Digniin dumarow arinkaan oo kale yaan liinku qaldin ​hada hooyo qurbaha joogto⁠​⁠

  Рет қаралды 6,585

nasriin Official

nasriin Official

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@Zamzam-f6m
@Zamzam-f6m 3 ай бұрын
Ogada kaliga hadii ad isku qorto wxa iman karo in lagu ogaarsado kaliga tahy wa xanunsankartan galo qadaneyso inu abahis qato mxa didayo gabdhoy tala xumada isia daya ilmihina galadan wee raban wlhi wxe idin so dhawesanayan dan kale idinka malahn ilmo halabi lahay abihiis aya udhama iyo wadankisa marka arko gabdho sidan dhahayo ciil aya iqabto war hoyoyin tihiin sidan isku dhama wilasha somaliyed magala subxallaha wa qof kugu dhiig dhaqan ah 😢😢😢😢😢😢
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 3 ай бұрын
Subxaanallah tan waa ruufiyaan gabdhaw gabadhaas taladeeda haqaadanina aniga uk kaligeey ayan kala safray caruurtayda qof ila hadashayna malahan gabdhaw ilmihiina wacalo haka dhigina
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 3 ай бұрын
Waa naag waalan africa kakenay ilmo abahot magacisa watan jogo wadan Europe kamida aa waligis arkin wax kudarsan mana ogi mel ow jiraa dhay maxaa magac abahey usinaa rer ayeyba ku aftirsadane naa iga tag diinta maba ogole side waxaas ugu sameya carurteyda bisinki
@TUNDERBOLT-r8v
@TUNDERBOLT-r8v 3 ай бұрын
ادعوهم لآباءهم Aabayaashood ugu yeedha, ayuu allaah yidhi
@khadraali8373
@khadraali8373 3 ай бұрын
Qof iyo aragtidiisa wa uxor wakutix gelinayna
@suhaybali553
@suhaybali553 3 ай бұрын
Ra yi mahan diin ahanay ushegtay wayna saxantaha wax wlbo oo lagusaleyo oo loceliyo diinta wa wax saxan oo ra'yiga dadka kasxn😊
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx 3 ай бұрын
Nasroy wll allaah hakuxafido dumarka wacyigalinta ubadi 😊
@fardowsohussin1941
@fardowsohussin1941 3 ай бұрын
Qoof xanuunsan weye allah hacafiyo
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Ай бұрын
I gave my child my surname and no man can claim us
@amira1438
@amira1438 3 ай бұрын
waa argay nagtani naga run iney uqaban ilmaha iyo abahoda kala dhaqajin dono ilmaha wacel ma aban aabe dhalay xaq ayu uleyahy ilmihisa ilmahaneh xaq aye uleyihin abahoda maxa kenay xumantasi dhan aad ilmaha abahada ugu qoreysid allow xaqa nawafuji
@bellazio7410
@bellazio7410 3 ай бұрын
ABAYO WARUN HADI ADKALA TAGTAAN MALASAFRIKARTID ILAA OO SAXIIXO WARQAD ASAGA XATAA MALASAFRIKARO MARKA AABA YAAL OO DHIBBADAN AYAA JIRAAN OO ADIGA KU XASDAYO MARKA KASO KALE WAD KUQASBANTAHY LAKIIN IN LAYSLA HAYSTO OO AY ISLA FAHMAAN AYA WANAGSAN
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 3 ай бұрын
Waa shaaydaamad nagtanii bal waxaay la soo fadhiisatay day ilmuhuu ma garacbaa dad beey fidneeyneeysaa ilaahayoow nagaa qaboo iskaa ilaaliyaa taasoo kalee
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 2 ай бұрын
Gabadhu aad ayaay u qaldantahay waayo hadii la kala tago maaha in ilmaha hooyada uun xaq u leedahay ama ilmaha in hooyada uun xuquuq uu ku leeyahay ilmaha waa la wada dhalay aabo iyo hooyo kasta waxaa ku waajib ah in ilmahoda isku qoraan oo wada korsadan aniga kolay waligay ma arag niin soomaali ah oo xaas u furay ilmaha u diidaya in ay la safarto dhaqanka carabta ayaa yaqaana badanka ilmaha dartii labada waalidba waa in wax badan oo buuq iyo xumaan ah oo dhexdooda ka dhacay uga tanaasulan oo farxada iyo cafimaad qabka ilmahoda ka wada shaqeeyan xata hadii la kala tagay oo midba qoys kale samaystay Qurbaha waliba aad iyo aad ayaay muhiim u tahay in ilmaha labada waalid lagu qoro waayo waxkasta dhici kara hadii aad dhimato ama gaalo kusoo gasho ama wax kale yimaado qofka kobaad e ilmaha loo wacaya waa aabaha hadii u ku qorna
