الله أكبر ولله الحمد والمنة اللهم احفظ أهل غزة وأهل يمن
@Xalimo4219 күн бұрын
Murugada Ilaahey ha ka qaado reer Falastiin iyo dhamaan intii dulmi ku socdo oo dhan.Cadow kasta ee dulmi ku heshiiyay Ilaahay awooda ha ka qaado oo ha ciribtiro.Aamiin.
@AhmedGuled-i8z9 күн бұрын
Eebaha carshiga Sare ayaan ku dhaartee maalin un riyadaada wey kuu rumoowi doontaa waadna usafri doontaa meesha aad ku riyooneyso ee soo Qor [inshallah]🥺
@abdullahir40779 күн бұрын
Insha Allah🤲🏾
@shugriduhul21709 күн бұрын
Wcs Sheekh Mustafe Jzk kheyr Liiban A iyo Aqiro, Insha Allah Guul baan Alle uga baryeynaa xaq Udirirka,
@kowsaribrahin80539 күн бұрын
Asc ilaahay ayaa kuvilan falstiin ❤الهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸
@fathiwarsame76289 күн бұрын
الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين يارب العالمين
@sadiyaali95089 күн бұрын
MaashaAlaah Guuuuuuuuul yuhuud iyo gaalada la jirta Alaha jabiyo Aamiin
@SamsamXusen-b9y9 күн бұрын
Maasha Allah sheekh Mustafe ❤❤❤
@CabdiYuusuf-h3e9 күн бұрын
ilahayow ugargaar muslimiinta iyo falastiin
@rynmm51378 күн бұрын
Ameen
@fathiwarsame76289 күн бұрын
الهم آنصر أخواننا في غزة
@rahmasuleman15179 күн бұрын
Yahoudu Lam.Aamini karo balan.ba maleh waa waxa bila balana sidodaba
50yrs old, Doctor, from Saudi Arabia! This did not match what we have experienced!!! Must be something went wrong.
@ilyasAli-yn9vh8 күн бұрын
Dhawac mahine dhimasho kama dhacdo israel yuhuudu waxbay qarinaysaa lakin ilahay ma qarinayo Wa inay si dagdag ah isku dhiibto yuhuudu amarna ka qaadato réer Palestine 🇵🇸 Vive Palestine 🇵🇸 incha allah Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar ❤❤❤❤
@Sahallohos19409 күн бұрын
Walaal shacabka waa dad fiicane boqoro ayaa qoorta loo galiyey Tusaale hadii yaman Cali abdale saalax joogi lahaa Reer falastiin waxba ma tareen
@milgoahmed26559 күн бұрын
Masha Allah yeman waa wadan taarikh kuleh ismaka waa geesiyiin
@sanweinemohamed84439 күн бұрын
Masha alaahu Ilaaheey haa kubareeyo
@MaryanMohamed20209 күн бұрын
aniguba waan kuwaayay tik tok iyo fecboog labadaba Gza tarteed
@kautharabdikadir92379 күн бұрын
Typical Netanyahu change like camilian ya Allah protect palastinian Amiiin
@nuuurcbdii9 күн бұрын
🥺🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@soleimanfarah129 күн бұрын
Alllah ha kuxafido guuuuuuuuul iyo gobanimo you are the best V and true yelller
@doudouabdi94259 күн бұрын
JzkALLAH khary sheikh MUSTAPHA TRUE NEWS
@FaadumoXassan-cg7sz8 күн бұрын
Maasha.allh tabaarakalaah illahay hamideeyo dhamaan muslimii ta
@fartuunmohamed10629 күн бұрын
Marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha baabiyo hana isku halaago dhexdooda kuwa xasuuqa shacabka falastiin wado aamiin, Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin ee xasuuqa ku socdo aamiin
Illaahay ha Siiyo Quwad Iyo Xoog Cudud Ciidan iyo Gurmad dag dag ah illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ka Qabto Umada muslimiinta ah Illaahay ha Siiyo Quwad Iyo Xoog Cudud Ciidan Oo ay iskaga Difaacaan Caddawga Diinta islaamka EE Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta ah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin