Ilaaheey haku soo hanuuniyo.soomaalaay Qof asaguba lunsay ubaahan in wax loo sheego ayaad wax ka dhageeysanaysaan yaab aduun!
@najmahussein35023 ай бұрын
Run bay sheegay dee
@asmaaden84662 ай бұрын
Runtay ka hadashaa qawananta ayada ilahay kala xisabtamaa inta wanagsan un ban ka qadanaynaa
@naciimaqaali68843 ай бұрын
Walal is astur alha kuasturee
@G-Musefam3 ай бұрын
Inshallah walal haye
@NalkaNuurkiisaXasan14 күн бұрын
Daka qaar weycatami lahaay waxaa imuqati inaa tahay gabar wng sn insha allh wd is asturidoon taa❤@@G-Musefam
@adamjumale48713 ай бұрын
I agree with you, mahadsanid. 👍
@G-Musefam3 ай бұрын
Thanks ❤
@hibo19863 ай бұрын
Waa runta walahi thanks❤ noso badi
@G-Musefam3 ай бұрын
Thanks ❤
@siradm3 ай бұрын
Dhaqankaaga shaqsiga ah, ee ah qofnimadaada iyo kan bulshada waa kala laba. Dhaqankaagu is your behavior kan bulshadaaduna is your culture, waxba iskama galin, adigu marka laga yaabee inad dhaqamo kala duwan soo aragtay, oo indhuhu kuu furan yihiin, waxanna aad ogaal ku gshay laakiin qof bay wax ugub ah ku noqon karaan. Midna ogow hadba waa familka aad naassiibka u hesho, dad wanaagsan hadaad hesho dhaqankaagana way kugu amaanayaan koodana way ku barayaan, laakiin dad aanad intaasba ka helaynin baa jira, laakiin lama inkiri karo marnaba in kala duwanaasho dhaqan ay jirto, is fahamna wuu jiri karaa, oo qof ku fahmaya waa heli kartaa. Ilaahay swt gabarkasta oo Soomaaliyeed calaf wanaagsan ha siiyo
@nasramohamed42293 ай бұрын
Naa walal aniga nin cadaan ah oo muslim ah baanu isqabnaa dhowr iyo tobansano balaayana ma arag Alxamdulilah aad baanu isufahanaa 2 da ruux ee israba way isfahmaan dhaqankana diintaa ka muhiimsan takale dee ruuxa wixii laga arko ayaa lagula dhaqmaa gabadhan wey qaldantahay waxay doonayso mafahmin
@G-Musefam3 ай бұрын
Absolutely wa sax wixii laga arko ayaa lagula dhaqmaya. Mashallah guurkinu haa waroo walal ❤️❤️❤️❤️
@nasramohamed42293 ай бұрын
Sidookale walal thank you ❤
@ilhanhassan98133 ай бұрын
Gabadh aad u caqli badan ayaad tahay maanshalaah
@G-Musefam3 ай бұрын
Thank you qali ♥️
@SaraUsama-o6n3 ай бұрын
Haa Masha Allah waa gabadh caqli badan illaahay ha u siyaadiyo😊
@masriafarah76013 ай бұрын
Mashallah, sister you are very, very smart xx
@G-Musefam3 ай бұрын
Thanks wllo
@Halkaynoomaraysay3 ай бұрын
Adigu ama dhaqan muslim yeelo ama mid gaal.
@aliyah21543 ай бұрын
Well said ❤❤
@G-Musefam3 ай бұрын
Thanks sis♥️♥️
@maryansheikhabdi68602 күн бұрын
Gabadha nin narcissistic ah ayaa ku soo aaday sidan filaayo. Turgidane dhan adag ayeey leeyihiin inkasto on arkay gabdho kale o somalia o turki gursaday on dhib ku qabin. Nin xun hadad guursato ajanabi iyo samaliba wad dhibaatooneeysaa. Dhib allah haka qaado
@DekoMohamud-x8i3 ай бұрын
Xadiithkii rasulku waxu ahaaa hadaa diintiisa iyo akhlaaqdiisa ka heshaan uguuriya Marka sheekadaan ah gbdhii nin muslim ah aan soomaali ahayn guursata waa lagu dhagayaa la caynayaaa la gaalaynayaa la fagaynayaaa Ninkii gabadh cadaan ah saaxiib xataa kula socdana waa la amaanayaa noloshaa kuu kuftay aduun waa heshay iyo wax lamid ah Raga qaar dumarka ku dhagan dib iskugu noqda Xbbt adna guurkaaga adaa xor u ah
Adiga iyo asma iyo kuwo kaloo badan waxba leydan weydiin maayo sababtoo xadhiga ilahay inad heysatan ayaa ka horeysa dumar 40 over ayad tihiin oo qawan kuma danbaabi karo inaad waxey cunaan la cuntan lakiin waan hubaa ineydan waxba kala jecleeyn
@Faraxfariida-mz2wc3 ай бұрын
Xadhiga ilahay ado haysta in salada soonka sadaqada lagaa aqbalo ma ogid ilahay ka cabso Nabiga scw wuxu dhahay amus ama khayr ku hadal
@fousiaibrahim47113 ай бұрын
Haa waada islqawaantiti oo wada islaawlaaqdana🍾🐷🤝
@fousiaibrahim47113 ай бұрын
🐷🍾🍾🐷🐷🥂
@googleinternet91683 ай бұрын
Walla asturkaad ku qurxanayd ee is astur
@amalismail77723 күн бұрын
gabadhaasi waa qoyan,aan qiimaheeda aqoon,,maxay ka qayl yi inataas oo sanadood .bilawga nolosha hadii lays fahmi waato waa laga tagaaye ,maxaa calaalcalka keenaya
@farhiamali46933 ай бұрын
Hhhhhh
@amalianasrani8943 ай бұрын
Cadaan maahe was carab ninka dhaqankaaleh
@marianwarsame10103 ай бұрын
Hadaan somal guursado waa yaan iskula dhalanaye ee aan isla garaneyno ee ajnabi wax kastana u fiican yahy isku af ma nihin taas baana ugu horeyso si kasta oo afla ubartaba ma ku coil baxayo
Dhaqan hawo raac yuuku hodin diinta xujabkii ayaan ka xoroobay in sida ad ugeetahay u raalii kaaga ahaado ileen waa dhaqaanku ku soo korey ilaahay ka baq isoo astur awr naarta ku socda luguma darsado