@HassanHafsa-v2h
@HassanHafsa-v2h 3 ай бұрын
Sister aad ayaan udanenyay arinkan
@GMNAB
@GMNAB 3 ай бұрын
Exactly sister
@QamarAmir-l3m
@QamarAmir-l3m 3 ай бұрын
Mash Allah ❤❤❤🎉
@hawaartanhusein7618
@hawaartanhusein7618 3 ай бұрын
Mash Allah ❤
@wacdimedia1
@wacdimedia1 3 ай бұрын
Wcs
@Suad239
@Suad239 3 ай бұрын
Waa run lama safri kartid hadu masulida heysto aniga kuma qorayo hada wixi ka danbeyo kuma kan yar hada aniga qoran yahy
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 3 ай бұрын
Aduun iyo aaqiraba ilaahoow hana ceebeeynin ogoow cunuga aad siiso magacaada waxa aay ka dhigantahay in uu kaa dhalay aabahaa habo please allah ka baq baro diinta islaamka
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx 3 ай бұрын
Acudubilaahi tasu xalaal mahan
@bellazio7410
@bellazio7410 3 ай бұрын
XATA BASABOOR MAUDALBI KARTID
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 3 ай бұрын
Ilah anigu an dhalay see abahay magicisa usin karaa waxas waligay man maqal
@shukrisharaf8775
@shukrisharaf8775 3 ай бұрын
Abyo hurdo la aan aa idishee megriseimka isticmaashaa itus plz
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 3 ай бұрын
Hooyada iyo Abaha ilmah Waa lagu wada qoraa hooyada lama Oran karo ilmaha lama safri kartid been weye waxasi
@nasriinofficial
@nasriinofficial 3 ай бұрын
Yes
@munodhagcas7410
@munodhagcas7410 3 ай бұрын
@@nasriinofficialbeen baad iskaga marqaati furaysan hadii idinka wadamada ad kunishihin ila idin ogolyahay ogolanshaha aabaha la antiisa inaad ilmahina lasafrikartaan ogow wadamada qaar sida midka na hadakunilahay okale ilmahaysa lamadhiifikaro ilaa abhoda warqas farax ah iqoro ma ahane
@user-umuAli
@user-umuAli 3 ай бұрын
Subxaana allaah gabartan been badana cunug xalal ah maxaa xaram kadhigayo teda kale aniga qurba ku dhashay kuna dhalay ilmahaygana aabahod ayaa ku qoron waana lasafraa meelwalbo aan rabo
@fatush143mohamed6
@fatush143mohamed6 3 ай бұрын
Ma ahan mid qaldan wayo waxn arke hoyoyin Ilaa 3 ah oo yurub kunool oo samarka laso dhafe loo diide inee Ciyalka wadan tikitka qasare 5kun ah
@fatush143mohamed6
@fatush143mohamed6 3 ай бұрын
Meqa faarax somali carurta galada udhibbte mana kala jclo abayahashs somaliyed badankooda
@fatush143mohamed6
@fatush143mohamed6 3 ай бұрын
Wuu Kajira hadi kala Tag imada mayeelayo farax in lala baxo carurta eela porka walashe laga celiye
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 3 ай бұрын
Nasriin Europe iyo mareeykan weey kala duwanyihiin. Mareeykan aabaha haduu diido inuu ilmaha u saxiixo baasaboor hooyoda masameeyn karto kaligeed. Waa loo diidi kaligeed. Hooyada kaligeed waxay passport codsan kartaa ilmaha markuu 16 sano gaaro. Maraykan gudihiisa unbay ula safri kartaa. Waa arin xanuun badan lkn mar mar danta ayaa kuugu qasbi.
@Sahra_mc
@Sahra_mc 3 ай бұрын
Waxbadan ma ogid dadba ka shaleeyay ku qoridiisa
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 3 ай бұрын
Asc waan ku salaamay nasraay Magac in lagu qoro waxa ka horaysa horta marabaa ninka somaliga ahi in uu maxkamad kaasoo mehersado oo aad si sharciyan ah isku qabtaan? Marabaa se in uu mas,uuliyadiina adiga iyo ilmaha qaado? 99% Maya weeyaan. Markaa magacu waxba ma soo kordhinayo kor iyo Foosball waa aabahood waatan aad marwalba sheegayso. Adiguna nasraay kaligabad o wadanka la soo gashay caqabadahan gabadhu sheegtayna sidas banad u dareemayn. Hadii ninku ku furo wad taqan nin somali dadkale wuu cawin lakin caruurtisa iyo gabadha cawimad Daye cagahuu Jari. Magaca maaha gabadha waxa caqabada u keenay ee waa Obsorgeberichtigung ka ayaan filayaa midhaa wadankuu keenay. Alle haw gargaaro dumarada islamka.
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 3 ай бұрын
Lakin haduna ku ogolayn inad kala. Bax do wadanka xor uma tihid wll
@Arwa-c8s
@Arwa-c8s 3 ай бұрын
Warqada custadyga igasaxixday waxuna igushekeyay warqadas ine tahay just warqad uu Airpotka kulamarayo maxa sameya
@MaxamudMaxamed-sk8tb
@MaxamudMaxamed-sk8tb 3 ай бұрын
@nasriinofficial abyo waad Naga soo dahday manta 3jeer yutuubkaga soo boqday wxn is dhahy nasro maxa ku dhacay Allah ha idin xafido abyo dhamantiin❤❤❤❤
@nasriinofficial
@nasriinofficial 3 ай бұрын
Abaayo mcn sorry youtubka waaye cilada soo daahiyo vidio yada
@MaxamudMaxamed-sk8tb
@MaxamudMaxamed-sk8tb 3 ай бұрын
@@nasriinofficial haaa thank you so much 💖 💓 💗 ❤️
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 3 ай бұрын
Asc abaayo taalo ayn rabaa xgeen kaala soo xiriiraaa
@nasriinofficial
@nasriinofficial 3 ай бұрын
Snpka iigu igasoo qabo abaayo waxaa iigu qoran 👉Nasruuja5
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 3 ай бұрын
@@nasriinofficial wll uu I diidyaa maa aqaan maar hore ayn kala soo hadleey waan kugu soo daarsadeey
@malyuunadanabdi5873
@malyuunadanabdi5873 3 ай бұрын
Wlhi Maanta Ayaan Arkay Video sidan U xanaqay Somali Shayadin Aya Uso Baxday Alle Hanaga Qabto Ilma Inta La Dhalo Dunida Laguso Biriyo Aya Dhaxdoda Lagu Hartamaya dumarka Side Rabto Hadey Hali Weyso Ilma Aye Adegsaney Ragi Sidu rabo Hadu Heli Wayo Ilmahi Ayu Ku Dhibaya War Alle Ka Baqa Ama Is Qurfura Ama Is qabe Ilmaha Mustaqbalkoda Iyo Sharafkoda Hala Ilaliyo
@fatush143mohamed6
@fatush143mohamed6 3 ай бұрын
Xnunka qofa arkin madareemi karo
@Xalimo421
@Xalimo421 3 ай бұрын
Subxanallaah Ninkii xumaa kaliyey ka fekertay,Ilmaha haduusan ku qorneyn Wad dhiman karta yaa umaqan ilmahaaga sow Gaal qaadan maayo?Hooyo iyo Aabo labadaba wa ineey ka fekeraan berri maxa dhici karo.Ilmihiina badbadadoda muhiima.
@Shadeahamod
@Shadeahamod 3 ай бұрын
Ilahay nagama dhigo kuwasokale cunuga wacal maxaa ugadhigaya ameerican joga wana kuwada qoranahy alxamdulilah waxkuxukumaya majiro dadka ilahay halaga baqo
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 3 ай бұрын
Abaayo wadamada way ka la duwan yihiin hadii aabaha iyo hooyada ay arin kooda xumaado max kamad gaarto ilmaha aabuhu meel uusan raali ka ahayn lama aadi kartid magaalada dhax deeda waad ku haysan laakiin meel ka baxsan waa in isagu kuu ogalaado
@ZamzamYusufAbdi
@ZamzamYusufAbdi 3 ай бұрын
ilmaha marka hoyada er magaceeda siiso cunigaas haduu weynaado uu yiraahdo maxaa magaca aabahay iigi qori waysay maxay hooyadaas ku jawabeysaa
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 3 ай бұрын
Wa ku qoraa abihiis yey nii walin nagahan kolba mid maskax cusub haso dagsado iyada teeda un bey ka hadashay anaga teena anaga xor u ah maxa qalda. Ilmaha hadi lakala tago ma ahan abohod ina laga fogeeyo waxas wa nasab xumo
@HamdiCabdimaxamuud
@HamdiCabdimaxamuud 3 ай бұрын
Maskax du abatus uga sefgareysan yahay ha uqabanina
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Ай бұрын
If he’s not being responsible father then I’m definitely taking my children anywhere I bloody want to wtf is she talking lol . First know the difference between father and one who’s dutiful
@malyuunadanabdi5873
@malyuunadanabdi5873 3 ай бұрын
Wlhi Maanta Ayaan Arkay Video sidan U xanaqay Somali Shayadin Aya Uso Baxday Alle Hanaga Qabto Ilma Inta La Dhalo Dunida Laguso Biriyo Aya Dhaxdoda Lagu Hartamaya dumarka Side Rabto Hadey Hali Weyso Ilma Aye Adegsaney Ragi Sidu rabo Hadu Heli Wayo Ilmahi Ayu Ku Dhibaya War Alle Ka Baqa Ama Is Qurfura Ama Is qabe Ilmaha Mustaqbalkoda Iyo Sharafkoda Hala Ilaliyo
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
UGU DAMBEEN WEY KALA HAREEN | DHAMEYSO VIDEO KA
12:01
Xanta tiktok
Рет қаралды 2,9 М.
9 Qodob oo Aasaas u ah Ganacsi kasta oo la Dhisayo | Business Canvas Model
15:22
Waqtigaaga Sideed Uga Faaidaysataa.........!
30:45
Gabdhaha Dacwada Nairobi
Рет қаралды 4,1 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН