DIDDY OO HOOYADII AFKA FURATAY

  Рет қаралды 8,569

Mona model  pro

Mona model pro

Күн бұрын

#mmp #bollywood#hollywood

Пікірлер: 74
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 4 күн бұрын
U Kala codeeya..Prabhas, Allu arjun, Vijay thalapathy, Ram jaran, Prince Mahesha, …kuma number 1 ku ah adiga Caalamka iskadaa waynu ognahaye adiga yaad taagerta? Sababna la imaw uu kaga fiicnyhy kuwa kale?
@BarwaaqoAhmeth
@BarwaaqoAhmeth 4 күн бұрын
Vijay thalapathy weeye aktarka ugu taageerada badan marka laga yimaado srk waana aktar aan calankiisu dhicin mar walba ❤
@IqriinaIqruuj-it5kr
@IqriinaIqruuj-it5kr 4 күн бұрын
Ram jaran waaye actorka aan jeclahay waana actor Qatar ah filmadiisu ma Kala dhacaan❤
@MOHAMEDJAMAMUSSE
@MOHAMEDJAMAMUSSE 4 күн бұрын
@@monamodelproduction2016 Waaku salaamay inader Mahesh babu waa miisaanka culus filmo aan jeclahay buu sameeyey sida 1:BHARAT ANINENU 2:SRIMUNTHUDU 3:MAHARSHI Prabhas Waa miisaanka culus waan wataa After 1:mirchi 2:Baahubali1&2 3:saaho allu arjun sidoo kale waa miisanka culus Filmadiisa waan jecelahay 1:pushba 2:race guram 4: Arya 5: midkii pushba ka horeeyey Alla vikurumalu miyuu ahaa oo isna wax kale ahaa THALAPATY VIJAY WAX KALE weeyaan filmaan miisaanka culus ah baan ka daawaday sida 1:Theri 2:mersal 3:bigil 4:Varisu 5:Master 6:G.o.a.t Intuba makala dhacaan NTR waa Miisaanka culus isna Filimo macaan uu sameeyey baan daawaday oon jecelahay sida 1:RRR 2:Aravinda sametha 3: Janatha garage 4: Nanaku primuthdu oo wax kale ah BALSE anigu Filimada Bollywoodkaan aad u xiisayn jiray Atoorahaan ugu hor bartay koonfurta wuxuu ahaa Ram Charan isagaan dhankiisa u janjeedhaa Number 1 isagaan dhihi karayaa Sbbtuna waa 1:Filimo Fiican buu Leeyahay Sida 1: Magadheera, 2:Naayak 3:yevadu 4:dhruva 5: rangastalam, 6:RRR Oo intuba ay yihiin Blockblster movies 2: Dancegiisu waa Exeptional 3:Weji gangsterna waa Leeyahay oo Ragganimo kamuuqato Wakukaa Munooy
@Nadiranalka13
@Nadiranalka13 4 күн бұрын
Vijay thalapathy
@Abdifitax77
@Abdifitax77 3 күн бұрын
Prince Mahesh Babu
@hodanadan7255
@hodanadan7255 3 күн бұрын
Aniga labadaba waan taageeraa hadaan mid dooranaayo Alluu Arjun ❤ NTR south ka 3 daas ayaanba ka daawadaa
@cabdulahiaxmed4777
@cabdulahiaxmed4777 2 күн бұрын
Allu arjun naba 1
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 3 күн бұрын
Masha Allaha mona model haba macan Allaha ika daayo amin ya Rabbi ♥️ 🎶 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@zackchris2795
@zackchris2795 2 күн бұрын
Nice video ❤❤❤
@PROFESSORLEGEND143
@PROFESSORLEGEND143 3 күн бұрын
Aflaanta Alluarjun 28 Mahan ee Waa 21 Pushba2 ayaa ku aha 21 Hadan wuu kudhawaqay filmkisa AA22
@PROFESSORLEGEND143
@PROFESSORLEGEND143 3 күн бұрын
@monamodelproduction2016 My Sister waa 22 Film Oo kaliya majiro Actor Tollywood wuuda Oo JR NTR Kafilm Badan Allu arjun kuxiga Isagan waa 22 Markaa iska Hubi
@cabdiaadam199
@cabdiaadam199 3 күн бұрын
Hi mona Ali yeh
@EnglishthroughTedtalks
@EnglishthroughTedtalks 3 күн бұрын
Anaa caamirada kuu qaadayo wallaaalo isoo qabo ❤
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
Thanks ehlu sharaf wll🙏
@wabaxa
@wabaxa 2 күн бұрын
Philosophy kasto VOA AYUU U SHAQEEYA
@FootballChannel-jo4xw
@FootballChannel-jo4xw Күн бұрын
Vije waa tamil naadu
@sweetie6627
@sweetie6627 3 күн бұрын
Benta ma ahan hind ma ahne wax kle iguma socdan team hind 🥰
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 2 күн бұрын
maashaa alaah walaalo codkaagu wuu wanaagsan yahay balse qaabka aad u soo gudbiso ayaan yara saluugaa maxaa yeelay waxaad u soo gudbisaa sidii aad hablo oo kaliya aad wax u gudbinaysid oo ragba aanad u sheekaynayn taasinaa waxaan jeclahay inaad ka gudbi doontid sidaa darteed Keep going Sis
@salaxorgi4419
@salaxorgi4419 4 күн бұрын
Monay khadar jabintu ma bigro jabin baa 😂😂😂😂
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 4 күн бұрын
Hhh waxas dee ma wax la oran karaa belo ku ciyadhay
@fawsiajano
@fawsiajano 3 күн бұрын
17may Aaa 18may Bay shaambadeyn gaadhen😂😂Naa Bal Xirfada wariyinamadana iguso wareji cardkana DHL Isoo saar
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
🤣🤣🤣 lolz 17 may is not easy lolz
@mucaashaqstudio5579
@mucaashaqstudio5579 4 күн бұрын
Anuu waan ku wataa inaney ❤
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 4 күн бұрын
❤️🙏
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 3 күн бұрын
Ana kula muda cayiil hindi 90s ki a ahay lkn kuwan south ka ma aqaano
@Abdifitax77
@Abdifitax77 3 күн бұрын
Shahrukhan Ma ahan Pushpa Waxa Diiday Ee Waa Mahesha Babu
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
Wll Shahrukhan isaga afkisa kayiri waxan udiiday Allu arju siduu u jilay umaan jilen macnaha wu ku amaanayay
@Abdifitax77
@Abdifitax77 3 күн бұрын
@@monamodelproduction2016 Wllshey Haa Thnks Saas aa Ku Maqlay Nooh Sorry Wllshey
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 3 күн бұрын
Wiil xun dhashay oo evil ah
@NacimaMohamed-d8f
@NacimaMohamed-d8f 3 күн бұрын
Abayo lahjadaada wakahelay 😂❤
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
😀🙏🥰
@AbdulqadirAbdirahman-x2n
@AbdulqadirAbdirahman-x2n 3 күн бұрын
Qurqxleyda cod macan aya ledahey
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
Thx wll🙏
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 күн бұрын
DADDY ADIGA MIYAA IS ARAGTEEN
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 2 күн бұрын
May adigana 😂?
@A3v-w7q
@A3v-w7q Күн бұрын
Diddy da somalida ka so hadal ila 2017 arintan gabardhaha wiilasha videos ka duba calasow
@ZalmaAhmed-fl2kg
@ZalmaAhmed-fl2kg 3 күн бұрын
Michele lamy kasoo hadal qaali islasnta designer kaa e shaydamada plz 😢
@LuckyMohamed-nc4mu
@LuckyMohamed-nc4mu 3 күн бұрын
@AliMohajim
@AliMohajim 3 күн бұрын
Yuu ahaa didi😂😂😂😂
@aashajama2011
@aashajama2011 4 күн бұрын
Asc musasalad Turkkia ma fiisataa maka shekeyn kartaa atirish atorayash in yaranteytii iigu danbeysa ma xiiseyo❤️👍🇸🇴
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
Wllo soo dalbo actor ama actorad aad jeceshhy inan kaso hadlo ilayn way badanyihine
@farhaanss1114
@farhaanss1114 3 күн бұрын
Muna believe me i really like you
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
Thanks wll 🙏🥰
@farhaanss1114
@farhaanss1114 3 күн бұрын
Muna wll i wish you good luck waxaad tahay qof soo dhaween leh
@AyaanAlisahal
@AyaanAlisahal 3 күн бұрын
Munaay❤❤❤
@Aixasm
@Aixasm 3 күн бұрын
Bubegani muxu kaga nabanyahay😅
@akramfaisal5122
@akramfaisal5122 3 күн бұрын
mona hab jeedintedu wa cajiib qadar jebin kulahaa reer magaal iga dheh wow hhhh
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
🤣🤣🤣❤️🙏
@saidbaxar8513
@saidbaxar8513 4 күн бұрын
Waxan ahay asxaab cusub isoo dhawayee
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 4 күн бұрын
Maansha Allah welcome wll qaali ❤
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 3 күн бұрын
Gulayso munay
@adanmaxamad2123
@adanmaxamad2123 3 күн бұрын
2pac xeta asagadiley
@habibtahirgardaran1463
@habibtahirgardaran1463 3 күн бұрын
film ku waa HI NANNA
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
Waan bilabtay ba Hh Insha Allah next vidoe kusoo shegaya siduu ka yahay xagayga 🫡
@habibtahirgardaran1463
@habibtahirgardaran1463 3 күн бұрын
Ok wll waxad dawata film ka HI NANA
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
Haye wll qaali
@MOHAMEDJAMAMUSSE
@MOHAMEDJAMAMUSSE 4 күн бұрын
Rrr ma daawatay
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 4 күн бұрын
Haa caadimaha filimadaso kale wa wow
@MOHAMEDJAMAMUSSE
@MOHAMEDJAMAMUSSE 3 күн бұрын
@@monamodelproduction2016 Directorka RRR Ss Rajamouli waa miisaanka Culus Mar un kasoo HadaL wallow aan Anuu Aan garayo Xogtiisa Filmadiisu waa Modern sida film Macawiislay Maaha kuwiisu lol 1:RRR, 2:Baahubali 1&2, 3:Ega Filmka duqsiga 4:Magadheera 5:Waxa jira Film magaciisu inuu vikram la dhahaan umalaynayaa waa Filmka lagasoo Copy gareeyey Vikram rathore ee akshay kumar iyo sunakhshi sinha Ayuu originalkiisa Lahaa Waxa sheekooyinka u qora Aabihii Aabihii waa Qoraa miisaanka culus ah Aflaam bollywood ah buu qoray sida Filmka 1:Vikram rathore qaybta Telugu iyo Kan Bollywoodka ah Ee akhshay kumar 2:Bagrangi bahijaan salman khan 2015
@SundusibrahimSi-iy6te
@SundusibrahimSi-iy6te 4 күн бұрын
Prabhas baan tageeraa anigu
@XamseBadawi
@XamseBadawi 3 күн бұрын
Lkn qaabka u dhaqaanta aha si qof xafadoda joga camal marka qaabka badal aniga malinli labaad
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 3 күн бұрын
Wll dee xafadanba jooga lolz 🤣 thanks Haye wll
@MOHAMEDJAMAMUSSE
@MOHAMEDJAMAMUSSE 3 күн бұрын
@@monamodelproduction2016 😅
@habibtahirgardaran1463
@habibtahirgardaran1463 3 күн бұрын
Daawo pls
@SaciidYacqubAbdi
@SaciidYacqubAbdi 3 күн бұрын
Abyo adigaa ayaaaan kurapi luuuuqaa iga soqaaabo
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 3 күн бұрын
Hhhhh
@habibtahirgardaran1463
@habibtahirgardaran1463 3 күн бұрын
Ka dib adiga aya iso mahadnaiq
@XamdiCali-k8r
@XamdiCali-k8r 4 күн бұрын
Muny sxb karn johr khanis miy wayby guur maxa udidy
@شوشو-س2د8ن
@شوشو-س2د8ن 3 күн бұрын
DIDDY………UPDATE TEE BAA KU LEH JHANVI MISE SARA
22:47
Mona model pro
Рет қаралды 5 М.
Justin Bieber
15:40
FartunX
Рет қаралды 19 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 3 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
DIDDY | KATRINA MA SONKOR BA KU DHACDAY
14:41
Mona model pro
Рет қаралды 11 М.
GOVINDA OO KHATAR GALAY| NOLOSHA THALAPATHY & KRITI SANON
15:14
Mona model pro
Рет қаралды 2,6 М.
Ha Guursan Nin Ka Dhaqan Duwan
15:23
G-Muse
Рет қаралды 7 М.
Abdifatah Oo Xaaladiisu Aad U Xuntahay Waad Ka Naxaysaa
13:47
Kafi Abdi
Рет қаралды 23 М.
Waxaa aaday Malaysia 🇲🇾  ishaaziiz
9:33
ISHAA AZIIZ
Рет қаралды 56 М.
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 113 М.
Fidel Castro Hoggaamiyihii Cube ee la shirqoolay in ka badan 638
18:41
PROPHET (ﷺ) WARNED US ABOUT THIS! | Dr. Yasir Qadhi
36:26
Prevail Islam
Рет қаралды 42 М.
SIDEE BAY KU DHIMATAY SOUNDRYA
11:46
Mona model pro
Рет қаралды 5 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26