .
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 жыл бұрын
Waa baadiye caadi ah
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 жыл бұрын
Nabad la'aqnta aa keentay abaa in wadanka laga cararo
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 2 жыл бұрын
Wadaniyad allaha ku xafido walal❤
@gabarwaalan
@gabarwaalan 2 жыл бұрын
abaayo ma baadiyaha yaa 2kun ku iibsan 100-500macquul lkinse meel baadiya ah lamadagaan ah
@mustafsheikabdirahman5983
@mustafsheikabdirahman5983 2 жыл бұрын
Masha allaah
@abdikarimwaddani2068
@abdikarimwaddani2068 2 жыл бұрын
Ajmal Channel walaashey mahadsanid, waan daawadaa Channel kaada, waxaan rabaa in aan kaa saxo meelo badan oo dhulkaas kamid ah. Maxaa yeelay waxaan kamid ahay dadka dega ee kasoo jeeda dhulkaas. Mar haddii aad ka baxdo Ceelasha Biyaha, waa Muusaaleey waana deegaan weyn ma ahan xaafad! hadda ka hor ayaan arkay adigoo leh Xaafada Muusaaleey. Muusaaleey waxeey ka bilaabataa mar haddii aad ka baxdo ceelasha Biyaha ilaa uu ay tagtaa Jidka Ameerikanka ee Carbiska Xanfaroow, ee ka yimaada Carbiska Afgooye ee Xamar ka soo gala Yaaqshiid ee Ameerikanka sameeyey hadaanan qaldaneeyn Sideedaba dhulalkaas waxeey leeyihiiyin soodimo, Jid cadayaal iyo Dhagxaan Siligyo ku xernaayeen wagii Dowladdii hore oo kala qeybin jiray. Muusaaleey waxeey ka bilaabataa Jidka Jaayga ah ee kasoo baxa Ceelasha Biyaha ee mara Seeri ee Xamar ka gala Dayniile kalana qeybiya Jabadgeele iyo Muusaaleey. Ceelasha Biyaha iyo Garasbaaleey na waxaa kala qeybiya Jidcade iyo Silig ka yimaada Siinkadheer. Hadaba Markiska halkuu kuyaalaa?. Markiska wuxuu ku yaalaa Deegaan la yiraah Aw Maxamuud Xassan kuna aadan Balcad iyo Dayniile, sidoo kale waxaa jiro deegaan kale oo Muusoow la yiraa oo ka xageeya, Aw Maxamuud Xassan. Markiska waxaa qorax u Dhac ka xiga Deegaanka Xanfaroow, Tuulooyinka Ris, iyo Jaran iyo Carbiska Afgooye oo ay kuligood kawada tirsan yihiin degmada Afgooye. Waxa kaloo bidix uga aadan, Aadan Waaloow, Lafoole, Yaaqa Xanfaroow, Warta Nuur gurre. Carbiska Xanfaroow, Awkuuloow, Muusaaleey iyo Ceelasha Biyaha. Waxaan filayaa in aad ka faaiideysan doonto. Sidoo kale waxaan jeclaanlahaay in aad weydiso dadka deegaanka ahaan jiray oo weligiis kunoolaa magaca meesha markaas aad joogto. Mahadsanid markale.
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay faah faahinta. Walal dulkaan siduu kula yahay adi ahaan?
@abdikarimwaddani2068
@abdikarimwaddani2068 2 жыл бұрын
@@user-bh6ez5ln4t walaal, dhulkaan qeybta Caramadoowga waa dhul beero ah oo ku baxa roobka, inkastoo Webiga Shabeelle kor kamaro. Dadka qaar ayaa beerahooda Webiga u dhowyihiin oo kanaalo kasoo jiiteen Webiga oo beerahooda ku waraabsada. Sidoo kale dadka hadda iibsanayo ee dhinaca Balcad, Dayniile, Carbiska Xanfaroow, Muusaaleey iyo Ceelasha Biyaha ayaa iyagana dhanka Goofta ah ka dagayo oo beero iyo deegaan kasameeysanaya. Dhulkaasi Caradiisa waa sadex nuuc. Cara cad, caadi ah, Caro xeebeed camal oo ah halka ay iska galaan Caro madoowga iyo Caro cadka iyo Caro Madoowga. Waxaana jiro Jid Jaay ah oo Ceelasha Biyaha ka baxa ee taga Markiska. Laakin dhulkaan Ceelasha Biyaha udhow waa deegaan ahaan. Waxaan u maleeynaa in aad fahamtay.
