Luuqada amxaarka kubaahi wax yeelada ay gaya Ayaan ciidanka LaHaye cadayntooda
@halimadirie53012 сағат бұрын
Amxaarku ogaadeen iyo daaroodba wuu jecel yahay wax aanu somalida kale ka helin buu ka helaa ogaadeen markay ogaadeen in jigjiga ay ka fog yihiin oo looga badan yahay bay amxaaro dejiyeen waa cadow ka xun gaal kasta
@halimadirie53012 сағат бұрын
Somaliland iyo somaliya madaxda ka talisa waa niman jilicsan ma fahmaan amxaarka iyo reerka daarood siday isula fal galaan meeday garaad baa aragixiso ah garaad baa baasaboorkii laga qaaday liyuu boolis baa la baabiyey baddeenana iyagaa ku soo haga amxaarka bal waxaad eegtaa wixii dagaalka lagu sheegay ee goojacade habeen ka dhacay ee isla habeenkii dhamaaday iyo heshiiskii la hoos dhigay muuse sidoo kale kii kayboonina maalin buu dhacay isla maalintaasuu dhamaaday isla markiiba xasan baa la hoos dhigay heshiis nimankani waa niman jilicsan cadowgu intuu cid walba ku diro oo uu cidla dhigo ayuu wuxuu doona ku khasbaa amxaar kuma dhiiran karo bad iyo dhul isiiya hadaan qaarkeen dhabarka ku sidin wayna muuqataa oo wax qarsoon maaha lakiin dadkii fahmi lahaa ayaa maqan
@keeyrwadesiyaad7302 сағат бұрын
Hhhhhh DD CAJARBAA MAAMULA ABII AXMADNA WAA HAL MAAMUL