DIGNIIN Xalad halis ah Soomalida kunool kenya OO cabsi xoog leh soo food saartay afduub & dhac muqal

  Рет қаралды 11,402

Caaisha Lifestyle.

Caaisha Lifestyle.

Күн бұрын

#subscribe_like_share • DIGNIIN Xalad halis ah...

Пікірлер: 39
@abdirahmanhirsi784
@abdirahmanhirsi784 Ай бұрын
Walaal dad hacabsi galin baayo majirto ee hakamidnoqon kuwa murjifiinta ah ilaahay kacabso ummada kadaa khalkhalka adoo Lake raadinaaya
@imaansh1590
@imaansh1590 Ай бұрын
anoo ka tagay dibada ayaan tagay kenya bolt aan tax ka dalbaday marku i yimid lacagta waa yartahay ayuu yiri bye aan ini ilan 4 ayaa iga tagtay kii 5aad ayaa ii qaaday asagoo daqiiqad i wadin ayuu yiri soo ma ogid in chine rag ka yiimid joogaan oo kilyaha iibsada markaas aan ugu jawabay sug location ka aan family u dira iyo targada tax wadadii rasmiga ilama qaadin meel mugdi ah meel xoolo lagu xareeyo ayuu ila aday waa naxay waxaan ku i ri sug family aan u dirayaa all information tax number kisa iyo asaga dhan video aan ka qaaday family u diray si ay ila socdaan meeshaan marayo markasta saas ayaan sameeya oo connection ayaan leenahay aan ku iri intu isku naxay ayuu jidkii dib ugu laabtay waxuu iga so qaaday central ka waxuu ii waad islii anyway Allah ayaa I badbaadiyay
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@ubax3018
@ubax3018 Ай бұрын
Gaari aan soomaali wadain maxaaba uraacee haraacina
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Ай бұрын
Thank you boss
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 Ай бұрын
Adiga ninyahaw magacaagu waa balaayo sheeg
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e Ай бұрын
Subxanallah subxanallah wanimcawakiil allow naganaje 😮
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 Ай бұрын
Ninkaan nairobi buu kuwaashay hhhhh asna mala taagay
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Ай бұрын
😂😂😂
@khalid5318
@khalid5318 Ай бұрын
Runta ayuu ka hadlayaaa iyo waxa ka jiro Qalad ma ahan haduu ka hadlo waaa wax loo baahan yahay Hadii aad rabin inaad dhageysato Qof ku soo qasbay ma jiro waad iska bixi kartaaaa
@burfullgellow8996
@burfullgellow8996 Ай бұрын
Please dadka ha cabsiinina somalida wadankan ayaga leh wixi illahey uqoro umba kudaca e umada kalena sogaaro
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk Ай бұрын
Subhanallah
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 Ай бұрын
Anagaa joogna mana aanaan maqal
@user-pw2ho7lu2t
@user-pw2ho7lu2t Ай бұрын
Nage meydhahan xerda boliska wa amane
@SheikhSacid-y8s
@SheikhSacid-y8s Ай бұрын
Asc.adiga boolis miyaad tahay
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r Ай бұрын
NAAKTAAS WAAN AQAANA WA BEENTEED HAKU KAL SOOMINA NAAYA DADKA BEENTA KALA KORTAG WASAQADYEEY
@user-cz2px7pz6h
@user-cz2px7pz6h Ай бұрын
Adaa been ley ah faasiq at yahay gabadhaas ma a qaano laakiin wax sax ah ayey sheektay
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Ай бұрын
Ugas lakin darawalka isaga heysto mobelkisa see ku garana inuu kansalay taas ayuu iloobay wiilka ee nosoo sharax boss
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Ай бұрын
Yuhuudu meel walba fowdo ayey ka kicineysaa maadaama iyaga dagaalo ku socdaan. Hadda London ayey kasocotaa
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 Ай бұрын
War xun sheekh ayaa tahay warka fiican maxaa kuudidy yaahuu
@user-pw2ho7lu2t
@user-pw2ho7lu2t Ай бұрын
Waxhubso
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Ай бұрын
Enikana aftooba,
@abdallaabubakar1915
@abdallaabubakar1915 Ай бұрын
soutka mar kasto kor u soo qaad
@AhmedIbrahim-2110
@AhmedIbrahim-2110 Ай бұрын
MaanshaAllah .......
@noormohamed3379
@noormohamed3379 Ай бұрын
War waxan dhageesta waxa uu sheegayo bal eega.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
QOF KUU DIIGYE ADIGU KAA NAXAYE MAXAD UU AFLGADYN AADIGA TAXDAR
@user-cz2px7pz6h
@user-cz2px7pz6h Ай бұрын
See ku ogaan karaa in uu kansalay
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Ай бұрын
Waa been warkana Askarata Haa ugafina kenya waa lagu noolayah wana lagu nolanay nagatan waraked maa cada
@abdiabdi2366
@abdiabdi2366 Ай бұрын
Been
@user-rq2ti3fc7f
@user-rq2ti3fc7f Ай бұрын
Waryaa beenta dhaaf waxaad fews kuumanoqoneyse illahey kabaq.ila 1991.ayaanjoogay.somalida ciidamada ayadaa ubadan halxero oo ciidan oo somalijogin maleh
@ikranadan4259
@ikranadan4259 Ай бұрын
Maxaad nooga nixisaa walalaow Mar waliba balaayo lee noo sootabisaa keenya mardhow ayan imaaday hadana wan cabsanaayaa 🙄
@user-rq2ti3fc7f
@user-rq2ti3fc7f Ай бұрын
Beenta dhaaf adiga walugusoqabani Donna.madaxda ciidamada kenya somali ayaa ubadan beenta dhaaf.gabaryahay afka dheerleh
@fatumayussuf5255
@fatumayussuf5255 Ай бұрын
Naa maxaa beena aniga ayaa lai af duubtay. oo ilaa hada amini la ina noolahay nin madow ah oo texile ah ayaa I aftuubtay
@mankaqurux9487
@mankaqurux9487 Ай бұрын
​@@fatumayussuf5255 salaamat abyo secml ino sharax cml xbbti
@noormohamed3379
@noormohamed3379 Ай бұрын
Beenta daa daalim yohow beenaalaha ah. Waxan irsaaqad kuma heleesid.
@mahamedarten1700
@mahamedarten1700 Ай бұрын
Ninkan yuu u shaqeeyaa / waryaa miyaadan oheyn soomalida inay kenya marti qofna uga aheyn maantana amniga kenya somalida ay gacanta ku heyso marka walaalow baqdinta aad ku abuureyso ka daa warbixinada aad soo gud bineysana iska hubi waayo somalida marti cidna uma aham gabadhan na malaha xayaysii xayaysii
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 65 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 38 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
YAAB! NAAGTAS AYA NINKEYGA SAWIRO USO DIRTO AYADA IWAC Pt137
13:15
Ridhwan Issack
Рет қаралды 184 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 65 МЛН