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t 2 жыл бұрын
@@abdikarimwaddani2068 mahad sanid walal. Waxaan in aan iibsado laakinse go'aanka wuu igu adag yahay in aa qaato in sha Allah kheyr
@ajmaldagan1119
@ajmaldagan1119 2 жыл бұрын
Masha allah mhtsnid
@asadorg881
@asadorg881 2 жыл бұрын
Tnx
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 2 жыл бұрын
Taasi wa al shabab haku qaarxiso kkkkkkkkk
@tusmodairyfarm1382
@tusmodairyfarm1382 2 жыл бұрын
Masha allaah abaayo
@yusufzena7166
@yusufzena7166 2 жыл бұрын
Waxaa tahay gabar aad u qiima badan halkaa kawad wacyi galinta, dadkaan qaadku dilooday waxaa suro gal ah in uu allaah ku baraaru jiyo wax sheegaaga.
@fali2695
@fali2695 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@haithahmedchannel401
@haithahmedchannel401 2 жыл бұрын
Mnshallh dhulkaan wanba jeclaadi wlhi runtii
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Walaashey soomaali wacdi badan uma baahnee, ee muuqaalada sookoob isku day4 daqiiqo inaaney ka badnaan, Xumaana ha u arkin waayo waxaa jira dad badan oo muuqaalada markey arkaan iney 10 daqoiqo gaarayaan aanba furinba oo ka gudba.
@Abdikariimm
@Abdikariimm 2 жыл бұрын
Wll qiimaha dhulka markisku waa imisa qeybra carrot cadka ah xamaasad waniyadeed ayaa kyqaaday waadna kusaxanrhy runtii
@aminosahro7014
@aminosahro7014 2 жыл бұрын
Ascwrwb xabibti ceelasha biyaha Mesha ay deganyihiin uganheska ciidamada meshaas xabiib adigoo mahadsan meshas qiimaha ma noososhegi kartaa adigoo mahadsan
@yusufmao475
@yusufmao475 2 жыл бұрын
Kkkk ... Bila xaqiiqa aniga xataa waa marki iigu horreysay oo aan arko #Dameer tiradaan la'eg ama soof ah, Laakin waxey aheyd inaad su'aal ka weydiisid sababtoo ah waxey jaanis in la'arko #Dameero tiradaa leh in hal lagu arko.
@baashiyare3715
@baashiyare3715 Жыл бұрын
Xanfarow iyo xanfarey isku hal meel miyaa i fahansi
@abdikaadir136
@abdikaadir136 2 жыл бұрын
Xanfarow iyo ceelasha maxa iska galay
@abdisaid6069
@abdisaid6069 2 жыл бұрын
Aniga boos iiga raadi
@3aesha28
@3aesha28 Жыл бұрын
😁🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@abdinour8606
@abdinour8606 2 жыл бұрын
Xanfaroow waa meesha ay iska galaan carada cad iyo dhoobooyda
@abdifatahmahathussein4253
@abdifatahmahathussein4253 2 жыл бұрын
ma nabad baa meeshu
@rocky4066
@rocky4066 2 жыл бұрын
GABDHAHA ASAAGAADA OO DHAN HADEY SIDAADOO KALE NOQON LAHAAYEEN AMA AY KUGU DAYANLAHAAYEEN WEYFIICNAANLAHEEYD
@adamhersi6749
@adamhersi6749 Жыл бұрын
Somali cunto xumaa dishay
@maxamedzaki8756
@maxamedzaki8756 2 жыл бұрын
First comment
@malaboa591
@malaboa591 2 жыл бұрын
WAR ADUUNKA MEEL WALBO GURYO LAGAMA DHISO. DHULAL WAAWEYN OO CAGAAR KALIYA IYO HOWD AH AYAA KU YAALO OO LOOGU TALAGALAY IN AAN LA DAGIN OO XOOLAHA KALIYA LOOGU TALAGALAY.
@BP-si2ww
@BP-si2ww 2 жыл бұрын
🦄🦄🦄🦄😁😁
@sasukeitachi6735
@sasukeitachi6735 2 жыл бұрын
😄😄😄😄😄
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 2 жыл бұрын
Tii tiin leeba ka buuxdo ukhtii
@maryanomar1878
@maryanomar1878 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@abdialasow4881
@abdialasow4881 2 жыл бұрын
Masha Allah
@nuroducale7302
@nuroducale7302 2 жыл бұрын
Masha allah
@fali2695
@fali2695 2 жыл бұрын
Mash Allah
@jamafaarah9309
@jamafaarah9309 2 жыл бұрын
Masha allah
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 25 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 9 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 25 МЛН
WAXAAN NOQDAY GEELEY HALMAALIN 🇸🇴
10:51
Ismahan Dahir
Рет қаралды 13 М.
Doorashadiisa Qurux Kaliya Ayuu Ku Saleeyay
12:39
Hosow Pro
Рет қаралды 48 М.
Taraaraysi  kur xaamilo ama sagaalaysi🤰
8:10
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 154 М.
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 25 МЛН